Waxay Aamineen Hadii Muuse Biixi Dhamaystiro Heshiiska Itoobiya In Doorashada Laga helayo Mucaaradku

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • Waxay Aamineen Hadii Muuse Biixi Dhamaystiro Heshiiska Itoobiya In Doorashada Laga helayo MucaaradkuNinka hadalka wasiirka Arr. Dibada Turkiga ku farxay, miyaanu cadowga Somaliland ahayn.
    Somaliland rag baa intaa jabkeeda fagaarayaasha kaga hadla oo maalin walba halka uu u arko inay u liidato oo ay ka dhimanayso ku dhufta.
    Waxaan ogaa in rag masuuliyiin ah oo dalka hogaankiisa uu hunguri kaga jiro ay lahaayeen " Ciidankii waa la jebiyay ee qirta" oo xisbi horjooge ka ah doorashada u taagan.
    Maantana taageerayaashii xisbigaasi waxay ku damaashaadayaan in dawlada Turkiga ay kala tuurtay MOUgui Ethiopia iyo Somaliland.
    Anigoo garan kara in wax cusubi aanu soo kordhin hadalka ninkaa, haddana waxaan is weydiin lahaa ma kuwii mashxaradi lahaa baa, mise waa muwaadiniintii ka dhiidhiyi lahaa hagardaamo kasta oo qarankan soo gaadha.
    Anigu waxaan lee yahay shacbiga reer Somaliland ha ka fiirsadeen cida ay dalkan u dooran lahaayeen oo yaanay cod siin xisbiga qarankan cadowgiisa mar la farxa, marna la cadhooda.
    Waxaan lee yahay " ha dooranina kuwii shalay Cabdirisaaq Khaliif iyo huwanta la jaalka ahaa oo ha ku kadmina kama sokeeyaan kuwa in qarankani dumo ku riyooda ee inala doonaaya inaynu dib ugu dhacno godkii Lixdankiiyee.

Komentáře • 65

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před měsícem +2

    Guuuuuuuul somaliland viiva somalilnd viiva somaliland viiva

  • @sumayayounis3970
    @sumayayounis3970 Před měsícem

    Masha Allah tabaarallah guuleso waa runtaa 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před měsícem +2

    Guul soomaalilaan❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Před měsícem

    Guuled dhiig malaha isaga iyo issaq intooda badaniba difaaca dalkooda waxaa kala wayn cuqdaday musee u qabaaan !!! from saylac city somaliland republic ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @truthinyourface7345
    @truthinyourface7345 Před měsícem +1

    Guuleed Waa faqash faqash dhashay

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před měsícem +2

    Cadawga gudaha iyo debedaba ilaahay hajebiyo oo hsuuliyo aamiin

  • @user-yz9di7qp7x
    @user-yz9di7qp7x Před měsícem +1

    Alleh ha guuleeyo madaxwayne muuse iyo halganka aad ugu jirto qaranka soomaaliland
    madaxwayne waxan ogaaday in ay kaa dhab tahay soomaaliland oo noqota dal aduunku aqoonsany oo baasboor koodana ku taga dal kastoo aduunka ka mid ah
    waxan kale oon ogaaday qolada ii kaa galisay cadaawada an hore kuugu qabay madaxwayne in waxa kaliya ee ay kugula coloobeen ay tahay lacago xaq dara ah oo ay siin jireen madaxwayna yaashii kaa horeeya mudane madaxwayne waxn kale oon ogaaday markaan daba gal badan ku sameeyay mashaariicda aad qabaty iyo ood run ahaantii 100/60 aad fulisay mudane madaxwayne markan daba gal wayn ku sameeyay reerkiina in aad uga badisay iyo shaqada dawolada iyo in kale waxan ogaaday in aanu uga badanay reerkiina xaga dawlada iyo xaga mashaariicda ama shaqaalaha dawolada in xisbiga an ka soo jeedo ee wadani in reerkayagu ugu badanyahay shaqaalaha dawolada aanu ugu badanay
    taasina waxay beenaysay wixii layga kaa sheegay
    mudane madaxwayne iga raali noqo
    markan miisaamy in tiina siyaasiyiin taa waxan ogaaday adiga iyo faysal cali waraabe in aanu jirin qof idinka muwaadisan snm waxn leeyay idinkaa na xoreeyay idinkaana aqoonsiga noo keenaaya
    mudane madaxwayne muuse biixi cabdi
    guusha soomaaliland waa adiga Allehna waa garab kaaga

  • @Abdulrahman-xv2uf
    @Abdulrahman-xv2uf Před měsícem +1

    Wuxuu hadlay wixii calooshiisa ku jirey iyo cuqdadii ka buuxday iyo xasadkii reer wadani waa qabyaaladii oo qof ah waa khasaare alle ku qabey.

  • @CaliFarxaan-u2v
    @CaliFarxaan-u2v Před měsícem +1

    Somaliland guul

  • @user-mr6sp3yh7e
    @user-mr6sp3yh7e Před měsícem

    Red aan diid khayr male

  • @wabarisaaq5290
    @wabarisaaq5290 Před měsícem +1

    Ma xishoode sidii dameerkii qaaqle in muuse weelsha u xalo xabashyahow beenalaha ah

    • @Footballgamer1589
      @Footballgamer1589 Před měsícem

      Waxan gaboobay ee gadhka cadle miyaadan ahayn? Adeer xishood 60 jir laguma caytamo e

    • @abdit8270
      @abdit8270 Před měsícem

      Haya waa maxay ninkan weyn oo hadana madhan waa maxay wabar? Ku fahansy huwan...

  • @user-sg3hs3hn9u
    @user-sg3hs3hn9u Před měsícem +2

    Ninyow aan ku saxo 1 guuleed baad ku tasbiixsanaysaa ee isagu waa nin laba dhagax dhexdood kasoo dhalaalay soomaaliland na waxbarasho bilaash ah may siinine jeebkiisuu wax ka bartay, mid kale oo run ahna waa in sl aanay waxbasho bilaash ah siinin cidna, sl anaa ku nooloo wax ay I yeesho mooyee waligay waxba ima tarin.
    Laba, hadalka ah muuse wuu tagayaaye sl way joogaysaa waa naflacaarid nimo waayo waa KALITALIYE dadkanna xusuus xun bay ku leedahay taasi, tiro ma le intuu qaanuunka jabiye in la mucaarado waa sahal waa in la maxkamadeeyo dunuubtuu dalka ka galay, ciidankii buu jabiyay , sharaftii buu dhaawacay , dhaqaalihii buu fadhiisiyay, hanti buu boobay dalka ma isagaa leh oo yaa siiyay?
    Saddex, heshiiska ethio- sL na dee siyaasadda la isma baryee muuse intuu hargaysa meeraysanayo ayaa la kalatuuri karaaye isba muu carqaldeeyo wadahadallada soomaaliya iyo ethopia u socda, waa maxay cabashadu??

  • @user-zu5qx7ff9n
    @user-zu5qx7ff9n Před měsícem +1

    Yaa faqash dooranaya

  • @jamacxirsi8598
    @jamacxirsi8598 Před měsícem

    Hahhhhhhhhhhhs
    Loyarka

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r Před měsícem +4

    Xisbiga waddani oo dhan baa sidaa Guled Dafac qaba.

    • @user-qq2ll6zs8h
      @user-qq2ll6zs8h Před měsícem

      ✅🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍💚💚💚💚💚💚💚💚🤍💚♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Před měsícem

    cilmigiisu hadii dhiiglahayn wuxuu faayido leeyahay ? wadanka iyo muse waa midkee ??? from saylac

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před měsícem

    Waa dameer xaarmajo ushaqeeya

  • @moabdi3860
    @moabdi3860 Před měsícem

    Well done brother ❤

  • @user-il6lr4oo4v
    @user-il6lr4oo4v Před měsícem +1

    Gulped dhiigii waa hanbo faqash we kuwa ubaahan in laogaado diloodey sidii ilmo furaShkii fashilmey kkkk

  • @aadanxasan2832
    @aadanxasan2832 Před měsícem

    Waa maxay soomaliya uga maarmi la dahay somaliland

  • @Araweelo74
    @Araweelo74 Před měsícem

    Asc Caaqil kasoo hadal geeleh calool dadka isaaqe siba h.Awale jabuuti lugu ugaadhsanayo gar iyo mag la'aanta

  • @HusseinDimbil-x3m
    @HusseinDimbil-x3m Před 29 dny

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Waar ragga bbc ushaqeeya waxay ubadan yihiin reer soomaaliland
    Tankale guuleed dafac si dhexdhexaad ah ayuu uhadley hadii uu soomaaliland raaco birto sidee loo wareysanayaa
    Tankale waa runtii muuse biixi guul iyo utahay haddii mou la saxiixo

  • @ismailhagisaeedabdi
    @ismailhagisaeedabdi Před 29 dny

    Kuwaas oo kale ee buka waa loo duceeyaa malaha soo hadal qaad waayo wa waxba yahay ee iska ilaw...

  • @CaliFarxaan-u2v
    @CaliFarxaan-u2v Před měsícem +2

    Somaliland waxba mayeeli karaan

  • @Mariamitio
    @Mariamitio Před měsícem +1

    Guled haduna dalkiisa difaacayn muu xafadooda fadhiyo!

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před měsícem +1

    MUCAARIKA SL WA DACIIF. MADAXWEYNE MUUSE BIIXI CUDUD BANAANKA TAALA YAA KABAFIN KARA

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 Před měsícem +2

    Marka horseback dalfac waa dadka garaadka ka daciifa xitaa muuqaalkiisa ayey ka muuqataa in aanu ahayn nin lab

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 Před 28 dny

    Saxiib reer baa cayda kaa cilmi ito caqli guulwade fogaaday.
    Adeer muse waa madaxwayne slla d.

  • @xasancabdifarax7764
    @xasancabdifarax7764 Před měsícem +1

    HADI RUNTA LASHEEGO MA MUUSA LANECEB YAHAY

  • @user-ov2wz5eh9u
    @user-ov2wz5eh9u Před měsícem +1

    Muse wuu xujoobay qatar ayu geliyay qowmiyada somaliyeed somalina ma iloobi doonto

  • @Caweys-pt3qs
    @Caweys-pt3qs Před měsícem +1

    Subaxaanallaha, Su'aashu waxa weeye Cilmigu qofka Caqaligiisa miyaanu korinin?Hadii kii jahilka aha iyo kii lamoodayey in wuu educated yahey aaney waxabab is dhaamin waa ayaan daro sideeda ah😔Looyer marka uu yahey qofku waa in uun mihnadiisa daacad u yahey😳

    • @sidaas95
      @sidaas95 Před měsícem +1

      Maya aqoontu waa intuu ilaahay qofka gasho maaha mid laguna barto digsiyada

    • @Caweys-pt3qs
      @Caweys-pt3qs Před měsícem

      @@sidaas95 Waaba sideey iminka u eegtahey

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před měsícem

    Geeeeesi waa dameer xaarmajo ushaqeeya buuuuufi bastarka

  • @KokoM-wp6ok
    @KokoM-wp6ok Před měsícem +2

    Waar guuleed dad kaluu u shaqeeyaa meel wadanka ka baxsana wuu ka lacag qaataa soomaaliland ma aamisana waa doqon isla booday oo nacaybka soomasliland ku caan baxay oo cuqdadaysan dadka qareen ka dhigtay ayaan la yaabay Waar laabtiisa masaabiir baa ka buuxda

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před měsícem +2

    GULED DADAC DIN IYO DAD NIMO MIDNA MALAHA

  • @mrali3601
    @mrali3601 Před měsícem

    Somaliland te de dad ki kale wu idin kaga baxay idinkuna dacalka is hausatan
    Wax reer waqooyi iyo Somalland ma jirto wuxu aha slogan gumaysi waayo hore sameeyay

  • @user-mr6sp3yh7e
    @user-mr6sp3yh7e Před měsícem

    Caadalqaatayaal weeyi wax aqoon a male Xanuun as ku dhacay

  • @KokoM-wp6ok
    @KokoM-wp6ok Před měsícem +1

    Waar maad ilawdeen ina darfac inuu yahay kuwa ka shaqeeya dhibaatada soomaaliland iyo inuu yahay xisbiga buura fuulka kuwa ugu sareeya Iyo inuu yahay inuu dad khaasa u shaqeeya markaa qareen maaha ee waa guuleed xaar warwaal doqona

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před měsícem +2

    MUUSE BIXI YAA QABAN KARA WAA WILHOG BULSHADA COD KEEDA HAYSTA

    • @Burcawi24
      @Burcawi24 Před měsícem

      Nafar yar oo cod ah ayaad keliga u haysa laxey 😂😂😂😂😂😂😂

  • @hassanmohamedegue9762
    @hassanmohamedegue9762 Před měsícem

    Nacas.

  • @user-il6lr4oo4v
    @user-il6lr4oo4v Před měsícem

    Jan dalfac la leyahay dhiig qadaadweyn baa kujira waa hanbo faqash

  • @salebanbissad1852
    @salebanbissad1852 Před měsícem +2

    Guuleed imika waa la qabaa ma nin ayaad moodaysaan nin reer xamara ayaa qaba

  • @Minnesotalove
    @Minnesotalove Před měsícem

    Guled He's not citizen

  • @user-pv2ww7ln6m
    @user-pv2ww7ln6m Před měsícem

    Way adag tahay in Ethiopia ka noqoto marka la eego arimo badan sida,
    1. Ethiopia oo ay bahdilaad ku noqonayso Qaran ahaan
    2. UAE iyo Ethiopia oo xidhiidhkoodu adag yahay taasoo UAE Somaliland wadato
    Waxaan qabaa in waxa ka soo bixi karaa uu yahay in shirka dambe laga dambeysiiyo November oo ku beegan doorashada si Madaxwene Biixi uugu noqoto dhirbaaxo siyaasadeed

  • @zahraibrahim6236
    @zahraibrahim6236 Před měsícem

    Gulped dafaac wu buugaa o caloshaa aya xanuunta cida waraysanaysa ayaba cadhow ah

  • @AGuled-z5h
    @AGuled-z5h Před měsícem

    Maxaad ka weyneyneysaa huwanta gudaha iyo cadow kalkaal.

  • @abdiqadirhusseinmuhumed9918

    Cilmiga uu sheegto guuleed dafac waa cilmi dudun galay. Duddunta aboor ayaa gala. Guuleed dafacna huwan ayaa gashay oo ka dhex hadlaysa......waxaa markhaati u ah ama cadayn u ah hadalkiisa iyo muuqiisa

  • @inanabiadam8766
    @inanabiadam8766 Před měsícem +1

    Heego ba tahy waryahe muse wa dhiig yo cab

  • @omerkhadar6485
    @omerkhadar6485 Před měsícem

    Guled cerigabo ayuu ka ymid 10 sano horted wanu dadalay lkn wa nin qabiil un weyi wali

  • @aadannuuriye3937
    @aadannuuriye3937 Před měsícem +1

    Tuug tuug dhalay beenaale wariye usgag ah ayaa tahay guuleed run buu sheegaya muse waa ninka dumiyey somaliland xabashigu ma hooyada bay qabta war qolonimo iyo qashin ha kula meeraysan dadka

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 Před měsícem

    Waar buufi waxan usulis cadowga gudah iyo kadibad buufi

  • @aadanxasan2832
    @aadanxasan2832 Před měsícem

    Waa maxay soomaliya uga maarmi la dahay somaliland