Hanad Iyo Somaliland Yaa Khaldan

Sdílet
Vložit

Komentáře • 52

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q Před 3 měsíci +3

    Kaafi caqliga hawaayan fariid 👍

  • @queentanya3787
    @queentanya3787 Před 3 měsíci +3

    Hanad baa khaldan.Nairobi ayaa Lagu dilay Hargeisa ayuu tegey oo lix bilood joogey markaasu kibray oo qarankii iyo dadkiisaba habeen iyo maalin inuu caayo live usoo galay. Abtinimo ayuu xeerin waayey oo maalinkasta yaga ayaa difaacayey oo uu gadashoda Ku dhuman jirey. Waxba ma dheera ugbaad aragsan iyo kuwa kale oo badan oo isaaqa oo jeelka liinta ku cabaayo.

  • @ZamzamYuusuf-re3pz
    @ZamzamYuusuf-re3pz Před 3 měsíci

    Mansha allaah illaahay haku xifdiyo wllo warunta dadku iyaga liinta raadsada

  • @haawomahamuud162
    @haawomahamuud162 Před 3 měsíci +1

    Mansha allaah hanbalyo guuuuuul guuuuuulayso kaafi cabdi mee arooskii

  • @haawomahamuud162
    @haawomahamuud162 Před 3 měsíci +1

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v Před 3 měsíci +1

    Absolutely waa runta xaqiiqi weyi ninkaani isaaga dontey

  • @farhiyaomar1769
    @farhiyaomar1769 Před 3 měsíci

    hanad ayaa qaldan 🎉🎉

  • @fadumaahmed1250
    @fadumaahmed1250 Před 3 měsíci +2

    Hadii abti laguuya hay abtigu miyaanu ixtiraam mudnen

    • @f.warsame1069
      @f.warsame1069 Před 3 měsíci +1

      Sorry. Hooyodi. Qoofka. Jaceel
      Ayaa. REER. ABTIIGI. IXTIIRAMA
      Kaan. Eedebta. Kuyaar

  • @nimcomahamedliban4758
    @nimcomahamedliban4758 Před 3 měsíci

    Libax libax dhalayi allah xafido guuul iyo gobanimo Somaliland Allah xafido 💚🤍❤️🌹🌹🌹🌹⭐⭐🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🥰🥰🥰🚀🚀🚀🚀✍️✍️✍️👍👍👍🙏🙏🌹🌹🌹💚🤍❤️🌴🌴🌴🌴🌴🤩🤩🤩💫💫🔥🔥😍😍😍

  • @umu2600
    @umu2600 Před 3 měsíci

    ❤💯

  • @safiyomahamad8842
    @safiyomahamad8842 Před 3 měsíci

    Hargesa waxa lamida majiran xamar hadajogto siwalbo ucaydo qofna waxaba kumadheheso saxib Hargesa hanagudin

  • @ayaancabdilaahi4965
    @ayaancabdilaahi4965 Před 3 měsíci +1

    Baryahanba jeelku donayay Linta xorkale 🍋😂

  • @HodanFayzal
    @HodanFayzal Před 3 měsíci

    Kafi runtu ku dhinta😢

  • @khadraguled4788
    @khadraguled4788 Před 3 měsíci

    Hanad waa biidhqaadte wuxuu doonyay in uu ceebeeyo hanad waa aylasoodiray

  • @foozia426
    @foozia426 Před 3 měsíci

    Waruntaa laakiin wiilka habaryar bany ahay ee ilahay faraj how furo

  • @sucaadluula633
    @sucaadluula633 Před 3 měsíci

    Iska dalbaday in la xidho kafi waa geesi run badan

  • @Kalmaalov
    @Kalmaalov Před 3 měsíci

    Waa views raadis abwaanimadii baa luuq ka gashay 😂😂😂😂 doqonimadii oo qof ah 😂😂😂

  • @abdirashidkaruur5980
    @abdirashidkaruur5980 Před 3 měsíci

    Abdi kaafi aad iyo aad waalo hanwaynaa abwaan hanad somaliland dhexdeeda lkn isagiiba dhiiqada isgaliyay

  • @sucaadluula633
    @sucaadluula633 Před 3 měsíci

    Kafi somaliland ma jirto ayu taganyahayba

  • @haliimafarah7691
    @haliimafarah7691 Před 3 měsíci

    Run taa weeye

  • @sultan2439
    @sultan2439 Před 3 měsíci

    Nio Kan doqonka ah bal eega faan buuba Ka dhiganaya kulahaa recordkan hanad buu u yaal

  • @user-pi3vr1bi8b
    @user-pi3vr1bi8b Před 3 měsíci

    Waa geesinimo inuu qofka wuxuu aminsanyahay qaar badan oo reer somaliland ayaa aminsan ma qaldana caalamka kama jirto is caburin

  • @qalinlechanel
    @qalinlechanel Před 3 měsíci

    Kaafi abihii ayaa talin jiray

  • @user-tw5du2vf8m
    @user-tw5du2vf8m Před 3 měsíci

    Hidkanlagadha siyay

  • @warsamemohammed9422
    @warsamemohammed9422 Před 3 měsíci

    Idoor idoor wasey wiilka mataabankartaa idoor sodii goojecadaa la idin qaxin idoor

  • @yurub5288
    @yurub5288 Před 3 měsíci

    Somalilaan baad ku walateen😮

  • @maxamudcidhbo8862
    @maxamudcidhbo8862 Před 3 měsíci

    Wiilka hadii abti loo yahay miyaan xaq loogu lahayn abtiyadii iyo waxay aaminsan yihiin inuu ku ixtiraaamo waxa kale ee aan layaabay somalidu qof hargeysa lagu xidho markay maqlaan ayeey afka gacanta geliyaan maxay uga hadli waayaan waxa dhacdooyiin ka dhacaaya deegaanada nagu xeeraan ee ajalaha waagii beryaaba lagu jaraayo

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q Před 3 měsíci

    Abwaanku wax afkiisa kasoo baxaya cada uma qalmo abwaan laakin wika hala soo dayo cidi kama xigto soomaaliland.

  • @warwannaagchannel7241
    @warwannaagchannel7241 Před 3 měsíci

    Hoyadii halagu waso

  • @hibaadam6349
    @hibaadam6349 Před 3 měsíci

    hanad ayaa qaldan

  • @saaraali9688
    @saaraali9688 Před 3 měsíci

    oo hada qof xamarjooga soomaaliya ma aaminsani soo ma dhihikaro waa maxay maamulkan waqooyi oo dadka xornimad kaqaadaya maamul inuu jiro raba oo saas udhaqmayo mid bohol kudhacaya ayuu u egayahay reer waqooyiyow soomaaliya meelakamida haisku aadina hargaysa ha idindeeqdo marka meelkasta oo soomaaliyi joogto waa in la idinku xiraa

  • @warsamemohammed9422
    @warsamemohammed9422 Před 3 měsíci

    Hanad wa geesi kafi adigaa fuley ah .kafi amus boqol illkodle hazal awey. Hannad wa geesi fuley ma ahan adigoo kale ah.

  • @abdisalamyoussouf4090
    @abdisalamyoussouf4090 Před 3 měsíci

    Can burabay

  • @qadanmohamed3659
    @qadanmohamed3659 Před 3 měsíci

    Sax

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 Před 3 měsíci

    Wiilka yar ee abtiga loo yahay maxaa laga xishoodo yaab dadku ceeb jecelaa

  • @user-pi3vr1bi8b
    @user-pi3vr1bi8b Před 3 měsíci

    Qofka wuxu aminsanyahay miyaa lagu cadabaa xuratul qawl kama jirto waalays caburinaa yurub madaxweynaha caynee waa fahanay qabiilwaaye miyaa karaan iyo somaliland isku mid kkkk

  • @user-gg6sd1st6b
    @user-gg6sd1st6b Před 3 měsíci

    Waan kaxumahay wiil ladhalay in laxidho sorry habo in loo dulqatay ahayd

  • @cosob8117
    @cosob8117 Před 3 měsíci

    Soomalilan waa soomaali lagama aamusi karo

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 Před 3 měsíci

    Soomalidu war ha lagasheego ayaa wax wayn la ah iyo in malmo la hadal hayo waxanay ogyohiin jeelka soomaliland inan lagu dhibataynay way ogyihiin cidina waxba ku smaynayn ka Jabuti ka xamar iyo ka Jigjiga ba way ka baqdan lakiin ka hargaysa waxay ogyihiin 4 cisho kadib tiyon waliba wax dhib ah loo gaysan in la so daynayo

  • @user-pi3vr1bi8b
    @user-pi3vr1bi8b Před 3 měsíci

    Ma qaldana hanad ayagaa qaldan oo dadka ku haysta maskaxdooda waxay jecelyahiin aan ka hadli karin dowlad maaha waa 4 jufo oo dowlad inay shegato rabto sidaas dowlad laguma noqda adiga kaafi inaad tagto miyaa rabtaa dhowan waxaad ka diyarsanee soo dhowayn nabiga scw nin ku yiri ii fasax sino asxabtii intay yabeen ku bodeen nabiga wuxuu yiri dhaafa oo si tartiib wax logu shegay

  • @saaraali9688
    @saaraali9688 Před 3 měsíci

    kaafi waad qaldantahay reehargaysa qaar badan baan aaminsanayn maamulka soomaalilaand xoriyatul qowl baa loo baahanyahay

  • @TheGansaipioFriendsShow
    @TheGansaipioFriendsShow Před 3 měsíci

    Awel ba alhara lo yidhi kibrka waxa la ga bartay wiil abti looyahay wayse tahay in lasiida yo layidhaado bati orad aad halkad anoon satahay tan somalilam ba lahodhahaa ka fiyoow dana rutad ka sheetay hadal ka oi qabyaaladi ku ma qaadin

  • @HodanFayzal
    @HodanFayzal Před 3 měsíci

    Hanadba khaldan

  • @AyaanIsmail-ro6ir
    @AyaanIsmail-ro6ir Před 3 měsíci

    Kan Cagdheer ee cabtooda ah HARGESA yaa ku soo daayay????

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před 3 měsíci

    Addunka ma jiro qof wadanka uu joogya ma aqoono odhan karo walaaahi hanad in shacbka lagu sii daayo aheyd waay jar jari lahen isgaoo nool

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před 3 měsíci

    Futdan iney ka xidhan baay aheyd waxuu yadhi isgoo Somaliland joogo ma aqoonsni in la dili aheyd bay aheyd

  • @yurub5288
    @yurub5288 Před 3 měsíci

    Somalilaan cadowgeedo hajabo

  • @warsamemohammed9422
    @warsamemohammed9422 Před 3 měsíci

    War idoor rer abti maleh.hanad horey usoco geesi ogaden