BUSTAH CARUURTA QABOBKA LOGU TALA GALAY? QOLKA WILASHA NADAFD

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024
  • #like#share
    #subctibe
    #20knavarsiya

Komentáře • 51

  • @ruumichannel
    @ruumichannel  Před 2 lety +7

    A/S.DHAMSNTIIN ASXABTA WAAN INI SALMAYA KUSO DHAWADA CHANNELKA SUBCSRIEB LIKEE SHARE WAA XAGINA IGA SO DHISO THANKS 🎊🎊🎊🎊🎊😘😘😘

    • @laylajaamac3027
      @laylajaamac3027 Před 2 lety +1

      shugran qaali illahay haku barakeyo waxabadaana kafaaiday
      Mashalaah dhanwalba kadhisan baadtahay waxan dawawaday
      hablaha yar markay marxalada qangaar garaan adoo kahadlaya ayaan daawaday wlaahi mar aan fogaynbaa markii adiga facbooka kasoo arkay hadana badan waxad soogalisoo dhan waan dawaday waxi cusibna waan arka alx wiilasha markay marxalada qan gaarka kasoohadal xbbti aadbaan ugu baahnay shugran

  • @deeqaidmanchannel2574
    @deeqaidmanchannel2574 Před 2 lety +3

    Maasha Allah tabaarakalaah hooyada caajisan hadii ay ku daawato istaaga ayeey ka ka caaysa waa dhiiro gelin muhiim ah guuleeyso waliga ❤💯

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 Před 2 lety +2

    Maasha allah❤️❤️

  • @som1
    @som1 Před 2 lety +1

    Mashallah the boys room looks beautiful

  • @barni5847
    @barni5847 Před 2 lety

    Masha allaha walalo manta igu lahoraysa waxan aad uga helay sidaad u asturatay barakalahu fiig

  • @zemzemibrahim4620
    @zemzemibrahim4620 Před 2 lety +1

    Light gray waa sibidhi qafiifa ama dameeri Masha Allah the boy room is looking great may Allah bless them and bless you too the way you are thinking of them is so kindly and merciful Alhamdulilah

  • @maryanmohamed5142
    @maryanmohamed5142 Před 2 lety

    Maashaa allaah qurux waaye
    Aniga waxa aan isticmaalaa iyo ilmaheyga halbuste oo xili walba la isticmaalikaro sababtoo ah bustayaashii baa nagubatay waa qaali laakin inbadan ayey kuheynaayaan.

  • @Binti-Hassan
    @Binti-Hassan Před 2 lety +1

    Asalaamu Caleykum Abaayo Masshs Allah Xooga Iyo Caafimaadka Iyo Firaaqadaba Allaha Kuu Barakeeyo 🤲
    Waxaa Wax Ku Dhaqeyso Waa Kiimiko Gacmaha Gacmaha Gloveska Schoonmakenka Ka Xiro In Sha Allah
    Vimta Waxaa Kaga Fiican 100% Baking Sodaha In Aha Allah

  • @umumunasir1363
    @umumunasir1363 Před 2 lety

    Manshallah abayo hiray usoco

  • @dahaboxashi9200
    @dahaboxashi9200 Před 2 lety

    Mashalaha TABARKALAH CAADI MAHAN GAACANTADA ILAHA HAKU BAARAKEYO AMIIN AMIIN

  • @makoislaw
    @makoislaw Před 2 lety

    Masha allaah tabaraka llaah hooyo shaqo allaha ku xafido xabibti

  • @hooyomacaan2334
    @hooyomacaan2334 Před 2 lety

    Maasha allaaah tabarakalaaah xabibti gacantada allaaha ku barakeeyo

  • @fosiamuse6828
    @fosiamuse6828 Před 2 lety

    Mansha allah ruumi jasakallah khayr

  • @kaltunahmed3518
    @kaltunahmed3518 Před 2 lety

    masha allh waqurux illhay familiga hakubarkeyo

  • @iimanfarxan7135
    @iimanfarxan7135 Před 2 lety

    ماشاالله

  • @MunaKitchen
    @MunaKitchen Před 2 lety

    mashallah tabarakallah

  • @ayanabdi2028
    @ayanabdi2028 Před 2 lety

    Masha Allah carruta Allah nala koriyo

  • @anisacabdicali7398
    @anisacabdicali7398 Před 2 lety

    masha allaah mahadsanid dhiiragelinta ♥

  • @naimaissa7158
    @naimaissa7158 Před 2 lety +1

    Asc abaayo please don't use that container for cleaning the toothbrushes because you're using it for cleaning the washroom jzk.

  • @naciimoaxmed2032
    @naciimoaxmed2032 Před 2 lety

    Maasha allaah abaayo waankuusaaray dhiirigalinta aadbaan ujeclahay🥰😘😘😘😘😘😘

  • @luulmohamud
    @luulmohamud Před 2 lety

    Maasha Allah
    👍 👍 👍 💘 😻

  • @Munalalachenell
    @Munalalachenell Před 2 lety

    Manshallah xafidakallahum yaarabi shukran qaali horey usoco

  • @anababdullahi686
    @anababdullahi686 Před 2 lety

    Masha Allah abaayo waa mahadsanid sida noola wadaagto wax walbo anfac leh. Abyo geedka tubada ku dhaqday oo mirirka Jaro si fiican noo tus.🥰

  • @ifrahali5024
    @ifrahali5024 Před 2 lety

    Maasha alaah ilaahay hakuu siyaadsjo wallal

  • @ruuncali91
    @ruuncali91 Před 2 lety

    M.a hore u soco abaayo alle haku xafido

  • @HafsaHworld
    @HafsaHworld Před 2 lety

    Mash Allah xabibti Shukaran dhiro galinta guleyso

  • @aslibeautychannel6578
    @aslibeautychannel6578 Před 2 lety

    Masha allah thanks abaayo

  • @najmafaysal4522
    @najmafaysal4522 Před 2 lety

    Maanshalaah

  • @sagaldiamond2076
    @sagaldiamond2076 Před 2 lety

    Asc

  • @ibadonoor7652
    @ibadonoor7652 Před 2 lety

    Asc abaayo ilmaha sariirta kukaadiyo maxaa sababa seloga goyaa

  • @OpulentMotivate
    @OpulentMotivate Před 2 lety

    Masha alha tabarikalah horay usoco abaayo

  • @hindiaabdiabdi4043
    @hindiaabdiabdi4043 Před 2 lety

    waan kusalamay

  • @DeeqailoveMohamud
    @DeeqailoveMohamud Před 2 lety

    Wow so beautiful alabata IKEA iney tahay wa ka muuqatah

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  Před 2 lety

      Xabibiti jazakalh kheyrn sidaa iidhira galisay Ilove you😘😘😘👏❤️❤️❤️my sis

  • @rifalalsharif2884
    @rifalalsharif2884 Před 2 lety +1

    Masha Allah wll Allah xoga haku barkeyo wll waxad iga cawisan waxa ijogta gabaryar oo jirta 2 iyo badha haben walba markan seexiyo way ooyaysaa markay 2 ama 3 sacadod hurudaba indhahana waa iskuhaysaa hadana waa ooyaysaa markan cano siiyo wasexanaysa hadana 2 kabacdi waa oyaysaa markan soo kaco oon eego indhahay iskuhaysaba hadayjirto qof ilmihisa ku arkay igacawiya taka yarba habenkii markan sii dhargiyo waa iska hurudaa ma oydo habenkii waxan is iraa armay habka baraty markay yarayd

    • @noloshuwaasamiriyodulqaad5052
      @noloshuwaasamiriyodulqaad5052 Před 2 lety +1

      Abaayo waxad sameesa habeenki ku aqri adkaarta iyo quranka fiidki dhana qolka baqra ugu daar insha allah is badal ayaad ku arkee

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  Před 2 lety +1

      Quraan bey u bahan tahay inanta yar walalo adkarta ku aqri sas baa ku jira wax yalaha ay dawatana ka eeg waxaa laga yaba iney wax ka sas tay

    • @rifalalsharif2884
      @rifalalsharif2884 Před 2 lety

      @@noloshuwaasamiriyodulqaad5052 haye wll jaskallah khyr

    • @rifalalsharif2884
      @rifalalsharif2884 Před 2 lety

      @@ruumichannel haye wll jaskallah khyr uma shido wax cabsi lehba

  • @umumaida6601
    @umumaida6601 Před 2 lety

    Ruumi cadeey plz iisoo boqo yuotoobkeega ina shergareey plz abayo

  • @nimcokulan9454
    @nimcokulan9454 Před 2 lety

    Quen qawan ma codka kusaraty vidiuga anyway wa kahele vidiuga

  • @nuuramohamed3801
    @nuuramohamed3801 Před 2 lety +1

    Wll ka sariirta wayna Ma actionbad kaso iibsatay

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  Před 2 lety

      Wuu haya lakin aniga waxan kaso iibsaday yalska

  • @sagaldiamond2076
    @sagaldiamond2076 Před 2 lety

    Wll xagee diifayga kagadatay anagu action malihine kee baa haya wll

  • @hanaaxmed5347
    @hanaaxmed5347 Před 2 lety

    Mansha allah