MUSALSALKA DHAQAN MIYI IYO DHAL MAGAALO XALQADDA 21AAD

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 1. 05. 2020

Komentáře • 2K

  • @abdikarimhalabeey7154
    @abdikarimhalabeey7154 Před 4 lety +513

    Shirqoolka Hibaaq loo maleegayo inta kaxun👍 dhac kusiiya😰

  • @halgan.media.5
    @halgan.media.5 Před 4 lety +292

    *Nabiga SCW Wuxuu Yiri "Dad Waxaa Ugu Bakhaylsan Qofka Intuu Magacayga Maqlo, Aan igu Salliyin, اللهم صل على محمد"❤❤*
    *INTA NABIGA JECEL **#SUBSCRIBE** & **#LIKE** HA IGALA BAKHAYLINA 😭❤🙏*

  • @cabdiiidhure2154
    @cabdiiidhure2154 Před 4 lety +750

    Shirqoolka loo dhigay hibaaq inta ka xun is muujiya

  • @ikranabdillahi978
    @ikranabdillahi978 Před 4 lety +145

    Shirqoolka hibaaaq inta ka xumatay like iii saaar ❤️😍😍

  • @muhyadinmussa2046
    @muhyadinmussa2046 Před 4 lety +395

    Qofkii Ilahay iyo rasuulkiisa jecel like ii saar

  • @zihaamzaymuun3970
    @zihaamzaymuun3970 Před 4 lety +267

    Inta hooyo aabo u noolyihiin like zaar thnkz💋🙏🙏

  • @ahmedeid6009
    @ahmedeid6009 Před 4 lety +378

    ShirqoolkA hibaaq loo dhigay intAh ka xun liketA dhc kuziiyAh🖐🖐🖐

    • @rayanabdiasis1180
      @rayanabdiasis1180 Před 4 lety

      Yaaudhigayshirqolka

    • @farxiyosimanfarxiyosiman882
      @farxiyosimanfarxiyosiman882 Před 4 lety

      @@rayanabdiasis1180 naagta xune odeygu soo ceshtay

    • @aqoonmediaproduction5930
      @aqoonmediaproduction5930 Před 4 lety

      Lkn yuusuf baan dab yar shidayne waayoo arrinkuu caawa soo bandhigay shirqoolka ayay ka badbaadin kartas.

    • @farxiyosimanfarxiyosiman882
      @farxiyosimanfarxiyosiman882 Před 4 lety

      @@aqoonmediaproduction5930 iyo hibaaqo muna iyo isagana usheegtay indahabka lasiisey naagtaasi ayada ceeboobin allow yey nagu dhicin tano kale

    • @hafsamohamud1610
      @hafsamohamud1610 Před 4 lety

      Ani hbnkey sineysey ka shakiyy aan dahabka iney shirqol udhigayso iska fhmy

  • @khadaryusufdahir7312
    @khadaryusufdahir7312 Před 4 lety +61

    ADERO XABIBI INTA QUDBADISA WAX KU QADTEY KA HOR TAKA @ CORONA 19 ILHEY HA INAKA HAYE @LEKI ISAR HADAD CAFIMAD QABTO RABI HAKU SIYADIYE👏❤❤

  • @BintucabdalaAmiira
    @BintucabdalaAmiira Před 4 lety +353

    Xamda inaysan khyr lasonoqon wan arkayay inta ila arkeysay like igu cawiya

  • @ahmednaaji8243
    @ahmednaaji8243 Před 4 lety +108

    Inta ila ogayd inu dahabku faji lo walaaqay hibaq yhy Like ta 🤣🤣

    • @trustmember5162
      @trustmember5162 Před 4 lety

      Marki 1aad ayan fahamy iny fici laaqayso🤔

    • @amaalahmed9942
      @amaalahmed9942 Před 4 lety

      Wan arkayay waayo waji farxaded kumy siin

    • @saraqule1255
      @saraqule1255 Před 4 lety

      ☝️🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @ahmednaaji8243
      @ahmednaaji8243 Před 4 lety

      Filinki marinmaar ciyaarti lagu dhigy baa ka so socota meesha 🤣

    • @aaminaahmed218
      @aaminaahmed218 Před 4 lety

      Walaahay daacad baan anigu ka ahaa run baan moodayay so dam

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 Před 4 lety +61

    Walee xalaqadii 19AAD AYAAN KU XUSAY INUU DAHABKA FAJI AHAA BAL INTA SOO ARAGTY FADLAN LIKE HA ILA DHAAFIN😂✋

    • @kingleovlogs1383
      @kingleovlogs1383 Před 4 lety

      Ahmed idaawaqaca subscribe iisaar shukran walal

    • @cabdirisaaqfaysalcali2745
      @cabdirisaaqfaysalcali2745 Před 4 lety

      Alla maxaad balaayo tahay anigu halkaaba kama fikirin waar nio naaguhu faji badnaa ilaahii abuuraa ka yaabee

  • @waayoaragtv7117
    @waayoaragtv7117 Před 4 lety +40

    Xiniinyo halaga baadho foosiya inta ku qososhay like ta 😂😂

  • @cawoismacil7746
    @cawoismacil7746 Před 4 lety +222

    Adeer xabibi iga giiji kulaha dumarkii usheeg inaan shir qabtay😂😂
    inta ka xumatay shirqoolka hibaq in la xidho😑😑😑

  • @zulthanyarre6915
    @zulthanyarre6915 Před 4 lety +265

    Isku filan Tuu Soo Guursadaba Miyiba U Dambeeya inta ila aragtay Like 😂😂😂

  • @hoodoqanihaaruun448
    @hoodoqanihaaruun448 Před 4 lety +100

    Hibaaq gobaad inta shir qoolkeeda kaxun
    Idin meee like muujiya

  • @ahmedmohamoud4547
    @ahmedmohamoud4547 Před 4 lety +28

    Qaybtii hore Ayaan sheegay in dahabka lagu wanjalaayey Hibaaq gobaad qaybtii hore comments fiiriya aan soo dhigay maalintii hore war caawa like isaara bi’waaye wixiiban fahmay!.

  • @hamdamohamed6313
    @hamdamohamed6313 Před 4 lety +138

    Intii niyada ku haysay
    In hibaaq dahabka lagu sirayey
    Ee ka xumaaatay like ta dhac🤗

  • @nimcomuuse9269
    @nimcomuuse9269 Před 4 lety +85

    Inta cavimad ku dawnYa iLhay haw siyaDiyo inta xanusnYsna ala ha caviYo
    Universaltv Horomar waCan

  • @hamsenadiif3554
    @hamsenadiif3554 Před 4 lety +50

    Kaaga ku dhal, kayga anaa ku dhalayee, ma wax ma dhalaa lagu yidhi" adeer xabiibi 👌👌

  • @aziizrasheet7376
    @aziizrasheet7376 Před 4 lety +41

    Maka xuntahay shirqoolka Hibaaq gobaad Like saar

  • @Xamdi_xilkas
    @Xamdi_xilkas Před 4 lety +108

    Koow ban ahay manta inta iga dambeyso an kuwada sallino nabiga اللهم صل وسلم وبارك علي نبينا محمد❤❤

  • @adowosman5487
    @adowosman5487 Před 4 lety +180

    Isku filan in uu Ramadan kasta caruusa yahay inta ila aragtay like 😂🤣

  • @naimmandeq6402
    @naimmandeq6402 Před 4 lety +52

    Iilahy soonka iyo salada haa inaga aqblo 😍 inta afurka sugysa sidayda like

  • @wilsanheros677
    @wilsanheros677 Před 4 lety +72

    Horta anigu maanan ahayn somali
    Maxa like ta iila dhaaftan

  • @degendaruuro3217
    @degendaruuro3217 Před 4 lety +106

    Inta aabohood dhintay janada allah hakula kulmiyo🤲🤲🤲👍👍👍

  • @aliishaahmaas1716
    @aliishaahmaas1716 Před 4 lety +103

    Isku filan son kastaba waa aroos
    Tuu gursadana miyi baa u danbeeya inta ila aragtay like 😂😂😂

  • @user-sj1ib3nl4e
    @user-sj1ib3nl4e Před 4 lety +11

    ‏بصراحة أنا اتعلم منه اللغة الصومالية
    انا سعاد من ‏السعودية ‏الله يحفظ ‏بلدي

  • @aqoonmediaproduction5930
    @aqoonmediaproduction5930 Před 4 lety +11

    Wasiirku wasiiro badan waa fashilay "iga dhis" kuyee.
    Inta ila ra'yi ah like ku muuji.

  • @munadaganmuna2711
    @munadaganmuna2711 Před 4 lety +318

    TEAM HIBAAQ GOBAAD IO CEEGAG LIKE ISARA

  • @awalemohamoudapdi2168
    @awalemohamoudapdi2168 Před 4 lety +147

    Yuusuf ceegaag iyo hipaaaq Taageerohoodi haYs MuuuJiYeeeen❤

  • @aqoonmediaproduction5930
    @aqoonmediaproduction5930 Před 4 lety +4

    Guud ahaantee waan u mahad celinayaa dhammaan inta xilka iska saartay musalsalka waxa uuna u badan waxyaabo waaqici ah.
    Musalsalka noocani oo kale ah mudo badan waa laga sheekayn doonaa w taariikhda ayaa xusi doonta.

  • @sacad1296
    @sacad1296 Před 4 lety +14

    Jamuuriyada barkaysan inta taagirsan like sar

  • @wakhtimedia362
    @wakhtimedia362 Před 4 lety +125

    Inti ilahay iyo rasulkisa jewel like ta dhac ku sii😁😁👈💯

  • @liibaanothowa1885
    @liibaanothowa1885 Před 4 lety +138

    Isku Filan io foosiya intah waDa is muuJi✋😂

  • @maxamedamin7485
    @maxamedamin7485 Před 4 lety +20

    Inta xalqdaha la socota like 👍
    Keep going dhamaan jilayaasha
    Iyo universal tv♥️👈

  • @ayanahennaofficial9216
    @ayanahennaofficial9216 Před 4 lety +22

    Fajida hibaaq loo laqayo inta ka xun like dhac kusii

  • @dirgaxwanaf6605
    @dirgaxwanaf6605 Před 4 lety +151

    ILAAHOW hooyadey janadii gee iyo hoyoyinka kalaba

  • @JaylaaniMedia
    @JaylaaniMedia Před 4 lety +186

    Maalin kasta ana Like ta waan idiin saara e please Bisha rabadaan darteed Like ta hayla dhaafina

    • @kingleovlogs1383
      @kingleovlogs1383 Před 4 lety +1

      Jaylaani Media Pro kulama dhaafine walal subscribe iisaar shukran

    • @JaylaaniMedia
      @JaylaaniMedia Před 4 lety

      @@kingleovlogs1383 waan kuu Saaree adna ii saar

    • @kingleovlogs1383
      @kingleovlogs1383 Před 4 lety +1

      Jaylaani Media Pro waakuu saaray sxb

  • @quenaziiza220
    @quenaziiza220 Před 4 lety +38

    Inta ayadoo daawan commintiga u so cararay like dhc 😂😂

  • @sayidhaaji381
    @sayidhaaji381 Před 4 lety +21

    *Isku Filan nin udhigma waayey anigu* 1k like ❤️

  • @daudyare3346
    @daudyare3346 Před 4 lety +190

    tiim foosiya like ta dhac kusiiya waayahayee 👇👍👍😥😪😭😭😢😜

  • @hamzenasir2286
    @hamzenasir2286 Před 4 lety +53

    inta yuuzuf ceegag Hadalkiiza ku Hayzata like saar 🤣😂

  • @jasminabdi6457
    @jasminabdi6457 Před 4 lety +11

    Foosiya iyo isku filanban wataa inta sidayda like iisaara👍

  • @zaydkhaliif4664
    @zaydkhaliif4664 Před 4 lety +13

    Inta musalsalkan ku xiran oo la socota liketa

  • @yaaniscumar343
    @yaaniscumar343 Před 4 lety +141

    Inta taageersan inuudhaco arooska yusuf ceegaag iyo hibaaq Qobaad 😙Like dhackusiiya👇

  • @aftaxkaraamahofficial7493
    @aftaxkaraamahofficial7493 Před 4 lety +45

    TEAM YUUSUF CEEGAAG IYO HIPAAQ GOBAAD LIKE ISAAAR👍🏻
    ❤️

  • @abdisamadkawindhe4288
    @abdisamadkawindhe4288 Před 4 lety +5

    Liktan ladalbanayo ee la leeyahay iisaar faaiidada ku jirta aan idinla arkee aniguna like iigu qapta 🙏

  • @abdiwasacmohamed4126
    @abdiwasacmohamed4126 Před 4 lety +9

    Isku filan iyo fosiya gabo intii tagersan like ta dhac😁😁

    • @abdiwasacmohamed4126
      @abdiwasacmohamed4126 Před 4 lety +2

      Isku filan waa qosol.sxp xa xa xa kulahaa fosiya wuxu ku yidhi awrtaa ku jidhi kulahaa isku filan😁😁

  • @siciidaxmed6736
    @siciidaxmed6736 Před 4 lety +25

    Ku Sali nabiga scw like dhac

  • @AsmaaAhmed-rb2em
    @AsmaaAhmed-rb2em Před 4 lety +48

    Malinkay dahabka siinaysay waan garanayay inay ku masabidayso oo anay dhayl u siin like dhac igu siiya asxbta

  • @mohammedhussein73
    @mohammedhussein73 Před 4 lety +7

    Yuusuf Ceegaag iyo Hibaaq Gobaad inta wadata Yanan Isla dhafin 👍🤗

  • @HooyoFartuun
    @HooyoFartuun Před 4 lety +21

    Hargeysa cadey waan uxisey .Mashallah waa dad wanagsan dadka reer somaliland.ilahay hasiyo nabad warto.amiin

  • @ducomaal8564
    @ducomaal8564 Před 4 lety +47

    Inta taageerta Isku filan iyo, hibaaq iyo Xildhibaanka liketa saara,✔️ Rabbina danbigiina ha dhaafo 🤲🏻

  • @laascanoodofficial2272
    @laascanoodofficial2272 Před 4 lety +242

    War InTa Somanee Afurka SuGaysa Afur Wanagsane Like ta Saar HlKan

  • @abdiwalichannel.6574
    @abdiwalichannel.6574 Před 4 lety +5

    Wlhi horay baan u ogaa in shirqool lala damacsanyahy hibaq hadad ila ogeed like.

  • @abdisamadahmed2616
    @abdisamadahmed2616 Před 4 lety +5

    Woof caleeg iskufilan Fosiya Dheman yusuf cegaag ikraam hibaaq Shucayb
    Wasiir ader xabib dhaman asxaabta kaleba🙏🙏👍👍💡💡❤️❤️

  • @haykalfilms
    @haykalfilms Před 4 lety +82

    Weh_weh Inta Hibaaq Gobaad io Ceegaag Dartood ugu xiran Waan idin zalaamey WllYaaal
    Ramadaan muparak ❤️💯. Chanelkna Subscribe iisaar hadaa qoraalkayga aragto Bwe ama byoH Mahadsanid

  • @cabdiqanifaysal4629
    @cabdiqanifaysal4629 Před 4 lety +44

    Hargaysay waan kuu xiiso waan ku salaamayaa👋😂🙏🏼

  • @idaajaamediachannel1487
    @idaajaamediachannel1487 Před 4 lety +37

    Team foosiya Gaabo jecel qaasatan Qalbi fcnaanteeda iyo kalsoonideeda like iyo scbscribe kusoo Quba

  • @abdiqadiromer8440
    @abdiqadiromer8440 Před 4 lety +6

    Adeer Xbbi walee waa wasiir buuxa 🤣
    Inta aragtay Inay wasiir maxamed kaahin isku cod eegyihin
    Like ta hala dhaafina odayga 🤣

  • @mohametizmail3966
    @mohametizmail3966 Před 4 lety +180

    DHAQAN MIYI iyo DHAL MAGALO FILM AAN JECLAY INTA AFURKA KU SUGAYSA FILMKA LIKE ISARA

  • @abshirahmed4735
    @abshirahmed4735 Před 4 lety +44

    Khayaanda Hibaaq lagu samaynayo waan kaxumahay

  • @HooyoFartuun
    @HooyoFartuun Před 4 lety +8

    Fowsiya make upka halaga saxo oo mid midab keeda halo mariyo .huuno.

  • @caderrayale7744
    @caderrayale7744 Před 4 lety +4

    www Adeer Xabiibi maanta u xanaaqay ceegaagna meel saaray
    mashaa allah Best actors 🥰🥰 taagero buuxda

  • @hamda_awil
    @hamda_awil Před 4 lety +15

    aniga ugu horeeya manta
    Foosiyi inay khiyamayso abdiqani inta fahansan like sar

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 Před 4 lety +30

    Xalaqadii 21AAD 9GALKII RAMADAN ALXM CALAA KULI XAAL 🤲❤️ ALLOW KHERKIISA NAWAFAJI SAY AMIIN 🤲

  • @maryamaruunchannel6176
    @maryamaruunchannel6176 Před 4 lety +5

    Inta tvga kadaawato17:00 kadib coment akhris inta usoo aado isku muujiya like👍👍👍❤❤

  • @Guhaad176
    @Guhaad176 Před 4 lety +3

    Isku Filan kulahaa Foosiya Xiniyo ha laga baadho inta ila aragtay Like saara

  • @Fadxi1mohamed3
    @Fadxi1mohamed3 Před 4 lety +41

    Mnta afurki bd nagu gaadhsiisen saan u sugaynay💯💯💯💯💯 allahu akbar
    Ramadan mubarak

  • @engabshirbudeeyeofficial3365

    Intii caafimad kusoo toostay like ta lagaadha🇸🇴🙏

  • @abdifatahahmed5391
    @abdifatahahmed5391 Před 4 lety

    Kaamiriiste waxaad tahay Waddani.
    Waadna kumahadsantahay, inta aqlaaq xumada aad kajartay, marka oo haraantinaayo xayawaanka. I appreciate u Waddan🇸🇴i ⭐🔜t

  • @cashacasha3775
    @cashacasha3775 Před 4 lety +5

    Hibaaq faji baaa u so socotaaa team hibaaq like 😂😂👍

  • @nimcofarah3631
    @nimcofarah3631 Před 4 lety +56

    14:37 kkk foosiya iskufilan markay isku yara dhacaan mar wlpa way ka carartaa🤣🤣🤣🤣

  • @MK-ub1ut
    @MK-ub1ut Před 4 lety +27

    Xamadi inanay khayr iyo wanaag ku soo noqon waan iska garanayay inta ila aragtay like ta ii hura 😉shax wax nax

  • @mohamedabdilingrad8167
    @mohamedabdilingrad8167 Před 4 lety +1

    Isku filan iyo ikran iney is gursan donan o foosiya mesha ka.baxeyso inta ka shakisan like i sara😁

  • @cabdikadirhure7819
    @cabdikadirhure7819 Před 4 lety +8

    Team yuusuf ceegaag is muujiya nacala shaydaan ku yaale😂

  • @sadiique1246
    @sadiique1246 Před 4 lety +26

    Team Ceegaaag iyO Hipaaaq is muujiya Hee Like sOo Qarxiya WllO

  • @sakariyeali9848
    @sakariyeali9848 Před 4 lety +47

    Inta tageeto yuusuf iyo hibaaq like isaar

  • @alicagjar1441
    @alicagjar1441 Před 4 lety +5

    inti dawata musalsalkan like isara 🆗️

  • @ibrahimabdirahman9586
    @ibrahimabdirahman9586 Před 4 lety +17

    Ku socota director ka filimka:
    Si ay sheekadu xiise u sii yeelato waxaa muhiim ah in khilaafka iyo rajadu marmar yaraato, oo daawadayaashu waxa ay filayaan si ka duwan u dhacdo. Tusaale: Marka uu marku adeerkii guurka ka dalbanayo, waxa ay ahayd in uu ku xanaaqo oo uu u sheego in magaaladu aanay ahayn sidii baahiyaha ee hablaha loo soo tabco oo odaygu wacdi dheer inanka u galo. Ka dib uu inanku mar dambe ku soo laabto. Flimku wuu xiise jabaa haddii uu caadi iskaga socdo.

  • @naemaaden
    @naemaaden Před 4 lety +29

    Inta hooyo iyo aabe u nool yihiin like saara

  • @Bulxan5089
    @Bulxan5089 Před 4 lety +31

    Ceegaag iyo Hibaaq waan Indin wataa .
    ❤🙋‍♂️❤

  • @macalinqaraac6324
    @macalinqaraac6324 Před 4 lety +1

    Inta kasoo horjeeda munaafaqada xamda ama ka xun in la jalaafateeyo hibaaq is muujiya dee like qac iigu siiya.

  • @najiibahmed572
    @najiibahmed572 Před 4 lety +5

    oo lax garan maysid adaba laxa kulaha isku filan like ta isku mujiya tagerayasha c/qani

  • @princesssawsan2048
    @princesssawsan2048 Před 4 lety +29

    Wll iso duceya🙏 dhib yar ba iihaysata qof lagu jiro ilahyba oog wa bil Ramadan wad somantiin alee hayniga aqbalo wll wa mrki igu horaysay duco comment ka dalbado nin anu wada socon jirny ba niyada iga jabiyay ycnii wxnan ka filyn bn kala kulmay in ilhay qalbiga igarebo ina ii ilowsiyo iduceyaa

  • @maslaxgoox412
    @maslaxgoox412 Před 4 lety +25

    Dadka meesha miyeey sii jiifaan
    Like ha igu cimaamado galabta

  • @sadiiqmouse2167
    @sadiiqmouse2167 Před 4 lety +8

    Inta isku filan tageerta
    Fadlan like la dhca

  • @Yaxye77
    @Yaxye77 Před 4 lety +6

    Adoo akfuray hadad daawanizid hada like dhac igusiii

  • @cuptanabdisamedxiirane9203
    @cuptanabdisamedxiirane9203 Před 4 lety +17

    Alle soonka ha inaga aqbalo plz comanka iigu yaaciya maanta 24 second kudaawaday maanta isagoo yalaa

    • @kingleovlogs1383
      @kingleovlogs1383 Před 4 lety

      cuptan Abdisamed Xiirane subscribe iisaar shukran sidey ucarartay foosiya kkkkkk

  • @Nehir1225
    @Nehir1225 Před 4 lety +25

    Qofka ugu hrya ahy like

  • @abdisomalitv9542
    @abdisomalitv9542 Před 4 lety +5

    Sir naageed lagama sal gaadho ayaan hore u maqli jirey hibaaq way la dhamaaatay gabadhasi

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 Před 4 lety +1

    Thank you team universal. 🤗🤗🤗🤗🤗we appreciate your effort

  • @asmafaarax2970
    @asmafaarax2970 Před 4 lety +99

    inta afurkii diyarisay iyago sooman ee dawanas like dhac dhac

  • @Ibnuciisaa
    @Ibnuciisaa Před 4 lety +11

    inta wali sooman like ta xa ila dhaafina walaalayaal ❤️❤️❤️

  • @luqmaanhsn376
    @luqmaanhsn376 Před 4 lety

    Allah ha inaga dhigo kuwa ka faidaysta khayrkeeda bisha barakaysan

  • @machonahi6016
    @machonahi6016 Před 4 lety +1

    Warqftan okiyalha wadata igu xira 😂 legend wyee inta ila argta like da isaara

  • @engabdirahmanibrahim6725
    @engabdirahmanibrahim6725 Před 4 lety +8

    Alle cafimadka aynu ku dawanayno hayno siyadiyo,raxmadkisa dayana hayno barakeyo haynona siyadoyo
    Aaminta 🤲🤲 raciya akhyarey

  • @muwahiibmaxamed1285
    @muwahiibmaxamed1285 Před 4 lety +2

    Inta oradka fosiya ku haysata like dhac igu zi plz😂😂💉

  • @cayuushjama7712
    @cayuushjama7712 Před 4 lety +2

    jilifta waxbaa ku duugan 🤣🤣jilif back buu leeyahay isku filan🤣umadeena mahan

  • @boqoradihhawenka8359
    @boqoradihhawenka8359 Před 4 lety +42

    Inta qiyaanada naagta ka xun oo fajidaa maskxda ku hysay izmuuji♡