NADIIRA NAYRUUS | LAHASHADA KALGACAL | LIVE MUSIC | CUUDKA ABDIASKARITUBE

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • CUUDKA ABDIASKARITUBE
    WAA BARNAAMIJ CUSUB OO CUUDKI HORE IYO CARSIGA
    LAYS QABADSIINAYO OO FANNAANIIN COD MACAAN
    OO XADHGAHA KABANKA IYO CODKA ORGANKA LALINTA TOOSKA AH
    KA DABBAALAN KARA OO AAN IDIIN SOO XULNAY
    AYAAN KOLBA INYAR IDIINKA DHURAYNAA..
    NOOLAAN MAAYO HADDAAD SOO LAABAN WAYDO..
    --------------
    LAHASHADA KALGACAL
    HORE U QAADAY : JAANGO & SIRAAD CABDULLE
    =====
    ORGAN / KEYBOARD INSTRUMENT
    ABDI ABIIB - ABDI YARE
    ---
    GUITAR / KABAN
    DAA’UUD XANFAR
    -----
    VOCAL RECORDING & MIXING
    CAYDIIDI JOWHAR
    ===
    DIRECTED BY : KABACADDE
    PRODUCED BY : ABDIASKARITUBE
    ============
    Subscribe for more awesome content (IT'S FREE) bit.ly/3oTYCR1
    It would be wonderful to follow us on our social media platforms.
    / abdiaskaritube
    Twitter: / abdiaskaritube​
    Instagram: / abdiaskaritube
    TikTok: / abdiaskaritubbe
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    ''Thumbs up if you think I brought this video to your attention'' Thank You.

Komentáře • 63

  • @maslaxmideeye2200
    @maslaxmideeye2200 Před rokem +49

    ku sali nabiga scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 💯 ❤

  • @cismaanabdihassan4362
    @cismaanabdihassan4362 Před rokem +30

    Fur furnan
    Midib qurux badan
    Cod dahabi ah
    Ciyaar dagan
    Libis qurux badan
    Kalsooni
    Intaa iyo in kabadan isku darsatay masha alah alaha kubarakeeyo codkaga iyo rerkaga amin amin♥️👑

    • @muxsinamoros2142
      @muxsinamoros2142 Před rokem +1

      Wwww axsan musishin iyo hesa isxushay caleg bro dauud xanfar iyo wll shey nadiro organ miste qarniga horay usocda bro

    • @jesssandulle8162
      @jesssandulle8162 Před rokem

      sure. sister magic

  • @apdiwardi5576
    @apdiwardi5576 Před rokem +5

    Nadiiro Neyruus codka iyo jiliin bey isku dartay 💯aniga waku turay cimaamada guleyso my sister heestan aadba ujeclhy

  • @saynapciise6356
    @saynapciise6356 Před rokem +10

    Nadiira midab dahab cod iyo qurux isku darsatay ❤❤❤

  • @a.omarahmedarab6773
    @a.omarahmedarab6773 Před rokem +8

    Abdi azkari 5 Somali legend
    Nadiira neyruz keep going nice song lahash

  • @mushtaqomar4340
    @mushtaqomar4340 Před rokem +1

    Gabadhan wn iska jecelahay nadira tagera ku ahay labar 1 anu alle cimriga iyo cafimadka haku siyadiyo xppti wacdara mujisay wale

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro6113 Před rokem +4

    Inta jecel barnamijkan inee bil qeyr axmad iyo Yusuf xeybaro lagu casumo is mujiya like ani kow like teyda waa diyar

  • @abdirahmanmohamud8436

    Qurux iyo cod macan ayey isku darsatay
    Xanfar asna waxa uu keeney musikii jango
    Viva viva

  • @ahmedleydhofficial2640
    @ahmedleydhofficial2640 Před 11 měsíci

    Yaasalaam hees la isugu tagay dhankastaba ka dhameystiran ustad abiib kabanka daud xanfar codka nadiira isku duba ridka abdi askar waaw amazing ❤

  • @ciidankaqabta9725
    @ciidankaqabta9725 Před rokem +12

    Ilaahaybaan kugu dhaarshee is isoo sabiskaraabee

  • @sacdooshsiman9120
    @sacdooshsiman9120 Před rokem +4

    Boqorada codka neyruus horo usocoh wale cod iyo dagagnnba wad isku darstyy

  • @jesssandulle8162
    @jesssandulle8162 Před rokem +10

    magic magic. sister magic. no words to describe her. just magic

  • @nafisacabdulahi9783
    @nafisacabdulahi9783 Před rokem +10

    Qurux iyo cod isku darsatay fananadena❣💋

  • @abshiroabdiwahid8752
    @abshiroabdiwahid8752 Před rokem

    Nadiira nayruus boqorada fanka weeyaan bilad gold ah bay uqalantaa❤

  • @chukrisalah5932
    @chukrisalah5932 Před rokem +3

    Nadiira Nayruus is back my favorite female singer woooooooow🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥💯👌

  • @ifrahapdillahiciise8550
    @ifrahapdillahiciise8550 Před rokem +10

    Golden voice👏NadEra NayruS♥️👏

  • @hairgrowthqueen3341
    @hairgrowthqueen3341 Před rokem +1

    Nadiira nayruus cod ciyaar labis waxkasta way isku fuuqsatay 🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abdiabshir9932
    @abdiabshir9932 Před rokem +3

    Golden voice nadiiro nayrus

  • @user-jp8io9mn6l
    @user-jp8io9mn6l Před rokem

    Walahi bilahi laba fana baa is helay ❤❤❤my dhiig nadira

  • @samsamtesoro5703
    @samsamtesoro5703 Před rokem +1

    Nadiira iyo Dauud baa is helay jaah ❤️

  • @naema9080
    @naema9080 Před rokem

    Cod,masrixiyad, labis heersare ah nadiira waa baarka sare sidoo kale waxa sii qurxinaya heesta background ka oo isoo jiidatay🥰

  • @ashrafmediapro7297
    @ashrafmediapro7297 Před rokem +3

    Hestan Hadi an 1000 mar ka bdn Dhageysto kama Xisayo wayo Cudka ayaba kugu qasbayo Inadan ka xisin Nadiro, Da'ud Xanfar io Cabdi Abib Cabdi Yare ishelay Wa loyaba Cudka

  • @xamsefarax6770
    @xamsefarax6770 Před rokem

    Qurux coda iyo action bay isku darasaday nadiir maxamed cige magaca ha jiro inder qaali

  • @IbraahimHaji04
    @IbraahimHaji04 Před rokem

    Sida Lugud col Galay Baan Garka Liig ku Yeeshoo waaye Heestu Dhexda Liig ku Yeeshoo ma Ahan 👍

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před rokem +1

    Meesha Nadiira Kugalgalatay Igadheh ❤❤❤❤❤

  • @faadumoaxmed3146
    @faadumoaxmed3146 Před 11 měsíci

    Quruxda iyo codka naag duriyday u tahy❤

  • @abdirahmanmohamud8436

    Mahan caadi heeskan sida aay tahay bay u qaaday xanfarna wa shiday 🎉🎉🎉🎉

  • @Rabadan_Hassan
    @Rabadan_Hassan Před rokem +2

    First

  • @samiramohamed9502
    @samiramohamed9502 Před rokem

    xasan cod abaiyo runti waan iska jeclahay inan dhageysto

  • @mohamedbirik4342
    @mohamedbirik4342 Před rokem +1

    M.a neyrusey golden voice

  • @sacdiaabdullahi7439
    @sacdiaabdullahi7439 Před rokem +1

    Jah nadiiro fanku asagaaba ubaahan
    Shadiyo live music ku soo dhowoow
    Wxn camal yaa samaynkara

  • @fugasima658
    @fugasima658 Před rokem +2

    Beautful voice 🌹🌹🌹👍👍👍👍👑👑

  • @abdiazisabdilahi8174
    @abdiazisabdilahi8174 Před rokem

    Abdi askari eaxkale zxb good jop

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 Před rokem

    Nadiira nayruus waaa topp

  • @saadaqaxmedcirmar8074
    @saadaqaxmedcirmar8074 Před rokem +2

    Wow wow 👌👌

  • @yusufkolkol1213
    @yusufkolkol1213 Před rokem

    This is very amazing stylish of 🎶 , askari tube 👌

  • @nnnnwowo9164
    @nnnnwowo9164 Před rokem

    Midabkii asalka hablaha soomaaliyeed

  • @abdullahiabdirahman3810

    nadiiira iyo macalinkeedaba wa salamaya

  • @iqrahassanmohamoud6461

    Wahwah say ugu raxaysanayso ayanba ladhacay

  • @naimamohammed3432
    @naimamohammed3432 Před rokem

    Wow inaba cadi Maha voice ka steylka m.a

  • @MUssaMohammed-32yrs
    @MUssaMohammed-32yrs Před rokem +1

    Xubigena 🎉🎉❤ our members

  • @abdullahisadiiq4088
    @abdullahisadiiq4088 Před rokem +1

    Inantaan fananad buuxda waye cod heysaa

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před rokem +1

    Warninkaasi MaBoqor Xanfarba?

  • @mohaabdi757
    @mohaabdi757 Před rokem

    ❤modernised the whole song.waaw,what a memorable time.

  • @sharmakedigeed6564
    @sharmakedigeed6564 Před rokem

    nadiira nadka wn ku wta

  • @jamesjefa812
    @jamesjefa812 Před rokem

    Congrats

  • @daacad5731
    @daacad5731 Před rokem

    Hada live miyaa inantu inaba caadi ma aha

  • @sir__cmc
    @sir__cmc Před rokem

    Heer sare weeye codka iyo muusigii heesta originalka sidaad u keenteen.

  • @abdullahimohamed4660
    @abdullahimohamed4660 Před rokem

    Inantan weey leedahay TALENTY Faneed
    Lakiin
    2bo Jaajuur Oo Saxiibo ah Beey Dhex gashay.
    Midka Qabba
    iyo
    Heeso Copy ah.
    ••, walaal Dhanka Fanka
    Hablaha Reer muqdishu
    You are No1.
    Lkin yuu aar koobiyeying
    Tuu maaj Heeso Hore.
    Rali iga Noqo, intaas waa kftan

  • @nnnnwowo9164
    @nnnnwowo9164 Před rokem

    ❤❤❤

  • @mahaddirirgeesood9556

    Daauud xanfar iyo nadiiro dad wada dhashay ilmo adeer ah weeye

    • @munahassan6084
      @munahassan6084 Před rokem

      Ilmo adeer mahe waa dad somaliyeed oo wllo ah isku qabiilba mahe

    • @zucadfarah7716
      @zucadfarah7716 Před rokem

      Iska Hubso ina maxamed cige waa naag ciidagale ah aabehedna fanaan buu ahaa horaanti fanka ilbir baa la yidhaa markaa iska hubso

    • @mahaddirirgeesood9556
      @mahaddirirgeesood9556 Před rokem +1

      @@munahassan6084 adigu qabiilada maxaa ku kala baray ma dawarsan jirtey

  • @allrizaaq4178
    @allrizaaq4178 Před rokem

    Lesma xasdee rer somaliland wey hesaan

  • @kingnasrudeen3245
    @kingnasrudeen3245 Před rokem

    ❤❤❤❤

  • @Mo-fd9ri
    @Mo-fd9ri Před rokem +1

    Lol hees mixer la soo saray ayay ku sheegayaan live 😂

  • @sahalosmanzaazaa3055
    @sahalosmanzaazaa3055 Před rokem

    Heestaan farxiyo fiska cid aan ahayn maba kuso baxayse🤣