KAMAAL IYO SALMA LAJECLEY DAREEN JACEYL OO DHAB AH 2020

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • Dareenka Jacaylka Dhabta ah !
    Runtii jacaylka waxaa Dareemi kara Macaankiisa & Qadhaadhkisaba Ruuxa soo arka ookeliya way Adagthy inuu fahmo amaba Dareemo Ruuxa uu kucusubyahay Jacaylku .
    Murugada waa qeyb kamid ah Astaamaha jaceylka😢😢😢😢

Komentáře • 286

  • @xamdalakiofficeil8133
    @xamdalakiofficeil8133 Před 3 lety +124

    Inta argta salma iyo kamaal inaay is jecayl like hala dhafiin

  • @cabduqadircodey4247
    @cabduqadircodey4247 Před 3 lety +123

    Aadbay iskujecelyihiin kii iguraacsan like isaari

  • @aminailwaadai1555
    @aminailwaadai1555 Před 2 lety +20

    Subxaana Allah xasuusta aaqiro

  • @naasLi22
    @naasLi22 Před 2 lety +12

    Kamaal waa wiil qaaliya oo qalbi saafi ah sidaan qiyasayo❤❤❤❤❤😥😥😥😥

  • @inamohamed2772
    @inamohamed2772 Před 2 lety +25

    Inta vidiyowga salma soo dawty kadib imaty ismuujiya🤣

  • @anizasalah2307
    @anizasalah2307 Před 3 lety +71

    KAMAAL IYO SALMA LA JECLEEY ALAHA ISKU KIIN SOO CELIYO LABA QOF ASXB ISFAHMAY AYAA TAHIIN MAASHALH WAAN IDIIN TAAGEERAA ANOO FRAM SWEDAN AH 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👌👌👌🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏👌🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴KEEP GOING

  • @hodohassanahmed4187
    @hodohassanahmed4187 Před 2 lety +2

    Subxana laah nin ana qabin ayay sida ugu dhag dhagaysa wax bila xishoda

  • @panaromafilms2871
    @panaromafilms2871 Před 3 lety +49

    Xaqiiq waa xanuun waqtigaan oo kale inaad caloosha ceshatana way adagtahay😭😭😭😭😭

  • @nimonuura8474
    @nimonuura8474 Před 3 lety +18

    Waxani maha wax fiican inantan kolba nin ku dhagdhagaysa waa ceeb walaalo

  • @maryanadan3010
    @maryanadan3010 Před 3 lety +34

    Wlhi colshaa ihurteyee gbdhaa onynaa markarkey angwaniskaoyee walhi😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭safarsalama abayo Allah nbdkugeyo🙏🙏🙏🙏😭

  • @ayaandayib7093
    @ayaandayib7093 Před rokem +4

    Inta so aragtey isaga iyo asma like sar

  • @hodanjaamac8155
    @hodanjaamac8155 Před 3 lety +7

    Wlhiy jcayl wuu xanun badan yahay waaan darimi karna Alle haysukin nabad keeno wllo

  • @zamdahashi6759
    @zamdahashi6759 Před 3 lety +20

    Waxa daremika Dadwakhti sowada qatay wanagsan kala dheraday xasus ax Allah haysusonabad celiyo Maxa dadisjecel wakhtigu kala diray😭😭😭

  • @indhodeeqhajji5078
    @indhodeeqhajji5078 Před 2 lety +4

    Shakayna saasay ISU jeclaayeen maantana nin kalay xaazkiisa thy adduunyadu waa iska noocaa😥😓

  • @AbdallaMohamed-ew6we
    @AbdallaMohamed-ew6we Před 3 lety +13

    Safar salama wlshy salma lajacley abyo allaah haku nabad yelo Mel wlba tagto ❤❤

  • @aminafeisal1595
    @aminafeisal1595 Před 3 lety +43

    Walhi waxa dareemi kara ruux yaqaan walaltinimada qiimeheeda 😭😭

    • @familkiiriyada6682
      @familkiiriyada6682 Před 3 lety +5

      Dadkan wax kale ayay kufajarayan lkn dad ad isla ceeshteen od kala tagesan wax kaxun badan maleh

    • @aminafeisal1595
      @aminafeisal1595 Před 3 lety +4

      Wuxu ahaa team aan jeclahay wada joogistoda lkn caqabadaha jira awgood ayaa kala kexeyey sorry

    • @xamdasagal5447
      @xamdasagal5447 Před 3 lety

      Wlhi manta ruuxi wllonimadu wxy tahya garnay ayun ba dareemya 😥😭
      Salma iYo kamal wllo wlhi wxd Hayden labo ruux o nafta isku hura o is fahmay jecelka laysku qadn ma ka laysku gursdo blze ka walnimda ka wyn hadi ay somalidu wllonimo wxy thy AY garnya 😥😓
      Labo ruuxo an wllonimadoda ku farxo jiray ay ahyden alle wx idn dhib idnma tuuzo🤲💋❣❤

  • @sacaadiyahassandiini684
    @sacaadiyahassandiini684 Před 3 lety +6

    Masha alah jaceyl wll tinimo qadari oo qeyme💘💘💟🤝🤝👉

  • @bintiburco4485
    @bintiburco4485 Před 3 lety +11

    From salmo wan oyah markan arkoh kilibkan kuli good bay ka ohisay ee kamal kaliyah kama tagin imaan baba jogah

  • @zabriinaaadan4045
    @zabriinaaadan4045 Před 3 lety +14

    Ax Salma allaha ku nabad geeyo lkn plze u so noqo Markle asxaabta 😭😭😭waa dareen aad u xanuun bdn

  • @coceofficial7832
    @coceofficial7832 Před 3 lety +23

    Ax ax salmi maypaxday waaa xaqiiiq walhi xanuunkaah waxadareemi kara qofka waxka garanaya wlltinimada iyo qiimaha ayledahay salmaaaay usoo noqo adoonapa azxapta😭😭😭😭😭😭

  • @sabiriinabdull333
    @sabiriinabdull333 Před 3 lety +18

    wllhye wn kanaxaye soomli yeeye saas mad isku jeclatan 😭😭

  • @kaamilmohomed4915
    @kaamilmohomed4915 Před 3 lety +7

    Kani waa video yar oo jiliin ah waxan ini rajaynayaa in aad sidaa oo kale noloshina u noolatin ani in aaan helo mid nololshaa oo kale aan wda qadano👍waan inii wadaa my team👈

  • @farxiyocabdisalaan7557
    @farxiyocabdisalaan7557 Před 3 lety +5

    M,a alaha isku kiin sooceliyo aamiin salma iyo kamaal abdul⚘🌹❤💔💟💝

  • @abdwelidaud7129
    @abdwelidaud7129 Před 3 lety

    Walatinimadaaa iyo isfahankaaaa asxabtinimooo wlh wa shey ad qali ah wilal walaleheeed laaamid ah ayey heshey mansha allah

  • @shamsimaxamed7646
    @shamsimaxamed7646 Před 3 lety +7

    Masha allh ❤❤❤🤝🤝🤝🤝

  • @khadijacabdi8978
    @khadijacabdi8978 Před 3 lety +12

    Qofga dacad ah marwalbo wu ooyaa 😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @muntazwarabow1204
    @muntazwarabow1204 Před 3 lety +5

    Iga ilmeysiisey. Wlhi salma apyo💓💖😥

  • @hudaabdi7836
    @hudaabdi7836 Před 3 lety +3

    M.a alaah hanii xifdiyo labadiina masha allaah

  • @asalibashir5886
    @asalibashir5886 Před 3 lety +1

    Ax waa oye jecly dhab iga dheh

  • @bakaryare9638
    @bakaryare9638 Před 2 lety

    walalnimadu hawaarto meel walbo aad kala joogtiin teamkaan inaan ku biiro jeclahay

  • @aqoonkaaba7830
    @aqoonkaaba7830 Před 3 lety +2

    Ruwaayad walee alle kacabsigii waalagatagey

    • @fatimaayaan3002
      @fatimaayaan3002 Před 2 lety

      haa walhi karamada uu Allah ku siiyay la iskama qaado sida la iskugu looxmay ban ka yaby

  • @asmaaadle2053
    @asmaaadle2053 Před 3 lety +1

    Horay usocda lamaanayaasha 😘😘😘😘😘😘😘😍😍😍😍😍

  • @hothokani2548
    @hothokani2548 Před 3 lety +1

    Walhi waligay comment maan qorin abidkay lakin idinka la idiinkama daysan karo waaa iga ilmaysiiseen wlhi wan jeclaan lahaa asxaab sidaa ii jecel Inan haysto Masha Allah ilahay ha isku kiin daayo mar labaadna ha idiin kulmiyo amiin😢😢😢😢❤️❤️❤️❤️

    • @asiyahasan1626
      @asiyahasan1626 Před 3 lety

      Wana kaxumaha walhi inakalatatana mada jecelane walhi

    • @asiyahasan1626
      @asiyahasan1626 Před 3 lety

      ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @abdinaasirmohamoud5298

    Wlhi clipkan markan dawaday waan ooyay wlhi dad aad wllo dhaba noqoteen markad ka dheranaysid waa dhibato

  • @c.zalaammaxamedmaxamud4293

    Wlltinimo team enjoy waa idin wataa ❤❣

  • @AdnanHashi-t5j
    @AdnanHashi-t5j Před 6 měsíci

    MANTA IGU HOREESA VIDEO LAKIN SUAASHEEDA WAXAY TAHAY MA IS QABAAN HADA WASAQDAAN SIDAA ISKUGU SUUROONAYA

  • @bureeqobilan445
    @bureeqobilan445 Před 3 lety +12

    alle ha iskukiin soceliyo dad aan jeclhy 😭😭♥️♥️

  • @mahamudmk9073
    @mahamudmk9073 Před 2 lety +2

    This feeling 😭😭😭😭

  • @muntahaaxmedsheekh8311
    @muntahaaxmedsheekh8311 Před 3 lety +13

    Ale hahaiskukin sociliyo amiin😭😭😭

  • @najaxmaxamed4587
    @najaxmaxamed4587 Před 3 lety +7

    Wllnimo wxkaqiimabdan lawaah😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥

  • @NuurtoAbdirashid-jq8my

    Waa ceeb laakiin saan magical sisters

  • @bazhiirapdi8333
    @bazhiirapdi8333 Před 2 lety

    Zhp video markan arko melba ii Xanunta 🥲

  • @muqadimibrahim1724
    @muqadimibrahim1724 Před 3 lety +5

    M.a keep going

  • @sahrohappy357
    @sahrohappy357 Před 2 lety +7

    Allah jecel ❤️ dhab badanaa🌹🌹

  • @aligatah2031
    @aligatah2031 Před 3 lety +5

    Meeshaan waxaa ka muuqda gabar wax jecel iyo nin dhegwayn ah oo aana fahmi Karin jawiga hadba taagan
    Sida marar badan muuqaaladooda aan ka arkay iyo ismacsalaamayntoodii safarka salmo la jeclay iyadaa waran caasha KU mudanyahay qofkastaana dareemikaro balse qofkay jeceshahay oo ah qofka dadka ugu dhow oo larabay inuu dareemo hadana jooga masraxa misnsa ah qof dhegwayn ah
    Hadana waxaa moodaa gabadhii inay jacaylkii Malaysia uu ka gaagaxay oo mid cusub iyo garowe hada bilowday haduusan prank nagu noqon sida uu sheegay nin kii geenyada agjootay inta garanwaayey markii gayi kale looga gacan haadiyey waa prank na baraya oo hadeer isku maaweelin alow riyo ka dhig

  • @deeqoali2667
    @deeqoali2667 Před 3 lety +2

    Salmo abayo waxan rabaa inan kula soo xiriiro

  • @mursalali5060
    @mursalali5060 Před 2 lety

    Midka buurka ayaan ka heley siduu u jileyyo iyo habka uu u salaamey

  • @nasteexjamac2998
    @nasteexjamac2998 Před 3 lety +1

    Waxaa jacayl iga dheh

  • @fuaadadde6083
    @fuaadadde6083 Před 3 lety +6

    Allaha idiin barakeeyo

  • @munaabdi2514
    @munaabdi2514 Před 3 lety +5

    Xaqiiqda adgo ogeyn wax lama shego dadkn wa walalo

  • @hibonuura1036
    @hibonuura1036 Před 2 lety

    Wllhi wa xanuun ad username markaada katageyso walalaha galiga ah one love ❤ salmo lajecleey hamplyo mcnto guurkaada allh hakuga dhigo midaa ku nagatida awlad baariha abeheen idin si run anti waxaad heshay wiil ad so jiidasho uleh iyo farxada ba m.a congratulations 🎊 👏 queen of city 💖 💙 ❤ 😘 💖 💙 ❤ 😘💖 💙 ❤

  • @aminali7491
    @aminali7491 Před 3 lety +3

    Allaw isku daa walaalo aan jeclahay. Salma wll soo noqo adoo nabada

  • @abdillahimohamed3031
    @abdillahimohamed3031 Před 3 lety +2

    alle ha isu kiin celiyo
    jacylkiinu ha gulaysto

  • @najaxmaxamed4587
    @najaxmaxamed4587 Před 3 lety +5

    Wlhi se dhab ayad noogailmeysiiseen ilhy hyskukiinsooceliyo

  • @saybaahmeth7842
    @saybaahmeth7842 Před 3 měsíci

    Jacayl abahay ws😢

  • @sharmaboy7579
    @sharmaboy7579 Před 3 lety +2

    Masch allah Edo 😘👌💞

  • @park--jimza2358
    @park--jimza2358 Před 3 lety +1

    Wlalayal dadkaan saan iskugu dhagdhagaayo mxay isku yihn

  • @cabdiwahaabsacad9582
    @cabdiwahaabsacad9582 Před 3 lety +2

    Ax walhi hohin ba ihaysah😭😭😭😭😭😭😭🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺😭😭😭😭😰😭😰😭😰😭

  • @alisha2412
    @alisha2412 Před 3 lety +1

    Masha Allha 👍

  • @aaminalayla6605
    @aaminalayla6605 Před 3 lety +3

    Walal nimada bro wa dad wlaal ah

  • @anwarshariif9494
    @anwarshariif9494 Před 3 lety +3

    fisqi badanaa

  • @dahabocali1208
    @dahabocali1208 Před 2 lety

    Masha allh

  • @shucaybcumar9647
    @shucaybcumar9647 Před 3 lety +2

    Soray kamal abdul 😥😥😥😥😥😥

  • @hodanfarah5053
    @hodanfarah5053 Před 3 lety +1

    Wallahi oohin waan iscilin waaye

  • @zamzamsacid2742
    @zamzamsacid2742 Před 3 lety +5

    Walaal nimo waaqali

  • @hodanmaxamadadanadan8490

    Dadka caanka ah ajinabi makala ah miyaa waanba yaabee 🙊🙉

  • @raxmonuur6238
    @raxmonuur6238 Před 2 lety +3

    ❤️❤️❤️❤️👏👏👏

  • @ifraxxasan1492
    @ifraxxasan1492 Před 2 lety

    Wax kale omg ayy jecel aa 🙈😹🥰🤣🤣

  • @deeqomustafa2723
    @deeqomustafa2723 Před 3 lety +10

    Been waaye taas wllnimo ayay isku jecelyhiin ale haysku daayo anba wan ooyay walhi kamaal iyo salmo ale ha isku kiinsoo cesho🤨🤨🤨🤨🤨🤨🤨🤨

  • @Aziiza_A
    @Aziiza_A Před rokem

    Xasbunallah wanicmal wakiil🥺

  • @najuuabdi7499
    @najuuabdi7499 Před 3 lety +1

    Kamaal sori aboowe ok waimalesa Salma
    Cdey
    insha Allah ok sori
    🥺🥺🥺🥺😔😔😔😔👍

  • @maxamedyare7000
    @maxamedyare7000 Před 3 lety

    Hanpalyo hanpalyo ifka farxad ugu noolaada wll noqda labadi isku waara abid 🤲🤲🤲🧡💚💋❤️💯💥💟

  • @salmadeequmal5105
    @salmadeequmal5105 Před 3 lety +1

    Kamaal salma la jecleey imaan waaidinjelaa iskusoonoqda waaidinbaryayaaye😭😭😭😭

  • @ruweydacabdulahi7019
    @ruweydacabdulahi7019 Před 3 lety

    M.a hda runta ka hadal no wa gabar zaid idin jecel adunyada uma badno gawar nocan ah adunyada lisma gogayo skasabar wllshe

  • @anwarabdirizak1738
    @anwarabdirizak1738 Před 3 lety

    Alle jaceel mar hadii asxaap aad uqadid waa Iska sidaan OO kale

  • @queenhassen5743
    @queenhassen5743 Před 2 lety

    Walahi nabasigeda ku dhacaya

  • @zahruzhaadzahruzhaad
    @zahruzhaadzahruzhaad Před 3 lety

    wll miyaa ladhihii kara way is jacelyihin waayoo waa wllo kala tagaya xanuunka dareemaya wllado markay kala tgyaan meesha fcn wax ka fiiri

  • @Bashiir-uc5ut
    @Bashiir-uc5ut Před 3 lety +1

    Wwwwwwww maashaal

  • @niciimaahmed1157
    @niciimaahmed1157 Před 3 lety +1

    Wllo isjeclbay Ahyeen

  • @shadiaabdirashet9636
    @shadiaabdirashet9636 Před 3 lety +6

    Way Adagtay inad ka fogaato bulsho laga jecelYay 😭❤️

  • @ikraanaweys7737
    @ikraanaweys7737 Před 3 lety +2

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭wllhi dacadaan u ilmeyay

  • @ladanahmedofficail
    @ladanahmedofficail Před 3 lety +1

    Caawaan daawaday oo ilaa aan arka ilaa hadoo saqbadh ah waan ku celceshtay 😭😭😭😭🥺🥺 waan laqiirooday

  • @mustaqiimmoha1771
    @mustaqiimmoha1771 Před 3 lety

    Jaceel waa saan,

  • @maazimamaazima7748
    @maazimamaazima7748 Před 2 lety

    ❤mazhlaah

  • @mayainaden8618
    @mayainaden8618 Před 3 lety +2

    😥😥😥

  • @qaaliqurux9297
    @qaaliqurux9297 Před 3 lety +5

    😭💔😭💔😭💔😭💔

  • @cabdiwahaabsacad9582
    @cabdiwahaabsacad9582 Před 3 lety +1

    Walhi wan oyigadhay ax ax
    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🥺🥺🥺🥺😰😰😰😥😥😥😥😥

  • @maryamamaxamuud4886
    @maryamamaxamuud4886 Před 2 lety

    Shekada isqabbasiga kamal iyo nagta ninka kale qabay 2022 wax layab leh aya dhacay🤣

  • @lamiislamiiscadeey2169
    @lamiislamiiscadeey2169 Před 3 lety +1

    Walaalheed miyaaa. Aniga wlhi hooyadeey markaan kasoo dhoofay baa igu dambeesay qof in aan u ooyo. Waayoo hadii hoyadeed la aanteeet meel ku nolahay waxa kaloo soo racana waxba uma arko. Xitaa hadii 10 sano wada noleeyn waa ku duceenayaa sxb but nooo ooohin🤷🏻‍♀️🤷🏻‍♀️🤷🏻‍♀️🤷🏻‍♀️

  • @drshamuhamiish7828
    @drshamuhamiish7828 Před 3 lety +1

    M.aaa

  • @daahirjv
    @daahirjv Před 3 lety +18

    Waraa beenta dhaaf dadkaan waa dad asxaab ah

  • @sacdiyosacdiyo7988
    @sacdiyosacdiyo7988 Před 3 lety +1

    Walhi walalnimo waa qalia qof karanyo qiimah latahy walaltimada 😓😓

  • @yaaskaumufowzaan9624
    @yaaskaumufowzaan9624 Před 3 lety +1

    Wax u oyneso ma aqaano lkn ana waanla oyey walhi😢🥺

  • @xamdaaxmed4174
    @xamdaaxmed4174 Před 2 lety

    War waaa markay baxay sey

  • @ayanidiris9104
    @ayanidiris9104 Před 3 lety +2

    Ale ha isku kiin soo celiyo wlahi waan kula hooyay salma

  • @barwaaqoismail3040
    @barwaaqoismail3040 Před 3 lety +1

    Jacaylka calf baa ka wayn

  • @iqroaxmedmaxamuud6901
    @iqroaxmedmaxamuud6901 Před 2 lety +1

    Wlhi sorry xanun wye dad anjeclhay tihin dhmntina tagarayal idin ahay

  • @fardosoabdiwahabhassan6119

    most najiib the quraan to be 1percent and of the most important thing is a pic of you and 3wynaukajk8wmudnuwyjumsedw

  • @samaraabdulqadir4396
    @samaraabdulqadir4396 Před 3 lety +4

    Maxa isla jecla kamal iyo salma 🥺😭

  • @suleqaahmed5577
    @suleqaahmed5577 Před 2 lety

    سبحان الله العظيم 😭