ABWAANKI 30 SANO DHULBAHANTE AHAA E HOOYADIS QIYAANTAY KADIB OGAADAY IN U MAREEXAAN REER DIINI YAHAY

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • Tools I use to run my digital brand:
    Premier pro ( Video editing ) -
    Photoshop ( Thumbnails ) -
    capcut and kinemaster (Video editing) -
    Footage & Images ( Pexels -Pixapay - Mixkit-Freeik) -
    Disclaimer:-
    All rights reserved, no part of this video may be reproduced or coppied without permission from the owner of this video (Abdullaahi Daacad).
    1) This video has no negative impact on other CZcams Channel.
    2) This video does not contain: content for children, blood and gore, sexual content, female nudity, profanity, violence, and war.
    3) This video is also for teaching purposes.
    All footage is licensed & royalty free and the video was fully edited by us.
    Copyright ©️ Abdullaahi Daacad
    Igalasoo xiriir:
    INSTAGRAM👉 / abdullaahi_daacad

Komentáře • 16

  • @Abdullahi-Daacad
    @Abdullahi-Daacad  Před měsícem +1

    wa.link/7n3fs1

  • @AhmedAhmed-tx6dj
    @AhmedAhmed-tx6dj Před měsícem

    Horta Abwaan Jacfaan habrawadaag baanu nahay mara Abti baan u ahay.
    Markaan arkey hadalka Aabihhii mahadnaqa ku jeedinayo waxaan xasuustay in xilli ku beegnayd dhowrkii cisho ee ugu dambeeyey bisha December 1989 oo todobaad ka yaraa ayaan fasaxii bila’ha ahaa ee Jaamacaddi Ummadda ku aadey gobolka Sool,gaar ahaan degaanadda degmadda Taleex. Anigoo gaadhi isjiid ahaa oo Laascaanood ku socday saaran ayaan Garoowe ka helay Gaadhi Mercedes ahaa oo Taleex u socda cidna aan ka gartay iwm.
    Dullucdu waa halkan ee xoogaa hadaan Garoowe ka baxnay ayaa ilmo yari ooyey oo mise waa gabadh labo ilmood oo isku nuuga wadata,kadib ilmihii waa ku saxaroodey hooyadii safarka aheyd waana la caawiyey madama garanayey gabadha balse qof ayaa weydiiyey meesha ay ka timi,waxayna tidhi Baardheere ayaan ka imi oo ninkeygu degan yahay waana Mareexaan.
    Marka odeyga hadalkiisa oo labo ilmaha in ay ahaayeen caruurtiisu 1993 ay warkooda ugu dambeysay iyo magaacida uu u mahadcelinayo Abtiyada uu magacaabay oo Anigaba Abtiyaday ah Ilma Muuse ciid waan fili doonaa inay xasuustayda waafaqdo insha Allah.

  • @engilyas44
    @engilyas44 Před měsícem +1

    Habeenkii uu qail somaliyeed uu yasayay bu habar kudhacay

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 Před měsícem

      Nin ree Aabihii iyo Ree Abtigii dhex damaashaadayo ayaad Leedahay habaarba Ku dhacaya​
      Yaad mooday

    • @hah7064
      @hah7064 Před měsícem

      Marka hore ba in wax ka khaldan yihiin way ka muuqatay

  • @user-ks7oc1bz1e
    @user-ks7oc1bz1e Před měsícem +1

    Qof Caytama oo waxba la hadhin hadaad Aragtaan Qabiilalada ka hadlaya dhibkiisu Leeyahay,wax badan baa ku Daahsoon,waa qof isaga wax badan Tebaya,Dad badan oo social media ku waashay buu ka mid yahay,maalin kasta waxaa soo baxaya sheekooyin hor leh

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 Před měsícem +1

      U sheek kuwa aqoonti iyo akhlaaqh looga dhigay Aflagaadada xataa kuwa dhintay aan cafinin

    • @hah7064
      @hah7064 Před měsícem

      Beri na meel kale ka eeg

  • @zahroyussuf996
    @zahroyussuf996 Před měsícem

    War fiyuus haku raadsanina wiilka abtiyaashiis ayaa soo korsadey khiyaamahana isagoo magaca hooyadiis loogu yeeraayo ayuu qabriga kasoo bixi

  • @Galaxy-kv8pg
    @Galaxy-kv8pg Před měsícem

    Waxad ka mushtertiin ayad rabtan mexey kala yihin dhulbahante iyo marexan dad wada dhashey ee iska daaya haku dhibca badsanine

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 Před měsícem

    🤣🤣🤣🤣naag dhulmhnti ninki guursada shaki iya ku jira ana qaar badan aay no dhalen iyanu fami lanay waxu ma dhulmhnta mise wa idoor😂😂😂garmani bakeyle teera suldan dubad cadala liban afguduud isaga wa la yaqana oo oodhfano iyabu aha oo reer cidagala iya so koriye

  • @abdirizakabdallah2672
    @abdirizakabdallah2672 Před měsícem

    Jacfaan waa Reer Diini, Reer Ugaas Sharmaarke

  • @user-bv9xr7bu2z
    @user-bv9xr7bu2z Před měsícem

    00:54😮

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 Před měsícem

    Dhuqbaahan miyaay ogeen somaron unay walahi halkay habeen maran inay habeen mari karin wayo isku day tuulada lascanod iyo boorame idoorna inad tuulad kascanod jidato mooye insad ama ka guurto moye wayo waliga xaarood iyo somalida kale ka wardiyaayn mayan idoor 😂😂😂

  • @MahamedYoussoufabdi
    @MahamedYoussoufabdi Před měsícem

    Away LABARKA MENJER Sacdiyo