Ma dooneysa inaad horumar gaarto jaamacad la'aan||Ustaad Abdiwahab

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • Hormar ka gaar noloshada #like and share

Komentáře • 24

  • @user-mo4cm7bh9n
    @user-mo4cm7bh9n Před 3 měsíci

    Masha allah

  • @hamdiahmed7407
    @hamdiahmed7407 Před 8 měsíci

    Mansha allaha allaha ku xafido wll

  • @anabwarsame3463
    @anabwarsame3463 Před 4 lety +2

    Masha Allah waa bararujin aad iyo aad ufican👍

  • @deeqacali912
    @deeqacali912 Před 4 lety +2

    Masha alla

  • @easylearnmath1364
    @easylearnmath1364 Před 2 lety

    Mashalah tabarakallah ustaad

  • @gamasb8222
    @gamasb8222 Před 4 lety +6

    Haduunan qof ku school aadin sidee critical thinking uyeelan.

    • @shabell
      @shabell Před 4 lety +1

      critical thinking waxa ay ku xidhanthy qofka waayo aragnimadiisa ee kuma xidhna school, mida kale school mawaxa lagu dhiga qaabka loo fakaro :(

    • @gamasb8222
      @gamasb8222 Před 4 lety

      @@shabell sxb sida iiga kaa muuqata fadhi kudirir baad wadaa kamana bixikaro muran. School nacayb baa kaa muuqdee miyaad kasaaqiday yaraantaadii

    • @shabell
      @shabell Před 4 lety +1

      @@gamasb8222 hhhh, walaal hada wan dhigtaa school maantna ma ihi nin ka cabanaya school, walaal meesha su'aal ayad keentay jawab tii ila muuqatayna wan kusiiyay waxa aad isheegta schoolka ku baraya sida loo fakaro oo lasameeyo shaqo abuur, Biology iyo physics moyaane. anu waxa aan dhaliilaya system-ka waxbarasho ee somaalidu iyo africa-ba badankeedu wado, anu waxaan jooga america markii aan dhigan jirey school somali leedhy iyo imika there is a hugggge difference sxb

  • @pilanpoqoro697
    @pilanpoqoro697 Před 3 lety

    ماشاءالله تبارك الله ربنا يحفظك يااخي

  • @xaawobanaadir187
    @xaawobanaadir187 Před 3 lety +1

    Horumar wacan 👍👍👍

  • @mohamedgaariye7439
    @mohamedgaariye7439 Před 4 lety +2

    Maash allh

  • @ibrahimmustaf7798
    @ibrahimmustaf7798 Před 5 lety +2

    waa arin sax ah oo muuqata

  • @siciidjava4216
    @siciidjava4216 Před 4 lety +3

    M.A aabo fiican halyay kudayasho mudan

  • @caafimaadkoob5093
    @caafimaadkoob5093 Před 2 lety

    Masha allaha mr

  • @kawakawa4726
    @kawakawa4726 Před rokem

    Waa xaqiiq biyo kama dhibcaan.

  • @khalidsaidmusekhalidyare7616

    Haa walahay aniga jamacad USA iska diday shaqadaa ledahay kafiicnaa

  • @learningway1758
    @learningway1758 Před 2 lety

    رائع.. 💛💛

  • @omarhareri4329
    @omarhareri4329 Před 5 lety +2

    Wa arin fcn oo lagu kobcinayo dhalinta maanta

  • @samdjibta7960
    @samdjibta7960 Před 2 lety

    3:30 qofna uma bahno inoo gadho gul,isoogo graduate diplome iyoo wax kasareya heesta.Dadka guul obahan maso dhafan duksiga 2 amba kasadexad.Dadka graduate iyo wax kasareya haysta,way haqaniin waxa donayan.

  • @axmedcumar6819
    @axmedcumar6819 Před 4 lety +3

    Masha allah

  • @axmedcumar6819
    @axmedcumar6819 Před 4 lety +2

    Masha allah

  • @sabbanyarremaxamed9321
    @sabbanyarremaxamed9321 Před 5 lety +1

    Masha alalh