Noqo Qof wax tar leh oo Dadka anfaca - Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • SUBSCRIBE CHANNELKA :: KALANA SOCO MUXAADRAADKII UGU DANBEEYEY EE SHEEKH MUSTAFE XAAJI ISMAACIIL
    www.youtube.co...

Komentáře • 366

  • @asmodhaaki43
    @asmodhaaki43 Před 4 lety +7

    Ilaahay Waxaan Ku Waydiiyay Labada Daaroodba inaanad Dhib Arkin Sheekh Mustpha🤲🤲🤲🤲♥️

  • @yusufdahir3884
    @yusufdahir3884 Před 4 lety +4

    Shekh mustaf m.a allh naga dhigo kuwa wnga qato misena ku dadalo m.a scw wada xaqa allh hanugu hanuuniyo❤️😍

  • @cabdallaibrahim4987
    @cabdallaibrahim4987 Před 4 lety +9

    Alle Hanoo xafido shekh mustafa isaga baaba na anfacay Doqoni waa mooge

  • @nimcohassan5828
    @nimcohassan5828 Před 4 lety +9

    ManshAllah sheikh Allaha ku xafido adiga iyo ummada nabi maxamed scw esp musliminta. Aameen

  • @hannaali6788
    @hannaali6788 Před 4 lety +31

    Jecliyaaa sheekh mustafa ❤️🙏❤️🙏

  • @mahaddalnurshe9769
    @mahaddalnurshe9769 Před 4 lety +7

    Mshalllh shekh Mustafa Ismail allha Ku abal mariyo waxaa Thy shiikha Kaliyah Ee aan dhagesto Allha Ku Xafido 💯💯💯💯

  • @Naaaib
    @Naaaib Před 4 lety +2

    allah janadii ku geeyo sheikh mustaf anagana allaha nagu anfaca cilmigaaga

  • @abokorcarabileeye3177
    @abokorcarabileeye3177 Před 4 lety +11

    sheekh mustafe xaaji ismaacil ilahay haku barakeeyo, mawduuc qiimo badan ayaad nala wadaagtay .

  • @aymanamaan2020
    @aymanamaan2020 Před 4 lety +21

    masha allah. sheekha rabbi cimrigiisa ha raajo, dambigiisana alle ha dhaafo, raxmaanku labada daaroodba ha u naxariisto ee runtii waa qof wax tar leh.

  • @ikraanmaxamed5671
    @ikraanmaxamed5671 Před 4 lety +5

    Masha Allah sheeqeena alaha kuxafido intay nolol jirto sheeqeena waxbadan naga doorsoonaa ayaa indhaha noofurtay ala kasakow alaha kaa awaarmariyo sheeqeena almustafa

  • @bashirhoussein8055
    @bashirhoussein8055 Před 4 lety +10

    ماشاء الله محاضرة مهم شيخ مصطفي بورعو حفظه الله

  • @enjoyyourtime8437
    @enjoyyourtime8437 Před 4 lety +18

    Masha Allah Allaha ku xafido sh.mustafa Allaha nagaadhigo kuwoo waxtaraa dhamaanten

  • @haniabdirashiid1004
    @haniabdirashiid1004 Před 4 lety +4

    Mashallh sh Mustafe xaaji ismaaciil

  • @humbleadniizha9234
    @humbleadniizha9234 Před 4 lety +5

    masha allaah jasakallaahu kheyr sheikh mustafe

  • @zamzamcaalim5054
    @zamzamcaalim5054 Před 4 lety +4

    Jazaakalaah qeyr shiiq allah ku xifdiyo

  • @dhaashanecade5999
    @dhaashanecade5999 Před 4 lety +12

    Thanks sheekh Mustefa jazaakallahu kheyr ilaahay haku xiftiyo sheekh

  • @mahamedhayaan1607
    @mahamedhayaan1607 Před 4 lety +8

    Mansha alah sheikh ilahy haku xafido
    Ilahyna haka ajirsiiyo muxaadarada muhiiimka ah

  • @cumaraxmednuurcumarc.r8923

    Masha alla sheakh mustafa haji ismaciil Alle haku xafido

  • @drsnajmaabdi8455
    @drsnajmaabdi8455 Před 4 lety +7

    Ilaahay haku xifdiyo sheekh

  • @shukriceynab6887
    @shukriceynab6887 Před 4 lety +9

    Jazakallah kheyr sheekh Mustafe xaaji ismacil haruun allaha ha ku barakeeyo

  • @amanofficial411
    @amanofficial411 Před 4 lety +14

    Masha allah
    Sheekheena ilaah haka abaal.mariyo sida aad juhdiga inoogu bixineydo🙏jazaklh

  • @fadumommohamed9454
    @fadumommohamed9454 Před 4 lety +3

    MANSHA ALAHA ILAAHEY HA NOODAYO CULUMADEENA SHEEKHEYGA JESAAKALAAHU QEEYR

  • @cinayaahmed2177
    @cinayaahmed2177 Před 4 lety +7

    mnsha laah sheek mustafe ilhy hku xifdiyo aduun iyo aaakhiraba ilhy hayno kaa daayo

  • @farduusmahmud4247
    @farduusmahmud4247 Před 4 lety +1

    Mnsha allh allaa yafiduka shiikh mustafe

  • @bilan3675
    @bilan3675 Před 4 lety +5

    Masha Allah

  • @diisofficialchannel5011
    @diisofficialchannel5011 Před 4 lety +16

    ماشاء الله
    بارك الله لك
    فضيلة الشيخ مصطفى حاج اسماعيل هارون

  • @zahrahajji9020
    @zahrahajji9020 Před 4 lety +4

    masha allah allaha kuxifdiyo sheikh

  • @najmodhuhulow170
    @najmodhuhulow170 Před 4 lety +13

    Xafidahullah ya sheikh mustafa

  • @hipakhirzi3417
    @hipakhirzi3417 Před 4 lety +1

    Maasha allh sheekh

  • @fatimafariido6527
    @fatimafariido6527 Před 4 lety +32

    SHEIKH MUSTAFE XAAJI
    HADUU YAHAY CIWAANKU
    waxan weydiin lahaaa suaal
    waxaan Ahay gabadh 22jir ah
    Aan waqtiga u saamixin wax barasho
    waxaa i dhalay labbe waalid oo is furay
    waxaa i barbaariyay Ayeeyo iyo Awoowe
    waxan bartay Quraanka labba jus uun
    Kadib daruufa jiro Awged dugsiga layga sar
    waxan jclahay inaan barto Aqoon Diini ah
    Hadana hadan wax barasho tagi lahaa
    Qof iga saarayo ma jiro biil intan baran
    ee tallo igu caawi sheikhow mahadsanid
    hadaad qof kaloo Aqriyay qoralkayga tahay
    Tallo wad isiin kartaa Soo dhawoow wll
    inna Soo duceeya ilaahay cilmigaa ii fududeyo 🤲

    • @hodaayeh4
      @hodaayeh4 Před 4 lety +4

      Wallashay qaliyee adi hada wax aad jirtaa 22 Sano yacnii wax waad qabsan karta isku day in aad radiso shaqo aad hal galin ka shaqayso oo ku laabo qur,aanka sabatoo ah isaga ayaa aduun iyo akhriba ku anfacaaya

    • @handsomehuss3730
      @handsomehuss3730 Před 4 lety +2

      Anigaa diyaar u ah in aan ku caawiyo wax barashadana kaa dhiibo, ila soo xiriir walaal Gmail kaan aan leeyahay
      (Lacalla121@gmail.com) fariin iigu reeb gmail kaas.
      Mahadsanid

    • @fatimafariido6527
      @fatimafariido6527 Před 4 lety

      @@hodaayeh4 mahadsanid baayo sharaf

    • @fatimafariido6527
      @fatimafariido6527 Před 4 lety

      @@handsomehuss3730 xafidullaah 🤲
      Allaha ku sharfo zidaad ii sharaftay
      Lkn wll ma garanayo sida Gmail fariin logu diro wlhi
      Addaa mudan 💯 wll qaalia Jasakallaahu Qeir

    • @hassanhussienahmedmohamuud2809
      @hassanhussienahmedmohamuud2809 Před 4 lety +1

      Walashey niyada kher usheg wx waliba wd baran karta lkn wxa xoga sarta in ad quranka barato sababto ah asaga kugu filan adun io akhiro

  • @hananibrahim3630
    @hananibrahim3630 Před 4 lety +2

    Msha alh

  • @ashahirsi1838
    @ashahirsi1838 Před 4 lety +3

    Jaskallah kheyr sheikhuna illahey ha ku xifdiyo, illahey anagana ha naga dhigo kuwii ku anfaca.

  • @umaaliyahessa3155
    @umaaliyahessa3155 Před rokem +1

    Mashaa'Allah illahay xaqa haynagu sugo aduunka iyo aakhiradaba

  • @kamaalDeelka
    @kamaalDeelka Před 4 lety +8

    Masha alaah sheeq mustafa cimridheer iyo cafimaad alah kusiiyo amiin

    • @wardaasmran3920
      @wardaasmran3920 Před 4 lety

      Masgm!$#@@@!!!+$$$$$$$$$$$$$$$$$$#####$$#$$$$##÷=$'sssssd eeecfre22and fdxx dirtay 10e

    • @wardaasmran3920
      @wardaasmran3920 Před 4 lety

      Þgqqģģèçď

  • @adiinunasiixa2936
    @adiinunasiixa2936 Před 4 lety +2

    Aamin dhamaantiinba walaalayal

  • @dr.mustafenoor2197
    @dr.mustafenoor2197 Před 4 lety +4

    Sheikh mustafe

  • @mohamedabdisalannorhalane7479

    Ilaahey janatul firdows ha ka waraabiyo

  • @amrannoor604
    @amrannoor604 Před 4 lety +2

    Allh ya xifdakum sheek mustafe xaaji ismaaciil haruun♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🎀🎀🎀🎀🎀♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @Layla6793
    @Layla6793 Před 4 lety +3

    Rabiyoow naga yeel kuwa dadkooda wax tara

  • @deeqfarow5062
    @deeqfarow5062 Před 4 lety +25

    Sh mustafow ilaah baa kugu dhaarshaye mxa nooga tageyza haddaan kaa dambeyno buug maad qortid🥰🥰🥰

    • @eartrail
      @eartrail Před 4 lety +1

      Muxadaroyinki sowkuwan yaala.

    • @aqoon114
      @aqoon114 Před 4 lety

      Walal sh. Mustafa ma lahan Facebook youtu.be. Qofkaan magaca shiqa ow isticmaloya

    • @dikra7267
      @dikra7267 Před 3 lety

      Manshallah

  • @abdinasir2639
    @abdinasir2639 Před 3 lety

    Sheekh Mustafa talo tan ugu fiican ayuu na siiyey waana mida kaliya ee aan aduunka inta aan joogno wax iskugu qaban karno. Ilaahey ummada Soomaaliyeed qalbiyadooda ha mideeyo.

  • @khalidahmed9025
    @khalidahmed9025 Před 4 lety +1

    Maasha allah ilaahay ha kudhaawro ilaahaybaan ku dhaartii ilahay dartiis ayaan kuu jeclahay ilaahay waxaan ka baryaya inaynu janatul fardawsa aynu ku kulanao inshaa allah

  • @haaruunmacruuf4124
    @haaruunmacruuf4124 Před 2 lety

    Sheekh Mustafa Haji ISMACIL Haaruun xafidahullah ♥️♥️

  • @husnikinaani436
    @husnikinaani436 Před 4 lety +6

    Msha laa

  • @zaharayare9717
    @zaharayare9717 Před 4 lety +1

    Masha Allah sheikh Mustafa illahay dartii baan ku jeclahay illahay haku jeclaado illahay haku barakeeyo

  • @Theoneofthelegend
    @Theoneofthelegend Před 4 lety +11

    MashAllah Sheikh Allah haku xifdiyo

  • @aliahmedbalcaano1864
    @aliahmedbalcaano1864 Před 4 lety +5

    Allaha kuxafido shiiq mustaf

  • @asmahquen7756
    @asmahquen7756 Před 4 lety +7

    ماشاء الله تبارك الله فضله شخ مصطفى ربي يحفظك

  • @asraasraabdi2333
    @asraasraabdi2333 Před 4 lety +12

    Allah hakuhifdiyo sh ❤❤🥰❤❤❤

  • @mohamedmuhumed7135
    @mohamedmuhumed7135 Před 4 lety +1

    Masha allah allow sheekh mustafe cilmiga u badi

  • @zaahirofficail1663
    @zaahirofficail1663 Před 4 lety +4

    Mashallah

  • @user-ux3ux7gc1m
    @user-ux3ux7gc1m Před 4 lety +2

    Baraka alaahu fiik

  • @zainepzeinep7835
    @zainepzeinep7835 Před 4 lety +4

    Jazakallah shiikh mustafa xaji ismaciil haaruun❤

  • @drs.suldishhazzo6541
    @drs.suldishhazzo6541 Před 4 lety +5

    Mashallah 🥰 Inshallah ☝️

  • @fadxiaxmed3996
    @fadxiaxmed3996 Před 4 lety +13

    Sheekh mustafe allah haku xafido wax badan kaa faa,iday

  • @yurub5288
    @yurub5288 Před 4 lety +2

    Mash Allah ilahay haydin xafido sheekh Mustafa

  • @khadarmohamoud5835
    @khadarmohamoud5835 Před 4 lety +1

    Thanks shiikh

  • @hamdaabdirizak1992
    @hamdaabdirizak1992 Před 4 lety +1

    mashalah💯💯💯❤❤ sheekh ale ha ku xafido

  • @awbaskacabdishakur1849
    @awbaskacabdishakur1849 Před 4 lety +2

    Sh.eekh masha aallah🙏🙏🙏🙏🤲🤲💛🙏🙏🙏🙏✋✋✋

  • @abdirizakdarwizh9509
    @abdirizakdarwizh9509 Před 4 lety +5

    Shekh Mutafe X. Ismacil
    ilahay waxa kaga baryay cimri dher io cibado suuban❤❤

  • @qisooyin3185
    @qisooyin3185 Před 4 lety +2

    jazaa kumullaha khayra

  • @ikranawale5450
    @ikranawale5450 Před 4 lety +1

    Masha allaah tabarakallaah sheikh musdafe ilahay haku barakeeyo aamiin yaa allaah

  • @fadxioslo4269
    @fadxioslo4269 Před 4 lety +2

    Mnsha allaa Sheekh allah ha kugu abaaliyo janatul fardawsa aclaa anaga kuwii uu anfaco alle hanaga yeelo alaahuma aaaaamiiiiiin

  • @samiasimanchannel9293
    @samiasimanchannel9293 Před 4 lety +7

    Msha allh allah yaxfidukah

  • @hamdiali668
    @hamdiali668 Před 4 lety +2

    Masha alah

  • @theoneandonlyonetheoneando907

    M.a ♥️♥️

  • @cabdifatahofficialaadan757

    Masha allah wll

  • @jafarmohamed1353
    @jafarmohamed1353 Před 4 lety +2

    Jazakallah sh Mustafa

  • @qadansaleban3601
    @qadansaleban3601 Před 4 lety +4

    Mansha alaaaaah shiikh ale cimriga hakudhereyo

  • @yuufapage2317
    @yuufapage2317 Před 4 lety +14

    Wlhi shikh mustafe illahi dartis ban ku jeclahay

  • @bashkaroyal358
    @bashkaroyal358 Před 4 lety +5

    Masha Allah shekh Alle haku dhowro

  • @cabdixakinharuun1007
    @cabdixakinharuun1007 Před 4 lety +4

    Mansha Allah alle hakaa jasaai siiyo

  • @abshirosman26
    @abshirosman26 Před 4 lety +13

    Masha allah Illahow caafimaad iyo cimri sii sheekha mustafe x.ismacil iyo dhaman inta lamida

  • @ilwaadqurux1022
    @ilwaadqurux1022 Před 4 lety +2

    Manshalah manshalah

  • @shanzilaki6537
    @shanzilaki6537 Před 4 lety +5

    Mansha Allah. Shekh mustafe 😍😍😍😍😘😘😘😘. Ilahay haku karameyo 😍😍😍😍😍

  • @mohametniyadsame9081
    @mohametniyadsame9081 Před 4 lety +2

    Maashaa Allah jazakallah

  • @hussein1800
    @hussein1800 Před 4 lety +11

    SHEEKH MUSTAFA
    RABBI ABAAKLAAGA HA GUDDO

  • @maskiintiiallemawalwasho726

    Illaahow kuwa ambiyada micigooda noqda naga yeel yaa rabii 😭🤲👈

  • @a.samedhaddi7114
    @a.samedhaddi7114 Před 4 lety +5

    جزاك الله خير

  • @dahirdayax7074
    @dahirdayax7074 Před 4 lety +4

    M.a shikh mustafa xaji ismacil🙏🙏

  • @ahmedabukar3258
    @ahmedabukar3258 Před 4 lety +3

    Masha allah alle haku xafido sheikh mustafe xaaji ismaciil haaruum

  • @soomaalisomalia3758
    @soomaalisomalia3758 Před 4 lety +6

    Mansha allah❤❤❤❤

  • @sharmarkeahmedmohamed3034

    masha allah allaha ku dhowro

  • @xamdiqadar8481
    @xamdiqadar8481 Před 4 lety +2

    Alle ha nagu kulmiyo Jannada Insha allaH

  • @abdihakinadan2741
    @abdihakinadan2741 Před 4 lety +2

    Asc baarakallaah shekhunaa fadil shekh mustaf ismail harun

  • @suadaydid5270
    @suadaydid5270 Před 4 lety +4

    JZKL KHEYR SHEEKH Mustafa

  • @mushakabdi7583
    @mushakabdi7583 Před 4 lety +1

    MnchlllaH Allhe ha kaa jasaaid siiyo sheekh

  • @khaalidkhaalidaxmed3734
    @khaalidkhaalidaxmed3734 Před 4 lety +1

    Masha alh shekh alh haka abal mariyo

  • @zeeraarfilms6836
    @zeeraarfilms6836 Před 4 lety +4

    الله يطول عمرك يا اخي

  • @maxamedmaxamuddaahir1952

    Magacaygu waa mohamed mohamoud dirie bullaale waxan lee yahay sheekh mustafe haaruun ilaahay ajar iyo xasanaad badan kaa sii muxaadiradan qiimaha iyo qaayaha leh ee aad bulshada u soo jeedisay kuna baraarujineyso ummada islamka.

  • @cabdirashid899
    @cabdirashid899 Před 4 lety +1

    Mash alle

  • @mohametgorgor8325
    @mohametgorgor8325 Před 4 lety +12

    Masha Allah iLaahayow Wadada wngsn na Tus😭

  • @yahyemawliid8895
    @yahyemawliid8895 Před 4 lety +1

    جزاك الله خيرا جزا الشيخ مصطفي حاًجي اسماعيل هارون

  • @mulkimumin2109
    @mulkimumin2109 Před 4 lety +1

    illaahay hakaa abaalmariyo shiikh aduun iyo Aakhiraba❤❤❤

  • @mustafaabdillahi6282
    @mustafaabdillahi6282 Před 4 lety +2

    Praise be to Allah

  • @mhmasterchannel2694
    @mhmasterchannel2694 Před 4 lety +1

    Mansha Allah ha ku xirdiyo sh

  • @xassanmnuur213
    @xassanmnuur213 Před 4 lety +5

    Masha Allah alla haku barakeeyo

  • @ahmedjama3294
    @ahmedjama3294 Před 4 lety +4

    Masha allah allah haku barakeyo sheekh mustafe

  • @zahrahajji9020
    @zahrahajji9020 Před 4 lety +4

    جزاک الله خیرالجزاء

  • @abdikhadirgarsee1110
    @abdikhadirgarsee1110 Před 4 lety

    Masha alah shekh musdhafe ilahay ajir haka siyo