NEW CHALLENGE INDHAHAGA OO XIRAN MID KUDHUFO CAAGA HADİI KALE ADIGA ISDHIIB

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024

Komentáře • 61

  • @Jazshorts-b5z
    @Jazshorts-b5z Před 6 měsíci +15

    Wll mcn illahay janada fardowso hakugeeyo hadaad 10 jeer kusalido nabigeena muxamad scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤

  • @maxamedxasaasi2887
    @maxamedxasaasi2887 Před 6 měsíci +2

    Dhaqanka islaamka aan ilaalino dhalin yaro, oo Aan raacna wadadi rasulkena suuban scw.♥️

  • @Hasanyare246
    @Hasanyare246 Před 6 měsíci +10

    Kusali xabiibkayna maxamad SCW❤❤

  • @Husuucali
    @Husuucali Před 6 měsíci +5

    Love ee saar xariif hataat tahay😢😢😢

  • @amiraqaali8950
    @amiraqaali8950 Před 6 měsíci +1

    Ilmo saan lagu korinaayo illahey caasi manoogu dhigo uu dhahay Allow ilmahooda bariyaal ugu dhig waa abayaal somaliyeed iyaga iyo inta muslinba🤲🏻🥺🧡

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Před 6 měsíci +5

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga ❤

  • @aliabdullahiali2768
    @aliabdullahiali2768 Před 6 měsíci +3

    Idriiska aaapo jiro waaye wllhi

  • @Saciid_Fashion
    @Saciid_Fashion Před 6 měsíci +2

    Allahu Akbar❤ like

  • @user-jg3gq2uv5q
    @user-jg3gq2uv5q Před 6 měsíci +2

    Party 2 please 🙏

  • @user-xd4vi1om9t
    @user-xd4vi1om9t Před 6 měsíci

    Baba wll mcn wxn ahy arday zaaid ugu baahan hal shey mana awoodi wax an ku iibsado: micro iyo ring light zaaid ugu bahanahy wxan ku isticmali laha ina Ku duubto muqalo practice English ano Ku hadlayo hada ii awodid.

  • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
    @Abdelrahimmohamed-jy7lp Před 6 měsíci

    Teamka baabajeey o kow kayahy captan baara idiska Beeley yackook hala sodhaweeyo waa nin culus legend waa dadki hore keep going 😷😷😷😜😜😜

  • @user-xs5yv9hq1r
    @user-xs5yv9hq1r Před 6 měsíci +1

    Anaa uga horeyey comments 😅

  • @AnwarOsmaan
    @AnwarOsmaan Před 6 měsíci +2

    Part 2 🎉

  • @user-et3bo3pi4j
    @user-et3bo3pi4j Před 6 měsíci +1

    idiriska funny waaye wllhi 😅😂

  • @libaancali7272
    @libaancali7272 Před 6 měsíci

    ❤ Baba jey legend wanku wataa ❤

  • @user-iv8mz1du6v
    @user-iv8mz1du6v Před 6 měsíci

    Masha Allah ❤

  • @SaidMaxamed-jt1lu
    @SaidMaxamed-jt1lu Před 6 měsíci

    Qofka vidyowyada habeeya maxaa ka qaldan wax yaalo aan wanaagsanyn buu ku soo darayaa secml

  • @user-bv4ed4pm7l
    @user-bv4ed4pm7l Před 6 měsíci

    Babajey so badii qasatan kuso daar gabka

  • @mohamedosman5493
    @mohamedosman5493 Před 6 měsíci

    Hhh waka baxay waxna soo dhigaa adile isku taqaano 😂😂😂

  • @KingBashka12
    @KingBashka12 Před 6 měsíci

    Part 2

  • @AhmedMohamed-xk9qo
    @AhmedMohamed-xk9qo Před 6 měsíci

    Siciid cali wlhi waa wataa ninkaan video yaasha ku soodara 😂❤😊

  • @user-lg9es1uv4v
    @user-lg9es1uv4v Před 6 měsíci

    Soo badiya kan waliba indhaha ka xidha idiriska iitaabo kkkk

  • @user-xi4oc2vt8f
    @user-xi4oc2vt8f Před 6 měsíci

    Woy part 2 a waye

  • @Live__quute1
    @Live__quute1 Před 6 měsíci

    Qamaarka 1xbet waa daysen mashallah xaranta ka fogaada

  • @xikmaawi2326
    @xikmaawi2326 Před 6 měsíci

    Idiriska faciisa dukaa kanool ku yi walahi wuu iga qosliyay😂😂

  • @mazlaxiinho8591
    @mazlaxiinho8591 Před 6 měsíci

    Hoyadaa qaado ku dil

  • @user-gd5qj9ih1g
    @user-gd5qj9ih1g Před 6 měsíci

    idiris 😂😂😂😂😂

  • @DAACAT10
    @DAACAT10 Před 6 měsíci

    Part2 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Brawani1
    @Brawani1 Před 6 měsíci

    Baaba jey Abti youtuber yar ayaan ahay mobile kii aan wax ku duuwan jiray waa iga halaaway Abtiyow i caawi please 🙏😥😥

  • @najiibkayse7779
    @najiibkayse7779 Před 6 měsíci

    Qofkii ugu horeeyey

  • @maxamednuur4871
    @maxamednuur4871 Před 6 měsíci

    Walaal idirska markasta xidha caloshu ha yaraate

  • @user-xi4oc2vt8f
    @user-xi4oc2vt8f Před 6 měsíci

    Part 2 a waye

  • @moggaas7851
    @moggaas7851 Před 6 měsíci

    First comment

  • @Mohamed-7193
    @Mohamed-7193 Před 6 měsíci

    This is not a game brother babajey

  • @AbdiazizDiriye
    @AbdiazizDiriye Před 6 měsíci

    Baba hor no gadaal ❤❤

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Před 6 měsíci

    XAAR. IHAAYA. AA. BISINKI😊😊

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 Před 6 měsíci

    Qofka meshu dad ka jiran wu eegi kara 😂😂 maxa joog ah gadashisha aya wada mardeene😂

  • @najiibabdirashid298
    @najiibabdirashid298 Před 6 měsíci

    Soo badi😂

  • @steamfeisal13
    @steamfeisal13 Před 6 měsíci

    Masha aliha ❤️🤙

  • @user-vo7bo4zt5n
    @user-vo7bo4zt5n Před 6 měsíci

    Baba noo sodaceey

  • @saidahmed2430
    @saidahmed2430 Před 6 měsíci

    Baaba tii laastiiga oo godka lagalayay noosoo biisa 😂

  • @munasarmaxamud6462
    @munasarmaxamud6462 Před 6 měsíci

    Afkaa iga dafey socda aaaa

  • @user-hs6ig6en7o
    @user-hs6ig6en7o Před 6 měsíci

    Idiriska ipalamiya yaqyo 😂😂😂

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 Před 6 měsíci

    Waku xasid nimadas kulaha😂😂

  • @darood.koriyeabdirahmaansi3873

    Idiris caway walaga yabsaday
    Xara ii haya kulaha
    WAR WUXU NIN MAHAN MIYA MU AD KESTO

  • @user-tt5wm7qs6f
    @user-tt5wm7qs6f Před 6 měsíci

    Captanka Indiana MA x into idiris

  • @Osman-Afrah
    @Osman-Afrah Před 6 měsíci

    game-ka waxbaa ka qaldan qofka indhaha u xeranyihiin ha taagnaado inta kale ha wareegtaan saas ayaa qurux badan hada wajigiisa ayey ka wareeganooyaan

  • @cabdicilmi-dc9ej
    @cabdicilmi-dc9ej Před 6 měsíci

    😂😂😂😂😂

  • @user-ms1ui7yw1y
    @user-ms1ui7yw1y Před 6 měsíci

    😢😢😢😢😢😢

  • @user-iv8mz1du6v
    @user-iv8mz1du6v Před 6 měsíci

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 Před 6 měsíci

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @Opthale
    @Opthale Před 6 měsíci

    Axmed c/qaadiroow mxaa 900k inTan aad haysatid waxa Bishii kusoo Dhaca 4500$ Bishii oo kliya shirkadu kusoo dirtaa Azhaapta kugu xidhan channelkaaga 1$ xitaa sadaqo ahaan waxpa uma siinaysid 😢😢😢😢😢😢😢

  • @warsameahmed585
    @warsameahmed585 Před 6 měsíci

    Hhhhhhhhh

  • @DAACAT10
    @DAACAT10 Před 6 měsíci

    Part2 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @MohamedArab12
    @MohamedArab12 Před 6 měsíci

    😂😂😂

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 Před 6 měsíci

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @DAACAT10
    @DAACAT10 Před 6 měsíci

    Part2 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sureyaali1743
    @sureyaali1743 Před 6 měsíci

    😂😂😂

  • @anasfirin9795
    @anasfirin9795 Před 6 měsíci

    😂😂😂