MORNING ROUTINE XAAJIGA SAAKAY WAAN KA DUCEYSTAY CIYAALKA ANIGA JADWALKEENA MAALIN LAHA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024

Komentáře • 259

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303 Před rokem +31

    Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah .
    Ciyaalka shukulaatada Iyo nanaca todobaadka hal maalin bas baa ciyaalka la siiyaa si caafimaadkooda looga taxadaro quruxeey.
    Amiiro from Norway

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 Před rokem +14

    Maasha allaah qoys qurux badan allaha idin dhowro noolaada inta nolol jirto

  • @Najuumfantastic
    @Najuumfantastic Před rokem +9

    MashaAllaah adno maseer ayaba igu riday bas waye waba so guuraya xafadada aad ayay u qurux badan tahay xbbty bal no sosheeg qiimaha guriyaha inashaAllaah🥰❤️

  • @user-ds1oe2ei5j
    @user-ds1oe2ei5j Před rokem +3

    Asbaxnah wah asbaxahu mulkuh lilaah
    Sabaxal wardah
    Mashah alaah adna henah
    Dhul indhah uron bad dagen tihin ee ilahaay hadukuh xafidoh adigah iyo fameyl kagabah amiin
    Subax wanagsan adnah

  • @ZozoZozo-mj8mi
    @ZozoZozo-mj8mi Před rokem +3

    مشاءالله تبارك الله؛؛ (الله يسعدكم في حياتكم العائلة يارب

  • @idmanmaxamed3246
    @idmanmaxamed3246 Před rokem +4

    Maasha Allah tabarakallah rabbi haku siyaadiyo nimcada aad heysato❤❤❤

  • @bintiiabdi9902
    @bintiiabdi9902 Před rokem +5

    Adnoy saxaf malmaxan wad cayilisay MashaAllah

    • @AdnaHenna
      @AdnaHenna  Před rokem +2

      Baris baryani ka dhargi 😂

  • @maryanmohamed431
    @maryanmohamed431 Před rokem +2

    Alaahuma baarik ilaahay ilha idinka haayo.engiriiskaba meeshaan ayaa ka nolol fiican.

  • @naimaabdinaimanaruuro9451

    Maaashalah Fmly buuxa wligiin Saa U Ahada ❤❤ Hormud bad tihin inchalah Aql mrkn Yesho Adno 1 Ka ah dadkan ku dayanyo Video wan dhamysty wllhi Inu dhera iyo inkle ma ogyn adunba ka mqlyay Adnow Mar wlba M.ah laha imka M.ah❤❤❤

  • @nasteexomaxamed6550
    @nasteexomaxamed6550 Před rokem

    Habo mcnto waku salamay habo mcnto waku jeclahay inolow inteynolijirto wakutageera horo usoco gul iyo gobanimo habo mcnto ❤❤❤❤❤

  • @aslahusein5148
    @aslahusein5148 Před rokem +2

    Masha Allah illahey ha idiin barakeyo bariskas wanka sugeyna insha Allah noso same anaka faa,iidne❤

  • @Wardahome712
    @Wardahome712 Před rokem +5

    Alle haku barakeyo rerkaga msh allh

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 Před rokem

    Asc Adna bilaaw ilaa dhamaad waa fiirsatay Masha Allaha tabarakallah cafimaad kuwada cuna xaafad qurux badan baa degan tihiin Malaysia idinka i jecleysiiyay mustaqbalka yurub waan kasoo guuraa xafadaan magaceeda ii soo sheeg Adna iyo qiimaha guriga labo qol iyo fadhi oo diriskiina ah 👍🥰🥰🥰❤️❤️

  • @ilhaamxasan9469
    @ilhaamxasan9469 Před rokem +3

    Qeybta basashaa joogaa ❤😂
    Mashallah family qurux badan ❤❤❤❤❤

  • @saraawarsame8338
    @saraawarsame8338 Před rokem +14

    Qaybta rogroga bariiskaan joogaa 😂❤allah swt haydiin calfo caafimaad ku cuna amiin

  • @user-oh2mo9fi6f
    @user-oh2mo9fi6f Před 9 měsíci

    Allow wadenkena Sidano kale Nooga dhig masha allah

  • @umulhasan7466
    @umulhasan7466 Před rokem +1

    Videoga asoo saas u dheer wllhi halmar xita ma bootinin m.a❤🎉

  • @wardasuldan7448
    @wardasuldan7448 Před rokem +4

    Qayba basashan jooga waliba videogo waxa uu dhamaday anigo xiisenyaa❤❤❤

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 Před rokem +4

    Masha Allah abayo ilahay ha Ku barkayo

  • @fihiimaxasan2037
    @fihiimaxasan2037 Před rokem +1

    Mansha allah Soo badi adna adna

  • @princessbinty499
    @princessbinty499 Před rokem +3

    Masha allah lamaano role modal inoo ah❤

  • @cabdixakiinsiciid-lx5bx

    M.a wan dhamaystay gacantada Allaha ku barakeyo

  • @jawahirmohamed8147
    @jawahirmohamed8147 Před 11 měsíci

    Maanshaa allaah allaha idiin xifdiyo awlaadiina. Inshaallaah

  • @anababdullahi686
    @anababdullahi686 Před rokem +1

    Adnaay vidoa waxàan arkay 6beri kadib waxaana kula soo gaaray qeeybta qudaarta qaraha iyo cinabka.😂😂😂

  • @CabdiqafaarBaabu-kb7qy
    @CabdiqafaarBaabu-kb7qy Před rokem +2

    Masha allaah allaah buu barakeeyo aid iyo caartaada iyo xaajigaag daa n kuutageeraa qali ❤❤❤❤❤

  • @ikraanabdullahi4128
    @ikraanabdullahi4128 Před rokem

    M.a wlhi waa dhamestay vedio qeybta basasha waa soo gaaray adna qurux

  • @khadrasharif3633
    @khadrasharif3633 Před rokem

    Kk basasha Maansh Allah Ilaahay haku Barakeeyo Ukhti qaali

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Před rokem +2

    Maasha Alaah Famely Qurxoon ILAAH Nixafido❤❤❤

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 Před rokem +1

    Masha Allah adna wadanka aad joogtan waa qurux

  • @zaynabnuur7147
    @zaynabnuur7147 Před rokem +8

    War bariisku masha'alaah buu ahaay😂😂

  • @maryanhussien5992
    @maryanhussien5992 Před rokem +4

    Wandhameysty,basashaa maroowaa

  • @layloali4650
    @layloali4650 Před rokem +5

    Masha Allah ❤❤

  • @user-re6ld5kr6w
    @user-re6ld5kr6w Před 11 měsíci

    Masha allah 🇲🇾 quruxbadana dalxiis u imaana insha allah

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 Před rokem +3

    Masha allah adno wa shqesti see commenti la’aan lgu dhigaa aqwaan 😂

  • @sheikhsheikh8514
    @sheikhsheikh8514 Před rokem +1

    Maasha"Allaah Tabaarakallaah Allaah Yaxfidakum aamiin aamiin yaa Allaah Jazaakallaah kheyran

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed Před rokem +2

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 12k i gaadhsiiya

  • @zabiyacadey-k2j
    @zabiyacadey-k2j Před rokem

    Mashaallaah bella illaahey ha ku xafiido adiga iyo family aangaa ku fiirsqneeno qeebta bashawh aan joogwa💋😘❤️😍🤣🤣

  • @samdaegal3151
    @samdaegal3151 Před rokem +2

    Mashalaa Wllo nosobadi rotin

  • @jeffandonuts
    @jeffandonuts Před rokem

    Maash allah qurux habeenkiina soo duub guriga hoostiisa iyo meelaha biyah

  • @maryanbashir-do9rn
    @maryanbashir-do9rn Před rokem +4

    Qeebta bashasha aajoogaa 😅😂

  • @user-ef9ng8zv6p
    @user-ef9ng8zv6p Před rokem

    Adna Muqalatha Haka Dugin Filim Hindi Ugu Yaran Waxaa Way13 Daqiqo Kadiq Plz

  • @maryanmaryan2349
    @maryanmaryan2349 Před 10 měsíci

    Mashallah guri banankisa qurux

  • @user-gr9oe3fe5t
    @user-gr9oe3fe5t Před 7 měsíci

    M.a happy family wanitageraa

  • @naiimamahdi2320
    @naiimamahdi2320 Před rokem

    Illaahay ba noloshaada kataxadaray saxaaf waa runtiis adna xubi xilo janno

  • @NimcoMacallinAadan-xe5br

    Masha Allah family qurux badan

  • @ikraanxasan677
    @ikraanxasan677 Před rokem

    Masha allh qabta miiska iyo faruutka ku dhex jiraa adnoy kkkk

  • @Ranayamaxamed-ig5oh
    @Ranayamaxamed-ig5oh Před rokem

    mash halah

  • @PrincessSusu-ji4mh
    @PrincessSusu-ji4mh Před 4 dny

    Adna qurux ❤😊

  • @nadaam8259
    @nadaam8259 Před rokem

    Maashaa Allaah tabaarakallaah abaayo ilaahay ha’idinbarakeeyo aamiin.

  • @nimcocali3748
    @nimcocali3748 Před rokem

    M.a my family favorite ❤jira oo jooga ❤la aantiin abaar 😊

  • @hafsasu4193
    @hafsasu4193 Před rokem +20

    ما شاء الله الله يباركلك ويحفظك من كل شر يارب العالمين ياعمري ❤❤

  • @ayansamireh6125
    @ayansamireh6125 Před rokem

    Mashallah family 👪 ❤️ 💕 💖 💓 jacel ah i love adnaa forme Djibouti 🇩🇯

  • @anisoaragsan6199
    @anisoaragsan6199 Před rokem +2

    Maaasha alaaaah masha alaah

  • @ikhlaasmohamedali
    @ikhlaasmohamedali Před rokem

    maya baybay mahan waxa waye wayway😂

  • @samarabeautyaction9286

    Qeebta basasha

  • @milgocadeey-og5vm
    @milgocadeey-og5vm Před rokem

    Maasha allaah bariis macaan❤❤❤❤❤

  • @amaaldafle5515
    @amaaldafle5515 Před rokem

    Abayo barisaka sad usanesay nosogali❤

  • @anisacabdicali7398
    @anisacabdicali7398 Před rokem +5

    Masha allaah 😋❤

  • @marwoabdirahman2826
    @marwoabdirahman2826 Před rokem

    Dumashigey saxaf yooyoo waaye wlhi aabe dhan Uma eka boowe de oday iska dhig kkkk

  • @SumayaCabdirisaaq-bs9yj

    Masha alaah Tabaraka laaah

  • @ifrahabdullahi9331
    @ifrahabdullahi9331 Před rokem +1

    Qebta basasha ayaa jogaa masha allah

  • @amjanm4924
    @amjanm4924 Před rokem

    Wa run adno ilhey ka taxadare mashaAllah

  • @bbyamishbbyamish5102
    @bbyamishbbyamish5102 Před rokem

    M.a may Allah blessed u more

  • @munaadan6060
    @munaadan6060 Před rokem

    Qosy qrux bdn oon kufaano noolada dhamaantiin❤❤❤one love ❤

  • @caishocabdalle
    @caishocabdalle Před rokem

    Qaypta 20:49 aa gaaray by by😅😅

  • @ikranquruxchannel9540

    Walalaheyga somaliyeed 😍♥ Allah gacaantina haidin barakeyo isoo booqda chanelkaan Allah daartis please ♥❤🙏

  • @queenumeyma283
    @queenumeyma283 Před rokem

    Masha allah taageero weyn ayaa kuu ahay 200k ilaa hada❤❤❤

  • @user-ow4bp7gq6p
    @user-ow4bp7gq6p Před 10 měsíci

    M.n shalh❤

  • @Ruun.Abdullahi
    @Ruun.Abdullahi Před rokem +2

    Adna bariska biryani nosogali

  • @Xalimo22Hassan-uk8mx
    @Xalimo22Hassan-uk8mx Před rokem

    Waa sogaray wllhi adnoy

  • @raaqiyoibrhim8089
    @raaqiyoibrhim8089 Před rokem

    Masha allaah adna qurux abayo fatima maxay qabataa ma ardayad baa

  • @barlinyusuf8803
    @barlinyusuf8803 Před rokem

    Masha alah xabibti adna xubi ku jecliya ❤❤❤❤

  • @nasriinabdirashida960

    Masha Allah sister queen ♥️👸🏻

  • @user-wx4to9bb7h
    @user-wx4to9bb7h Před rokem

    Qeybta bashashaa joogaa waan soo nasnasanaaye video kaan waan kaheley 😂😂😂❤

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 Před rokem +1

    M.a my family aleh haysu kiin daayo 😊❤

  • @farahmohamoud6417
    @farahmohamoud6417 Před rokem +4

    familkeyga dhan wllhi wey ku wda dawadan jecl ay qapan 😢😂

    • @AdnaHenna
      @AdnaHenna  Před rokem +3

      Isku salaam ❤

    • @quruxdumar8451
      @quruxdumar8451 Před rokem +2

      ​@@AdnaHennavideo aad baa ugu helay adna masha allah alle ha idin xafido rerkana alle haku barakeeyo❤

  • @raabirabaab1749
    @raabirabaab1749 Před rokem +1

    Adna cadey wad wlh sifican jiimka uad iscatee naag yar oo kabax iskadhig goaan adag yeelo abayo waxaan malinaa cunee madhamanayaan

  • @nimcoxusencabdulahi5084

    M.a gacnta allha kusiyadiyo abyo🥰

  • @fathiyoabdi8982
    @fathiyoabdi8982 Před rokem +3

    Qebta basashaaa😂

  • @muniiromuuse2185
    @muniiromuuse2185 Před rokem +1

    M,a noosoobadi rotiinka

  • @iloveallah3519
    @iloveallah3519 Před rokem +1

    Masha Allah

  • @nafiso7343
    @nafiso7343 Před rokem

    Nolosha alaha idin dayo mashlh

  • @RIDWAYUSUFMOHAMED12345
    @RIDWAYUSUFMOHAMED12345 Před rokem +1

    Masha Allah ❤ qaybta basashaa jooga😂😂

  • @deeqajawaase9941
    @deeqajawaase9941 Před rokem +2

    Mash qurux

  • @user-wr2vw7kz4q
    @user-wr2vw7kz4q Před rokem +1

    Bariisska

  • @munaahmed7609
    @munaahmed7609 Před rokem

    Asc. Adna abaayo. I love your apartment. Maasha’Allah Allah hakuu barakeeyo. Waxaan rabaa haduu Allah idmo. In aan u soo guuro Malaysia inshaaAllah haduu allah idmo. Can you tell me please how the schools and renting apartments going to cost. Thanks Muna from London.

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 Před rokem

    Guryahaan labadii qol meeqo waaye

  • @SacdiyoJabriil-y8v
    @SacdiyoJabriil-y8v Před 22 dny

    M.a abaayo❤❤❤❤❤

  • @ajmalexsaas2927
    @ajmalexsaas2927 Před rokem +7

    ما شاء الله تبارك الله 💞❤❤

  • @jasmiinsaid6984
    @jasmiinsaid6984 Před rokem

    Faadma

  • @umuibraahiim6679
    @umuibraahiim6679 Před 11 měsíci

    M.allh❤

  • @safaabdikarim
    @safaabdikarim Před rokem +1

    AdnoY adiH io Amira kee CunTo Mcn 😂 keep going From HargiezaH❤

  • @anaayaqurux1361
    @anaayaqurux1361 Před rokem

    Adnaay wll noso gali qas qaska aroosadaha plz plz

  • @jamaccilmooge
    @jamaccilmooge Před rokem

    Kkkk lle adna fani baatahay walashay

  • @user-kr1gv2ko6p
    @user-kr1gv2ko6p Před rokem

    M.a

  • @Xamdi-uu7ge
    @Xamdi-uu7ge Před rokem +3

    Ana dawadey adna waa dhamestey love u xabibti❤❤❤

  • @nuramohamed6086
    @nuramohamed6086 Před rokem

    Manshallah bariska❤❤

  • @hamdaibraahin
    @hamdaibraahin Před rokem +2

    Duqad kaygu badan 20:daqiqo dawaday😂🖐🏼

  • @zamzamciise6704
    @zamzamciise6704 Před rokem +1

    Mash allaah

  • @qadijomoha9885
    @qadijomoha9885 Před rokem

    Qebta basasha joga