DEG DEG CATOOSH YARE & FAADUMO KAFTAN OO XABSI LA DHIGAY

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2024
  • INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇www.instagram....

Komentáře • 42

  • @ZakihonestOfficial
    @ZakihonestOfficial  Před měsícem +5

    INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&ut

  • @rashkaff3242
    @rashkaff3242 Před měsícem +3

    Masha allah

  • @woowe2
    @woowe2 Před měsícem +1

    Waxaan aaminsanahay wiilkaasi inuu calanka gacanta ugu xiran inuu dhibkaan kumuteystay

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Před měsícem

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 Před měsícem

    Naago mooryaan ah😢xamar bahalo galeen bay noqotay walaahi madaawan waa is mootiyay😢horor waman😢😢😢

  • @makohassanyusuf840
    @makohassanyusuf840 Před měsícem

    Hadeyba kaw ka siin alxamdulaahi alla ka bixiyey dhibkaga allaha ku dhib dhaamo

  • @11naa44
    @11naa44 Před měsícem +2

    Free catoosh 🎉🎉🎉

  • @haayoliin956
    @haayoliin956 Před měsícem

    Masha allaah dowlada wixii dhaqan xun linta halacabsiyo

  • @habibaabdirahman3885
    @habibaabdirahman3885 Před měsícem

    Catoosh yare in laxiro ma aha aa waa qalad

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 Před měsícem

    Dawalada kusheega muqudisho cubudhinayasa shacabka iyada larabaa inya isxidho intaasaya shacabka xidhi xidhin😉

  • @user-fu3kl7hg1o
    @user-fu3kl7hg1o Před měsícem

    Dawladu shaqadooda weeye inay dalka iyo dadka iyo diinta ushaqeeyaaan❤❤🎉🎉 waayo
    Waa insharci lagasoosaaraa
    Ganaax lacageed iyo xadhig sababtoo ah waykasii badan faaxishadu iyo fisqigu

  • @11naa44
    @11naa44 Před měsícem +1

    Ninka la dilay iyo nagaha wxy joogan Garbahaarey ma jogan xamar

  • @SurprisedSkeleton-sd2eg
    @SurprisedSkeleton-sd2eg Před měsícem

    Naagihi doqonime ku Tashteen miyeysan wiilal la dhalan wlh kan haduu wllky ahaan lahaa kuwaan toos nlsha ugu gubi lahaa siid cali qol ku dhagan laigu soo xiri laha Ana lkn agtiisa maya hhhh

  • @blackpanther8219
    @blackpanther8219 Před měsícem

    I am going say for him as a brother it was sad trust me you don't want to mess with Somali people, especially Somali girls, but he went the harm way if he wanted to marry her he would have asked her father and non-of this would have happened he made a mistake not following Allah's command which lead him to Hell on earth pain so always follow Allahs commands

  • @fadumo6292
    @fadumo6292 Před měsícem

    😂😂😂😂😂 good job

  • @UbahAhmed-re2vk
    @UbahAhmed-re2vk Před měsícem

    Good

  • @FaadumoXasan-zp5ec
    @FaadumoXasan-zp5ec Před měsícem

    Calaamo haku dhacdo naagha wilka dily

  • @samiyajama4943
    @samiyajama4943 Před měsícem

    Dumarka kala saar wad qaldante😢😊

  • @Farahahmed-hc6rx
    @Farahahmed-hc6rx Před měsícem

    ❤❤❤

  • @DhdYsmain
    @DhdYsmain Před měsícem

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Před měsícem

    Subxanllh subxanllh yaab umada allh haso hanuniyo acdubilh subxanllh acdubilh

  • @umuabadi
    @umuabadi Před měsícem

    15:24 Zaki waxaa laysku. Haystaa. Wiilkaan. Kamirada. Agtaagan. Zaki. Waaye. Iyo. Ma Shan. Soo cadee. Wiilkaan. Adiga miya. Mise ma aha. Jawaab ayaan. Katana. Anaga. Waan Aana. Waxaan. Nahay famili. Kugu. Xiran

  • @GOLELYRICS
    @GOLELYRICS Před měsícem

    Zaki 🔥

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 Před měsícem

    Free cashoosho yare iyo inta lamida

  • @11naa44
    @11naa44 Před měsícem +1

    Niikada wa dhaqan ka rer xamarka dadka dhan mala xiraya 😂😂

    • @user-rs7je6zr1f
      @user-rs7je6zr1f Před měsícem

      Idoor idinka ka aqlaaq xun reer xamar xamar iskuulo qaniisnimada lagubarto maleh iyo skoolo diinta gaalada lagubarto reer abaarso xamar afkiina kalabax

    • @11naa44
      @11naa44 Před měsícem

      @@user-rs7je6zr1f mxd ka sheekeyn doqoney ani ma idoor an ahy an ku dhahy comment keyga md fahmin mxa lo xiraya dad dheelaya oo baashalaya niikada wa dhaqanka

    • @user-rs7je6zr1f
      @user-rs7je6zr1f Před měsícem

      @@11naa44 raali ahaw kuma aan fahmin idoorka xun xunka kuumooday iyagoo xamar dhaqanxumo iyo niiko kucayna inkastoo niikadu waxfiican ahayn hadana iyagu malaaigbay iskadhigaan soomaali diidku

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t Před měsícem

    Baga loo xidhay Catoosh eyle

  • @LOOYA44
    @LOOYA44 Před měsícem

    ANI CATOOSH MALA YABANE WXA LAYABAMAHAY QOFTAN OO LADHAHOYO WAA MARWO AMA NAG LAQABO INKA QABO MUXU KU TORANYAHAY MISE ASIGA LA QAWA WAA YAAB

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr Před měsícem

    Garaaca Raga Weliba Xiniin yaha
    Dumarka Ayaa loo barataye inkeska
    Dilo dhulku hanoqdo kii dumar ku
    Nabad galo guuleyeta hawweka
    Soomaali

  • @Hassanahmed-tb7yi
    @Hassanahmed-tb7yi Před měsícem

    ayy my bro

  • @haayoliin956
    @haayoliin956 Před měsícem

    Gabdhaha walashooda ay ilaashanayaan mida gawar uqabin maxa ugeeye .

  • @SahroMaow-oi6bh
    @SahroMaow-oi6bh Před měsícem

    Kkk

  • @abduge1237
    @abduge1237 Před měsícem

    Dowlad maha ee waa dulmi waxa dadka loo xiraayo waa fashilantay

  • @user-zj7vu4se5h
    @user-zj7vu4se5h Před měsícem

    Miskin 😢

  • @maqbuulawale421
    @maqbuulawale421 Před měsícem

    Kkkkk

  • @makohassanyusuf840
    @makohassanyusuf840 Před měsícem

    Ku farxi maye naga mafiya ayuu gacanta u galay balayoyin nagaha qaarna hadey kugu helan cidlo kama haran allow dulmiga naga haay

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr Před měsícem

    Waxa lagu Tumay buuqabaa

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr Před měsícem

    Mac sukar