QISADA MAALQABEENKA ADDUUNKA IYO AABIHIISII DAYACAY YARAANTIISA.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024
  • WELCOME AND SUBSCRIBE OUR CHANNEL
    My FACEBOOK : / macaad2
    FACEBOOK PAGE : / inahosow
    INSTAGRAM : / ossmanny
    QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
    camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
    wide lense : amzn.to/37J7UrY
    favo lense : amzn.to/3e0X7KR
    camera bag : amzn.to/3mxGWIh
    camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
    lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
    lense 2 : amzn.to/2JashEq
    ND filter : amzn.to/2HDHDAS
    gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
    KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD CZcams KU BILAABI KARTO
    Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
    halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
    kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
    camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
    COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
    Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
    Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
    miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
    sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
    monitorka : amzn.to/37IOq6P
    macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
    speakers : amzn.to/3oyCLOb
    nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
    hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
    hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
    memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
    memory card holder : amzn.to/34vx3o4
    Qalabka CODKA - AUDIO
    microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
    lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
    USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
    wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
    voice recorder : amzn.to/37KGqlV
    mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
    LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
    softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
    smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
    reflector : amzn.to/37Y0vp9
    light gel : amzn.to/3dZgjsu
    MUUQAALO XIISO LEH
    CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
    FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
    FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

Komentáře • 157

  • @AASAASTv
    @AASAASTv Před 3 lety +44

    Hooyadaa janada Allaah hakeeyo🤲 hadaad comaantigan laak 👍saarto taloo imisa ayaa laak saari doonta 🤔

  • @apdihafidahmed
    @apdihafidahmed Před 3 lety +14

    *Alle Naxariisti Jano Haka Waraabiyo Dhamaan Dhalinyaradii Sportisk Ee Shalay Ku Naf Wayday Musiibadii Qaraxii Lala Beegsaday Baska* 😥🤲

  • @shaadhmadow9987
    @shaadhmadow9987 Před 3 lety +3

    Meesha Aad kuduubayso muuqaalka way quruxbadan tahay keep going bro

  • @zaynabnuur3156
    @zaynabnuur3156 Před 3 lety +8

    MashaAllah channelkan wan uxise wan kamaqna baryo alhamdulillah mahadsanid walal marwalibo sida wanagsan ee nogu sogudbiso waxyalaha adunka kadaca thats why i love this channel keep going walalo lots of love❤️❤️❤️❤️❤️

  • @saciidojaamac9095
    @saciidojaamac9095 Před 3 lety +10

    Well done 👏brother

  • @Real_nadiir
    @Real_nadiir Před 3 lety +4

    8:45 wlh waa iga qoslisay asagoo muluq ah markaad tidhi kal iyo laab ayaan u qoslay thanks for sharing bro

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet Před 3 lety +6

    Awoow salaxow 300k marka gaartid Apple wach igad noh
    Wiif jug wa so dhacay Legend hosow 🗣🤸‍♀️🎈👑

  • @foocarab2507
    @foocarab2507 Před 3 lety +6

    Maashaa allh anaa uhoreeya salan gobeed cusman hosow adi iyo qoyskaga😍❤

  • @haboonabdi1618
    @haboonabdi1618 Před 3 lety +1

    mashallh hosow wiil sharaf ka leh soomaali dhexdeeda alaha ku xafido adkaarta ku dadaal mamo

  • @mklsl3663
    @mklsl3663 Před 3 lety +8

    Horta dadku iskumid ma ahan biliaadamka ah waqtiga uu diiday inuu cunuga wax ka koriyo waxuu uu arkayay wax iska basiida ah markuu aduunyadiisa uu soo dhameestay ayuu soo xasuustay inuu wiil dhalay somalidaba wax ka buuxaan wax sidaasoo kale sameeyay

  • @mssedna9831
    @mssedna9831 Před 3 lety +6

    Mahadsanid bro hoosow😊

  • @safiyayaasin7529
    @safiyayaasin7529 Před 3 lety +5

    Hooyaday ayaa ituurtay anigo week jira hadaan waynadayna xidhidhkayagu ma ficna waan qiimeya oo xaq ayey igu ledahay balse xitaa dabecad ahaan isma fahano walidnta waxan dhihi laha ilmihina xidhidhidhiya

    • @zuubanabdirizak1018
      @zuubanabdirizak1018 Před 3 lety +2

      Abayo hooyo wax ma turte waxa laga yaba in laga qatay marka hooyo wa hooyo hada xuntahay iyo hada fican tahay Ina hesto allah ha u daaaayo inta an hesna allah ha u naxristo

    • @Xuralcayn
      @Xuralcayn Před 3 lety

      @@zuubanabdirizak1018 warunta markay yareydba laga dhadhiciyey inay hooyaded nacday ee runta ah ama korso ama isii ciyalka Alla hooyo hoygeda akhiro jana haka dhigo

  • @suniitaahajji3918
    @suniitaahajji3918 Před 3 lety +1

    Allaylehe wuu u qalmay inuu saas ku dhinto madama uu qof nool dayacay

  • @arawelo9504
    @arawelo9504 Před 3 lety +2

    Aabayasha ilmahoda kataga markay nagta furan oo somalida ah cashar hakabartan waana sheeko cajiiba 🤔🤔🤔🤔🤔🤔😭😭

  • @horseedlyrics1129
    @horseedlyrics1129 Před 3 lety +7

    King Hoosoow💝💥

  • @khadijosidow2086
    @khadijosidow2086 Před 3 lety +4

    Caawa ana uhoreyo haley sarohèe

  • @munirakhalil5379
    @munirakhalil5379 Před 3 lety +2

    Woow studio qurux badan ☺🌺❤

  • @zu7729
    @zu7729 Před 3 lety +9

    Raga Somali Tusaale ha u noqoto ilmaha hooyadod waa isla furaan canugaaga waajib ba ka saaran koriimadiisa hadii ow ka waayana inuw ku yaso waa istaahishaa

    • @aidarusmohamed877
      @aidarusmohamed877 Před 3 lety

      Sidaa ha dhihin walaal waalidku ha xumaado ama ha samaado Waa waalid xaqqa Waajib ah ayeyna kugu leeyihiin muhiimadana ma ahan aargoosi iyo sidaas ayuu I yeelay ee Waa Aakhiro iyo Malaha Aad ilaah Xaggiisa Ka filan Karto dib u xasuuuso aayadaha Qur'aanka caqliga tuuji oo si weyn u fikir

  • @madaaale463
    @madaaale463 Před 3 lety +5

    New office 👀

  • @abdinasirnasri9784
    @abdinasirnasri9784 Před 3 lety +5

    My Brother Keep Going Shaqo Adag Ayaad Noo Haysaa Mr wlba Guulyso Wllky💯♥️✊👏

  • @abdullaahiabdulkadir4474
    @abdullaahiabdulkadir4474 Před 3 lety +3

    Sxp galada waxayfirsadan mustaqabalkoda okaliya walid ku hadu halqalad kagalo ilmihiisa waxay kuciqaban inta kadhiman noloshisa markuwaynadan waxy geyan guryaha laguxananeyo wayelka si ay isku ilowsiyan walidintood sabatoo ah malahan iimanki tusilaha xaqa uu kuleyahay walidiku

    • @zu7729
      @zu7729 Před 3 lety +2

      Waalidka so kama keenin imaan la.aanta Waajibkii Alla Saaray qofkii dafira canug saqiir tabar yar ka taga waa istaahilaa in la dareensiiyo

    • @bidhaanqurux3518
      @bidhaanqurux3518 Před 3 lety +1

      @@zu7729 lkn adi waajibkaaga waaina kaaso baxdaa tiiisa alla kula xisaabtamaayo tedakale waxad beerato aaafalane caruurtaada danbe aalagafakeraaa

    • @zu7729
      @zu7729 Před 3 lety +2

      @@bidhaanqurux3518 Canuga & Waalidka yaa miraha eh waalidka canugiisa waxow ku tarbiyeeyo helayaa xitaa hadow dhinto owlaad saalixiin eh ka tago ducadooda waa sadakho jaariyah ceel ama masjid asago dhisay la midtahay fitnada dhan waa waalidka kheyrul masuulka ah

    • @bidhaanqurux3518
      @bidhaanqurux3518 Před 3 lety

      @@zu7729 haaaa waalidka halayn kara ama fcnay kara wanna barbarinta
      Alh ayaan kala xisabtamayo adiga xaqaga waina kasobaxda

  • @nemoapdy6230
    @nemoapdy6230 Před 3 lety +9

    Channelkan wan dhex sexda ka warn notification kga albabka iso garaca😂😂

  • @Siuuu212
    @Siuuu212 Před 3 lety +3

    Second comment

  • @maxamedamiin2392
    @maxamedamiin2392 Před 3 lety +3

    Allaha kuxifdiyo

  • @jimcaleziyad2446
    @jimcaleziyad2446 Před 3 lety +4

    Geep going brother

  • @gracekimani2520
    @gracekimani2520 Před 3 lety

    Arintaan waa waano macquul ah shukran

  • @raqiyaslifestyle
    @raqiyaslifestyle Před 3 lety +4

    Keep going walaal 👍

  • @anfacmaxamed8155
    @anfacmaxamed8155 Před 3 lety

    Warbixin nuxur leh iyo waaano inlaqaato ey aad wanagsanthy keep going hossow

  • @zahrahassan523
    @zahrahassan523 Před 3 lety

    Masha alaah SAX waye abe yasha ilmaha so raadin Wake up 😇

  • @somaliGigsdriver
    @somaliGigsdriver Před 3 lety +4

    Hooosoooow✋🏾❤️

  • @fardowsasacidhalane8307
    @fardowsasacidhalane8307 Před 3 lety +1

    Wcs Hosow waan ku salaamay walaalkeey sharaf badane

  • @thewhitenight1860
    @thewhitenight1860 Před 3 lety +2

    hossow pro barnaa mijka Almusamax noo soo raadi oo noosoodiyaari

  • @namelos2963
    @namelos2963 Před 3 lety +3

    Weli waxaan daremoya farxadi 200k🎈🎊🎉❤👉💞👈❤👍🏽👍🏽

  • @legendman8264
    @legendman8264 Před 3 lety +12

    talefon halesan aa qoralkan kasoo qaroyaa
    mid cusub igad 😂😂

    • @jhussain1507
      @jhussain1507 Před 3 lety +3

      Mid cusub marka lagugado kaada haleesan aniga isii ok

    • @Rays70713
      @Rays70713 Před 3 lety +2

      @@jhussain1507 marka adigaa aa kaso dhamaato plz ila so socodsii

    • @jhussain1507
      @jhussain1507 Před 3 lety +1

      @@Rays70713
      😂😂😂igu haleey isoo duceey hee inan helo kabacdina qof iga bedelo siihelo

    • @Rays70713
      @Rays70713 Před 3 lety

      @@jhussain1507 oky 😀😅😅

  • @halimohassan3574
    @halimohassan3574 Před 3 lety

    Maasha alaah horay u soco maamo mcn alaha iikaa xafido

  • @aishachannel4805
    @aishachannel4805 Před 3 lety +1

    Rag badan oo somaliyed baa qalbiga ka xanuunsanayo markey arkan qisadan

  • @shaadhmadow9987
    @shaadhmadow9987 Před 3 lety +1

    M.a

  • @ilyaasxusen3440
    @ilyaasxusen3440 Před 3 lety

    saxp wad mahad santhy

  • @sadiiqcali472
    @sadiiqcali472 Před 3 lety

    Salan sare waxa xaqiiq ah carrutada hada dayacdo wey kudayacayan thanks bro

  • @cumarsaadiq5520
    @cumarsaadiq5520 Před 3 lety +1

    Daawo magaalada ugu nadiifsan Afrika iyo sababta ay ku noqotay..
    👆

  • @iftinxussien6347
    @iftinxussien6347 Před 2 lety

    Sikastaba___qofka muslinkaa waalidka waa u naxariista. Inaa lakala roonaadana waa fiicantay. Dhanka N.America dadbaa ilmaha Ku dhaha qoriqori kitaag. Dowladuna waa qasabtaa iney waalidku lacag bixiyaa. marka waxaa laga yaaba inaa waalidka ey dhahaan masuulkiisa cunugaas iga wareejiya oo qofkale ha qaato.

  • @jakaakozedit9020
    @jakaakozedit9020 Před 3 lety

    Backroundga Green Screan Miyaa 🔥🔥

  • @dhemaninaofishiak9764
    @dhemaninaofishiak9764 Před 3 lety +2

    Lagent soobadi saaciib adoo mahadsan

  • @abdimohamed1909
    @abdimohamed1909 Před 2 lety +1

    Horta aniga ahan waxaan jira 21 sano ku nol daalka uk khaald ayaan galay aan ka qoomeyy gabadh cad ayaan si khaldaan ula seexdy 4 habeen kadibna uur ayaan ku leyahy ayy igu tiri sidi ayaan bilka ilmaha yar u bixiya imka wuxu jira 10 bilood marka waa masuulyad iga saraan isaaga khald kaas ayaan ka galay waligy igu weyna si xaran ah ula seexo gabadh marka waan saxy daabigaas weyn aan ka gaaly naaftyda iyo ilahy aan caasi ku noqdo alx wax kastba waa caad imka gabadha waan gursady 4 bilood ayaan qaby maalin ayaan imi guriga marka 7 sacdood ayaan sheeqya malinti waxaan arky nin caadan ah o sariirtydi jiifa marka waan iska so baxy waan is furney lakiin ilmahayga waan u taaga weekend kastba

  • @khalidibrahimabdi827
    @khalidibrahimabdi827 Před 3 lety +1

    Horey u soco hosow pro🥰

  • @sumayacabdisalaamcabdullaa9007

    First one😍😍😍😍💫

  • @muniirabdalla6162
    @muniirabdalla6162 Před 3 lety +2

    Iam from antwerb pro intee kajogtaa adi reply isoo gal zxb

  • @ahmadzaki5509
    @ahmadzaki5509 Před 3 lety +1

    Yellow green beans

  • @mrmohamed5302
    @mrmohamed5302 Před 3 lety

    Noso badi Sxb Qisoyinka Raga maalqabenka ah

  • @hakiim2323
    @hakiim2323 Před 3 lety

    Wcz legend hosow guuleyso abid
    💟❤❣

  • @anabosman7722
    @anabosman7722 Před 3 lety

    Masha allaha keep going walkey

  • @banfow4077
    @banfow4077 Před 3 lety +1

    Hooray usoco bro

  • @abshiroomaar5541
    @abshiroomaar5541 Před 3 lety

    Father like son wlhi

  • @exmayor5039
    @exmayor5039 Před 3 lety +2

    Osman salaam sxb manty anigaba u horeya show🙏

  • @ubahahmed3602
    @ubahahmed3602 Před 3 lety

    mahadsanid in badan

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 Před 3 lety +1

    Keep going bro ❤👍👍👍👍

  • @mudhiciro6336
    @mudhiciro6336 Před 3 lety

    Good legend Hosow pro ❤🥰🙏

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 3 lety

    Share

  • @fatumahassan4278
    @fatumahassan4278 Před 3 lety

    That is very sad.

  • @Fandhaal1
    @Fandhaal1 Před 3 lety +1

    Keep going bro

  • @najuuyuusuf9040
    @najuuyuusuf9040 Před 3 lety +1

    Hambalayo 2000 sabar Karb wllk

  • @dailyxiin
    @dailyxiin Před 3 lety +10

    Waa Sheeka yaaableh Ilmihi yaraa ee Uu Maalinta Tuuray Ayaa ah Maanta Ninka Ugu Hantida Badan Caalamka Mudane jeff bezos 1Millon Miyaad isiisid🤣

  • @barilafilmshd7307
    @barilafilmshd7307 Před 3 lety +3

    Hosow sxb ninki dhahay waxan joga sanadka 2027 warkisa xagu kudambeya

    • @Qeybdiid25
      @Qeybdiid25 Před 3 lety

      Waxaas ha aaaminin walal caqli miyaad lahayn

  • @zahraali8868
    @zahraali8868 Před 3 lety

    Awlada alle ku siyay wa inad ku mahdisaa

  • @alianshur1843
    @alianshur1843 Před 3 lety

    Aduun ka ninka ugu taajirsan manta waaa alen mask

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 3 lety

    Facebook

  • @deqoyusuf6791
    @deqoyusuf6791 Před 3 lety

    Qofka uguhoreya ahaay mashllaaah walii wlhii madawan wiilkan kuriiga ayuu wehel iguyahy bikos wadawada marwalba

  • @aymanabdikarim993
    @aymanabdikarim993 Před 3 lety

    Hasow ilahy haku sharfo nio wan kutagera

  • @zainabsabriye8200
    @zainabsabriye8200 Před 3 lety +1

    Hore usoco walaal

  • @ayaanahmed3247
    @ayaanahmed3247 Před 3 lety

    Hambalyo hossow good luck

  • @cudoonali865
    @cudoonali865 Před 3 lety +2

    Hosow walal waad qoraxaysatay 🤗

  • @kobciyeofficial9517
    @kobciyeofficial9517 Před 3 lety +1

    Ninka ugu lacagta badan somaha Elon mask hadana qaldanen

  • @meyma_beauty
    @meyma_beauty Před 3 lety

    Waa walaashiin meyma oo idin leh soo boqo channel keyga cunta karinta idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏.

  • @aswanahmed5652
    @aswanahmed5652 Před rokem

    Asc warhma abowe waakusalamay ado raliya qisada mid lamida oo haysata qoys Somali ah ayaan kula wadaga si dad badan wax uga faidan makula wadagi kara telegaram ma haysata ado raliya

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 3 lety

    LIVe

  • @gamalfarah7131
    @gamalfarah7131 Před 2 lety

    Diinta laanta waa dhibato waayo waalidka xataa haduu ku dayaco kama aarsan kartid waa inaad waalidkaga caawiso

  • @faarahrobleadan9934
    @faarahrobleadan9934 Před 3 lety

    Wcs thanks

  • @yusufabdirahman5509
    @yusufabdirahman5509 Před 3 lety

    Xariifka taajirka ah laftigiisa ayaa larabay odayga hadii uu xumaaday in Uu xiriiriyo waayo qofka waà qaldami karaa ee la,lam qaldamo. Sxiib taladaadana waà muhiim caruuraheena yaanan dayicin

    • @Xuralcayn
      @Xuralcayn Před 3 lety

      Hhhh ciyalka somalida aydariyan bay hadana saa dhahan meshan waa America bro😂

  • @madadaaloofficial6783
    @madadaaloofficial6783 Před 3 lety +2

    Arin cajiiba wiiyi

  • @said-dd1wb
    @said-dd1wb Před 3 lety

    Officekaaga hore kunoqo please🤔

  • @hodhanmohamed5607
    @hodhanmohamed5607 Před 3 lety

    Hor usoco saxiiib qaali 🥰💯❤✌

  • @farhiakaliilchannel4955

    Asc asxabta

  • @bulshomediabroduction9928

    Hosow hory usoco

  • @kamela775
    @kamela775 Před 3 lety +4

    kuwan camal no keen hasow nagada qashink iyo guryaha an la hajin ani habarti reer aaqroodka u ekeed waba dawan kari wayey qumayey u ekeed cabsi qurun nagadhaf ina aderow

  • @najuulajecley3010
    @najuulajecley3010 Před 3 lety +1

    Oskaa🥰✋

  • @abshiraden8309
    @abshiraden8309 Před 3 lety

    New feature

  • @ilyaasmaxamed1274
    @ilyaasmaxamed1274 Před 3 lety

    Please muuqal kaso sameey camerada aad is ticmaasho iyo microphoneka iyo qalbkga oo dhan please next video kadhig waayo dad badan aya xiiseenayo🙏

  • @haldoor6909
    @haldoor6909 Před 3 lety

    Horaa looyiri nimaad dhashey isagu kumadhalin wlhy waa xaqiiq waayo markasta waaridku waa mid ubadkiisa unaxariista ✔

    • @haldoor6909
      @haldoor6909 Před 3 lety

      @Hibo Ahmad hhh abaayo ciyaal miyaa lagugu dayacey sibaad ukulushahaye?

  • @ahmadzaki5509
    @ahmadzaki5509 Před 3 lety +1

    Www

  • @ahmedtaatiko30
    @ahmedtaatiko30 Před 3 lety

    Cajiib

  • @ugbadali5158
    @ugbadali5158 Před 3 lety

    Im first ❤️

  • @najuulajecley3010
    @najuulajecley3010 Před 3 lety

    Wllka

  • @mohammedNasri7
    @mohammedNasri7 Před 3 lety

    Fadlan kahadal sxb waa arimo waxlaga faaiido karo waxeyna dhiirigalin utahay dadka ay dayaceen aabayashood

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 Před 3 lety

    First 👀

  • @hibanuura5560
    @hibanuura5560 Před 3 lety

    Sorry

  • @rodaomar2916
    @rodaomar2916 Před 3 lety

    Asc sheikh saciid rage aya yiri blanka somaaliyeed markay några ifrån caruurtada way daran niinkana waba cadan ayaguna wa lamiid waxan illahay raag badan inay shalaynayan allah na waku Soraya masuliyadi ayad dayacday

  • @nashabdulkadir5537
    @nashabdulkadir5537 Před 3 lety

    Inaba caadi ma aha

  • @Koko-media234
    @Koko-media234 Před 3 lety

    Qashinka guryaha waa ncy plz naga daaa

  • @soundall7254
    @soundall7254 Před 3 lety

    Raga waa cadadod ine ilmaha nagu dayacan

  • @iqraabdullemohamud9343

    Background ka kahelay meel qurux bdn kusoo duubtay