HANOOLAATO Qeybti 1-aad Taariikhdii Sh Maxamed Macalin Xasan waxaa ka hadlaya Sh. Almis Sh Yaxya

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 09. 2024
  • Sh.Maxamed Macalin Xasan yaa la dagaalay ma kacaanki hanti wadaaga mise wadaaddo sacuudigu maalgeliyo ?
    London (HANOOLAATO)- Shiikh Maxamed Macalin Xasan oo ahaa caalimki ugu weynaa ee xagga ikhwaanka ee dalka Soomaaliya ayaa lagu tilmaamaa in uu ahaa Shiikhi ugu horeeyay ee dusha ka mariya Tafsiirka qur'aanka kariimka ah oo isaga ka hor ay culimadu adeegsan jireen kitaabka isfasira ee jalaaleynka.
    Shiikha waxaa uu haystay mad-habta Shaaficiyah laakin waxaa dagaal ku qaaday wadaado ka soo horjeeda caqiidada Ashcariga iyo mad-habta Shaaficiyada ee ay haystaan inta badan Muslimiinta adduunka ku nool. Wadaada Shiikha ka soo horjeeday ayaa rumeysnaa in aysan sax ahayn caqiidada ay haystaan muslimiinta shaaficiga ah ee ay dhamaan ummadda Soomaaliyeed haystaan.
    Shiikha waxaa uu ku dhashay Soomaaliya waxa uuna wax ku bartay Soomaaliya iyo sidoo kale dalka masar labada waddan dadka ku noolna waxay haystaan mad-habta shaaficiyada. laakin Sacuudiga oo ka soo horjeedo fikradaasi ayaa maalgaliya la dagaalanka mad-habta looga dhaqmo Soomaaliya.
    Waxaa ka sheekeynaya Shiikh Almis Sh Yahya Sh Ibraahim oo kamid ah ducaada Soomaalida waxaana wareysigan duubay HANOOLAATO

Komentáře • 99

  • @hibonuuro1972
    @hibonuuro1972 Před 8 lety +6

    masha.llh jazakalh sh.almis Ayaan xusen abdi Alle ha inaga dhigo kuwii raca wadadii Sh.maxamed m.xasan

  • @bashiirdheere1098
    @bashiirdheere1098 Před 8 lety +7

    maashaa allaah sheekhan kheyr alle ha siiyo taariikhda sh.maxamed. macallin oo ahaa caalimkii ugu weynaa ee soomaaliyeed ee soo mara taariikhda la ogyahay ee soomalaiyeed,,,

  • @AadiyoAadChannelabdiaziz
    @AadiyoAadChannelabdiaziz Před 4 lety +2

    Allah unaxariisto shiiqa walee saas la.iska rabaa illahey towfiiqda nawaafaji jazaka allah kheyran shiiq Almis💔

  • @ahmedabubakar4174
    @ahmedabubakar4174 Před 3 lety +3

    Sheekhaygii alle ha u naxariisto

  • @lastgirl2009
    @lastgirl2009 Před 8 lety +4

    masha allah tabarakalah barakalahu fiik ilhaye haku fidiyo sheikhana alha u naxariisto

  • @simanfarah152
    @simanfarah152 Před 6 lety +3

    masha allaah allahu akabar wan qirodaa markaan maqalo tariiqdii culumadeenii hore alle ha u naxariisto illahyna Haka abaal mariyo wanagisii

  • @warsanaxmed3451
    @warsanaxmed3451 Před 8 lety +3

    mashalaah sheekh maxamed Mclin ale ha unariisto asaga iyo culumada kale ii dhimatay sheekh almis jisakalahu qeera

  • @saidohassan4729
    @saidohassan4729 Před 4 lety +1

    Ilahay ha u naxariistee Sheikh maxamed janno Fardowsa allah Ha geeyo

  • @cawaalexuseen-kw7pj
    @cawaalexuseen-kw7pj Před rokem

    Alle ha u naxariisto qabrigana ha u nuuro sh.maxamed macalin xasan

  • @lastgirl2009
    @lastgirl2009 Před 7 lety +4

    masha allah sheikh almis alah ku barakeyo alah ku xafiido sheikh maxmed macalina alah u naxariisto

  • @ilyas9935
    @ilyas9935 Před 7 lety +4

    ilaahow u naxariiso sh mahamed macalin

  • @yussufhussein8123
    @yussufhussein8123 Před 4 lety +3

    Allow janatulfirtows gee sh Mohamed malim
    ALLAH hano dano culimada hada joogta. Thanks to Sh Almis

  • @NHikam
    @NHikam Před 4 lety +1

    Sh Maxamed Maclin Xasan Alle ha u naxariisto. Janadii Alle haka waraabiyo Wallee Alle dartii Muddo badan Waa loo dhibaateyey!.

    • @fowziyaaweys131
      @fowziyaaweys131 Před 4 lety

      Masha Allah sheqa alaha unaxariisto sh.maxamed macalin wuxu ahaa halyey dined iyo daleedba.

  • @Khalid46518
    @Khalid46518 Před 7 lety +2

    Allah allah ha u naxariisto jano fardawsana ha geeyo darajada sare ee janada ha geeyo

  • @cabdisalaanwarsame9448

    Allaha u naxariisto shiikh m.macallin.

  • @jamilamoalim3487
    @jamilamoalim3487 Před 3 lety +1

    Shiikh Almis ALLAAH ha ku xifdiyo sidaa noo bartay shiikh maxamed macalin

  • @dqrgmeyre6737
    @dqrgmeyre6737 Před 7 lety +3

    allah u naxariisto sheikh

  • @osmanahmed4534
    @osmanahmed4534 Před 7 lety +4

    allaha u naxarìsto shiikha

  • @abdurizakmunye3181
    @abdurizakmunye3181 Před 5 lety +1

    Allahu akbar yaa allaah.rag waa ragii hore Masha Allah.

  • @hooyomaamo3146
    @hooyomaamo3146 Před 6 lety +2

    Ilaah hakuxafido sh almas yaarab 🙌🏼

  • @faaraxladane946
    @faaraxladane946 Před 4 lety +1

    sh maxamed macalin xasan runtii wuxuu ahaa macalin iyo wadaad Somali isku raacsantay sheekhu ka shaqeynta diinta wuxuu bilabay isagoo 9 jir ah

  • @abdi-kariimmoalimabdulleh7753

    Sheekha allaha u naxariisto

  • @yasinmohamedibrahim798
    @yasinmohamedibrahim798 Před 4 lety +1

    Masha Allah, waa mid kamid ahaa, culimadii Soomaaliyeed ee aadka dadka diinta u barey.

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 Před 7 měsíci

    Ilaahay haw Naxariisto Sheeekha

  • @faridaadan4786
    @faridaadan4786 Před 7 lety +3

    alaha u naxaristo walalkay

  • @user-pr9gk2ye1b
    @user-pr9gk2ye1b Před rokem

    شيخ محمد معلم حسن رحمه الله تعالى رحمة واسعة واسكنه فسيح جناته

  • @abdallahassan4127
    @abdallahassan4127 Před 3 lety +5

    Asc ayaanle wll waxaan kaacodsanayaa markaad kahadlayso arimaha diinta muusiqa nagadaa alaha kubarakeeko waana ku mahadsantahay dalkaagu wuxuu ubahanyahay kitaabka ilaahay in lagu xukumo ee shaqee irintan aad wado asalaamo calaykom wll

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 Před rokem +1

    Shekh Maxamed Macalin Allaha unaxaristo Jannada Allaha geeyo mahad sanid Shekh Almis iyo wariyaha

  • @jaamacxasan2256
    @jaamacxasan2256 Před 7 lety +2

    allaah ha unaxariisto sheekha
    heesta bilaa musicada ah xagaan kahelaa waan kahelay

    • @mohanhasan7027
      @mohanhasan7027 Před 6 lety

      shiikh maxamed macalin Allah ha uu xanriiso jaanatul fardoos Allah hagaliyo aamiin

    • @Abdallehassan618
      @Abdallehassan618 Před 5 lety

      Ana waan dey deyaa tolow yaa inoo sheega

  • @heerqaranheerqaran7595
    @heerqaranheerqaran7595 Před 6 lety +2

    Mashallah hargeysa waa igu cusbeyd.mashallah taajirkuna ahlu qeyr ayaa ahay

  • @cabdulkadirnormohamed6911

    alaha unaxaristo

  • @cm4221
    @cm4221 Před 4 lety +2

    Allow islaamka iyo ehelkiisa kugargaar , allow khaatumada noogadhig "laailaaha illa allaahu muxammadun rasuulu allaahi "

  • @Abwaanruush2023
    @Abwaanruush2023 Před 5 lety +3

    Masha allah ilaaahey dadkaas oo kale hanoo badiyo.

  • @haydar378
    @haydar378 Před 4 lety +1

    Alaha ku naxariisto

  • @dhaqan25hassan83
    @dhaqan25hassan83 Před 3 lety +2

    Subxanallah mashallah

  • @anasabd9602
    @anasabd9602 Před 6 lety +2

    Allah unaxariisto

  • @maxamedcabdillahiumar2658

    alle ha u naxariisto sheikh

  • @Ss53426
    @Ss53426 Před 3 měsíci

    Heeshaha sheekha ka dul qaada Illaahay ka baqa

  • @alimao1132
    @alimao1132 Před 8 lety +2

    alaha u naxariisto

  • @hinda1515
    @hinda1515 Před 2 lety

    Mansha allaah amiin amin amiin walaal mansha allaah

  • @abdirahmaanxuseen571
    @abdirahmaanxuseen571 Před 2 lety

    adeer muusiga kadaa tariikhda culimada sharafta leh allaha u naxariisto adigana allaha ku barakeeyo

  • @user-yv2md6fo4v
    @user-yv2md6fo4v Před 3 lety

    Sheikh maxamad macalim xasan Allaha unaxariisto

  • @ibrahimhassan1861
    @ibrahimhassan1861 Před 4 lety +3

    رحمه الله رحمة واسعة وغفر ذنبه وجعل الجنة مثواه

  • @halimahersi7924
    @halimahersi7924 Před 3 lety +2

    ASC waxaan marqaati ka ahay in annago joogno Canada in telephone lagu soo xiriiriyey Sh. Mahamed Macallim Hassan, Shiikh Cumar Faaruuq iyo Sh. Shariif Abdinuur saddex masjid oo kale ahaa Toronto, Ohio iyo minneapolis. muxaadaradii ka dib ayaa la weydiiyey culumadi oo lagu yiri noo duceeya markaas ayaa waxaa hadlay Shiikh Mahamed Macallim oo yiri war hooyey waxaan idinkula dardaaramayaa adinkoo Muslim ku abtirsada yeysan qaalo abtirsitiinu soo gelin ee ka soo taga waddamada gaalada. Allaha u wada naxariisto dhammaantood.

    • @somaliboy37
      @somaliboy37 Před 3 lety

      😭😢 Walaal Taladaas majiraa qof un oo qaatey Yaa allah Wlhi maanta Waxaan qurbo ku arkey Murugta i heeyso ayeey kamid tahay Ilaahey hanoo gar gaaro

  • @ahmedy7065
    @ahmedy7065 Před 7 lety +1

    Allaha ha naxariisto
    wllo sucuudigaan muxuu naga rabaa talow waa cajiib ee shaaficiyadu maxay se ka duwantahay ashcariga

  • @Khalid46518
    @Khalid46518 Před 7 lety +2

    Yaa rabi allae cilmigiisii ku anfac

  • @heerqaranheerqaran7595
    @heerqaranheerqaran7595 Před 6 lety +1

    Mashaallah waa run asalka waa hiiraan quraankana wuxuu kusoo bartay gobalka bay kadibna cilmigana wuxuu udoontay harar. Ismaamulka soomaalidana dugsi iyo uukasoo qabtay kadibna masar azhar aaday

  • @TheMohadam
    @TheMohadam Před 3 lety

    شیخ محمد معلم۔ رحمة اللہ علیہ۔

  • @macalinahmeddheereonline9371

    رحمه الله رحمة واسعة

  • @cabdinasirshariif3956

    Allow ku nexriisto sheikhana

  • @bisharhussein3959
    @bisharhussein3959 Před 8 lety +2

    Mansha allaah

  • @abdirahmanmuhyadin2552

    Ilaahow u naxariiso

  • @maxamedcali7098
    @maxamedcali7098 Před 7 lety

    ilaahay ha unaxariisto walaal musiga wacdiga kadaaya

    • @ahmedaden7062
      @ahmedaden7062 Před 7 lety

      maxamed cali
      Waankuguraacnahay in heesta aan lagudarin Sheekha tafsiir ayuu ii aqriyey Allaha unaxariisto

  • @jamaibrahim4251
    @jamaibrahim4251 Před 7 lety +2

    Asc, Illaahay haw naxariisto sheekha, Hakana jazaayi siiyo sh almis iyo idinkaba lkn kadaaya sheeqa Musikga iyo heesta ka horreeya.

  • @mohamedibrahim9433
    @mohamedibrahim9433 Před 8 lety

    mash allah ilaah kheyr hakasiyo qisadii shekhena ahikh maxamed macalin xasan

  • @maanmaalchannel6918
    @maanmaalchannel6918 Před 3 lety

    دكتور الشيخ محمد معلم حسن الله يرحمه.

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 Před 3 lety

    ASC RAXIMAHUAAH SHEKH MAXAMAD MACALIM XASAN ADUUNKA RAFAAD. KU MARIYEY DOWLADI MAXAMAD SIYAAD BARE ALLAAH XAGEE LAGU KALA XISAABAYAA HALLA WARAYSTO EHELKISI GAAR AHAAN XAASKISII MARYAM HADEY NOOSHAHAY CARUURTISU YARYAR BEY AHAYEN MARYAN BAA KORISEY IYADU SHEKHA WAXBA UMA DHALIN WAAGAN OGAA ILAAHOOW UNAXARISO SHEKH.MAXAMAD. ACALIM XASAN AMIN

  • @wacanrimareer3104
    @wacanrimareer3104 Před 4 lety +4

    War iyo dhamantii shiikh maxamed layskuma hayo inuu ahaa mu, min ,, caalim ah
    Ee Su, aashu waxay kataagantahay,, waahaabi see looga badbaadshaa , diinta, dadka, iyo dalka,???

    • @MusseMNur
      @MusseMNur Před 4 lety

      Wahaabi Yaad u taqaan ? Yaad se dariiqii xaqqa ahaa ee alle inoo doorey hayya oo aan raacnaa,?
      Cid aan dadka qubuuraha dadka wanagsan nooleeya ee daaraha ka duldhisa cid aan aheyn miyey ka jirtaa dalkeena soomaaliya ? Dadka noocaas ahi dariiqii rasuulka miyey hayyaan ayay kula tahay ?

    • @DHAQANMAALONE
      @DHAQANMAALONE Před 4 lety +1

      Wahaabiya waa la yaqaan waa fidmada diinta islaamka loo soo diray,laakiin ilahay ayaa soo afjaray xiligoodi wuu dhamaaday markay islaamkii laayeen oo dhiigoodi xalaashadeen, waa kuwa sucuudigii yidhi anagaa samaynay anagaana baabinayna oo waxaa dhamaaday mashruucoodi

    • @ahnedabdir4485
      @ahnedabdir4485 Před 4 lety

      Qubuuri in tuu nool yahay dalku toosi maayo

    • @MusseMNur
      @MusseMNur Před 4 lety

      @@DHAQANMAALONE markaa qubuuro dulfadhigii ayaa loo noqonayaa saw maaha iyo xoolo ka gurkii masaakiinta ee xerta, iyo suufiyadu samayn jireen kkkkkkk, kkkkk
      Ilaahow caqiiqada hanaga xumeynin eee noosoo toosi

    • @DHAQANMAALONE
      @DHAQANMAALONE Před 4 lety +1

      @@MusseMNur wahaabiyaad caqiido u haysataa miyaanay wax u dhexeeyaa jirin wahaabiya iyo qabri la dul fadhiisto labaduba waa xad ka bax ha ugu darnaato wahaabiya oo dhiiga islaamka loo soo diraye wataa hadhaageedi kasii wado koonfurta Somalia

  • @RiyaadulJanahtv
    @RiyaadulJanahtv Před 8 lety +3

    mida kale walaal ninkaan 90 bari ayuu la joogay dad kii muqdisho kula noolaa raadi

    • @yoonisninadag8693
      @yoonisninadag8693 Před 6 lety

      Wllo 90 bari ayuu la joogay hadana taarikhdisa oo dhanbuu hayaa

  • @Axmadwalicabdullahi
    @Axmadwalicabdullahi Před 6 lety +1

    Sayid qudbe

  • @kulmiye2434
    @kulmiye2434 Před 4 lety

    S

  • @abdullahiahmed581
    @abdullahiahmed581 Před 2 lety

    ilaahaw abaalkiisa janno ka dhig aqoon uma lihi lkn qofkastoo aqoon diiniya leh dar alle ayaan u jeclahay

  • @mariambare4384
    @mariambare4384 Před rokem

    Sheekh iyo hees ayaad iskorsaaree sheekha hduu ogaan lhaa wxd samaysay wxn hubaa inuu canjalkn kaadiidi lahaa, culumada sharef ilaahaaba sharfee, anashiid xataa music la aana xtaa waad usaari kartey

  • @cabdinuur8365
    @cabdinuur8365 Před 4 lety +1

    Ikhwaanul suslimiin waa kuwa figrada islaamka lagu laaynayo keenay

  • @sadioabdulle6728
    @sadioabdulle6728 Před 3 lety

    Cajiib maxaad musikada ugubilawdee war ilaahay kaxishoda

  • @TheMohadam
    @TheMohadam Před 3 lety

    Wareysi xafad lsgu khadei

  • @MohamedAbdi-gj4ei
    @MohamedAbdi-gj4ei Před 5 lety +1

    Aqfash shartaada ala dadka ala hakaqapto shartaada

  • @fuaadkulmiye3340
    @fuaadkulmiye3340 Před 3 lety

    Inuu runsheegaya yaa huba

    • @Said_or_Fahad
      @Said_or_Fahad Před 3 lety

      Muslimow run sheeg muslimowna run uga qaado