DAG_CANFARTII OO DIB UGU GACANSAYDHAY DDS IYO FANO IYO XAALAD CULUS OO KATAAGAN SOMALIYA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • FADLAN LIKE SHARE AND SUBSCRIBE

Komentáře • 43

  • @abdulhassan8563
    @abdulhassan8563 Před měsícem +1

    Saxiibo ha dhihiin etobiyaada sare waa cadowga kuwaad ee somaliweyn

  • @gjama9511
    @gjama9511 Před měsícem +1

    Canfar waxaa nu Xisaabtami doonaa markay Ethiopia kaladareerto

  • @farhanmeilingf3438
    @farhanmeilingf3438 Před měsícem

    Aaway laandheernimadii ey somalida la dhex taagnaayeen!

  • @AhmedAskari-ho4fl
    @AhmedAskari-ho4fl Před měsícem +1

    Dadka qaar ayaa

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 Před měsícem +1

    War waxaas cid aqbaleeyso ma jirto dagaalka waa la wadayaa. Waa la wadayaa cagjarna iyaga ha soo raaco. War soomaaliyeey ciise ayaa gurmad u baahan. Ee ha loo gurmado.

  • @user-mg7on4ji9y
    @user-mg7on4ji9y Před měsícem

    Ilahey lacnad ha idin ku rodo

  • @douffaalihassan8793
    @douffaalihassan8793 Před měsícem

    GUUL Iyo gobanimo Qomiyada Canfared

  • @LovelyDrumKit-db4qx
    @LovelyDrumKit-db4qx Před měsícem

    Baarlamanka shaqaa utaal waan deg deg tilaabo u qaado 2 laba sanookale xasan dalka laguma aamino kale haadii kale ?

  • @AdenMohamed-dx3fx
    @AdenMohamed-dx3fx Před měsícem

    Tawos ninlaa ugalgasha Tolland uu uirkiyaa ciisawo Tani wanku delay imikanawan kudili weeye

  • @user-ei5mq2zt7r
    @user-ei5mq2zt7r Před měsícem

    Siyaasad xumdaa waxaad kuhadlayiso waa maxay

  • @user-ye7cz1xi5r
    @user-ye7cz1xi5r Před měsícem

    Ciise keliya iskama celinkaro dawlad kusheegga itobiya waa in kililku qaato masuuliyaddiisa tankale waa inaan loo saxiixin dhulkaas ciaan somali ahayn

  • @user-rc8ww5jl6r
    @user-rc8ww5jl6r Před měsícem

    Waryaa iska daaya dhibka somalia ka wado issa ka digtoonow in aad somalia kala goyso Ethiopia woilahi ma dhageysano idaacadaada mar danbe waanu dhunkanaynaa Qaadacidda

  • @user-pz6hy1bs2c
    @user-pz6hy1bs2c Před měsícem

    Wax aanan jirin oo mâle awaal u badan iyaad baraha bulshada ku baahineysa!
    Waa ayaan darro....

  • @user-mg7on4ji9y
    @user-mg7on4ji9y Před měsícem

    Awalba oroma ehedeen

  • @cabdullahishaafici6928
    @cabdullahishaafici6928 Před měsícem

    CARFAR HADDAY DIIDDO YAA KA LIITA.

  • @user-qu2gh6ud7b
    @user-qu2gh6ud7b Před měsícem

    War beenta 5:55 jooji

  • @user-fm5hp2rb9u
    @user-fm5hp2rb9u Před měsícem

    Warya doqonoow cissee isaga kaliya aya galbedka siti kadagalmaya cisd,usogurmatay wlhi majirto xqq maekan iskushegno liyu,police ku mesha sawir,ahanby ujogan 1malin madagalamin

  • @user-dj1ww5ys8u
    @user-dj1ww5ys8u Před měsícem

    War been bad sheegta shiidow cisuhu dawladiba ahayn ogadeen dawlad bu haya

  • @makoosmanfatouma6932
    @makoosmanfatouma6932 Před měsícem +1

    Waaa in shaan maquillage 😊❤

  • @kadrahadji9734
    @kadrahadji9734 Před měsícem

    Awoodu waxay jirtay caga Dawlada jigjiga iyada iya xakumaayey Ciisse hub ma heysan ee kolwalba iyaga xaku maayey jigjiga iya bixisay dhulkaas.wa innay jabhadi ijelf la sameeyo lala dagaalamao hala raaco Fano

  • @kaireoma6206
    @kaireoma6206 Před měsícem

    Wariye shide waa wariye cuqdadaysan oo xumaani kasoo buqdhanayso

  • @aminazahra3337
    @aminazahra3337 Před měsícem

    Taws ninlaa u galgasha tolna wuu irkiyaa

  • @MahamedSubagle
    @MahamedSubagle Před měsícem

    walig. Anoo. Cissa. Comaa. Faarxin

  • @cabdullahishaafici6928
    @cabdullahishaafici6928 Před měsícem

    CUNAQABATAYNTA HUBKU WAY DUWAN Tahay waxaad ka hadlaysid. HUBKAN DAWLADDA SOOMAALIYA SHAQO KUMA LAHA, DADKII SOO GELIYEY WAA LA AQOONSADAY, WAANA LA MAXKANADAYNAYA XATAA HADDII AY BAXSADAAN.
    SIYAASADDU MA AHA INTA AAD JECESHAHAY.

  • @kingcayfo7470
    @kingcayfo7470 Před měsícem

    Soomali oodhan balagu farax saned ogaaden wuu iska celin iska
    Celiya canfara

  • @user-qx3re6rc6q
    @user-qx3re6rc6q Před měsícem +1

    Soomalida.ayaan.laleni.waxasi.waa.bene

  • @abasmohamed5648
    @abasmohamed5648 Před měsícem

    Wallahi warunti

  • @abdourachidIlyas
    @abdourachidIlyas Před měsícem

    Warkani macquilma aha

  • @AliMoussa-h5g
    @AliMoussa-h5g Před měsícem

    Shidow waad isku xaartey ciisuhuna alluu leeyahay laakiin se waad iloowdey inaa jabhadii ogaadeenia ogaadeen uun tirtiray

  • @HousseinAli-s4n
    @HousseinAli-s4n Před měsícem

    Warkas. Iyaarun ah

  • @AbdoHawa-ladan
    @AbdoHawa-ladan Před měsícem

    Benale guenon ba tahay 14:49

  • @harig-shillgroup6837
    @harig-shillgroup6837 Před měsícem

    Soo baahi sawirada dalbaadagyada aad sheegi. Haddii kale beenta yaree. Wariye.

  • @makoosmanfatouma6932
    @makoosmanfatouma6932 Před měsícem

    Guul Guul galbéed gadhaay soomaadii matihidhm geeesiyaaasha goobolka sitti nooblaa Guul ciise aamin allhal giu hguuaq Wafa Okayama liaahayow wiilasha Nooosoo naaBad ceii igy agoonabada War geeesiyaaasha been baDan majiiro 😊

  • @abdimohamedabdulahi2994
    @abdimohamedabdulahi2994 Před měsícem

    Mustafe muxuu uhadli muu hadlo aadan faarax, oo muu hadlo kan mustafe ku xigeenka u ah waa rag ciise ah ee ?????
    mustafe mustafe waar mustafe afka xun kasii jeediya wuu idin difaacay oo idin difaacaye!!!

  • @IlyasAbdi-d4x
    @IlyasAbdi-d4x Před měsícem

    War ben bad shatay gobaka siti kare gu ma soomariy

  • @user-mg7on4ji9y
    @user-mg7on4ji9y Před měsícem

    War bahinta o dhan wan dhageysanay Lakin idinka been lee shegeysan

  • @user-gf5is9wu1k
    @user-gf5is9wu1k Před měsícem

    Waa in dacwo lagu soo ooga ninka waalan ee abii wayo hubka waxaa soo dhiibey saga soo dhiibey si soomaalia lagu eedeyo

  • @AbdoHawa-ladan
    @AbdoHawa-ladan Před měsícem

  • @abanemohamed6103
    @abanemohamed6103 Před měsícem +1

    Cise ilahay ayuleyahay nin ilahayle lomadarmo ilahay aya difaci

  • @AbdoHawa-ladan
    @AbdoHawa-ladan Před měsícem

    Benale

  • @user-rs4uz8if6q
    @user-rs4uz8if6q Před měsícem

    🐈‍⬛🤑

  • @DebyIdriss-mz7oq
    @DebyIdriss-mz7oq Před měsícem

    Hooyada baa dili ahayd beenala tahay somali ma matashiid