Beenta iskuulka iyo runta Nolosha !

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • Online ka ka baro xirfad aad lacag ku sameeyso Si free ah.
    skillshare.eqc...
    Haddii aad Coaching gooni ah rabto fariin ii soo dir.
    t.me/XaliyeAli
    Apple Podcast : podcasts.apple....
    GOOGLE PODCAST: podcasts.googl....
    SPOTIFY: open.spotify.c....
    #xaliye #xaliye #xaliye #Xaliye #Xaliye #Xaliye #Xaliye

Komentáře • 89

  • @Fikradaha_XaliyePodcast
    @Fikradaha_XaliyePodcast  Před rokem +30

    Online ka ka baro xirfad aad lacag ku sameeyso Si free ah.
    skillshare.eqcm.net/Aox1PN

    • @farahhassanelmi3205
      @farahhassanelmi3205 Před rokem +1

      @@Ahmed_Ashiim nio Aniga maba ii shaqeynayo oo lacag buu iweydinayaa ee see yeelaa

    • @garuuntech
      @garuuntech Před rokem

      Sxpyaal free trial wayeh 1 month ka dib Credit card ka aad galisey lacag ayaa laga jaran doonaa sido kale macalinka xaliye lacag commission ayuu ku leeyahay, ee Xirfad barta lkn ogaada in lacag niigala qaadanaayo wax lacag la’aan eh na ma jirto dunida.

  • @Faarax1234
    @Faarax1234 Před rokem +15

    Prof xaliye wxn ogadey in iskuulka waxa ka socda ay ahaayen khiyano maskaxdeena si dadban loogu sameynayey sababtoo ah: macalimintu waxay na dhihi jiren maxad jeceshahay inad mustaqbalka noqoto, lkn nama aysan dhihi jirin maxaa mustaqbalka suurta gal kuu ah inaad noqoto, waayo duruufta iyo xldada ayaa......

  • @Hassan_616-sh9ol
    @Hassan_616-sh9ol Před 5 měsíci +2

    1. Fashilku waxba kama qaldana.
    2. Inaad khaldanaato waxba kama qaldana.
    3. Waa caadi in aad su'aal iska weydiso waxa lagu baray.
    4. Inaad wax Fahamtid aya ka fiican xifdiska.

  • @jamaalkariiye6197
    @jamaalkariiye6197 Před 5 měsíci +3

    2024 inta daawanaysa love

  • @liibaanck
    @liibaanck Před rokem +3

    Ustaad Labo ayaan Kuugu xiran nahay Wax badanna waan kaa Faaidey Jazaakalaahu Kheyran .

  • @hiremedia2059
    @hiremedia2059 Před rokem +4

    Alle haku barakeeyo mcln🥰

  • @Mahir52143
    @Mahir52143 Před rokem +6

    Facts! ♥️

  • @JaalleGardaadshe__49
    @JaalleGardaadshe__49 Před 4 měsíci

    Xaliye big respect macalin🦁🎖

  • @ibraahimyuusuf8228
    @ibraahimyuusuf8228 Před rokem +3

    Thank you teacher.... 🥰🥰🙏🙏❤❤💯💯

  • @sahracabdirisaaq1873
    @sahracabdirisaaq1873 Před rokem +2

    It's my first time in here cool video 😇😊

  • @RamdaanCabdi
    @RamdaanCabdi Před 4 měsíci

    yes macalin kuqaatahy

  • @apdibasidsayid6368
    @apdibasidsayid6368 Před 10 měsíci +2

    Macallin waa runtaa waana sabata keentay anigoo schoolka ku fiicnaa inaan 3 bilood ku dhawaad nolosha fahmi waayo , keentayna in aan ilaa immika dawakhsanahy heer aan gadhay profileka saarto sawir madow !!! NOLOSHA halmar hadaad fahanto bas .

  • @maxamedmohacadde7282
    @maxamedmohacadde7282 Před rokem +2

    maclin xaliye dhirageli yaheyga qaska ah

  • @YonisSaid-m2z
    @YonisSaid-m2z Před dnem

    Wllhy Been Maaha dadku ilaahy isku mid kama dhigin
    Xaliye Aqliga kujira Walli Ma arag Qof kujira Xaqiiqo jirto Waxwalba Fahanka ka qaado❤

  • @khalidabdiqadir
    @khalidabdiqadir Před rokem +2

    Thanks Mr macamilo ✊

  • @maxamedyaasiinengmoha5781

    Schoolku wuxusan ibarin shaqada suuqa iga horaysa
    Waayo wax xirfada layma barin

    • @A...A09888
      @A...A09888 Před rokem

      Haa schoolku xirfad lagu barto ama sida lacag loo sameeyo luuqad kuma baranysid tariikhda islamka io taarikhda aduunka kuma baranysid muxuu faido leeyahy waayahee

    • @A...A09888
      @A...A09888 Před rokem +1

      Maths io xisaabad kle unba madaxa lagugu xanuujin

  • @ebrahemmaahid2821
    @ebrahemmaahid2821 Před rokem +2

    ustaad xaliye😁

  • @crihmanyamaniiiman1405
    @crihmanyamaniiiman1405 Před rokem +1

    Maclina nolosha Kuma xumeyso hore uu soco

  • @duceysanemohamed7559
    @duceysanemohamed7559 Před 4 měsíci

    khalad walibo waala sixi karaa laakiin iskuulka inama barro waa sax wallahi

  • @ahmedwali3938
    @ahmedwali3938 Před rokem +2

    Hormar wacan zhpyal

  • @khadarfaarax2175
    @khadarfaarax2175 Před rokem

    mahadsanid macalin xaliye

  • @SuheybCabdi-fc2kr
    @SuheybCabdi-fc2kr Před 3 měsíci

    Haa walHi really

  • @xuseenaxmed7205
    @xuseenaxmed7205 Před rokem

    Thanks macalin

  • @saabirmaxamed
    @saabirmaxamed Před rokem

    Thank you teacher

  • @Farhan-1-11-23
    @Farhan-1-11-23 Před 11 měsíci

    Mahadsanid.. 😮

  • @abwaanmohadaud1152
    @abwaanmohadaud1152 Před rokem +8

    waxaan ahay qoFkii koowaad ee comment kasoo qoRa video xaliye aadbaa umahadaanthY

    • @salmanhassan1737
      @salmanhassan1737 Před rokem

      commentiga u horeyo muhim mahan inaa wax faido ayaa muhim ah

  • @lucaspubg
    @lucaspubg Před rokem +17

    The stuff they teach you at school is stupid, boring, and it doesn't work in real life. The school system, in my opinion, is a scam. Period.

    • @omaraboubakar6147
      @omaraboubakar6147 Před rokem +2

      Someone said school is a place where they keep the unemployed busy. Tbh i felt that

    • @lucaspubg
      @lucaspubg Před rokem

      @@omaraboubakar6147 that makes sense.

  • @vampire12319
    @vampire12319 Před rokem

    Aad u mahsantahay ustad

  • @mariaali5872
    @mariaali5872 Před 10 měsíci

    Ty❤️

  • @tacabowmahad7419
    @tacabowmahad7419 Před rokem +3

    Macalin xaliye waxaad ka hadashaa oo muuqaal inoogu soo samesaa dumarka ragga ladartama cosigaas ayaa wataa ustaad

  • @maxamedabdi5282
    @maxamedabdi5282 Před rokem +4

    Waad ku mahadsan tahay

  • @abdidahir9365
    @abdidahir9365 Před rokem

    Mahadsanid ❤️

  • @4ballswithoneman
    @4ballswithoneman Před rokem +1

    Idk what I learn in school every day I'll gonna school walahi school hate very much I didn't learn anything about life and world my opinion is school is nothing is a perison every day I wake up I'll going school and I sit my class if I stayed school in 2 and half hours I feels like boring and sleep because

    • @bull.run.1
      @bull.run.1 Před rokem

      You stay in school for only 2hours. And here in kenya we stay for 11 hours 6 days a week

  • @mohamedkaamilofficial5348

    Thank's Xaliye

  • @ayuupnuur6383
    @ayuupnuur6383 Před rokem +2

    The real life started after school end

  • @xaliyexaliyr3263
    @xaliyexaliyr3263 Před rokem

    Lajin guleyso macalin 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @cismaancarab4796
    @cismaancarab4796 Před rokem

    Mahadsnd macalin

  • @fadxyacaaql
    @fadxyacaaql Před 5 měsíci

    Walaahi maalinkaan form 3 galay warwarkaan bilaabay 3sano ku jiraa

  • @maxamedaways4705
    @maxamedaways4705 Před rokem +2

    Schoolku ma qeexo awoodahaga shaqsiyadeed, lkn waa qaabka ugu mudan ee garaad kaga loo tijaabin karoh, War qad yaroo lagu soo hor dhigay hadad F ka keentoh Noloshaa sidaa ubaaxada weyn Maxaad ka qaban kartah?!
    School is not the proplem the proplem is in your mind bro🧠

  • @farhanhaldor6176
    @farhanhaldor6176 Před rokem

    Lagend teacher

  • @cabdiraxmanfarxan7031

    Ustaat

  • @abdihakimereg
    @abdihakimereg Před rokem +2

    Iskuulka waxaad ku baran cashar kadib imtixaan ayaa nalaga qadaa.
    Nolosha dhabta ah waxay ka qadaysaa imtixaan kadib ayaad cashar ka baran.

  • @indextwo5810
    @indextwo5810 Před rokem +1

    Common W

  • @karaama1320
    @karaama1320 Před rokem

    Ustaaad❤✋🏻

  • @kariwan2482
    @kariwan2482 Před rokem

    Saxiix

  • @lifeinorder1
    @lifeinorder1 Před rokem +3

    ustad Ani ano faan iga ahyn alxmd lilah abehey baa quranka inaray Wana xifdisanahy waliba isbuuc walbo quranka rubacisa kusubcina
    waxan bartay luqadda English kafrom scrach ano jooga muqdisho waliba mahan sida private Yada somapida wax u dhigaan ee waxan u bartay si wafaqsan nidamka calamiga oo ah American accent wax aan lasamey karin majoro waxan bartay nucayada kala duwan oo digital marketing contacte craeting different off CZcams animation editing. and so on waxasoo dhan iskuul Uma galin mana u Aladin jaamacad faculty ga aan ka baratay jamacdeyda waa sharea and law imagine wax aad qabo karto iskuul adigo aadin amo jaamacd
    guys you need to develop self-discipline.

    • @najwaabiib4663
      @najwaabiib4663 Před rokem

      Masha allah wll hadda ayaan isku dayaa inan barto englishka waliba american accent somaliya ayan joga guri jooogna wan ahay

    • @abdirahmaanali24
      @abdirahmaanali24 Před rokem

      Wll american accent halkeen kabartaa ❤️ 😍 💖 ❣️

    • @lifeinorder1
      @lifeinorder1 Před rokem

      @@najwaabiib4663 sxb janiska ugu fiican heysata is bar ina dawatid luqada marwalbo

  • @DAACIMEDIA19
    @DAACIMEDIA19 Před rokem

    Quranka Allah hana fahamsiiyo

  • @zakariyefarhan1
    @zakariyefarhan1 Před 11 měsíci

    Attention

  • @Smiler2724
    @Smiler2724 Před rokem

    Bro subhanuallah actually me I hate studies , I just study religion islam only and i like to work on physically Jobs I knew the university, school and college is a waste of time how many students grudated university and colleges have degree and bachelor they are working in taxi, warehouses and restaurants and Mcdonald . They cannot find the jobs they are looking for and the companies they will ask them for experience and they don't have a experience so it's waste of time. They change the system of life which Allah made for the human.

  • @2daysago_
    @2daysago_ Před rokem +1

    Lkn school maxumo. Basics skills ayaad ka baraneysaa.. sida languageska...writings. ilmaha siiba wuu ufiicanyahay ilaa ay 16 ka gaaraan. Intaa wixi ka dambeeyo is a waste of time mar haduu 16 ama 17 ku gaaro ka saar oo shaqooyinka banaanka bar. Life outside school is very hard marka intuu yaryahay hala sii qabsado.

  • @WEHELCHANNEL
    @WEHELCHANNEL Před rokem

    ❤️🙏

  • @A...A09888
    @A...A09888 Před rokem +1

    Waa runtaa xaliye Iskuulka anu waan nacaa ba lkn walidka darti ayan u dhigtaa
    Schoolka luqad kuma baranaysid taariikh islaamka io tariikhada aduunka kuma baranaysid lacag sida loo sameeya kuma baranaysid maxuu faaido leeyahy hadaba ? Waxbarasho calmaniyad ah weeye waxani manhaj aan angu samaysanay maaha

  • @user-hb2up1jf6h
    @user-hb2up1jf6h Před rokem

    Macalin sanadkan mid baasa inaa noqdo rajena I.a🤦🏻🧑‍💻

  • @idledaud3086
    @idledaud3086 Před rokem +2

    Ustaad Xaliye wan shaqeysta xirfad wan leyahy lkn waxa budgetary igaso galo Ayan ii anfacan oo dakhli ahan ad ayu uu liita waxanan is leyahy jamacad kale bilow maxa sameya ustaad ma xirfadeyda Ayan hirmariya oo Ka sameya dakhli Ka sameya aniga og Inan manta shahaado waxba lagu helin ??

    • @thedigitalcreating
      @thedigitalcreating Před rokem +1

      Brother xirfadahaga hormari waa haday yihiin kuwo casrigaan la jaan qaadi karo mustaqbal fiicanna leh jaamacad iyo shahaado aduunka imika wax kama taraaan kaba sii darane 2023 kadib collage ku xaroo wax quman ilama ahan dadki collage 2015 kasoo baxay ayaa ilaa imika naftooda iyo mida waalidkod ku anfici la'.

    • @maxmuudmahrez1238
      @maxmuudmahrez1238 Před rokem

      @@thedigitalcreating aad uweyn zxip
      Su.aal ayaan rabaa inaa ku weydiiyo
      Wxn ardey dhigta fsalka f2 mana aqaano luuuqad sida englishka
      Ma.igi caawin krtaa sida aan luuqadaas ku baran lahaa

  • @shuaiprapdelfatahwarsame7386

    MACALIN MAHADSANID

  • @yasircade8207
    @yasircade8207 Před rokem

    Xaliyow ani gacanta xal kama
    Qadan ilaa hada maxaa xal ah

  • @muhanatfaarah
    @muhanatfaarah Před rokem

    😮

  • @zakariyefarhan1
    @zakariyefarhan1 Před 11 měsíci

    .🐐💯. 🧠.💡

  • @amirismaacil2592
    @amirismaacil2592 Před rokem

    Waaan ninka kusoo beira walaalayaal

  • @qoraneqorane8484
    @qoraneqorane8484 Před rokem

    Xaliye barbaariyaha wiilasheena

  • @pss9915
    @pss9915 Před rokem

    LNG

  • @AbokarAwNuux
    @AbokarAwNuux Před 4 měsíci

    maran masayrsanbaa tahay

  • @youtober..
    @youtober.. Před rokem

    lkn macalimuu cilmiga siduu macalin keyga ii sheegey cilmi macalin nimo io shaqeysi

  • @torkipoi6924
    @torkipoi6924 Před rokem

    Iskulki sidisaba waa been wax run Ah uu shego maba lahan dadka kudadalana ugu dambayn faqri bay udhintan

  • @masuldeeha
    @masuldeeha Před rokem

    Ustd mawduc ka samay side naftayda ujeclada?

    • @feysalabdirahaman929
      @feysalabdirahaman929 Před rokem

      war taaas miyaa dhib ah naftaada jecloow wa waxa u daran ka dherow cibadada Alle ku dadaaal wa intaaa

    • @masuldeeha
      @masuldeeha Před rokem

      @@feysalabdirahaman929 thnkz zhp mcn

  • @OmarMaow-xs6cq
    @OmarMaow-xs6cq Před rokem

    Mhdsnd.

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ Před rokem

    Xaqiiq ayaad Ka hadashey libaax