Wararkii u Danbeeyey Cismaan Cumar Dool oo La Xidhay Faysal Cali Waraabe oo soo dhoweeyey $ Suldaan

Sdílet
Vložit

Komentáře • 95

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Před 14 dny +14

    Muuse biixi waa 5 kale m weyne codka shacabka yusra horgal NOOO VOTE

  • @faqashdhangax4884
    @faqashdhangax4884 Před 14 dny +6

    Siyaasi maaha waa sheydaan ina cumar dool

  • @user-zy3te4fp7y
    @user-zy3te4fp7y Před 14 dny +6

    No Vote for wadani No. Vote for Ciiro

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s Před 14 dny +8

    Waa suldan ku sheeg ciyala suuq ah oo qaldan oo qaran dumis ah😂😂

  • @FawziAhmed-qj3sm
    @FawziAhmed-qj3sm Před 14 dny +4

    CISMAAAN CUMAR DOOL WAAA ODAY SAAQID AH OO UBAAAHAN IN MADHEERA LIIINTA LOO QOOSHO 😂😂😂😂

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t Před 14 dny +5

    Waa in lagu xukumaa ugu yaraan 10sano.munaafaq uraya oo bilaa diin ah

  • @user-ou4xj6gj3e
    @user-ou4xj6gj3e Před 14 dny +3

    Waxaas Suldan sheeganaya

  • @ahmedwairah9489
    @ahmedwairah9489 Před 14 dny +4

    Waa nin caytama oo aan xishoon.

  • @user-yx5nw3ik3u
    @user-yx5nw3ik3u Před 14 dny +5

    Guul guul Somalian ❤❤❤❤❤

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před 14 dny +4

    Air PORKA HARGEISA AMAAN MAHA DAYARADAHA HALOO RARO BERBERA AIRPORT

    • @ifraxxasan5432
      @ifraxxasan5432 Před 14 dny

      Berbera aya leh waad huruda isla garxajis

    • @Halgame334
      @Halgame334 Před 14 dny

      @@ifraxxasan5432 GARXAJIS ODWEYNU KELIdi dega MELKALE MAHAYNO 9000 BA KA CODEYA MALA MINE POS BAD GASHEE

  • @faqashdhangax4884
    @faqashdhangax4884 Před 14 dny +4

    Buurmadow sidaa noogu xidhey haduu habarjeclo nahey waa ku taageereynaa dawlada waayo dalka iyo dadka dool iyo buurtu uma roona

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 Před 14 dny +4

    Somaliland guul iyo gobanimo ❤❤❤

  • @dulmar9139
    @dulmar9139 Před 14 dny +3

    Sharigu hashaqeeyo qof walba denbi kagalay dadka iyo qaranka somaliland waa in maxakamad lasoo taagaaa👍👍

  • @dulmar9139
    @dulmar9139 Před 14 dny +3

    Maayir moogena hanoo cadeeyo inuuyahay maayirka caasimada iyo inuu xaafadiisa uun maari uyahay😮😮😮

  • @seed3966
    @seed3966 Před 14 dny +2

    War waryaaal suldaanka oo weliba hadalkiisa qiimeeya 😮😮😮

  • @dulmar9139
    @dulmar9139 Před 14 dny +2

    Guul somaliland insha Allah ❤💬💚💪💪💪💪👍👍👍👍

  • @sadoali6622
    @sadoali6622 Před 14 dny +2

    hadii kii qaranka duminayaba aynu u soo banaan baxno inaguna la mid beynu nahay law and order ha shaqeeyo.

  • @saeedbuni8104
    @saeedbuni8104 Před 14 dny +2

    Ciidaaa galeee xaarweyneee

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 14 dny +2

    Guuuuuuuul somaliland

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Před 14 dny +3

    Kibir qaranka uma baahna dayuusku hadhinto yusra down down

  • @jibriilcali7475
    @jibriilcali7475 Před 14 dny +1

    Adeer run baanu kuu sheegi wax la yidhaa suldaan somaliland ahi ma jiro manuu jiri jirin mana jiri doona, waa suldaan ciidagale

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 Před 14 dny +1

    Ciidagale inla laayo ayey ahayd kuwa daba socda cusmaan Cumar Dool

  • @KhadarIsmail-sw2ue
    @KhadarIsmail-sw2ue Před 14 dny +3

    Ninka yidhi 16ka noofambar muuse madaxweyne ma noqonayo.ninkaa hooyo cadarna caayey.kafanka ha sii goosto.

  • @mohamedabdi3468
    @mohamedabdi3468 Před 14 dny +1

    Professor ka iyo suldan ka Rambo is modhey hala so xiro !!!

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh Před 14 dny +1

    Waxaasa sheeganaya sudaanka guud ee isaaq uhadlaya sidii dibjirka subxaanallah yaab

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 Před 14 dny +1

    Akhas suldaanoow xaalqaado hadalkana lakala odhan og Allah na lakala baryog 🤔

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před 14 dny

    Guul iyo gobanimo❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 Před 14 dny +1

    😂😂😂😂 yaac yaabo

  • @najahdarajo4689
    @najahdarajo4689 Před 14 dny

    Cismaan cumar Dool malaha Somali maaha Ee Waa Kenyan

  • @FarxiyaYusuf-dc1yh
    @FarxiyaYusuf-dc1yh Před 14 dny +2

    Taar tv

  • @sakariyeCabdi-yu6bo
    @sakariyeCabdi-yu6bo Před 14 dny +1

    Asc

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 14 dny

    Sax sax guuuuuuuul somaliland

  • @ibrahimmahmoud8860
    @ibrahimmahmoud8860 Před 14 dny +1

    Faysal cali waraabe. Awalba waxaa lagu sheegi jiray basas.soomaliya dawladii siyad bare imikana shaqadiisi ayuu u badalay basas muuse.bixi sidasay u eegtahay

  • @ashamohamed9299
    @ashamohamed9299 Před 14 dny

    Suldan afqashush😂😂😂

  • @VivasomalilandSNMQUEEN

    Cadawgaa somaliland Alee haajebiyoo somaliland guul guul guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @faqashdhangax4884
    @faqashdhangax4884 Před 14 dny +1

    Ogden baa k a danbeeyey

  • @user-vh5ou4im7l
    @user-vh5ou4im7l Před 14 dny +1

    Hadii lays maqlayo wxn suldaanku sheega ahna Hala xidho magacii ayu mel uga dhacay takale aygan madaxa xiirana dabada xaydh kaga gura ilaa uuka dilaaco

  • @mohamuudmohamed6926
    @mohamuudmohamed6926 Před 14 dny

    Maxamed.aadanoow.sulaan.ka.guud.ee.somalilaan.haraareen..

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia Před 14 dny

    Markii horeba buuq buu u imi hargeisa sheeko wadani

  • @user-bm8uy7ut4v
    @user-bm8uy7ut4v Před 14 dny

    waxaaan aay suldaaan guud ku sheegeen may ilkaha u xidhaan foolxumaa

  • @KhadarKadar-xc8df
    @KhadarKadar-xc8df Před 14 dny

    Maayarmooge waanu fahanay inaad inacumardool kulasocoto nacasnimada maayarkii caasimadana waatahay ninadhalankii kamaguuro waarun kubada lkn moogaha kalagu laagaya maaha aniga Shaw ilka Abeeso hoos kaxidhiidhi dhacda kasta nin akhriyaan ahay

  • @abdishaa9494
    @abdishaa9494 Před 14 dny

    Xazidmowad beneath dhuzada kkkkk

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 Před 14 dny +1

    Ceeb

  • @MaxamuudAxmed-ut5dn
    @MaxamuudAxmed-ut5dn Před 14 dny

    Hala xidho maranka

  • @Cirguje1
    @Cirguje1 Před 14 dny

    Waar ma kan oo kale baa nabad doon ah

  • @Jonhidhhoon434
    @Jonhidhhoon434 Před 13 dny

    Suldanka waa soldanka soomaland wana supdankagaa ka xishood

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 Před 14 dny +1

    Kkkkk siyaasi ina cumar dool

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 Před 14 dny +1

    Sdeer dalka sharci baa ka jira ninkani waa dembiile weyn e shirciga ayaan laga hor iman

  • @Dophill260
    @Dophill260 Před 14 dny

    Ciida gale yare 0000000.1 saameyn male. Sidoodiibaa Toon qoryaa lagaga soo guri.😂😂😂😂

  • @abdulkasem1398
    @abdulkasem1398 Před 14 dny

    Exactly, haloo kala tago xabaal iyo ninkeeda. Failed state of Somalia

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 Před 14 dny

    Ogeisis xadhiga Cismaan C.dool waa geed isku qaris qofka maanta niskii hare axankiisa madaarka lagu cunay oo la dilay waa aniga waxaa laygu bedalay gurey mr. cawl oo dhashay muuse wanaan qal lacagtii bedalkana waatii lagu kala qaatay lkn nabsiga iyo dulniga waxaa gurandoona ninkan u dhalay ninkan u dhaanshay ninkan u hayaamay ninkii 100 nabar ka badan ugu dhacday iyo qaar kalo badan

  • @dulmar9139
    @dulmar9139 Před 14 dny

    Suldaan maad katanaa sushay inaad sii ahaato suldaaka somaliland

  • @MahdimaxamadMahdi
    @MahdimaxamadMahdi Před 14 dny

    Ay biladhaqana wlaahi bilaahi talaahi hadad kuhdicikartaan car waxsamey wle nin iskaga Ken hadhimayo

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 Před 14 dny

    Hooyadadii gogoldhaadka tiqiin was, wuu fadhiyayaa Muuse Biixi ama buur fuul ama halkii aad maatada kiishashka kagala hadhi jirtey ku noqo (xiligii halganka ) adna iskaga biir, ( hadba dhaan ku biirow )

  • @keyseamare8658
    @keyseamare8658 Před 14 dny

    Yaa Xidhay Cismaan Cumar Dool?

  • @Kaligiisduul5
    @Kaligiisduul5 Před 14 dny

    Xiligii taar tv ayas la joogaa iga daaya qeylada

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před 14 dny

    Huwan iyo hadhaa faqash looma baahna iyo calooshooda ushaqaystayaasha

  • @MuhammedYuusuf-bo2uh
    @MuhammedYuusuf-bo2uh Před 10 dny

    Ciidanka xooga dalka soomaaliyeed waa in u diyaar garoobaan

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 Před 14 dny

    Ciidagale maradii ayaa ka dhacday Suldaan koodii, maayarkoodii. Sakhraan kan waalan visa taageeraysaa waa la ogaaday waxay yihiin.

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 Před 14 dny

    Cisman dool wa dadka lahadhay wadani iyo wadankeno dhan

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 Před 14 dny

    Ninka ku caytamayay hoyada waxa ku samee Suldanka uu hadlaya ayan wa baba ahayn. Show tan kofiyad ah iyo cumamada suuqa harheisa u ba laga so ibsada wana la is magacaba. Suldanku afhayenki xabaglayda waxba ma dhamo

  • @faqashdhangax4884
    @faqashdhangax4884 Před 14 dny

    Lacag lawaa somaliyey

  • @najahdarajo4689
    @najahdarajo4689 Před 14 dny

    Ina Mooge Ma Wuxu Qabiil Ugu Doodaya Ninka Ilaahay Iyo Muuse Isbarbardhigay

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 Před 14 dny

    Sidey gabooyaha ula xidideenba ,gabooyaa laga dhigey ileyn ALLe swt waa caadile, qeylo,cay ,waa markayagii iyo buurahaanu fuuli doonaa, 😂.

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 Před 14 dny

    Ninka yidhi hooyadaa was waxaan leeyahay Adigu hooyadaadii sibiisha qadhmuunay was oo kala qabo , qadhmuun foqol qadhmuun hooyo la casyas hooyo la casuo ayey leedahay

  • @Afguduud
    @Afguduud Před 14 dny

    Addoon baa Madax noo ah wlhi😡
    Maxay qabtaan Amison khasaarada khasaaradu dhashay

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 Před 14 dny +1

    bal eega odayga duuuduubmay gabow dartii saanta ka gaboobay ee hooyo cayay ninka hooyo cayaay isaga ayan hooyo sharaf leh cayin waana eedidii isaga dhiigeeda leh islanta muuse dhashay muuse dhiigeeda malah hadana waxaasu ku hadlaya eedii caye ha loo bixiyo xoolahan nimankan h awal walahay bilahay way dulqad badan yihin waxasaa lo soo doonta sharkooda kale ma yaara iyo magac dilaka siday u yaqnaan lakiin dagaal kuma degdegan lakiin ragan mar wlaba way ka gardaran yihin denbiile in la xidha waa dastuurka qofka qof caya dastuurka way ku taala inu maxakamad geeo o loo xidho haaday k u cadato kuwan dhagaxa sita hadhow wa nalalayaay maha inay yidhahdan police garaxajis baa wata muuse ma wato xishooda ciidagalow ceebta halkay hurda wa idinkee

  • @KhadarIsmail-sw2ue
    @KhadarIsmail-sw2ue Před 14 dny +1

    Dadka ku doortay way kugu qaldameen.dibjir hooyo iyo aabo aanay korin baad u nasiib badan tahay,ha yeeshee cuqdad baad la kortay.maayarkii hore ayaa ku dhaamey.

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 Před 14 dny +1

    O kaan yaa gaabadhisa guursanay biisinke waahi baan kuu dhaarte waaxan kaa naaxo kaa guur saada maa dheehen

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 Před 14 dny

    reer slandnow tuug is eryanaysa iyo kanaa reer hebela dani idiinkuma jirtee waxaa ka ilbaxa oo faysal doorta

  • @user-pm6np3ei3f
    @user-pm6np3ei3f Před 14 dny

    Ader garxajiis waa fuulayaal wana cagaal shalaal caro iyo fasil ader darcya soo xadha rag matahadan

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 Před 14 dny

    Ina cumar dool waa huwan kalkaal user's ah waxana isticmalan ccb cawaga Somaliland habeenba Reer ayuu caayaa Waa in sharciga dawlanimada labaro oo dhaqan celis loo sameeyo

  • @faqashdhangax4884
    @faqashdhangax4884 Před 14 dny

    Weligiin Mala idin ilaalin

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 Před 14 dny +1

    Hala.gubo.nacalada shaaruubu xiirka,

  • @anwarfowziismaciil1040

    Benaale

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 Před 14 dny

    ina cumar dool wa daquud o oday dhamaday oo sida ciilka u caytamaa oo caqligu ku yar yahay kuwa u doodayana wa xoolo malain dhowyad waxan dawaday isgo cayay hj oo ku cayaa anaga noo codeeyaa xoolo xoolo kale jirin weye ilahaow dil kuwa wadankooda xasidaya ciidagale sanahan way washeen cado gude ina cuamr dool odayga dakharan suldanka lagu sheg po babaulaahi mowlid maran iyo alcadala iyo oday kale fooedo wayn isana youtube fadhiya ciidagla shalay dayday bay ahayeen mantana isaqa ayay cayaan oo isku diraan wuxu ma been bay ku shegtan dadkan wa in laga qada dna isaaqi kale waanu aragnay dna dooda wana walalo iayga maxa lo arki wayay duliga duliga kenay nooma aha suldan wa been boqorkeena wa toljecel manta laga bilaabo suldano nooma aha daydagii boobayay isaaqa marki la qaxay ee dilay dad badan isaqa ee biyaha udiiday dadki soo qaxay mantaana noocaa noday muuuse abiti bay u yihin waxa uguxun lwaalahay maha hy qanjidka dadka uu ka buuxa wa cidiagle uga calek xata ka buuran ibahim caydiid wa ninka culiamda caya qurafiga ah qabilayste ahe intu tooda dhaafo eryada raga hj iyo kuwa hy waaxu maxay ahayeen walahay bilaahay ciidagalw gun baad tihin cadiya yaan lgu darin hy walahay wa gob waxan sharka wada wa ciidagle hj gen ki baa laga xidhay habalah la garacay boqorkeeni baa meesha uga tegay hadana dalkeena jecelnahay waxan wa mar ay isaqa isku diran mar aay dayday noqdan mar aay dhagaxa gurtan waxa mama xamar ba looga yeedha horta somaliland soo dumiya lagu yidhi

  • @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp

    Abey axmed ayuu futada ku dhagey si aqoonsi loo helo dalkan iyo shabaab lagama yaabo riyada maalintii inay socon doonto waan sugeynaa hadii sahyuuni somali shaar u gashtaa

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Před 14 dny +1

    Bal.beenaalahan aan dhegaysano

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před 14 dny

    MAYIRKAN SHAQADII HARGEISA LOO DHIBAY GARAN LA. WASARADA DAKHILIGU MEEL HASAARTO NINKAN KALSONIDU KA LUNTAY

  • @Aqoonsi_2024_Allah_keenay

    Ina Moogana ma kuwa mudaharaadaya ayuu ka mid ahaa? Reerku ismaba dhaamo. Doorashada haddii laga helo waddani, dagaal ayuu xisbigaasi abaabulayaa waayo reer dhan oo nin caqli lihiba ku jirin ayuu haystaa

  • @SaluuglaSiciid-qm3sy
    @SaluuglaSiciid-qm3sy Před 14 dny

    Mooge kuwii doortay ayaa kuqasaaray qabyaalad ayuu kuhadlay ciro dadka wadwadaa kaliisiiliita

  • @faqashdhangax4884
    @faqashdhangax4884 Před 14 dny

    Xabada booliiska yey ku ridin dadka

  • @user-bm8uy7ut4v
    @user-bm8uy7ut4v Před 14 dny

    nacdaaal baa ku taalaaa waxaan aay suldaaaan ku sheeegeeen waa in idhaha lagu hayoo eeyga ilkaha dheeeer oo tuuga ina cumar dhilo soo dhawaynayey

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Před 14 dny

    GARACXEJIS WUXUU DIYAAR U YAHAY DAGAAL UU LA GALO REER SHEEKH ISXAAQ IYO QARANKA SOMALILAND SIDOO KALE WUXUU DIYAAR U YAHAY INUU U DULQAATO DIL DHAC IYO WAX KASTA OO DAAROOD U GEYSTO SIDAA DARTEED WAA IN LOO DIYAAR GAROOBO DAGAALKA GARACXEJIS UU UGU CIIL QABO ISAAQ IYO QARANKA SOMALILAND MA JIRTO CID SIDATA LABO NAFOOD

    • @aminafgh2127
      @aminafgh2127 Před 14 dny

      garxajis muwaadiniin sharaf le ayay u badan yihiin inta yar ee kharibaysa hayska qabtaan

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 Před 14 dny

    Yaa ka dareeray waar si fiican u waran am iska aaamu ka xi shoo kulmiye waa hantiilayaasha som land

  • @user-fd6pn9jg4y
    @user-fd6pn9jg4y Před 14 dny

    Siyaasi.iyo.hooyadiiba.ha.wasee..aakhiro.haloodiro