Deg-deg! Xisbigii Wadani Oo Noqday Bahala Galeen Cadho Ururtay Qofkii Soo Cadhoodaaba Dalaq Yidhaa..

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • Deg-deg! Xisbigii Wadani Oo Noqday Bahala Galeen Cadho Ururtay Qofkii Soo Cadhoodaaba Dalaq Yidhaa..‎@MARACADDESHOW ‎@DabaGalkaWararka1 ‎@mmsomalitv ‎@HornCableTV1 ‎@UNIVERSALSOMALITV ‎@BRITSOMALITV ‎@BBCNewsSomali ‎@VOASomali ‎@HORUFADHIMEDIATV ‎@HORUFADHITV ‎@XogtaDahsoon634491178 ‎@dhigaaltv161 ‎@Bulshotv ‎@horyaal24tv18 @idaacadabuuluxuubay@Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official
    #muqdisho #boqoradastelka #hargeisa #somaliland@ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Halhays Media #isaaq #daarood #somaliland #somalia @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channel @QISOOYIN & REACTION @Qisooyin Group @HALHAYS SHOW 24k#warka
    #dagaal
    #Laascaanood
    #gooja_cade
    #Somaliland
    #ssc
    #khaatumo
    #muuse_biixi
    #garaad
    #warqaad
    #warka_maanta
    #Somalia
    #Puntland
    #Somalia
    #saciid_deni
    #Muqdisho
    #hargeysa
    #xasan_sheikh
    #xamse_Cabdi_bare
    #Reysalwasaare
    #Madaxwayne
    #jabuuti
    #Galmudug
    #Jubaland
    #KoofurGalbeed
    #Hiiraan
    #Jigjiga
    #Sool
    #warar
    #ciidan
    #dagaal
    #garoowe
    #saciid_deni
    #aaranjaan
    #Baarlamaanka
    #dastuurka
    #puntiland
    #siyaasada
    #Somalia
    #darood
    #hawiye
    #isaaq
    #garxajis
    #GoojaCade
    #sool
    #Madaxwayne
    #baarlamaanka
    #guul
    #Somaliland
    #somalia

Komentáře • 46

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 20 dny

    Guuuuuuuul Somaliland

  • @amalhassan56
    @amalhassan56 Před 21 dnem

    Walalhay waa run wadani cadawga Somalind weeye ✅✅✅✅✅

  • @Internet_n_Things
    @Internet_n_Things Před 21 dnem +2

    “Malinta laysoo furo wadani iga eega” 😂😂😂😂 Walahi that’s a powerful statement…. Smart and funny girl loool

  • @sakariyeCabdi-yu6bo
    @sakariyeCabdi-yu6bo Před 21 dnem

    ASC,, marka hore dacaad may ahsyn qarankoda ayay. Munafeqeeynayn wayna imanlaayi'in reer wadani (ILLAHAY BA KA MAGAN GALNAY ) JSLAND guul inshallah ❤❤❤❤❤

  • @user-ln6wf3ce8v
    @user-ln6wf3ce8v Před 21 dnem

    HABOONEEY. LAGUMA. FURO. AAMIIN ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ibrahimhassan1657
    @ibrahimhassan1657 Před 21 dnem +3

    xisbigani waa xisbigi tuugta iyo kuwi xilkii loo igmaday ka soo bixi waayay

  • @munirkh
    @munirkh Před 21 dnem +1

    Eheheheh Kulmiye Cadheysan. Xisbiga wadani waa garab Kulmiyaaa 😂😂😂

  • @user-uz4rg8fn6o
    @user-uz4rg8fn6o Před 21 dnem

    Maareeye laxay

  • @mohamedabdisuleman8113
    @mohamedabdisuleman8113 Před 21 dnem

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Amina-ts1lj
    @Amina-ts1lj Před 21 dnem

    Manta Kulmiya lawada yahay 💐💐💚💚💛💛

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Před 21 dnem +1

    Wadani faqash waaTENEG XASHIISH

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před 21 dnem

    Guul ilaahay cadawga soomaalilaan hajebiyo

    • @user-ln6wf3ce8v
      @user-ln6wf3ce8v Před 21 dnem

      @@FaadumoMaxmuud-qu9kh CADOWGA. SLAND. WAA. KUWA. ISKU. URURSADAY. XUSBIGA. WADANI (BUURAFUULKA). ALLOW. DALKA. IYO. DADKABA. KA. BADBAADI. KUWA. URAYA. AAMIIN

  • @amalhassan56
    @amalhassan56 Před 21 dnem

    Alle ha inaga qabto eeyda

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky Před 20 dny

    Ina Raage anigu 2017 baan ogaaaday inaanu qof wax fahasanba ahayn!

  • @FadumoAbdi-b5j
    @FadumoAbdi-b5j Před 21 dnem

    Xusbiga Ciro waa tenneggii xashiishka maxaayeelay ninkuu Biixi eryaaba wuu ku dhacayaa.

  • @GaasiraRashiid-c3y
    @GaasiraRashiid-c3y Před 19 dny

    Maareeye xilku waa meerto, beri horena adoo siilaanyo maagaya ayaan arkaayey

  • @husseinduale9354
    @husseinduale9354 Před 21 dnem

    waa bahala galeen iyo dad dalka xaday
    xirsi
    ina raage
    ina elmi hoono
    ina haashi
    iyo nuwo lale oo badan

  • @caliducaale464
    @caliducaale464 Před 21 dnem +1

    Wadani tuugbaa ku.ururtay waana intii markii kulmiye laga safeeyey ayaa musuqmaasuq inoogu dambaysey kuwiiyoo ilko dhiigleh lahaliilaya oowaxay boobaan doonaya bal ufiirso inta wasiir ahaa ee khamriga wada cabta eekulmiye ku eryey yaa kuwaas dooranaya c.raxmaan iyo xisbigiisiina iyagaa galaaftay oolagu nacay

  • @laylashii
    @laylashii Před 21 dnem

    Awalba way ahaayen Bahalo , waa kuwa Qarankoda Cadowgisa tagera intisa xuna ka shaqeya

  • @mohamedsaadmuse542
    @mohamedsaadmuse542 Před 21 dnem

    Qofka marka xilka lagaqaado muxuu ugubiira ururka wadani ee u xasuustaa isbadalka marka xilka qaranka uu hayo ee isucasiliwaayay xilka kahor

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 Před 21 dnem

    .❤❤❤❤❤

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub Před 21 dnem

    Wadani xashishka kulmiye so urursday

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r Před 20 dny

    WADANI WAA BAHALA GALEENA WAXAANISAGU TEGAYA CANAASIIRTII MUNAAFOQII CADHO URURTAYE

  • @AGuled-z5h
    @AGuled-z5h Před 21 dnem

    Maxaad ula
    yaa beysaa,
    aqoontii ayaa caloosha ka gashey.
    Waa masiibkood wixii ay duufsadaan waa yeelkood.

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 20 dny

    Huwanta xaarmajo ushaqeesa buuuufi

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 Před 21 dnem

    Wadani crazy people 😂😂

  • @libankay9188
    @libankay9188 Před 21 dnem

    DHAMAN SIYASIGA WAXBO SOMALILAND WLHI UMASO WADAN EE DADTODA UN BA QUSESA NIO RAAGA SOMALIYA OO CALANKA UGU LIDATA KA ADKAN KARI LA´A 34 SANO

  • @user-mj8wf7oc9i
    @user-mj8wf7oc9i Před 21 dnem

    Wa afki heego xishooda odweyne iyo cerigaabo ma sacsac must leh qabyalad qawan weye wixinu ee sl midaysan ba ladonaya sxb

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před 21 dnem

    Ururka jar iska xoorka ah ee dhiigii ciidanka gacmaha kusita yaa codsiinaya

  • @saeedabdullahi7652
    @saeedabdullahi7652 Před 20 dny

    Munaafiqiintu waa ay jiraan wakhti kasta iyo meel kasta. Maqaarkooda ayay u beddelaan sidii abeeso oo kale. Dantoodu maanta adigay ku jirtaa, hadday kula heli waayaanna dhinaca kale ayay u guurayaan. Ma danta gaarka ayaa ka muhiimsan mise danta guud ee qaranka ayaa ka muhiimsan? Isbadal noocee ah ayaan rabnaa??

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 Před 20 dny

    Isbadalkay sheegayan waxaa sheegay Raysalwasaha soomaliya Xamze Cabdi Bare waka isbadalkay shegayan xusbiga wadani isbadalkale mahayane waa Xamar uun soomaliland ha noolato aynu lenahay iyo mahayane muuse Biixi ilahay ha xafido

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r Před 20 dny

    WADANI QARANKA IYO DALKA IYO DALKA WAXA HADAFA KAMA LAHA WAXAADA MOODA HABALA YARYARA OO ADHI JIRA DADA SOMALILAND HADAA WADANI DOORATAA DALA DALAADA U DIYAARA GAROOBA

  • @abdirashidkaruur5980
    @abdirashidkaruur5980 Před 21 dnem

    Afnooli wuu hadlaa ayna wuuciyaa weeye sheekadadu

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h Před 20 dny

    Dameer tiimalsbka lasaaray ee laluntay waa xukuumada somaliland ee dalkii meelkaste kasooxidhay.

  • @user-ql6ef8ox5r
    @user-ql6ef8ox5r Před 21 dnem

    Waxaad kudartaa axmad muumin seed candho buurka

  • @Noobify101
    @Noobify101 Před 20 dny

    Anaabaeka naxay xisbigaas waxa xadhko goys isku shubay

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h Před 20 dny

    Waxa kadaran ninka tanoocaas ahi ay dirayso ee duliga ah.

  • @AGuled-z5h
    @AGuled-z5h Před 21 dnem

    Ciidanka qaranka lugtaa la qabtey, waa la dhabar jebiyey ,waa la basaasey
    oo buuro loo galey.
    2 goor ayaa jabhad lagu sameeyey.
    Wadani waa wakiilka cadowga qaranka somaliland, waxaana ku adeegta xamar,jabuuti,
    huwanta, dibada, garaad ina cali kaarshe,khaliif, ,iyo qaar kaloo badan.
    umadiina ilaahey fahamsii.

  • @AskarAhmed-k7v
    @AskarAhmed-k7v Před 21 dnem

    Caadini cali guray been bilar leh maxmud raage iyo qaar kalorier badan

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 Před 20 dny

    Ader dadkuu was xor
    Muuse waa faashil cidna lama shaqyn karto
    Maddaxdaaas hore Axmed siilnyo yay lasoo shaqeeyeene
    Adigu muuse xil waydiiso bal hh

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 Před 20 dny

    Beenala tahye na tus waxuu soo qoray
    Noyiw nin weyn baad tahy horgal nimdda iska si kle u shaqyso

  • @user-mj8wf7oc9i
    @user-mj8wf7oc9i Před 21 dnem

    Kadaab foqal kadaab yutubara Agbar inan gummed ayaadtahay kuhadlaya Afkii Adeerkii muuse juudaan Anagu waanu kunaqaanaaye umada kadaa beenta iyo borobagaandhada Aad mesha lafadhido hadaad jojinwaydana waxaa igubalana inaan kaaxidhidono yutubkaaga