Dadka Madow iyo maah maaha carbeed | Muuqaallo kala duwan | waa maxay qurux |

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • Madowga iyo maah maaha carbeed , way qurxantahay lkn way madowdahay , miisaanka quruxda ee carbeed ,
    F.g inta aanan galin mowduucaan hadaad umalaynayso , in uu yahay mid cunsuri ah oo shucuubta carabta lid ku ah waxaan filaayaa in aad daawanayso kanaal aadan arrinkaas ka helinaynin , uguma imaanaysid ogaansho wax cunsuriyad lug ku leh . cidwalba oo ay ahaato waxaan qadarinaynaa dhamaan khalqiga ilaahay qaabka uu u abuuray .
    Lkn soo bandhigida dhinaca aanan inta badan carabta ka qoonin ama waxa lagu magacaabo نقد ma ahan carab nacayb ama cunsuriyad ka dhan ah dad aan diin iyo dhaqan badan wadaagno , ee waliba waa barasho dhinac muhiim ah .
    waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho

    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Komentáře • 838

  • @hamdahassan1360
    @hamdahassan1360 Před 4 lety +22

    Wallahi hadday madawga hoos u fiiriyaan annagu Somali baan nahay waxaan isu aragnaa dadka ugu qurux badan dadka dunida ee ugu dhaladsan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @nurul-islamquranonline3266
    @nurul-islamquranonline3266 Před 4 lety +198

    inta jecel nabi mohamed scw
    ku Sali nbiga
    ❣❣❣

  • @saedabdirisak5952
    @saedabdirisak5952 Před 4 lety +11

    Runtii waa arin aad u fiican in aan ogaano umaddaha caalamka waxa ay inaga aaminsan yihiin soomaali ahaan ama madaw ahaan. Mahadsanid wall Omar Inshar.

  • @NAQEEYE
    @NAQEEYE Před 4 lety +153

    ❣Xinjirtaadu Hooyooy🥵
    ❣Waa Xanaanadaydaa!🤧
    ❣Xuduntaadu Hooyooy💋
    ❣Xalwadayda Weeyaan❣
    ❣Xanuunkaagu Hooyoy😓
    ❣Xarr'bigayga Weeyaan😭
    ❣Xammaalkii Naftaydaay
    ❣Xurmaddii Galgacalkaay
    ❣Xaruntaan Ku Korayeey!
    ❣Xaqdhawrkii Adduunkay
    ❣Rabbi Xawdka Aakhirro!
    ❣Xarreedaa Ku Dheelmoo
    ❣Xerta Nabbiga Kaa Yeell
    ❣Inta Aan Xisaab Mudan
    ❣Inta Aan Xulluul Mudan
    ❣Inta Aan Xu'dama tagin
    ❣Intan Xulladka Naareed
    ❣Eebbe Xaabso Odhanee
    ❣janno Xoor Ka Doontee
    ❣La Xanaansho kaa yeell
    ❣Eebbe Xaabka Aakhirro
    ❣Hooyo Kaaga Yeel xero
    ❣Xaqdhawrkaagu Yaaloo
    ❣Xurmo Kuugu Maanshe
    ❣Xabbaasha Hooyooy❣
    ❣Oo Xisaabta Kaa dhaaf!
    ❣Xaakim Waa Awoodee🤲
    .......
    By Mawliid Ahmed Nour
    (CILMI NAQEEYE)

  • @kadandahir6237
    @kadandahir6237 Před 4 lety +10

    Qofka somaliyed ee aminsan inu carab yahey oonu ahey qof madow o’ah o somaliyed ah isaga necab naftiisa, jeclow naftaada intanad qofna haka sugiin inu ku jeclado🥰 love yourself, proud of who you are and don't give anyone else let you down!

    • @oktest5735
      @oktest5735 Před 3 lety

      Isaaq waa carab hadana waa madaw yahay labadaba waxa kaga beegan waa yaqan

    • @blessingchanne1866
      @blessingchanne1866 Před 2 lety

      @@oktest5735 isaq wa dir. Mise dir wa ba carab

    • @blessingchanne1866
      @blessingchanne1866 Před 2 lety

      Isaq iyo Darood Aya ugu badhan dadka self hatred

    • @shacarcade4884
      @shacarcade4884 Před 2 lety

      @@blessingchanne1866 daarood waba yihin

  • @xaajimaquste
    @xaajimaquste Před 4 lety +63

    Midabkeyga Madow Waan Ku Fanaa Hadan Somali Ahay💪💪💪💪💪💪💪
    Carab Xun Oo Caloshis La Ciyaar Ah Warkisa Naga Da Mr. *OGAANSHO*

    • @jecliyadalkayga3346
      @jecliyadalkayga3346 Před 4 lety +2

      Abdulahi waala heshy👏🏿

    • @xaajimaquste
      @xaajimaquste Před 4 lety

      @@jecliyadalkayga3346 wa sidas

    • @xaajimaquste
      @xaajimaquste Před 4 lety

      @@Higlaale adigey ku dhow yihiin sxb dameer bey ku yaqanaan

    • @samaalechannel8670
      @samaalechannel8670 Před 4 lety +2

      @@xaajimaquste
      Sxb carab diin ayaa nagadhaxeyso
      Nabigeena muxamed scw scw scw
      Ayaa kasoojeeda

    • @xaajimaquste
      @xaajimaquste Před 4 lety

      @@samaalechannel8670 Diin Haku Marmarsiyoon Carabta Oo Dhan Wa Dameero Xun

  • @aliosman3326
    @aliosman3326 Před 4 lety +11

    Adoon waan ahay balse adoon allah ayaan ahay.
    waan madoobahay allah ayaana ii abuuray.
    waan ku farax sanahay sida uu allah ii abuuray.
    ❤️✊🏿

  • @abassyoussef3755
    @abassyoussef3755 Před 4 lety +146

    Waxan ahay wiil rer jabuuti pagekaga wan ka Helay 🇩🇯

    • @SMH-2DANGERS
      @SMH-2DANGERS Před 4 lety +1

      mw aussi maïs abonné ma chaîne sxb

    • @Taranbi_
      @Taranbi_ Před 4 lety +6

      Welcome mesha waa gurigada camal walalka 🇩🇯🇸🇴❤🤷🏻

    • @hannadyarkasannadka8097
      @hannadyarkasannadka8097 Před 4 lety +6

      mesha somalia ayaa laga dhageystaa France maha dee 😐

    • @hamimoha1146
      @hamimoha1146 Před 4 lety +1

      @@hannadyarkasannadka8097 😂😂😂😂

    • @asioaxmed875
      @asioaxmed875 Před 4 lety

      Sodhawaw wllken minanku wa minankagi

  • @fowsiyabashir5833
    @fowsiyabashir5833 Před 4 lety +3

    Aad baa u mhd santahay cumar qofku waa inuu bartaa bulshada kale & dhaqamadooda si wax badan ugu iftiimaan hadana wax badan oo aanan ogeen ayaan kaa faa.iidey allaha aqliga & cilmigaba hakuu saa, idiyo hana kuu bara keeyo aamiin yaa rabi

  • @Fiona.786
    @Fiona.786 Před 4 lety +10

    😔😔☪️🤲🏽wnku faraxsanahy diinteda madow iyo cadan waa bili adaam ilahay abuurtey

  • @sunahmedia
    @sunahmedia Před 4 lety +3

    masha allh ilahay haku xifdiyo walalkay ustaad omar inshaar waa.barnaajim aan war lahaga hayn

  • @kaamildhako6978
    @kaamildhako6978 Před 4 lety +2

    Mahadsanid cumar inshaar soo badi mawduucyadan noocan oo kale

  • @safiirkareermiyiga6105
    @safiirkareermiyiga6105 Před 4 lety +7

    Sxb runta hadaan kuu sheego Carabta aad bn u necebahay hadaan awood lahaan lahaa aduunka wan ka tirtiri lahaa

  • @gahayrabdu8493
    @gahayrabdu8493 Před 4 lety +42

    Dadkeenu wuxu u baahan yahay in fikirka carabinamada laga maydho si ay maskax xor ah ugu fikiraan Omar inshar adiga iyo kuwa kula mid ah ayaa dadkeenu maanta rabaan
    Waa badbaada dadkeena iyo sharafteena

    • @yamaysyamays7783
      @yamaysyamays7783 Před 4 lety +1

      hubaal Carab waa nhy dhalasho baan la wadaagnaa,diintaan wadaagnaa,daris baan nahey bad kaliya noo dhaxeyso, qofkii carab necebna waa nacas

    • @osmanmohumad.
      @osmanmohumad. Před 4 lety

      Markii carabnimada nagala meeyro xagee noolawadaa

    • @greatsomalia8138
      @greatsomalia8138 Před 4 lety +4

      @@yamaysyamays7783 Haku adoonsadaan ee u tag nacasyhow

    • @libaaxmaakhiri1144
      @libaaxmaakhiri1144 Před 4 lety

      Yamays Yamays77 xayawaankan Oo miiran ayaa somali sheeganaya.

    • @Facelessuplouder
      @Facelessuplouder Před 4 lety +3

      @@yamaysyamays7783 carab ma nihin African ayaan nahay , hadii Germany soo islaamo ma carab buu noqonayaa?😂

  • @naimamusa3958
    @naimamusa3958 Před 4 lety +3

    Dadka waxey I dhihi jireen "indho yarta" oo dhan wey nacebyihiin madowga. "Haa wey necebyihiin..!" lkn waxaa iigu la yaabka badan in aa "carab" sheegano hadana ay saan madownanteena u necbyihin, waxan rajeynaa in qofkasta oo somali ah midabkiisana Ku faani karo in uu carab isku tilmaamin.! 😥💔

  • @aminaboon1290
    @aminaboon1290 Před 2 lety

    Mashaa Allah intaa soomali yutubka ka arkayeey ma araag aadiga oo kale esxbadaan ayaad somalida uu kordhisey مشاء الله

  • @ameincabdilahi7200
    @ameincabdilahi7200 Před 3 lety +5

    فبلال كعلي ليس من فرق تراه
    كُلنا لله عبد وله تعنو الجباه
    مقالت الشاعر 🙃💫💯

  • @abdiazizhussein1375
    @abdiazizhussein1375 Před 4 lety +2

    Cunsuriyadda madowga waa mid soo jireen ah illaa wakhtigi nebigu noolaa waxba kama bedeli karno ee sideeda udda Allah aya ino doray sidane

  • @saednoraini8019
    @saednoraini8019 Před 4 lety +11

    Somali cad cadka ahay lkn carab ma jecli I'm from africa 😍🥰🙏

  • @mohamednoor9873
    @mohamednoor9873 Před 4 lety +46

    14:40 wuu iga qosliyey cumar yacyac kuye😂😂😂😂 ustaad wanu ku jecelnahay

  • @bleus126
    @bleus126 Před 4 lety +1

    Adunka waxn u necbahay yahuud waxn kasii necbahay qofka i dhaha somali wa carab qofkas si toos ah ayuu ii toogtay aniga maahi carab ee waxan ahay african and i am proud of my skin alhamdullilah

  • @abdialiahmed668
    @abdialiahmed668 Před 4 lety +2

    Waar carabtu kaxluush iyago lehban maqlaaye saw madaw weeye hadaan cashar udhigi waayo thanks bro waad ii faa iidayse

  • @zahraweyseysane3952
    @zahraweyseysane3952 Před 4 lety +1

    haa waxana arkay nin marookan ah oo xajigayga la saaxib ah ayaa xaaski ka dhimatay wuxuu yidhi waxaan rabaa in aan guursado saa
    odaygagi wuxuu ku yidhi ana gabadh ku baraya somali ah yuye saxiib waa madawdahay iga da
    waa ka kucadhoda cunsuri ba tahay oo ma saasad ufekerey

  • @M0-SIMBA
    @M0-SIMBA Před 4 lety +23

    Wllkei OMAR WLHI WAN KU DUCEYY WLLKEI ILAHAY QEYR AN DHAMN AALE HAKU SIYO
    WAXA tahy qofka Omada SOMALIYED garab tagan waxan ku lenahay NOLOW WLLKEI OMAR INSHAR ❤❤ we love u bro omar

  • @caydaruusdaahir1792
    @caydaruusdaahir1792 Před 4 lety +47

    " Nin madoow naftaada uga baq Nin casna naagtaada " Somali

  • @sahrahirsi8652
    @sahrahirsi8652 Před 4 lety +1

    Walaahi mataak ayaa iqaabta marka arko gabadh somali oo indho buluk ah qaabta cadanka waa isku caayaan timaha cad iyo indhaha buluga ah oo waxay dhahan waa doqon qofkaasi meesha carabta qurux uu yaqaanin mahadsanid mr ishar

  • @qalbisaafiya7613
    @qalbisaafiya7613 Před 4 lety +2

    Bini aadan oo dhan waa adoon illaahay aniga waxaan nebcahay qof bini aadanah oo u maleeyo in uu ka fiican yahay qof kale oo binaadan ah am ha ahaato maqaarkiis ama jeebkiis barnaamigkan aad ayaan uga helaa waxyaabo aan la ogaan laheen ayuu soo ban dhigaa ❤️

  • @najibaxmed4770
    @najibaxmed4770 Před 4 lety +1

    Waad mahadsantay wllky omer bulsho walba oo aduunka kor joogta wax xun lagama waayo sidaas daraaded waxan kaa codsanayaa in aad ka soo hadasho waxyaabaha cunsuriyada ah ee ay somalidu dhexdeda isku samayso ,sababtoo ah somalidu waxay isu arkaan dad ceeb ka saliim ah mana dareensana cunsuriyada dhexdooda taala ee. Waxay arkaan tu ummado kale
    Mahadsanid

  • @yuusufibrahim635
    @yuusufibrahim635 Před 4 lety +25

    INTA JECL NABIGA ZCW 🤲🤲LIKE

  • @kowsarabdi2708
    @kowsarabdi2708 Před 4 lety +2

    subxallaah ee dad xanuunsan baad ka shekeysan carabta wn jeclahy dadka jiranah dadkasta leh

  • @abokorabdilahi8520
    @abokorabdilahi8520 Před 4 lety +1

    جزاكم الله خيرًا ، تحدثوا عن العنصرية الصومالية لأنهم يكرهون كل عشيرة على حدة. هناك أيضا مزيج من القبلية والقبلية شكرا لك Sidoo kale waxa ay isku neceb yihin qabiil qabiil waliba reer waqooyiga ayaa qabyaalad badan

  • @kamalabdi5900
    @kamalabdi5900 Před 4 lety +2

    Soomalida iyo carabta waa iskumid ayaan aamin sanahay aniga. Marka loo eego cunsurinimada. Somali shartooda mayara.

    • @Najax22Rooda-mp8ju
      @Najax22Rooda-mp8ju Před 2 měsíci

      No abaayo waxay u cunsuriyayan dadka midabkoda ad carab diin uhaystr

  • @abdullahiabshir9607
    @abdullahiabshir9607 Před 4 lety +1

    Nubiyiintu waa intii ka hartay somalidii hore oo ahaa dadkii masar katalinjiray (faraaciintii)
    Boqortayadii cusbayd ee 26 aad ayaa ka xigsatay so galootiga badankoodna waxay kuso laabteen dhulka somalida oo ay awalkii hore ka tageen .
    Mahadsanid Ogaansho

  • @maxamedcabdicasiis1425
    @maxamedcabdicasiis1425 Před 4 lety +4

    waad mahadsantahay Omar inshar sida qurux badan Lee aad xaqiiqooyinka noogu soo tabinaysid keep going wll omar inshar

  • @yarkaqaniga6643
    @yarkaqaniga6643 Před 4 lety +2

    war carabta anaa aqaane barigaan caruurta ahaa waxaan maqli jiray reer galbeedku way maskax yaryihiin oo dadka qoxootiga loo qaado sida ciyaalka ayaa masaasad lasiiyaa
    lkn 😒 Carabtu 12 jir maskaxda ku jirtaa kuma jirto baad is oran sida bukhaari maahan carab kuwa maskax lagu tuhmayo waa dad caan ka dhax ah bulshada Hadaad beentay moodayso waxaan arkay booqo 😊✌🏻✌🏻✌🏻✌️✌️🙈

  • @nortiroschannel9669
    @nortiroschannel9669 Před 4 lety +2

    Mash'allah masuul ilahay hakuxifdiyo kaabo

  • @guletgulet3389
    @guletgulet3389 Před 4 lety +1

    markii aan yaraa Somalia joogay wallaahi Carabta waa ka faani jirey,illaa maanta ayaan ka faanaa waayo waa dad aan isku kalsoonayn intooda badan, midabka cad ayaa qaali ah, gumaystihii ayaa baray waxaas, gumeystihii caddaa "horn of Africa" xitaa wuxuu ka dhaadhiciyey in aan walaalaheen Africanka ina ah ka sarreyno waayo midabkeenna ayaa ka duwan, Carab waa badow aan waligii wax fahmi doonin. saxaarihii ay ku noolaan jireen ayaa u dambayn doona mardhow insha allah.

  • @shugricabdullahi5782
    @shugricabdullahi5782 Před 3 lety +1

    Waa caqliyad liidata in qof lagu liido wuxuusan samayntisa iyo qabayntisa shaqo kulahayn oo abuur ka wayna iyo inlagu fano waxan iska dhigin adigu.

  • @salmaansalmaanmaxamedxasan3122

    Inshar tabintada siyaasadaha qadiyada Islam iyo somali wan sodhawan shukran ( MINBAR SHOW )

  • @naimamuse
    @naimamuse Před 4 lety +5

    Qofki ugu horeeyey noqday waa hbn ki igu horesay usan qof iga so hor marin mhdsnd mcln Cumar 💯🌺

  • @abdiali2249
    @abdiali2249 Před 4 lety

    Waa akhasunas walhi carabi nacdali haku dhacdo basaasiin weeye qaniisyo nqcdalo dhan

  • @abdifatahabdalla8428
    @abdifatahabdalla8428 Před 4 lety +4

    Sxp madow xagjir ah baa noqotay 🧟‍♀️

    • @habilgaraad2441
      @habilgaraad2441 Před 4 lety

      Sxb adi maxaa aaminsan thy carabta dad fcn in ee yahiin kuligood wlhi yahuudaa ka sii hooseeyaan

  • @ahmedomar8109
    @ahmedomar8109 Před 4 lety +5

    Like iiku saara first viewer ahaan

  • @makiali5773
    @makiali5773 Před 4 lety +3

    Thx for the first news information

  • @abdiazizmohamed2263
    @abdiazizmohamed2263 Před 3 lety +1

    Quruxdu waa qaab-dhismeed ka qofka ma se aha maqaar-ka cad.
    Qof ka maqaar cad doonaya asaga oo madow ama maarriin ah
    Waa garaad xumo hablo io wiilalba.
    Thanks.

  • @Steve00133
    @Steve00133 Před 4 lety +1

    2011 ayaan masar ka tagay oo shaqo unhcr ugu raacay xuduudka libya magalada salloum la yiraah, anoo meel maqaayad tuulo wax ka cunayaa ayaa oday masaari reer mihi ah intuu iisoo dhawaaday igu dhahay kuwaan maxay saan dhan ugu madow yihiin ma qorrax siyaado ah ayaa baladkooda ka jirta.
    Waxay ahaayeen qaxooti sudan iyo chad ah. Yaab

  • @badrudinofficial1826
    @badrudinofficial1826 Před 4 lety

    شكرا استاذ صدقت ولافض فوك
    صح لسانك
    Allh ku dhowro ustad

  • @dmgproduction5
    @dmgproduction5 Před 4 lety +1

    Asc wll marka hore waadku mahadsan tahay qodobka xasaasiga aad soo qaadatay, mida kale hadaanu Soomaali nahay Carab wax uma naqaan oo waxa kaliya oo aanku soo dhaweynaa waa walaalnimada diinta ee horaa sayidkii gabayo uga tiriyey waana dad iyagu cuqdad ka qaba asalkooda iyo dadnimadooda, lkn nasiib darro waxay haysata oo wax laga calool xumaado ah qofka asagoo Soomaali ilaahay ka dhigay Carab ama jinsiyado kale iska hormariya oo wax u arka waana xanuun beryahan soo korodhay ee ilaahayow caafimaad sii umadaada 👍

  • @Chundi1
    @Chundi1 Před 4 lety

    Waxan ahay nin reer jigjiga ah pagekan in badan ayaan ku xidhnaa Carab iyo cadaanba waan soo arkay waxa ugu dhaqan xun carabta inkastoon wadan carab anaan kusoo nolayn ama aanan arag hadana meelksta nacayb ay u qabaan madowga ayay la joogaan somaliyeey waligaa carab wlal haka dhigaan walalkaa waa madow 💥🇸🇴🙏🏿💪🏿🇩🇯💥❤️

  • @abdullaomar6176
    @abdullaomar6176 Před 4 lety

    Omar inshaar wll inagadaa Wararka Carabta, wax dhaama nooga shekee iyo wax faa,ido leh. Dhiiri galinta culuumta Quran iyo sayniska.

  • @sultaanomar
    @sultaanomar Před 4 lety +13

    Sxb cumar inoo soobadi muuqalada. Hawada sare waxbadan inaan ka ogaado baan rabaa 🙏 thanks

  • @timshow2240
    @timshow2240 Před 4 lety +1

    Carabta cunsuriyiinta nacalad haku dhacdo

  • @MohamedAli-iw5ul
    @MohamedAli-iw5ul Před 4 lety

    Ustaad axmed aad ayaad ugu mahadsantahay barnaamijyadaada qiimaha badan, ustaad waxaan jeclaan lahaa inaad barnaamij ka sameeysid cunsuriyadda somalida kula dhaqmaan dadka aan midabka iyi deegaanba wanaagno ee africa nagula nool, waxaan ku noolahay Nairobi kenya dadka somalida ah ee ku nool kenya dadki aan wadankaan ugu imaanay ee wadanka iska lahaay waxa ay u yaqaaniin adoon, run ahaanti arinkaas aad ayaan ula yaabaa wuxuuna muujinayaa in somalidu tahay dad cunsuriyadoodu xarka goosatay.

  • @1Ilyasin.
    @1Ilyasin. Před 4 lety +1

    Somalida rabto in ay Carab noqdaan mise aaminsan in ay Carab yihiin ha ogaadeen in ay adoon nimo raadsanayaan, Somalinimadaadu Wa Jinsiyad dhameeystirin.
    Ku Faan Somalinimadaada.🇸🇴💟

  • @Farsamo10
    @Farsamo10 Před 4 lety

    jazaakallh walal Cumar aadban ujeclahy janalkaga iyo qaabka aad marwalba xaqiqda dahson uguso gudbiso walal waxan ka codsanaya inad noso diyariso vedio ka hadlaya cunsuriyada dhexdena somali ahan taala iyo inan nacno katirsananta qarada Africa una hanqaltagno kamid ahanta carbed dadkena qaarkod aya kudoda African manihin hadan nahay somali ama iyago midabki marinka aha wata ayey leyihin awoowahygi shanad ba aha carab, mahadsanid walal cumar❤️❤️👍🏽

  • @aminomohamedmohamud1731

    Run ahaantii waa cashir muhiim ah,Alle ayaa mahadleh isiiyay midibkaa qurxan waana ku qanacsanahay....xittaa gabdhihi soomaaliyeed waxa eey bilaabeen doorinta maqaarkooda

  • @abdirizakaelmi8485
    @abdirizakaelmi8485 Před 4 lety +30

    Ogaansho❣❤

  • @sahraosman3216
    @sahraosman3216 Před 4 lety

    Maansha allh thanks kuleenahy wllky Omar inshar sidaad noola wadaagysid muuuqaalada

  • @cabdimaalikmustaf885
    @cabdimaalikmustaf885 Před 4 lety +2

    Mahadsanid wll cumar inshar maantana waxaan si weyn aan kaaya FAA,iday macnaha weyn ee muuqato waxa ay tahay maah maah mahadsanid wll cumar kun iyo kow jeer

  • @halanesigale7871
    @halanesigale7871 Před 4 lety +1

    Miiidiibkeeygu waaamiidibka cadceda casankadigin🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🍇❣️🍉🍒🍓❤️🌹🌹🌹🌧🌧🌧🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Hugaanmedia
    @Hugaanmedia Před 4 lety

    Shugran ustaad wllhi bilahi talahi qofka an dawado o sida o wax uso tawinayo igu socdo cilmigisa wa adiga iyo sheikh Mustafe iyo sheikh dirir iyo sheikh abudalxa an hadana amin sanahay cilmigoda inta kalena waa 💯 kiba78 wan farxay xayeysin kuma arkin bdn hadan mel an kala soxariro an garan laha waxad kufaraxdo ayan kusodiri laha balse garan mayo qab an kugu sogarsiyo wa ila iyo adiga ad ijawabto wayo dunida qofka iqadariyo iyo qofka runta igu dilo ayan ugu jeclahay o wllhi masha allaah shugran jisakalaahu qeyran 🤴🏽💯💯😍😀❤️❤️💐💐🙏🏼🙏🏼🙏🏼

  • @wejdanaabdurahman5973
    @wejdanaabdurahman5973 Před 4 lety +2

    War carabtu ma oga miyaa in uu gumeysa jiray oo ay adoon u ahaayeen Abraha iyo xabashida

  • @bintumaxamuud1016
    @bintumaxamuud1016 Před 4 lety

    Waxaan Bari u tahriibay sacuudiga gabadh walaasheey ah blse Masha Allah yara cas baan wada socnay mid carab baa igu yidhi ma walaashaa baa haa baan idhi adiga Waad madowdahay ayadana wey cadahay sideed ku walaalowdeen buu igu yiri maalintasaa carab nacay

  • @faraxsanqalpi3972
    @faraxsanqalpi3972 Před 4 lety +1

    Masha allah
    Jazaakallah ustadi

  • @rikardostalin5708
    @rikardostalin5708 Před 4 lety +12

    Kuwo badan oo somali ah baa markaa carab lasoo hadal qaado ku dhahaya diin laawe baa tahay! War somaliyeey carab iyo diinta kala Barta waa muhiim taasi

    • @barlinhashi6752
      @barlinhashi6752 Před 3 lety +2

      Carab gaalo baa ka buuxda lkn somalidu carab oo dhan muslin bay u haystaan

    • @rikardostalin5708
      @rikardostalin5708 Před 3 lety +1

      @@barlinhashi6752 aad yo aad waxgarad tahay

  • @mawlidrashid4057
    @mawlidrashid4057 Před 3 lety +3

    Carabta waxaa ka xun soomaalida waayo waxay dhahaan way quruxbadantahay lkn waa midgaaan kasoo hadal dhibka soomaalida isku hayso waad mahadsantahay

  • @aamiinjeesto2455
    @aamiinjeesto2455 Před 4 lety +3

    Kanaalka aan ugu jecelahay kuwa afka soomaliga ❤💯 ilahy haku daayo wll✌👏👏

  • @ibrahimsaid5121
    @ibrahimsaid5121 Před 4 lety

    Thanks 🙏 ustaad nosoo badi muqaalada nucaan oo kale ah waxbadan baa kafaa idaa.

  • @samatarismail3215
    @samatarismail3215 Před 3 lety +1

    Waxa kale oon leeyahay saaxiibkay CUMAR INSHAR mid yaad ku qaldantay inta aad Ku sheegtay gabyaaga carbeed ee jaahilka ah eed Ku sheegtay gabyaa qiimo badan,

  • @user-cf4pj2ph9j
    @user-cf4pj2ph9j Před 4 lety

    Kkk quruxdu waa qalbiga iyo edebta
    e mha jirka iyo midabka 👦🏾👧🏾Alx Alle ayaa no dortay midabkn aan lenhy ee mha in an anga dorany waana umhad celinyna anago kufrxsan
    أن أكرمكم عند الله اتقاكم
    Ilhy kuwo kacbsda o umhad celiya hynga yeelo

  • @abdurazack4u848
    @abdurazack4u848 Před 4 lety

    “‘Anagu Haddaanu nahay Soomali , Carabta iyo anagu laba ummaddood baanu kalanahay, Iskumana milmi karno, Waxa naga dhexeeya waa Diinta Islaamka, Diintuna ma aha wax carabi gaar uleedahay ee Waa diin Caalamiya, Dadkana Midabka Ilaahay swt ayaa usameeyay, Cidna haka sugin inay Kugu nacdo ama kugu jeclaato, Kuqanac Midabkaaga , Ilaahay agtii Waxba Kama aha Midab..’’
    -
    قال رسول الله صلى الله عليه وسلم
    "ان الله لاينظر الى صوركم ولا الى اجسامكم ، ولكن ينظر الى قلوبكم "

  • @yayayaya7512
    @yayayaya7512 Před 4 lety +3

    Omar keep going bro
    Respect ✊

  • @omarfahima8149
    @omarfahima8149 Před 4 lety +1

    ogaansh horay u soco insha allah

  • @AK_boy-
    @AK_boy- Před 4 lety +3

    Cumar inshaar maalmahaan waxaa diirada saarta inaa naceeb nagu beerto 🤔

  • @Khaalidka
    @Khaalidka Před 4 lety

    Carabta in la karbaasho oo kibirkooda la fashiliyo waan ku raaxeystaa

  • @aadan3286
    @aadan3286 Před 4 lety +3

    Walaal omar walaal dad layskama fuulo,walaal dadka layskama daba dhigto,waaxay carabtan aad buun-buuninayso,cunsuriyadna cidi kugu tuhmi mayso lkn walaal carabta buun-buunintii ayaad ka badisay,takalena waaxay carabtan aad dhanka xun uun ka eegaysid,lacallaa dhanka fiicanna ka eeg.
    Waa iga talo uuuun😍😍

    • @mahadabdirashid7783
      @mahadabdirashid7783 Před 4 lety

      Xaqiiqada an indhahena qaban bu nala wadagaya ustaadku carab &wanaag wehel ma aha waa kuwa ugu cawaansan e dunidan nala jogo wax baar sxb

    • @aadan3286
      @aadan3286 Před 4 lety +1

      @@mahadabdirashid7783 waa macquul inay saa yihiin ,lkn walaal bal muu itobiyaanka marar soo qaato ama yurubiyaanku nacaybka ay uqabaan soomaalida muusoo qaato amaba muu eeeeeen🤭🤭 carabta wanaagooda soo qaato.lkn ustaadku waa mahadsan yhy. "Omar inshar is the best you tuber😍😍"

    • @mahadabdirashid7783
      @mahadabdirashid7783 Před 4 lety

      Waa lagu tegaya walal Mowducyada xiga inu kuso qaato laga yaaba Mahadsanid.

  • @hanadyare4410
    @hanadyare4410 Před 4 lety +3

    Sax xafidu llah Omar

  • @meddy4167
    @meddy4167 Před 4 lety +1

    Sax waaye warkaada oo wlhi oo bilahi eh waxaana xaqiiqda fahmi karo ruxii la ceesho carab k

  • @Faraxsanow
    @Faraxsanow Před 4 lety +1

    Carab iyo cidii daba dhilif u ah waa hoogeen
    I'm African waana Ku faanaa colour kayga cidii aan is ixtiraamno ayaan wax isku nahay hadday doonaan srail ah ahaadeen

  • @libankinglii6451
    @libankinglii6451 Před 4 lety +1

    Dubka kala tagane heeybtu weey iskugu tagaayane✊✊🏾 culmi maaha kaa tamar badniyo tiir bura ahaYe😊😊😊

  • @khadijoquruf
    @khadijoquruf Před 4 lety +2

    Nimanbaaba gashta indhaha cagaran naago daaa warkooda😭😭

  • @honestboy1200
    @honestboy1200 Před 4 lety

    Maah maah tii ugu khatarsanayd ee carabta cunsiriyadeeda muujinaysey waad hilmaantay (قتل مولد لا تقبل الحمش

  • @rahmaabdirahman5659
    @rahmaabdirahman5659 Před 4 lety +10

    Keep going

  • @saedobile9309
    @saedobile9309 Před 4 lety +1

    Mansha allah 🥰
    Dar alle ayaan ku jecelahay runtii😇

  • @inanabiadem2646
    @inanabiadem2646 Před 4 lety +8

    First person😍😍❤

  • @nazirdhafujeofficial7697
    @nazirdhafujeofficial7697 Před 4 lety +4

    Brother waxaad tahay Shaqsi qalbi wangsan misane waanaga nala jacel Akhii Allah hakubarakeey inta video aad channelkaaga kadawady runtii aad ayaan wax uga faa idaa ❣Well done Akhii

  • @paultwocock5421
    @paultwocock5421 Před 4 lety +4

    Carab hadda kacbadii baa ka jirta
    Ma'ahee dad kaama jiro wataad maqleysayn kii imamka ka ahaa kacbada waxa uu ku qawlaaye

  • @mohaburhan222
    @mohaburhan222 Před 4 lety +6

    Bro waxa kaso hadasha inay somalidu isku khalado inan ka mid nahay jamacada carabta iyo ayagoo uqaatay inan nahay carab

  • @mohamedabdullahi7183
    @mohamedabdullahi7183 Před 4 lety +1

    Masha allah hora u soco

  • @saladrage9319
    @saladrage9319 Před 4 lety

    sidaas okale waan necbahay carabta .
    waa dad aad uxun. mana laha dhaqan wanaagsan. waxay mudanyihiin in la adoonsado.

  • @mohamedzubeyr5783
    @mohamedzubeyr5783 Před 4 lety +1

    Asc Bro Omr Aad ayaa u mahadsantahay Runtii Waa ku xernahay barnamijkada mudo sanado ah Marka Akhii Carabta malahan cudur daar Waa dad caqli yar Waxa ayna cabudan dadka cadanka ah Marka somlidana Waxa modaa carabta sida ku ah in aysan fahmin dhagartoda Iyo necaybka ay inoo qaban Ka umad ahan xitaa carabta Ma aminsana Marka madow tahay in dumarka cawro yihin Marka Waa ku faraxsanahay midibka Iyo dalka uu alle inogu aburay Alx
    Bro Adne Waxa inoo tahay qof ay bulshada u bahantahay Marka hory u soco danke

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před 26 dny

    Thanks Ogaansho

  • @salimdaahir79
    @salimdaahir79 Před 4 lety

    Waa sax carabta waa cun suriyiin waxaad kaloo ogataa somalida way is cunsuiyesaa somalida marka aytagaaan carabta waa lacunsuriyayaa carabta marka ay tagaan reer galbeedka waa la cunsuriyaa qofwalboow ogaaw hadaa aad dad cunsuriyeeso adna waa lagu cunsuriyenaa

  • @mrhassansomali522
    @mrhassansomali522 Před 4 lety

    Cumarow legend ba tahay walahi waxad na kala bartay DUWALKA CARABTA si gaara ano luqada carabiga barta bey aad i anfacday sxb waxan ka codsan laha GABYASHI xiliga jaahiliga iyo kuwi dambe nala wadag sxb wlhi adban u jeclan laha hadad noso diyarin lehed xikamka iyo mahmahda carbed madaba luqada carabiga mujtamacena saameen nagu ledhy

  • @cilmicismaan4448
    @cilmicismaan4448 Před 4 lety

    Carabta waa dad liito oo aan sinna qadarin ugu mudneyn
    Wallaahi, Wallaahi Wallaahi haddii aan Carab ahaan laha cuqdad nafsi ayaan u dhiman lahaa

  • @nasseranisofficial7410
    @nasseranisofficial7410 Před 4 lety +1

    Lkn Omar africa wa xay iradan carabta nar sida Sénégal iyo guinéen Conakry

  • @garaadkobciyegk7004
    @garaadkobciyegk7004 Před 4 lety +6

    Keep going wllky cumar inshaar nolow ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @maalinproduction2979
    @maalinproduction2979 Před 4 lety +2

    Cumar ishar ustaadi ku taageer sanahay

  • @wiilsiwanagyre2455
    @wiilsiwanagyre2455 Před 4 lety +3

    Qofki 1aad

  • @ahmedqadar6227
    @ahmedqadar6227 Před 4 lety +1

    Waad Mahad-santahay,Wll Omar,Anagaba Markuu Sayidka ka soo Quustay Carabta,Ee la way waydiiyay maxaad kala soo kulantay Carabta, Gabayga ku yiri Maandhoow Calaa-calka iga Daa Carabi Waa,,,,,,,,,,,!!?