C/RASHIID FAARAX OO WAJAALE NAGA SOO XIRIIRAY AYAA INALA WADAAGAY IN NINKAAS UU SHAQEENAYAY SANAD

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • C/RASHIID FAARAX OO WAJAALE NAGA SOO XIRIIRAY AYAA INALA WADAAGAY IN NINKAAS UU SHAQEENAYAY SANAD BEERTIISA

Komentáře • 47

  • @kulucowpeter4839
    @kulucowpeter4839 Před 2 měsíci +6

    Waa sirtoonka eitopia gaar,ahaan oromada abe Ahmed eitopia
    Dhuldoonka ah ee eitopia dhulkooda uceliyaa
    Somalida meelkasta oo aad joogtaan kusoolabta wadankiina daafacada waxaan oo dha eitopia
    Ka,ah waa jaajuusiin daldoona
    Uceliya dalkooda

  • @user-lc5pr1ou7j
    @user-lc5pr1ou7j Před 2 měsíci

    War ninkani wa Legende Legende dhalay. Inalillah wa ina ileyhi rajicun

  • @maleshad1
    @maleshad1 Před 2 měsíci +2

    Waa in qof walba oo wadanka kusugan la cadeyaa somalinimadiisa. Hadii kale siirdonka ethiopia aa kabuxsami wadanka

  • @SahalAbdisamed-nf5bm
    @SahalAbdisamed-nf5bm Před 2 měsíci +3

    Waa arin aan ugup ahayn sirdoonka Ethiopia 🇪🇹 qaabab badan baysamaystaan 1 inay iswalaan 2badal badal 3 qarafaysi i.w.m

  • @shafiabdi215
    @shafiabdi215 Před 2 měsíci +2

    Ilaa iyo hada ma dhageeysan hal qof oo leh ama waxbuu iga xaday, ama waxbuu ii geeystay. Waxaa iisoo baxday inuu yahay miskiin duruufeeysan oon ehel iyo qaraabo gacan qabta laheeyn. Waxaan dhageeystay nin dhahaya 12 sano ayuu nala joogay, waxa keliya ee ilaa iyo hada laga sheegay waa inuu magacyo badan isticmaalo.

    • @MmiMmi-ih7hh
      @MmiMmi-ih7hh Před 2 měsíci

      Beenta iyo balanbalka uu sheeganayo iyo qoloyinkan faraha badan iyo magacyadan wxku hoos duugan aya jira

  • @alibaax5346
    @alibaax5346 Před 2 měsíci

    Odayga Ka hadha Somalay wajigiin gubaye. Nin reer Wajaalane waxaan leeyahay, haduu sanad Ku shaqeeyay dhibna Kuu gaysan, ha fadeexadeyn

  • @seed3966
    @seed3966 Před 2 měsíci +1

    Asc war odeygiii meela war malagaga hayaa hergeisa ka teg baa layidhi bal hala raadiyo ninkaas 😮😮😮

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 Před 2 měsíci +2

    Asc waa lagaran wayeye wa ragi gubi jiray suuqa wajale, waheen, bakaraha, iyo putlant gubay shaqo wayn ayu hayey!!!

  • @macalinyacquub7728
    @macalinyacquub7728 Před 2 měsíci +1

    Oromadan dadka caayaya ee soo hadlaysa gabalkiinii baa dhacay ee ku bishaaraysta ama caytama ama aamusa waa idiinka dhamaatay tuugsi danbe ee wadanka somliyed
    Illaaha wayni nabad ha dhex dhigo umada soomaaliyeed

  • @user-rg1ef2vr1l
    @user-rg1ef2vr1l Před 2 měsíci +2

    Hadalka soo jara ha lasoo qabto.15sano ha la xakumo isaga xadhig aan la xidhin sheegtay

    • @frank77w
      @frank77w Před 2 měsíci

      Gar yaqaansanidaa sxb

  • @seed3966
    @seed3966 Před 2 měsíci +1

    Kkkkkkkkkkkk fashil baa ku dhacay odeygan subxaanallaah 😮😮😮

  • @abdigafaryusuf8417
    @abdigafaryusuf8417 Před 2 měsíci +1

    Waa sirdoon itoobiyaan ah SaaS ayaan filayaa

  • @user-tk7og1ds6j
    @user-tk7og1ds6j Před 2 měsíci

    Nikaan waxan u maleynayaa inu ithopia uu baxsadeey lkn mikalaa soo badilaay somaliyee fojiknada oromo go home,ithiopian go home

  • @user-id6ei4ij5p
    @user-id6ei4ij5p Před 2 měsíci

    Waliba.markii.mm.tv.waraysanayey.qoraaga.dadka.somaalida.ee.komatirage.bixnayey.qoragaay.eedaynayeen

  • @JamacYare-dd3kk
    @JamacYare-dd3kk Před 2 měsíci +1

    Kkkkkkkkk 😅😅😅😅

  • @maxamadibrahin-fm4rh
    @maxamadibrahin-fm4rh Před 2 měsíci

    sideen ku aaminikaraa qofka sheganayo wajale inu wajale kaso hadlayo

  • @cabdulaahijaamacxirsi717
    @cabdulaahijaamacxirsi717 Před 2 měsíci +2

    Kkkkkkkkkkk tuug la qabtay talo ma leh

  • @muniiramaanka9663
    @muniiramaanka9663 Před 2 měsíci

    Ninkii ugu qatarsana geeska Africa waa nin halis ah.😂😂

  • @abdillahiahmed2019
    @abdillahiahmed2019 Před 2 měsíci +2

    War wa basas Ethiopian ah ,be careful

  • @abdigafaryusuf8417
    @abdigafaryusuf8417 Před 2 měsíci +1

    Ninkani waxaan U malaynayaa inuu yahay sirdoon

  • @YacquubinaXaaji
    @YacquubinaXaaji Před 2 měsíci

    .

  • @mohamedguudcade
    @mohamedguudcade Před 2 měsíci +1

    Beenaale cismaan diyaano ayd eeda ka duwaysaa

  • @museosman8296
    @museosman8296 Před 2 měsíci

    Waa jaajuus Soomli dhooy laay

  • @seynabaliisse1995
    @seynabaliisse1995 Před 2 měsíci

    Yusuf awey musalsalkisi walal

  • @safiakhalinle204
    @safiakhalinle204 Před 2 měsíci

    Malaha waa basaas oadaygu

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 Před 2 měsíci

    Wallkiis wadani halkaas ka hay barnaamijkan doorkaagii baadhe ahaan baad gudanaysaa adoo dalka u hiilinaya soomaaliya ha noolaato....

  • @qawrax4342
    @qawrax4342 Před 2 měsíci +1

    Tuug laqabty talo mle

  • @saynabmoamiin3634
    @saynabmoamiin3634 Před 2 měsíci

    Hargaysa ayuu joogaa yaa waxka qaadi kara ilma diyaano beentiina noowada

  • @user-vs6gh7mc9r
    @user-vs6gh7mc9r Před 2 měsíci

    Ninkani waa sirdoon war ninkani ha la qabto.ha laga digtoonaado hey,ahaha muhiimka ah ha foojignaado.soomaaliya jawaasiis badan oo sirdoon ah soomaalidu meel kasta oo ay ku nooshahay hurdada ha ka kacaano.

  • @abdinur6152
    @abdinur6152 Před 2 měsíci

    war laan gaab ha iska dhiginina ee qof ka muslim ka ah dhiban iska dhaafa

  • @user-oc6ko4my6g
    @user-oc6ko4my6g Před 2 měsíci

    Wuxu la mid yahay ninkii yusuf ee sheegtay in lumay isga oo sadex jir ah

    • @shafiabdi215
      @shafiabdi215 Před 2 měsíci

      Ninka warkiisa ma warba kaso noqday?

  • @MustafaAbdirahman-oo9eu
    @MustafaAbdirahman-oo9eu Před 2 měsíci

    Odaygu inuu qayili jiray waydii

  • @abdiazizasheed3573
    @abdiazizasheed3573 Před 2 měsíci

    Yaabnay

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek Před 2 měsíci +1

    Oromada waa furaha somaalida loo isticmaalo.mid kasta si gaar haloo eego.mid kasta.miskiin,sheeq.haween.

    • @fadumoabdi5595
      @fadumoabdi5595 Před 2 měsíci +1

      Said osman waa runta dadka soomaaliyeed dhulshisheye ayey u safrayaan oo loo guray dalkoodan waxa u soo socda oo qaadanayo itoobiya dadka oramadan way u soo qaxayaan wayna iska cadahay

    • @SaidOsman-ob9ek
      @SaidOsman-ob9ek Před 2 měsíci

      @@fadumoabdi5595 Mahadsanid walal faadumoabdi5595

  • @CabdiQays1
    @CabdiQays1 Před 2 měsíci

    Sharmuutaa kudhashay oday Gaan maskiinka iskadaa fiyuus haakaraadin

    • @user-zo1nb3mw4n
      @user-zo1nb3mw4n Před 2 měsíci +1

      Views mhana odayga beenta intaa la ega maxuu ushegay ma somalida inay iska warhyn miyuu mooday

    • @frank77w
      @frank77w Před 2 měsíci +1

      Hoyadii hagaarin ninka kacbada ma dumin e dad buu waraystay. Beenlow aan ilaahay u ceeb asturin baa dadka soo hor fadhiistay

    • @timroyacoub8369
      @timroyacoub8369 Před 2 měsíci +3

      Haduu miskiin yahay soo qabo oo mmtv keen😂 tuug yahow waa isla adigii waxa hadlaya qotiyow😂