18 Sano ayuu Qamri iyo Daroogo isticmaalayey "Tani waa qisada iyo noloshii Sharmarke" by Deeq Darajo

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 2. 02. 2024
  • 18 Sano ayuu Qamri iyo Daroogo isticmaalayey "Tani waa qisada iyo noloshii Sharmarke" by Deeq Darajo
  • Zábava

Komentáře • 277

  • @user-ew9kp3gx3z
    @user-ew9kp3gx3z Před 5 měsíci +31

    A/c walaal ninkaan akhalaqdiisa way ka muqataa qof shaydaan baa qaatay alle kuma celiyo uducaaye in alle ka xiftiyo inta kale umada islamka walaal alle ha ku xiftiyo

  • @fartahaajiali9173
    @fartahaajiali9173 Před 5 měsíci +23

    Illaahay hakaa madoobeeyo adiga iyo inta soomaalida ah ee ku jiro aamiin

  • @farahshuriye8443
    @farahshuriye8443 Před 5 měsíci +15

    Aad iyo aad ayaan ugahelay,labadiinuba mahadbadan. Ninkana hanuunka alaha u siyaadiyo.aamiin.

  • @ademzh
    @ademzh Před 5 měsíci +8

    Proud of him for finding his way and knowing right from wrong. Sometimes pain may be the reason people become addicted to numb it all away. The only answer is to face and heal from any traumatic experiences.

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 Před 5 měsíci +37

    Mashallah walaalka kugu dadalay ee dhiigkarka ku dhacay ka war qabo oo u abaal guda oo ka farxi mararka qaarkood adigan Allah ka baabiyo dhibkii aad soo martay Allan ku xirnow quraankan baro iyo tasfiirka iyo xadiiska dadka wax qurxiyo waa diinda Allah

    • @deeqoali57
      @deeqoali57 Před 5 měsíci +1

      Masha alah walalahu isku mid maaha

  • @heyabayo
    @heyabayo Před 5 měsíci +20

    Wow this is emotional, alhamdulilah never lose hope in the mercy of Allah. This is a great interview mashallah beneficial for all mothers.

  • @ibrahimgas885
    @ibrahimgas885 Před 5 měsíci +44

    af-somaaliga wa laba nooc
    1-mid qoraal ku haboon
    2-mid ku hadal haboon
    cinwanka barnamijkaga wa mid ku hadal ku haboon.
    hadad dooranayso ereyo qoraal ku haboon dooro sidan oo kale.
    sanooyin badan iyo balwad
    2-balwad&iiman yari

    • @trumpppl2024
      @trumpppl2024 Před 5 měsíci

      Waa sax labada nooc ee af somaaliga ku hadal iyo qoraalba.lakiin ha ilaawin koonfur iyo waqooyi .haddaa nahay walaweyn.qadaad weynta koonfureed aniga iyo saxiibkay deeq darajo saas baan wax u qornaaa al koonfurya baro

    • @ibrahimgas885
      @ibrahimgas885 Před 5 měsíci

      @@trumpppl2024 waxan ku faraxsanahay inad dhiibato waxay kula tahay af-soomaali
      qoraal&ku hadal.
      weliga mid haka boodin midna ha isku difaacin
      afsoomaali malahan wuqooyi&koonfur&bari&galbeed fadlan haka dhigan qiil aan jirin iyo dood sii dheerata
      afsomaaliga 27 kala xarfo gedisan balse waxay isugu so urureen meel dhexe oo ah isafahmida dhex dhexaadka
      oo laga so minguuriyay lana isku raacay 1973 in la gaarsiiyo dhamaan soomaaliWayn tuulo,magaalo
      iyo gobol kasta oo ay ku nool yihin.
      tusaale xasan aadan samatar ku dhashay baydhabo kuna barbaaray af-somaaliga wuxu bartay 1970 waxana macalin wayn u aha ardaynimadiisa
      abwaankisa heesaha raxanWayn uu qaadi jiray
      allaha u naxariisto sahal macalin

    • @fuadaden9673
      @fuadaden9673 Před 4 měsíci

      Koonfur iyo waqooyi ma ahan ee ma labarin hab qoraalka erayada.

  • @abdullahinur2178
    @abdullahinur2178 Před 5 měsíci +6

    WALLAAHI ANIGA SHARMA'ARKE OO REER MINASSOTTO AH WAA LEGEND...ALLAAH MAHAD LEH...ILAAHOOW MUSTAQBALKAAGA IYO KAN DHALLINYARADA USA JOOGTO HAGAAJI...YAA RABBI

  • @saidali7233
    @saidali7233 Před 5 měsíci +9

    asc brother ninkan waa geesi kalsooni isku qaba maasha allah brother waxaad ku dadaashaa 5 times aday prayer in masjid hadii aad kari kartid xajka ama cimrada allah ha ku xifdiyo amiin

  • @A.A.E93
    @A.A.E93 Před 5 měsíci +7

    Alle ayaa mahad leh iga madoobeyay qaadkii xumaa 07/11/2021 ilaa iyo maanta waan moogahay illaahow dib ha iigu celin.

    • @Qacle3
      @Qacle3 Před 5 měsíci

      21/8/2022🎉

    • @june6206
      @june6206 Před 5 měsíci

      Amiin

    • @najmomahamed4035
      @najmomahamed4035 Před 5 měsíci +1

      Mansha Allah ilahay saan ha kugu wado wll🤲

    • @A.A.E93
      @A.A.E93 Před 5 měsíci

      @@Qacle3 waad jartay soo maaha sxb.

    • @A.A.E93
      @A.A.E93 Před 5 měsíci

      @@najmomahamed4035 mahad sanid wll👀💔

  • @Ayanmoham
    @Ayanmoham Před 5 měsíci +6

    Mash allah ilahay ba mahad iska leh apti macan haduu mar ka soo saaray nolohsii madoobayd ee foosha xumayd naftada go’aanka ay gaarta wan kugu hambalyeynaya nolol qurux badan oo rabi ku xiran guul bn ku rajynaya apti 🤲🏻❤️

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 Před 5 měsíci +27

    Ninka Wariyaha Wareysanaya Wa Qofaan Waaya Arag Aheyn Laakiin Ninka La Wareysanaya Wa Nin Intlegent Ah Simbiririxday Oo Ilaahay Soceliyey Maasha Alaah

    • @lulxirsi6787
      @lulxirsi6787 Před 5 měsíci +3

      Aad iyo aad siduu Deeq darajo ugu soo Celcelinayo 18 Sano oo boogta uu uga daqninayo Kama helin, qofka lama soo Xusuusiyo Sanadada badan ee ka Tagay Subxanallah,
      Ilaahay kuma Celiyo Xumaantii uu ka soo baxay , Hanuunkiisa Allaha ku wado Yaa Rabi.

    • @user-dp1cf5re6b
      @user-dp1cf5re6b Před 5 měsíci +1

      Lul xirsi I agree your point.

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 Před 5 měsíci

      @@lulxirsi6787(ALLAHUMA AAMEEN )🤲🤲🤲

    • @KhanYunis7
      @KhanYunis7 Před 5 měsíci +2

      Deeq wareesiyada waa laga fcn yahy ninkii odayga ahaa U dorad waresanayey asago tariikho bdan dadka faa'ido ah weydiin karayey ayu melo yryar ku meeraysanayee,
      Wnla yaaby runtii

  • @nacimagulled
    @nacimagulled Před 5 měsíci +2

    Masha allaah waraysigaan aad ayaa uga helay walal sharmarke illaahey kuguma celiyo balwad danbo inta dhalinyaro soomaliyeed ku jirta allaah haka madoobeeyo Amiin

  • @somaraust5471
    @somaraust5471 Před 4 měsíci +1

    Ilahay kugu ma celiyo, Allow hadi inankani iyo awlaad muslimka oodhaan. Ameen.

  • @rumaanaahmed5574
    @rumaanaahmed5574 Před 5 měsíci +14

    Maansha allaah Tabarakalah Allahayoow Sheydaanka Nooga soo Celi, Owlaada Aamiin yaa allaah ❤❤❤❤❤❤ Sharmarke Qeyr aan dhamaan ayaan u Rajeynayaa Daaci Diinta,Faafiyo alle ha ka dhigo.❤❤❤❤

    • @lulxirsi6787
      @lulxirsi6787 Před 5 měsíci

      Allahuma Aamiin

    • @Layla6793
      @Layla6793 Před 5 měsíci

      Allahuma Ameen ya Rabb

    • @maqsudisse1946
      @maqsudisse1946 Před 5 měsíci

      Allah I ma Aamiin Ilahay kuma celiyo inta ku jirtanna illahay haka soo qabto

  • @kaahokader4664
    @kaahokader4664 Před 5 měsíci +8

    Maasha alaah alaah wuu kujecelyahsy adomkiisaa madayaco nasib ayad leedahay ilahyna kuguma sooceliyo

  • @mimihawthorne
    @mimihawthorne Před 4 měsíci +1

    Mashallah 🥰 Allah jidka wanaaga hakugu sii wado hana kaa madoobeeyo balwada inta ku jirta walina Allah haka madoobeeyo Aamiin.!!

  • @caarafmadar6038
    @caarafmadar6038 Před 5 měsíci +13

    Sharmaarke maxamud nuur warsame(shuundhe) ilaah hakugu hayo is dabaqabadka waana wax lagu farxo dadaalka aad ugu jirto inaaa noloshaada dib u dhisto, ilaaah hakugu hayo wadada toosan aamiin

    • @farhanhagi4764
      @farhanhagi4764 Před 5 měsíci

      Dariska xalasha ahaa ilahay haka modoobeeyo

  • @yasmingolden4675
    @yasmingolden4675 Před 5 měsíci +5

    Sheydan baaku qatey lakin aad baad wll u nasiib badan tahey , ilahey baku jecel oo kaso sarey, ilahey dib kuguma cesho, xaaskad gursan rabto ilahey hakaga dhigo mid diinta ilahey kugu jiida, wll sadaqona bixi oo sajuda ale ku bari oo mahad naq ALLAH.

  • @manaomar212
    @manaomar212 Před 5 měsíci +2

    Illahay inta ku jirtana allaha kasaaro markaan jidka ku arko dhalinyaro somaliyeed walahi intan istaago ayaan qalbiga ugu duceeyaa😢

  • @user-xt6dp4iz6s
    @user-xt6dp4iz6s Před 5 měsíci +3

    Ilahay ķuma ma celiyo walaal waad niyad wanaagsan tahay ee nolol fiican alle ha ku siiyo

  • @fadumoabdi7761
    @fadumoabdi7761 Před 5 měsíci +6

    Manshalh wllken Ilahay xifdiyo amin yarbi xas wangsan alle ha siiyo

  • @jabiibaa8188
    @jabiibaa8188 Před 5 měsíci +4

    Masha alaah deeq daraajo🎉🎉🎉🎉aad iyo aad yuu qalibiga u taabtay

  • @rahmayusuf9065
    @rahmayusuf9065 Před 5 měsíci +2

    Mansha Allah Wariyaha iyo sharmake wad Mahadsan tahin Inta Balwada leh Alaha Kareno sharmake Guur Wanaagsan iyo Caruur Bariya Hel

  • @user-zd5iq5yo8n
    @user-zd5iq5yo8n Před 5 měsíci +4

    Msha allaah wllo Allaah haku xifdiyo adiga iyo inta kle ee ku hadhay

  • @relaxationdreamscinema3987
    @relaxationdreamscinema3987 Před 5 měsíci +46

    Is hard bro. It takes lot off courage to do something like this. May alah make it easy for you. Lot of brothers have fallen into trap.

  • @safiabihi6757
    @safiabihi6757 Před 5 měsíci +1

    Alhamdu ilaah Mahad hel dadkeena waa ilbaxayaan waa arin fiican ilaahey waxaan ugubaryayaa sharmaake inuu mardanbe ku soo noqon Aamiin hore u soco waa guul aad ilaahey kaa aqbaley
    Maasha Allah ❤❤❤

  • @abdiyussuf3048
    @abdiyussuf3048 Před 5 měsíci

    Waa barnaamij aad u qiimo badan, mahadsanidiin labadiinaba. You are a role model sharmaake shaqo fiicana wadaa Allaha kula garab galo, dhalinyaradas kalena kusii dadaal inaad caawiso inshallah. Wareysi kale ayaan kaa sugeyna adigoo horumar kale sameeyay hadii rabi idmo. Kheyr iyo caafimad ayaan kuu rsjeynayaa 🙏

  • @bringthekid_yt9614
    @bringthekid_yt9614 Před 5 měsíci +1

    Mashaa Allah baraka walalken Allah ha ku xafdiyo diintiisa. Alxmdu lillaah rabbil caalamiin. Alle ha siiyo nolol farxad badan, oowlaadane Allah hanoo xafdiyo Aamiin Aamiin yaarabbi

  • @ikranabib7919
    @ikranabib7919 Před 5 měsíci +4

    Masha Allah tabaraka Allah
    May Allah protect and guide him in shaa Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abootoaxadomuse7096
    @abootoaxadomuse7096 Před 5 měsíci +1

    Mashallah mashallah mashallah Allah kamadobeeyo keep going Allaha kugu waado inshallah waad ficnaneeysaye deeq darajo mashallah waxa fiican baad bulshada u heeysaaye keep going walo jazakallahu qeeyran

  • @abdikhadersheikh6553
    @abdikhadersheikh6553 Před 4 měsíci +1

    I wear to god this guy is legend he shows us good model from now I change my life I ave enough this world is upside down when I watch this programme me wake thank you ❤❤❤❤❤

  • @marianabokar7809
    @marianabokar7809 Před 5 měsíci +3

    Walaalaha isku mid maaha midna ilaa aa dhimato kaama haro midna adoo nool buu ku dayriyaa marka walaalkaas kaa hari,waaye ku xernaaw oo farxadiisa ka shaqay ilaahay kuuguma soo celiyo mardanbe ilaahay caafimaad buuxa haku siiyo

  • @elhanweera2435
    @elhanweera2435 Před 5 měsíci

    Ilahow vaafimad buuxa ku sii guuuuuuuul ayso wad guulaysatay ilaahay kuguma cesho inshaallaahu aamin aamin aamin ilaahow Ina xafid awlada mislinka gar ahaan soomlida yaa allaahu xafudulaa inshaallaahu aamin ❤

  • @hooyoaamaguul3673
    @hooyoaamaguul3673 Před 3 měsíci

    Maashaa allaah, siduu walaalihiisa dhibaatadii ilaahay ka saaray ku jira ugu hiilliyoo ugu sheegayaaba cajiib ah

  • @goojacade4325
    @goojacade4325 Před 5 měsíci

    Mansha allah walaal sharmaarke alle hakuu siyaadiyo Hanukkah rabi allah ayaa dadka abuurey waana qafuur raxiim hadana waa shadiidul ciqaab insha allah inta halawsan muslimiin somaali ah iyo mid aan ahaynba illaahay jidka toosan haku rido dhamaanteena alle hainoo dambi dhaafo hanuunkana illaahay hainoo siyaadiyo insha allah hana inaga yeelo qaar illaahay caabuda oo salaada ooga sooma waxna sadaqaysta zakana bixiya xajkana inteena aan weli gudan illaahay ha'u fududeeyo inay soo xajiyaan insha allah
    جزاكم الله خيرا الجزاء❤

  • @user-ek1rp4hm9c
    @user-ek1rp4hm9c Před 5 měsíci +5

    Ilahay hakuugu wado wllo iyo wiilasha somaliyeedba ilahaw nasoo wada hadey yaa rabi

  • @CafimaadkaCaruurteena
    @CafimaadkaCaruurteena Před 3 měsíci

    Thank you for speaking up, it takes tons of courage to tell the truth even against one’s self..I hope you keep encouraging young people not to follow your footsteps.. Blessings

  • @sahromahamud
    @sahromahamud Před 5 měsíci

    Manshaallaah Illaaheey Ha U Saaidiyo Inta Kalena Allaha Soo Hanuuniyo

  • @shugrimohamed946
    @shugrimohamed946 Před 5 měsíci +3

    Mansha allaaah Adeerkey Sharmake Ilaahay ayaa ku jecel Walaal ku jecelna waad haysataa Ilaahay khar hasiiyo Adeerkey maxamed oo ahaa ninka kaa hari waayey Nolashaadana Qayb wayn ka qaatay Adigana adeer halkaa kawad Ilaahay kuguma sooceliyo noloshii foosha xumayd eed gashay Insha Allah Wax walba waa dhacdo aad sidan oga sheekayn doonto

    • @ahmedismael9987
      @ahmedismael9987 Před 5 měsíci

      scw walaal waxa jira wiil aan abti u ahay oo dhibaatadaa ee jira sidee loo caawin kara waxa laga yaabaa in sharmake yaqaano oo reer kansas

  • @user-sh6sn6lq6n
    @user-sh6sn6lq6n Před 5 měsíci +1

    Maasha Allah ilaahey ha badbaadiyo dhaman dhalinyarada

  • @sahrayar2525
    @sahrayar2525 Před 5 měsíci +15

    Ninkaan qalbigu I xanuunjiyey😢 Ilahay kuguma celiyo wllo. Waan kufaraxsanay inaad hada kaso baxday. Hore usoco, ha is qoomamayn. ❤

  • @khadramashallahmabroukaden2954
    @khadramashallahmabroukaden2954 Před 5 měsíci +1

    ManshAllah ManshAllah say allxamdullah rabbilcalamin every time never forget ALLAH we are making duco to keep safe .

  • @suweydaqurux869
    @suweydaqurux869 Před 3 měsíci

    Ilahay dib kuguma celiyo inta cabtana ilahay haka so hadeyo 🕋☝️😥😥😥

  • @saadanoor9331
    @saadanoor9331 Před 5 měsíci +5

    Allow dhalinyaradeena ka madoobey balwada iyo dembiyada, oo wanaagooda iyo dhaqankooda usoo celi.

  • @liina3528
    @liina3528 Před 5 měsíci +4

    Wax ugu muhiimsan wa wakhtigaga wakhti ayad lumisay blse allhamdullh dheh wlo❤

    • @AA-ze7zk
      @AA-ze7zk Před 5 měsíci

      NAFTIISABA HALIS KU GASHAY OO MEEL FOG AYU KU DHACAY.
      WAKHTIGA OGU WANNAGSAN WAA
      CIBADADA ALLE SWT IYO ADUUNKA NIMCO AKHIRO JANNAH.

  • @Siciid-z7f
    @Siciid-z7f Před 5 měsíci

    ALxAAmDuli laah dheh wll Alle Haso hedeyo inta Nolosha adag ku jirta😢🤲🤲

  • @arabahmedmohamed7637
    @arabahmedmohamed7637 Před 5 měsíci

    Deeq darajo in badan ayaan cabdisalam harari ka maqlay ma sha allh illahay hanoo danbi dhaafo

  • @hamdamuse7771
    @hamdamuse7771 Před 5 měsíci +5

    Ilaahay waxaan kaga baryaaya in aanad Dib ugu noqon

  • @habibaabdulla7569
    @habibaabdulla7569 Před 5 měsíci +4

    Ilaahay shaydaanka haka qabto

  • @Kadranura
    @Kadranura Před 5 měsíci

    Alxamdulilah ilaahii caqliga uu u baxsadey siiyey ayaa mahad leh

  • @maydal6037
    @maydal6037 Před 5 měsíci

    Good Advice inshallah khayr

  • @zakariyekubad6494
    @zakariyekubad6494 Před 4 měsíci

    Maanshaa"alaah ilaahey dib uguma celiyo Aamiin aamiin aamiin

  • @hawohared2814
    @hawohared2814 Před 5 měsíci

    Maasha Allah guulaysta

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 Před 5 měsíci

    Maashaa Allah ilaahay baa kaa madoobeeyay geesi gulayso

  • @sacdiyodiriye9282
    @sacdiyodiriye9282 Před 5 měsíci +4

    Subxanalah subxanalah subxanalah subxanalah caza wajallah ilahy hasoo hadeeyo intii lunsan oo dhan 😭

  • @justwatching4159
    @justwatching4159 Před 5 měsíci +1

    Masha Allah wll Waa ilaahay mahadii haduu noloshaa kaasoo saaray waxaa rajaynayaa dadka maanta balwadaha leh inay kugu tusaale qaataan

  • @ghazalihussein7990
    @ghazalihussein7990 Před 5 měsíci +2

    Mashaa allah mahad waxay u sugnaatay rabiga koonka

  • @rahoroble3224
    @rahoroble3224 Před 5 měsíci

    Alxamdulilah alahkugumasoceliyo amin yarabi jisakalah deq darajo

  • @umuiklaas5739
    @umuiklaas5739 Před 5 měsíci

    Masha Allah walaalo illaahay ku maceeliyo inta ku jiraatana illaahay haka saaro 😢😢😢😢

  • @abdisalamosman795
    @abdisalamosman795 Před 5 měsíci

    Mashallah Allaha barakeeyo wiilkaan

  • @mulkimahamed-ht4gu
    @mulkimahamed-ht4gu Před 5 měsíci +1

    masha alaah ılahayoow dhamaan umada kalana kasoo reeb❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fairhonestjustice7918
    @fairhonestjustice7918 Před 5 měsíci

    Weligeey nin balwad isticmaaley mar uun xitaa hadii uu ka haro ma rumeysan ninkaan ka horoow qalbigeyga ayuu taabtey sheekadiisa Allaaha weyn ee awooda u sugnaatey ee cidna laheyn awoodaas oo kale dunidan dusheeda iyo aakhiraba waxaan weydiistey inuu ninkaan ku hadeeyo wadada toosan oo uu Rabiga dunidan sameeyey jecel yahay oo uu ka dhigo dunidana ramad aakhirana jano wallaahi aad ayaan ugu duceeyey ninkan nin u dhashey wanaag iyo caqli ayuu ahaa laakiin dayac ayaa helay yaraantiisii markii uu weynaadeyna saaxiib xun ayuu yeeshay Allaha xafido oo hadeeyo

  • @user-ig4lh1kk9p
    @user-ig4lh1kk9p Před 3 měsíci

    Asc wabilramadan ilahay kugumaceliyo intakalana ilahay hasohadeyo amiin yarabi

  • @hamdihassanahmed976
    @hamdihassanahmed976 Před 5 měsíci +3

    Mashalah wiilkas walalihis ayaa jeclanayo maxad wuu sigtay hadana ilahey wuuka baxsha mashalah ilah baa mahadleh sheydan ayaa yelay alxdulh waa wiil qurux badan anigaba jecladay Hanunkana alah bale waa shaqo sheydan guul walal kudeyda intakale asc

    • @abdiyussuf3048
      @abdiyussuf3048 Před 5 měsíci

      Waa nin fiican oo kufay hadana soo istaagay oo horumar tiigsanaya mashallah. Deeq darajo fariin ugu dir inkasto uu hada gabar keenya joogta uu usocdo siduu sheegay 😁👍

    • @jeimaani2024
      @jeimaani2024 Před 3 měsíci

      🥰🥰🥰🥰

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez Před 5 měsíci

    Manchallah illahay ha ku xafidoo dhalinyaro badan baa u bahaan

  • @abdiazizibrahim9402
    @abdiazizibrahim9402 Před 5 měsíci +6

    Qofka aadka u aqliga badan haday balwadu latagto markadambe aqliga ilaahay siiyay ayuu ku badbaadaa oo balwadii oo dhan ayuu halmar ka baxaa guuleeyso sxb.

  • @Quulaawi
    @Quulaawi Před 5 měsíci +10

    Kan yare deeq waaya arag maaha waa wariyaha ugu khibrada yar ee dad waraysta ee aan arko

  • @user-hp1xt5th4x
    @user-hp1xt5th4x Před 5 měsíci

    walal sharmake m n.
    ale comriga hakuu barakeyo

  • @user-zd5iq5yo8n
    @user-zd5iq5yo8n Před 5 měsíci +1

    Allaah haka soo saaro Insha allah

  • @hawoabdullahi9107
    @hawoabdullahi9107 Před 5 měsíci

    ❤❤❤❤ guuleeyso walaal ale kusoo hadeeyey horey usoco

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 Před 5 měsíci +3

    Ilaahay kuguma celiyo inkastoo aanu waxba kaaga tegin oo diiftuu kugu reebay kaa muuqato ilaa hadalkaagii waxkale ayuu kaa dhigay

  • @rso143
    @rso143 Před 5 měsíci +4

    Alhamdulilah Allah ayaaa soo hadeeyey Allah ha ugu wado aamiin

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 Před 5 měsíci

    (ALHAMDULILAH)🤲🤲🤲🤲(RABBI) hakuu siyaadiyo Caafimaadka🤲🤲🤲Hana KAA madobeyob drugdka(ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲🤲🤲🤲

  • @NuuraCumar-zo8vd
    @NuuraCumar-zo8vd Před 5 měsíci

    Manshalaa. Kuwakalen. Alehakasohadeyo. Amiin

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 Před 5 měsíci

    Masha Allah keep going brother

  • @baashiabdi9882
    @baashiabdi9882 Před 5 měsíci

    Maansha Allah I’m so proud of you bro,

  • @fadumomahamed1598
    @fadumomahamed1598 Před 5 měsíci

    Mashaa Allah ilaahay ha xafido

  • @elhanweera2435
    @elhanweera2435 Před 5 měsíci

    Mashaalahu wall ilaahay ba ku xafiday Mashaalahu alxmdulilaahi rabil caalamin wall hore usoco ducan kugu daray ❤ from somaalilaan capital hargaysa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @umusumaya8186
    @umusumaya8186 Před 5 měsíci

    Maashalh.illhay.hakusugo

  • @haania2495
    @haania2495 Před 5 měsíci +1

    Allah lee maad u sheegatid Yaa soo fariiso ku dhahay umada hortooda oo allah dembi dhaaf waydiisatid dambigaga waa la qarsadaaa allah ayaa dembi dhaaf la waydiistaaa 😭

    • @abdiyussuf3048
      @abdiyussuf3048 Před 5 měsíci +1

      Diin waxba kama taqaanide aamus. Ninkaan kuma faanayo ee wacyi gelin ayuu wadaa iyo inuu dhalinyarada dhibkaas kujirta tusaale unoqdo. Marka waaya aragnimadiisa laga faaideysanaya. Intaasna diinta madiideyso oo isagaaba ajar shaqeysanaaya mashallah .

  • @user-wx6in9ik1m
    @user-wx6in9ik1m Před 5 měsíci

    Masha alaa ilaahay ba mahadle

  • @fowziaahmed522
    @fowziaahmed522 Před 5 měsíci

    Khayr allaha ku siiyo manddhow

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q Před 5 měsíci

    Masha allaah illaahay kuguma soo ceeliyo marka ad noogumad fah faahin dad badan baa xalada dad koodi ku hiraan marka fa faaihim badan kamu bixin dhigi siidi lago mirin inta cishu ku jiriy

  • @marftoons5249
    @marftoons5249 Před 5 měsíci

    Asc, Allah jidka xaqa hayna wada tuso, Amiin

  • @zahraabukar8700
    @zahraabukar8700 Před 5 měsíci

    Jazzaqer

  • @maryananshur5732
    @maryananshur5732 Před 5 měsíci

    Ilaahay haka madoobeeyo oo kuma celiyo dhibtaas

  • @BashirAbdimalik
    @BashirAbdimalik Před 4 měsíci +1

    Am proud of you gesi❤

  • @nasteha874
    @nasteha874 Před 5 měsíci +1

    Wale walid badan America jogo ilmahoda war umahayo 😢 Ilahow kuwena sokaroyo xafid kuwa kujirana badbadi😢

  • @abdillahiahmed6963
    @abdillahiahmed6963 Před 5 měsíci

    Wan idin salamay dhaman bahda xogmaal media special deeq darajo and Mohamed paracetamool

  • @qaliabdi290
    @qaliabdi290 Před 5 měsíci

    Alaa hanuun ladamcay Alle haku xifdiyo

  • @nijaj9157
    @nijaj9157 Před 5 měsíci

    😢😢😢 waan ilmeeyay wlh Waa Ada iyo wax u sheega iyo hadal Wanaaga walaladiin dadow yeesan idinka weynin laga yaabe one day walalkaa hdlka aha wanagsan qalbigiisa bedelo.
    Allaha u ziyaadsho hanuunka Allah ban ma baryay wasaqdaa in Yuna Ku noqon

  • @user-lk2gb3ht1y
    @user-lk2gb3ht1y Před 5 měsíci +1

    And Aadbaan kuusalaamay mastar darajo wiilkaan walaalkeena waxaan ku oranayaa waxaad soomartay hadii aad waaya aragnimo kafaa iiday maada qasaarin hadiise aad kulaabato waad qasaartay bilu aadanka ilaaheey waxoow ujecelyahay qofka qaladkiisa kasooo laabto oo toobadkeena horay usoco walaal

  • @fowzahmed2694
    @fowzahmed2694 Před 5 měsíci

    MashAlaah ilaahay dibkuuguma celiyo wllo

  • @daacadyare396
    @daacadyare396 Před 5 měsíci

    Manha Allah waa ilahay mahadiis walalkan ilahay so hanuuniyay

  • @halimomohamed1487
    @halimomohamed1487 Před 5 měsíci

    Masha Allah Allah illinta waan Celine ayay
    Illahay mahad leh

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 Před 5 měsíci +1

    Allaha kusoohanuuniyay baa mahadleh

  • @hagimohamoud6653
    @hagimohamoud6653 Před 5 měsíci +1

    Waa barnaamij fiican oo wacyi gelin ah. Sharmarke waa geesi soo fariistay Tvga oo ka hadlay dhibaatada dhalinyarada Somaliyeed heysata. Somaliyey isu istaaga oo caawiya dhalinyarada, soo dhoweeya si ey balwada uga haraan.

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 Před 5 měsíci

    Allaha ku hanuuniyay hahanuuniyo Walaalaha wali waalan

  • @fardowsaabdi2754
    @fardowsaabdi2754 Před 5 měsíci

    anigu waxaan dhihi lahaa wiikaan ilaahay kaasaaray mahad badan u celi noqona mid dhalinta ku jirta waxaa dhiiri geliya oo gacanta ka qabta adookale waxbay ka maqlayaane ilaahay ha soo hanuuniyo aduun iyo aakhiro seeg weeye waxaani