Heesta | Dila Shababka danbi kama imaanayee, waa duul dad qalataa.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

Komentáře • 62

  • @aweysjaciir8318
    @aweysjaciir8318 Před rokem +23

    Ciidanka xooga dalka somaliyeed guuleeyeesta inshaa Allah

  • @Abdiwahabinasheikhali
    @Abdiwahabinasheikhali Před měsícem +3

    Waxan la yaabanahay heybada iyo quruxda ka muuqato ciidanka xooga dalka. ♥️

  • @user-wb1zk6ko5g
    @user-wb1zk6ko5g Před 16 dny

    This video of gor gor and haramcad is something every somali person should be proud!!
    What a military somali have got !
    It is a wonderful!!!

  • @saidoroble8338
    @saidoroble8338 Před rokem +8

    guul guul ayaan u rajeynayaa cxd Somaliyeed iyo janaraal odowaa

  • @cabdiraxamanxusen8413
    @cabdiraxamanxusen8413 Před rokem +4

    Mashallh allh idbarakey gesiyadidalkena

  • @maxamadaxmad701
    @maxamadaxmad701 Před rokem +2

    Guuul guuul guul inshallah

  • @SimonKyaloMutemi-lq3ud
    @SimonKyaloMutemi-lq3ud Před 11 měsíci +2

    The somali has best military personnel with right training and equipment they can be force to be reckoned with.

  • @rehannur6196
    @rehannur6196 Před 7 měsíci +1

    Guleysta insha allh❤

  • @Saluu_moha1
    @Saluu_moha1 Před rokem +5

    Da' yartey haligayaan kuma daraan Dhashoda🤨

  • @idinkaaiskaleh3550
    @idinkaaiskaleh3550 Před rokem +7

    Now is Time of get red of Alshabab their Time is ended I'm with Somali National Armies and public Any where and Time though I'm away from The Country. Al shabab will be ended by military and the public hands إن شاء الله

  • @binxamdimacalinmaxammed1610

    Cidanka xooga somaliyeed nabad iyo cafimad kusolabata inshaallah Al qushaash dadka kasara oo kadhameya inshaallah
    Aniga dalka somalia majogo ee lknse waxn jeclahy ini Laga Saro Al qushaash dalka somalia inshaallah
    Somalia hanolato waliged hajirto oo hawarto dalkena somaliyeed ❤️

    • @iqraali8188
      @iqraali8188 Před rokem

      ❤❤❤😂❤❤🎉

    • @decocade1659
      @decocade1659 Před měsícem

      ​@@iqraali8188maxaa qosolka adi shabab matahay

  • @SurprisedCosmos-yn1vb
    @SurprisedCosmos-yn1vb Před měsícem

    Guul iyo gobanimo soomaliya

  • @Xamdi116
    @Xamdi116 Před 25 dny

    Goolasta ❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @Saluu_moha1
    @Saluu_moha1 Před rokem +3

    Dila sheydaanka danbi kama imaanaye dila😐

  • @AbdimalikFerole
    @AbdimalikFerole Před 3 měsíci +1

    Wasa sheydaanka oo dubta

  • @yasmiinomar724
    @yasmiinomar724 Před rokem

    Yaraaankii hoyadey aya ku jira ragaaan allah ha idin xifdiyo dhamaantiin inshallah

  • @samatarhassan7301
    @samatarhassan7301 Před rokem +1

    Cidanka xoga somaliyed gulayisataa.
    Wan jecla inana ka mid noqdo cidanka xoga somaliyed.
    Lakin kuma sugni soomaliya nasbi daro 😭🥲
    Lakin wa hamigayiga mar un inana cidanka xoga somaliyed ka qayib noqdo on qoriga tunka Sarto insha'Allah.wan rajayinaya
    cadawuga somaliyaa an cashir uu dhigo

  • @yussufmnurie7442
    @yussufmnurie7442 Před 3 měsíci

    Guul 27/5/2024

  • @user-wb1zk6ko5g
    @user-wb1zk6ko5g Před 19 dny

    During.farmajo period of presidency was a time that every somali who person who was mature will remember such historic moment!!!

  • @sowdaahmed5865
    @sowdaahmed5865 Před 10 měsíci

    Geeshkayagow guleesta insha Allah 🇸🇴❤️

  • @user-hz1yr8kc4z
    @user-hz1yr8kc4z Před 11 měsíci +1

    Oo walipa hoyadod anaga wasayna naftu mlnbey ledehe gobaha nafwaga idinka soo salamaya somli maxMed

  • @sacidmohamed5434
    @sacidmohamed5434 Před rokem +1

    Dila shababka dilaa 🩸🥶

  • @armaanawaale6117
    @armaanawaale6117 Před 3 měsíci

    diinteynu lenahy kala danbeyntiyo leh
    aqidadey ladiriran
    dadkana aqontiyo ruxi damir leh duqowdey
    kadilayan dayarta ay haligayan kumadaran dhashode 🥰👍👍👍

  • @wayyoarrag7574
    @wayyoarrag7574 Před rokem +1

    Alqabyaalah miyaa sameyay hesta

  • @abdiweli.ibrahima9567

    GUUL INSHA ALAAAH Dila sheydaanka Dila

  • @UbahAbdi-lq5ut
    @UbahAbdi-lq5ut Před 4 měsíci

    ❤❤❤❤❤

  • @malaboa591
    @malaboa591 Před rokem +1

    MAANSHAA ALAAH MADAXWEYNE HASSAN SHEEKH QOOMKAAN ARGAGIXISADA AH OO NAXARIIS LAAWAYAALKA AH, HADIIBA UU KU BAAQAY IN LEEYSKA QABTO. CIIDAMADEENA QARANKA SOOMAALIYEED ALLAHA KOR IDIINKA DHIGO INSHAA ALAAH.

  • @CabdiCali-gh9vw
    @CabdiCali-gh9vw Před rokem

  • @user-mo2cl3xr7o
    @user-mo2cl3xr7o Před 2 měsíci

    Guul shabaab isagaba wa noole xanuunka kara ilaa babaaan ama isa so dhiiban😢

  • @falisartan8625
    @falisartan8625 Před rokem

    👍👍👍👍👍👍👍

  • @user-jc4gu3vz2d
    @user-jc4gu3vz2d Před 5 měsíci

    Guul ciidanka xooga dalka somaaliyeed guul dhamaan tot gaar ahaan gorgor uurka 12 guuto 3✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅🚯✅✅✅

  • @DalmarBiriq
    @DalmarBiriq Před 24 dny

    ciidamada qaranka inolada
    guulguul
    cadawgiin hajaba

  • @macrobianson2g
    @macrobianson2g Před rokem +1

    Geesi dalka uso baxay odowa general da’a yar allah idiin xafido adiga iyo ciidanka qaranka alshabab hadalkooda soo Afjara

  • @SalaxMaxamed-tv3ow
    @SalaxMaxamed-tv3ow Před 4 měsíci

    dagalkani waxaq ee dhalinyarow hala cudadysto❤❤❤❤

  • @decocade1659
    @decocade1659 Před měsícem

    Dawadodo waa Dhagax in lagu dilo dab holcaya iyo waran dilaa Shababka dilaa dabarkooyo waa cudur dilaaa

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 Před rokem +3

    Ma ihi Somalia OO isku dal ma nihin lakiin waxaan qirayaa ciidamaada 5 sano dagaal ALSHABAAB loo diiday dee KUWII XUKUNKA Hayey FARMAAJO IYO FAHAD baa ALSHABAAB ahaa miyaa subxaanalaaah

    • @beryalex1798
      @beryalex1798 Před rokem +1

      Waa sax ma tihid Somalia waayp Somalia waa qaran laakin waa dhihi kartaa ma ihi Somali!

    • @Saluu_moha1
      @Saluu_moha1 Před rokem

      Laxey ciidanka lagula digalayo yaa dhisay oo maanta amniga Wadanka Hantinayo 5sano ciidan ayaa la dhisayay 5sano ka hor cidanba ma jirine maxa lagula dagali lahaa Alqushaash
      Teda kale siyaasad haka dhex raadin digaal Qawarijta lagula jiro

    • @trumpppl2024
      @trumpppl2024 Před rokem +1

      x sxb somalinimadda waa dhiiga lakiin dee labo WADAN BAAN NAHAY SAAS KA WADAA TUSAALE DEE JABUUTI ISKU DAD BAAN AHEYN LAKIIN KALA DAL BAAN NOQONAY.

    • @trumpppl2024
      @trumpppl2024 Před rokem

      @@Saluu_moha1 macalinka cayda JOOJI ninka la hadleysid WAX jira bu sheegay 5 sano hal DAGAAN AMA TUULO LA XOREEYEY II SHEEG. CIIDAMADA LA DHISAY EE LOO BIXIYEY BISAD. HADHAMCAD BARANVARO IYO JIIR MA WAXAA LAGU RAADINAYEY KALIGII TALISNIMO OO MILKIILIHII LAHAA . HADDA MAXAY U DAGAALAMAYAA DEE MADDAX DALKA IYO DADKA CADOWGA KA QABANEYSA BAAA YIMID LAKIIN FARMAAJO FAHAD WAXAY AHAAYEED PHILOSOPHY MACHIAVELLINISM DICTATORSHIP BAY AHAAYEEN

    • @beryalex1798
      @beryalex1798 Před rokem

      @@Saluu_moha1 macawiisleey ma adaa dhisay?

  • @user-lv1yd5js6s
    @user-lv1yd5js6s Před 3 měsíci

    [ 🎉 ]

  • @sakariyecabdicumar4866

    Somaliya hajirto hajogto

  • @saacidsiciid-9112
    @saacidsiciid-9112 Před rokem

    Dila wey mutene guuul somalia

  • @idirisahmed2483
    @idirisahmed2483 Před rokem

    Guul ciidanka

  • @abdiwaxidshekhcumar7547
    @abdiwaxidshekhcumar7547 Před rokem +2

    Hestaan yaqaday yaa igu cawiya

  • @Mina-ym9np
    @Mina-ym9np Před 5 měsíci

    Dila sababka wacalada😂😂

  • @mohamedmooto-kl2du
    @mohamedmooto-kl2du Před 5 měsíci

    Murtadiin aa tihiin

  • @anfackhaman4855
    @anfackhaman4855 Před rokem

    Knn and

  • @wiilsuul556
    @wiilsuul556 Před rokem

    ❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @samowade1300
    @samowade1300 Před rokem

    Hees iyo qurun ma dhageysata'e lakin cinwaanka xaa ku qoran...
    Yaa kuu balan qaaday In Muslim dilkiis aysan waxba kaa soo gaarayn ?
    سبحان الله سبحان الله سبحان الله.
    Maxaa la is haligaa , waxaa la leeyahay jihaad aa ku jirtiin GOORMUU jihaad noqday, gaalana gaashaan qaad aa loo yahay.

  • @mohamedisse9986
    @mohamedisse9986 Před rokem

    Alshabaab sii tuulooyin ka loogu bixiyo way sahlan tahay
    Sadii loogu xakameey la haa ayaa loo baahanyahay

  • @SalaxMaxamed-tv3ow
    @SalaxMaxamed-tv3ow Před 4 měsíci

    dagalkani waxaq ee dhalinyarow hala cudadysto

  • @SalaxMaxamed-tv3ow
    @SalaxMaxamed-tv3ow Před 4 měsíci

    dagalkani waxaq ee dhalinyarow hala cudadysto❤❤❤❤

  • @SalaxMaxamed-tv3ow
    @SalaxMaxamed-tv3ow Před 4 měsíci

    dagalkani waxaq ee dhalinyarow hala cudadysto❤❤❤❤

  • @SalaxMaxamed-tv3ow
    @SalaxMaxamed-tv3ow Před 4 měsíci

    dagalkani waxaq ee dhalinyarow hala cudadysto❤❤❤❤