Taliyaha Ciidanka Xoogga oo lagu wareejiyay ciidamo Macawiisleey ah

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 12. 2022
  • Taliyaha Ciidanka Xoogga oo lagu wareejiyay ciidamo Macawiisleey ah oo ka qeyb qaadanaya dagaalka Al shabaab iyo Geel Ciidanka loogu talagalay.

Komentáře • 11

  • @ajla4650
    @ajla4650 Před rokem

    MashaAllaaha Macawisley iyo Xoga dalka, guuleysta ❤❤🙏🏽

  • @ajla4650
    @ajla4650 Před rokem

    MashaAllaah 🐪🐪🐪🐪🐪🐪

  • @mohammedabdi1852
    @mohammedabdi1852 Před rokem +1

    dhibaato farabadan ka dib somaaliya waxaa usoo socota dowlad IN SHAA ALLAH

  • @ajla4650
    @ajla4650 Před rokem

    Saas waaye, waa qalad inoow idinku dhax noolaado.

  • @wadaniga
    @wadaniga Před rokem

    Dheh waxaa kamid ah haween googaradley ah

    • @Mmnajmo11
      @Mmnajmo11 Před rokem

      😂😂😂😂😂😂 waar heedhe dadka aanu idiin xorayno hadaanu haweenka nahay waayo idinka 30 sano ayaad maca macawistiina wax qaban waydeen hada waa xiligi googarada

    • @wadaniga
      @wadaniga Před rokem +1

      @@Mmnajmo11
      Mahadsanid walaashay hooyooyin ka soomaaliyeed burbur kii iyaga ayaan abaal u haynaa mid caana gadda, mid hilib iibisa, mid qaad gadda, hal adayg waaleedihiin.

    • @aql8881
      @aql8881 Před rokem

      😂😂😂😂😂

    • @Mmnajmo11
      @Mmnajmo11 Před rokem

      @@wadaniga Ada mudan wallo hadaan gacmaha lays qabsan oo lays caawin rag iyo dumar meel la gaadhi maayo illahay dalkeena inta hadhay wanaag haynoogu dhameeyo iyo nabad waarta