Aqoonyahano Soo Kordhiyey Barnaamij Casri ah Kobciye oo Soomaalida ubaahantahay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
    Subscribers | Share | Comments | Like
    Please follow us :
    Facebook : horufadhimedia

Komentáře • 402

  • @abdirizakhassan8094
    @abdirizakhassan8094 Před 2 lety +75

    Masha Allah!
    Hal doollar baad sheegeeysaane, mashruucaan waxaan diyaar ulanahay boqolaal ama kumanaan.
    Ma ahan kaliya ganacsi lkn waa sadaqah jaariyah.
    Ani iyo familkeyguba ukala harimeyno insha Allah.
    Ugu dambeyn waa. Umahadcelinayaa bahada horfadhi media iyo raggaan soo hindisayba.

    • @anshah-mg6kb
      @anshah-mg6kb Před 2 lety +4

      Allah kaa aqbalo niyyadaas...

    • @allmediatv8497
      @allmediatv8497 Před 2 lety

      Fadlan subscribe isar Mahadsanid wll qaali Mahadsanid

    • @allmediatv8497
      @allmediatv8497 Před 2 lety

      Fadlan subscribe isar Mahadsanid wll qaali Mahadsanid

    • @allmediatv8497
      @allmediatv8497 Před 2 lety

      Fadlan subscribe isar Mahadsanid wll qaali Mahadsanid

  • @abdirisakfarrahnour6246
    @abdirisakfarrahnour6246 Před 2 lety +25

    Saleebaan xaashi, ayaan illaahey baryayaa inuu muraadkiisa oo dhan u fududeeyo,amiin amiin. Waa macalin anniga oo ka weyn hada macalin ii ah.
    Wax baddan i barey oo aan u baahnaa.
    Wll saleebaan xaashi ku soco.
    Mashalaah.

  • @Khadar_mohummed
    @Khadar_mohummed Před 2 lety +43

    Insha allaah waa arin wagsan diyar ayaan nahay waxii aan aboodo
    Insha allah waa war kher qaba oo naruuro ka
    Muuqato wa mahad san tihiin

  • @mrwho4819
    @mrwho4819 Před 2 lety +55

    SURELY KNOWLEDGE IS THE KEY, THANK YOU GENTLEMEN FOR YOUR SERVICES TO THE POPULATION. THANK YOU

  • @dahabaomar857
    @dahabaomar857 Před 2 lety +35

    ماشاء الله الله يحفظكم عندنا معلمين ومهندسين وإن شاء الله تعالى المشروع هذا يكون خير لنا كل الصوماليون 🇸🇴🇸🇴♥️

    • @abdiwahidsuudi91
      @abdiwahidsuudi91 Před 2 lety +1

      maa shaa laah

    • @jabra1216
      @jabra1216 Před 2 lety +2

      اتمنى للجميع بخير انشاء الله

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann Před 2 lety +1

      Nimankaan aqoonyahanada ah fadlan halaga ilaaliyo cadowga aqoonyahanada beegsada ee marwalba jecel ineey umadda indhaha ka ridaan. Fadlan taxadarku Mar walba diyaar ha noqdo. Dadka la beegsado ee cadowgu beegsado waa aqoonyanada koofurta soomaaliya

    • @dahabaomar857
      @dahabaomar857 Před 2 lety

      @@Yusufxasann كلامك صحيح ما نقدر نسويلهم بس ندعيلهم ونقولهم الله يحفظكم لنا ويرعاكم يارب العالمين

    • @sumayaabshir4909
      @sumayaabshir4909 Před 2 lety

      Maasha Allaah

  • @qaranimowagoob2405
    @qaranimowagoob2405 Před 2 lety +17

    Maanshaa Allah Aad ayaan ugu Farxaa Aragtidaada Illaahay haku Xifdiyo

  • @omarsscnl
    @omarsscnl Před 2 lety +16

    Mansha allaah aad iyo aad ugu mahadcelinayah barnaamijkaan waana arimaha aan ka weyney aqoonyahanadii hore ee ku mashquuley kala dirka umada somaliyed, ilaahey ha barakeeyo haashi iyo team tiimkiisa horfadhi media waa tiir qaali ah oo umada somaliyed u soo baxey, guul iyo gobanimo

  • @tawakalmohamed4877
    @tawakalmohamed4877 Před 2 lety +8

    Aqoonyahanada soomaaliyeed ee niyada fiican xagay ku qarsoonaayeen inta qabqablayaashu nawareerinayeen

  • @gorodaxmed7762
    @gorodaxmed7762 Před 2 lety +12

    Maashaa.allaah
    Waa.farxad.aad.uwayn.oo.lagufarxo
    Guul.soomaaliyeeeeeeeeed

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Před 2 lety +11

    Mashallaah Allaahu Akbar 😭😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💐💐❤️❤️❤️❤️❤️😍😍😍😍🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🇸🇴🇸🇴🇸🇴🕋🕋🕋😍😍😍😍😍❤️❤️❤️❤️

  • @libaah2002
    @libaah2002 Před 2 lety +2

    Ninkaan waa number 1 journalists in soomaaliya Allah ha xafido rag lacag qaata iyo qaar gaaja ordaya iyo mid qabiil u shaqeeya xaashi nooloow

  • @dadaabupdates2262
    @dadaabupdates2262 Před 2 lety +26

    ManshaAllah, team kan quburada Soomaaliyeed waa in taalo loodhiso sidii Team ki SYL.
    Congregations mudana yaal!

  • @muminhussein7604
    @muminhussein7604 Před 2 lety +10

    Masha Allah waxan Alle ka baryayaa in uu mashquucaan inoogu dhabeeyo inoo hergeliyo si guul weyn ah Aamin Aamin I.A

  • @dahirfarah1860
    @dahirfarah1860 Před 2 lety +11

    Very good news I really liked it the topic and the idea of all the professors and hashy

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 Před 2 lety +22

    Asc wllka kheerka jecel muraadkiina allaha idin saqiro amiin yrap nasoo booqda insha allah mahadsanidiin

  • @caatoyare2705
    @caatoyare2705 Před 2 lety +8

    Waan guulaysanay somalia 🇸🇴♥❤ guul

  • @shukrizakaria9160
    @shukrizakaria9160 Před 2 lety +1

    Maasha allah biyo sacabadaada lagag dhargaa allah mahad leh guul iyo gobonimo

  • @abdosalim6636
    @abdosalim6636 Před 2 lety +2

    Mashaa alaah noloow injiyre
    Guul guul wacan dadahinta wararka ilaah haku xafido

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 Před 2 lety +8

    Masha Allh wllhi waa AabYaal u kaceen dalka diinta iyo dadka in ey wax uvqabtaan sha Allh guul insha Allh❤❤❤🇸🇴🇸🇴

    • @marianahmed8508
      @marianahmed8508 Před 2 lety

      Mansha alaah walal xashi bandhiga wanagsan ee aqonyahanada somaliyeed at diyaariyeen waana waxfiican hadii sida loosharaxayo uu u jerhalo but waxaan ku talimlahaa In bandhi laguseeyo magalooyinka somali da oo dhan si qofkasto ufamo

    • @marianahmed8508
      @marianahmed8508 Před 2 lety

      ❤️💚💚💚💚💚💚💚💚💚❤️❤️❤️❤️❤️

  • @orpheus1662
    @orpheus1662 Před 2 lety +6

    Adoo barnaamijkaan daawan karo kawaran hadaad daawato daahir calasow iyo shiine culay.
    Khasaaro

  • @shaaficiali1056
    @shaaficiali1056 Před 2 lety +12

    walee qof walba wixii ow shaqeyso ayow helayaa shaqo fiican ayaad qabateen anaguna waan idin garab taaganahay insha allaaho qeyr

  • @hoodosaid5014
    @hoodosaid5014 Před 2 lety +5

    Mansha Allah alle ha barkeeyo Mr xaashi iyo inta tageerta wanaaaga

  • @diintuwaanaruuro5815
    @diintuwaanaruuro5815 Před 2 lety +3

    Masha Allah thanks suleymaan

  • @Hodantinimo
    @Hodantinimo Před 2 lety +37

    Asc wllha kheyrka iyo wanaaga jeclow waxan idinka codsaneyna inad ilahey dartiis noogu soo biirtaan waadna naga faaidi doontan insha Allah mahadsanidiin ❤🇸🇴💯

  • @maxproduction9826
    @maxproduction9826 Před 2 lety +1

    Mashallah Horufadhi Media Guul

  • @hanadabdi1115
    @hanadabdi1115 Před 2 lety +8

    Hadaanahay dhalinyarada 38 kayar waxaan u badneen dad aqoontooda hooseeso tahriibkoodu sareeyo ujeedo dhan AAN laheyn sabatana waa dowlad la,anta OO waxaan jirinba wax nahago almuhim aniga waan tahriibay yurub sootaabty 11 sano ku noolaa waan ka soolaabtay markaan arkay in AAN heeynin sharci iyo shaqoba kaliya AAN helo qutul daruuriga maalinlaha ah calosha buuxi jiifo qadka iyo wlm hada 3 sano muqdisho joogaa 3 sano lacag hooyo wlaalo saaxiib oolaad alx kuli waan heestaa waxaan wax ku nahay diinteyna dalkayna iyo xornima AAN ku heesano alx AAN raadino dowladnimo si AAN ubadkayna uugu reeybno dhaxal dhaba AAN aheeyn kaan dhaxlnay aduunka waxaa u fiican dadka tusaale iyo wayo aragnimo noogu filan 30sano na soodhaaftay mahadsanidiim HM

    • @libanabukar7864
      @libanabukar7864 Před 2 lety +1

      Saxib aad ayaad u Mahad santahay Mashrucaan Waa mid aad u qiimo Badan

  • @hawohusenahmed8058
    @hawohusenahmed8058 Před 2 lety

    Mashallah guuuuuleysta guuuuuleysta weligin wa la idinbahanyahay wadaniyinta SOMALiyeed guuuleysta guuuleysta inshallah

  • @abdirazakwaid7271
    @abdirazakwaid7271 Před 2 lety +4

    Waa wax mudo dheer aan niyada ku hayey.
    Masha Allah insha Allah meel fog iyaan gadhayna gacmaha aan isqabsano

  • @farhiyafarah5659
    @farhiyafarah5659 Před 2 lety +1

    Mashaallaah guuuul iyo gobanimo soomaaliya

  • @saidaosman8561
    @saidaosman8561 Před 2 lety +5

    Masha allah intey
    Umada soomaaliyeed u baahneyd ayaad abaarteen halkaas ka soo wada waxbaan ku darsaneynaaye inf na soo gaarsiiya sida ugu fudud

  • @guuletv305
    @guuletv305 Před 2 lety +5

    Diyaar baan u ahay inaan ka qayb qaato
    Kuna faafiyo dalka aan ku noolahay ee ingiriiska iyo meelo kaleba hadii loo baahdo.
    In shaa Allaah.

  • @Diidnay
    @Diidnay Před 2 lety

    I am ready thanku horufadhi media

  • @sheekson4678
    @sheekson4678 Před 2 lety +1

    wa,arrin wanaagsan una bahan inlaga dhabeeyo!!! Shukran

  • @whizbift5004
    @whizbift5004 Před 2 lety +6

    ilahay waxan kaa ga barinay cimri iyo caafimaad dheer ha ku siiyo xashi wadani

  • @asadboy5075
    @asadboy5075 Před 2 lety +1

    Masha alh horfadhi Media mahsanid

  • @xuseenali2499
    @xuseenali2499 Před 2 lety +3

    Masha Allah horfadhi midia
    Somali xa is raacdo

  • @ahmedxasan720
    @ahmedxasan720 Před 2 lety +3

    Maasha alh maasha alh jazaakumu laahu kheyran

  • @elmimohamed6457
    @elmimohamed6457 Před 2 lety +21

    Absolutely fantastic idea!

  • @khatrasharif7397
    @khatrasharif7397 Před 2 lety +3

    Masha Allah ilaahow wax nafansii guul Somalia

  • @mahadmohammed4033
    @mahadmohammed4033 Před 2 lety +3

    Maasha Allah

  • @dahircumar3479
    @dahircumar3479 Před 2 lety +3

    Horufadhi media hore usocda Allah na haydinla garabgalo

  • @farxaandulmidiid1055
    @farxaandulmidiid1055 Před 2 lety +1

    Masha Allah guulesta mudanayaal

  • @AbdulAhmed-gx2rh
    @AbdulAhmed-gx2rh Před 2 lety +3

    Maanshaa Allaah! Maanshaa Allaah!,,, Maanshaa Allaah!.. Waa barnaamij aanu sugaynay inbadan oo qalbigeena ka dhexguuxayay, Waxaanan ku faraxsanahay in HORFADHIMEDIA ay nasiib u yeelato inay soo gudbiso waa mid ay mutaysatay oo ay waqti badan galisay. Dhamaan Aqoonyahanada ahana Duqowda Soomaaliyeed ee daraasadaa soo diyaariyay waxaan u rajaynayaa guul iyo horumar iinshaa Allaah.

  • @kaydqubi4252
    @kaydqubi4252 Před 2 lety +2

    Msh Allaaah Allooow Muslimka Gaar ahaan Soomalida Midnimo Iyo Muwaafaqosiii Adaa Awood Ulehe

  • @mohamedfarah7325
    @mohamedfarah7325 Před 2 lety +1

    Horu fadhi media iyo weriyayaasha rugcadaaga ah weriye Suleiman iyo weriye ing yasin guulaysta

  • @STYLERMAN
    @STYLERMAN Před 2 lety +4

    Nidaamka hore ha loo soo dadajiyo iskaashtada diyaarbaan unahay wllo

  • @abdiabdi7485
    @abdiabdi7485 Před 2 lety

    Guuuuuuul. Somaliya. Iyo. Aqooon. Yahanadena. Wadaniyiinta. Ah. Qaar. Wax. Bartay. Ayaa. Jira. Oo. Cadaw. Nagu. Ahe. Sida. Ina. Abdi. Shakuur. Iyo. Muuse. Biixi. Muuse. Duufle. Balse. Pro. Fasoradani. Waa. Labeebtii. Wadaniga. Ahaa. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🏃‍♂️💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc Před 2 lety +2

    Waa ruugcadayal wadanku ubahanyahay illaahay haxafido .oohakaqabto cadawga somaaliya

  • @nadifayassin5984
    @nadifayassin5984 Před 2 lety +1

    Masha Allah Masha Allah ,Allah ha idinkasiyo ajar if iyo akharo.wa guul

  • @farhiaali3873
    @farhiaali3873 Před 2 lety +3

    Ilaahay somaali ha kadhiga mid guul gaarata

  • @abdullahinoor1724
    @abdullahinoor1724 Před 2 lety +1

    HORFADHI MEDIA
    Mr.Suleiman Hashi
    MASHA ALLAH adiga & aqoonyahanada Soomaaliyeed waan idin salaamay marka hore,
    Marka xigta waxaan idin leeyahay howl wanaagsan ayaad uhaysaan dalkiina & Dadkiina Ee halkaa kasii wada insha Allah.
    Hormarkii hada ififaalo wanaagsan ayaa kamuu qata dalkii Alow noosiyaadi.
    Ducadana Aan badsanno Allahna aan tala saaranno Alle ayaa nagu filan.
    Especial thanks
    Mr Suleman❤👏👍✌👌👈

  • @btechnology2059
    @btechnology2059 Před 2 lety +3

    Masha allah allow cimrigooda dhaaree amiin

  • @gutalehashi8860
    @gutalehashi8860 Před 2 lety +1

    Iftiin ayaan ka arkaa buundada dhamaadkeeda. Waa rag aragti fog leh, fakiraya oo aqoon na leh, Maasha Allaah.

  • @ardasaid1562
    @ardasaid1562 Před 2 lety +2

    Maasha alaah ilaahay ha idin barakeeyo halgame sulaymaan xaashi iyo aqoon yahanada soomaaliyeed guulaysida anaguna garabkiina ayaan taaganahay

  • @jabra1216
    @jabra1216 Před 2 lety +3

    Masha'allah waa barnaamij waxtar u leh bulshada jecel inay dalka wax kuso kordhiyan waan jeclaan laha inaydan kala goyn

  • @smart-pn8ts
    @smart-pn8ts Před 2 lety +2

    M.a maalin walba kufukira hormarka dalkena

  • @kckofirow6473
    @kckofirow6473 Před 2 lety +1

    ASC wax bdn ayaan sugeeyney diyaar ayaana u ahay somaliyeey aan isku tashano guul ayaan idiin rajeeyey

  • @ahmedomar9804
    @ahmedomar9804 Před 2 lety

    Wiilyar oo yurubiyan ah lacagta lagasooqaadey inaan kaxoroweyno ayaa ii muuqato. Mahadsanidiin dhamaan proferska iyo horufadhi media. ❣

  • @xamsecade1720
    @xamsecade1720 Před 2 lety +3

    The rector of jaziira University my teacher salad Ibrahim fiidow 😍 alh ku xafido ustad

  • @endxoneexcellence456
    @endxoneexcellence456 Před 2 lety +1

    Manshalaah Mr xaashi iyo khuburada waad mahadsantiin let us stand together

  • @warsameali5133
    @warsameali5133 Před 2 lety +2

    Mashallah qeerdoon,run sheeg,

  • @caaishaxaaji5850
    @caaishaxaaji5850 Před 2 lety +4

    Waxaan ilahay idinkaga rajeynayaa inaad ku guuleysataan dhalinta soomaaliyeedna ay ka faa.iido waxaa ii muuqata inaad tihiin kuwa umada soomaaliyeed ay u baahnaayeen guul adeerayaal

  • @abdulahmed5007
    @abdulahmed5007 Před 2 lety +2

    Wcs mashaAllah ilaahay ajir haidankasiiyo. Walaalayaal bisha uhoraysa ayaad helidoontaan halmalyaan oo members ah laakiin dadka halawacdigaliyo inshaAllah.

  • @mohamedhashi5492
    @mohamedhashi5492 Před 2 lety +3

    MASHALAAH MASHALAAH
    WAA WADANIYINTII HORE
    INSHALAAH WAA WAX WANAAGSAN
    MASHALAAH GUUL IYO GOBANIMO WAARTA

  • @AadanXaamud
    @AadanXaamud Před 2 lety

    Maa shaa Allah Horu mar wacan saleyman iyo bahda horufadhi Media

  • @Dubadyare
    @Dubadyare Před 2 lety +2

    Maashaa Allah wadaniga dhabta ah mr suleyman Allah yaxfadak

  • @mohamedhussien9271
    @mohamedhussien9271 Před 2 lety

    Scww
    Aqoonyahan keena Somaliyeed hada ayay wadadii cadayd cagta saareen insha allaah guul baan rajaynayaa

  • @bashale6227
    @bashale6227 Před 2 lety +2

    Masha allah beautiful barnamij more contents like this program

  • @xirsicawaale5808
    @xirsicawaale5808 Před 2 lety +1

    Masha Allah aqoonyahanadeena soomaaliyeed allow noo dhowr oo noo barakee aqoontooda

  • @nrx8684
    @nrx8684 Před 2 lety

    The word is wadankan hudonkaa sax, thanks Horufadhi media

  • @bashirabdulkadir6463
    @bashirabdulkadir6463 Před 2 lety +2

    Mansha Allah walaal mr hashi waa barnaamij loobaahan yahay wayna mahadsanyihiin

  • @darwiishyaresomalidhaba5477

    Runtii waa barnaamij aad u qiimo badan HM waa talaabsatay Guul iyo gobanimo👌💖👌.

    • @abdulahiahmedalasow8694
      @abdulahiahmedalasow8694 Před 2 lety

      Engineer Ahmed Alasow waa Aqoon yahan Daacad ah wuu mahadsan yahay iyo Aqoon yahanada kale

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 Před 2 lety +2

    KOBCIYE COOPERATIVE AAD UGU FARAX SAN AHAY DIYAAR BAYNU UNAHAY HORU MARKA DHULKEENNA ISKAASHATO MAKUFTO WAA HORU MAR.ALLE HAYHNNOO BARAKEEYO AMIIN YAA RABI.I.FROM.COPENHAGEN.M.JANAN.🇲🇵🇩🇰👍

  • @safiatarambi3770
    @safiatarambi3770 Před 2 lety

    Manasha alaaha horofadhimediya wadana waaukaceye alaha
    Guleyo alaha xafido

  • @undefetedmaster7477
    @undefetedmaster7477 Před 2 lety +1

    Manshallaah Manshallaah Manshallaah guul inshalaah

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 Před 2 lety +1

    Waa ku jiraa taageraha afaraad ee iskaashatoyinka in naloo sameeyo taagerayasha kamid ahaa yaan nala qadin oo hanalagu daro lacagna diyaar baa la ahay inan uga qeyb qaato iskaashatoyinka lagu midoobayo in lawada yeesho Iskaashatoyinka isku timid insha Allah Guul Mr Hashi Horufadhi media

  • @luulhussein7191
    @luulhussein7191 Před 2 lety +3

    Maansha allah waa wax fiican waad ku mahadsantihiin

  • @abdullahimusse2883
    @abdullahimusse2883 Před 2 lety

    Maansha alaah daadihiyaasha hor ufadhi waxaan leeyahay ilaahay ha idin xafido maadaama aan aad ugu xirnahay hor u fadhi waana ku mahadsantihiin dhiiri galinta soomaalida

  • @cabdisalaan6306
    @cabdisalaan6306 Před 2 lety +2

    Masha allaah waad dadaleysaa sxb guuleyso

  • @mohamedallahi3756
    @mohamedallahi3756 Před 2 lety +3

    Masha Allah waxaan ku bogadinaa aqoon yahanada howahaan ay so abaabileen waxaan se qabaa ragbadan ayaa jira o aqoonyahanaa ayaa jira hala badiyo aqoon yahanada xalaasha ah halaga mira dhaliyo insha alaah ilaah ha idin fududeeyo

  • @nuurmaxamed9030
    @nuurmaxamed9030 Před 2 lety +3

    Masha alaah Masha Allah Masha Allaaaaaah

  • @alimohedosman3147
    @alimohedosman3147 Před 2 lety +2

    Aqoonyahadaan allaha xifdiyo amaankooda Qatar inaygaliyaan allaha xifdiyo shirkadaha Qooska haastaan

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 Před 2 lety +2

    CWS SCW SCW SCW SCW SCW SCW THE KEEP GOING INSHALLAAH TACALLAA GROUP M.H.😁👍

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 Před 2 lety +8

    Allaha kuxifdiyo xaashi

  • @hamsebashir6796
    @hamsebashir6796 Před 2 lety +2

    M.sh allah

  • @shakratechnews5588
    @shakratechnews5588 Před 2 lety +1

    Masha allaah
    Allaha idinla jiro xaashi
    Iyo Horfadhi media

  • @hodanahmed2020
    @hodanahmed2020 Před 2 lety +2

    Mashallah waa fikradii ugu habooneed ee dawada fakhriga nagu habsaday naga saari leheed. Waa hagbadii oo qarameysan. Guul inshallah.

  • @jawahirmohamed924
    @jawahirmohamed924 Před 2 lety

    Maasha alaah Tabaaraka alaah ilaahey haku barakeeyo walaalkey saleen xaashi guuleyso

  • @engineerkaynaan4421
    @engineerkaynaan4421 Před 2 lety +10

    Run ahaantii waa barnaamij loo baahanyahay, waxaana aamisanahay siduu yahay hadii loo fuliyo inuu noqonayo mid wax badan kabadalaya nolosha somaliyed ee faqriga ku rugaatay mudo dheer, war nus aan isku darsano aan bilyan ka helnee.

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato Před 2 lety +2

    Asalaam Caleykum Waraxmatullahi Wabarakatuh
    Ma sha Allah
    Waa fikrad iyo barnaamij aad iyo aad uwanaagsan oo aad baahi weyn looqabo waqtiga maanta ah.
    In sha Allah, soobadi barnaamijyada noocaan ookale, waayo waxaan huba in ay jiraan dad badan ee Soomaaliyeed oo laga faaidasankaro cilmigooda iyo fikradahooda ee wanaagsan dhismaha iyo horumarka wadanka Somaaliya.
    Mahadsanidiin Horufadhi M Tv & dhamaantiin 🇸🇴

  • @xamsedaahirobsiiye466
    @xamsedaahirobsiiye466 Před 2 lety +2

    asc horfadi media waan salaamay saleeban Hashi adigu ma ku soo noqaynaysaa dalkaaga hooyo

  • @ifrahaxmed7797
    @ifrahaxmed7797 Před 2 lety +2

    baaraka llaah xafida llaah

  • @abdulahiabdulleomar210
    @abdulahiabdulleomar210 Před 2 lety +1

    Waa barnaamij FCN guulata HM

  • @alexronn530
    @alexronn530 Před 2 lety +4

    Adeerayaalow dadka iyo dalka iyo diintuba waa idiin baahanyihiin ee isku xir aan yeelano. Ina xaashi somalidu waadad lacagta shuba ee janiskan ka faa idayso soomaalida adeeradan kudaba fayli mahadsanid

  • @bashecigaal8683
    @bashecigaal8683 Před 2 lety +1

    Diyaar ayaan u ahay go fanka iyo membarka insha allaah labadaba suleemaan Hashi guulaysta

  • @maryamjibril9652
    @maryamjibril9652 Před 2 lety +3

    Masha Allaah ale ha idin xafido

  • @miskimiski168
    @miskimiski168 Před 2 lety

    Masha allaah guul somalia diyaar

  • @blessingchanne1866
    @blessingchanne1866 Před 2 lety +3

    Mashallah Alla hakuxafizo halyey Aya tahaay

  • @user-zm1wl4tj5k
    @user-zm1wl4tj5k Před 2 lety +5

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴 guuuuuuuuul somalia♥️♥️

  • @yaxyaabshir7231
    @yaxyaabshir7231 Před 2 lety +2

    ᴍ.ᴀ ᴡᴀᴀ ᴡᴀx ʟᴀɢᴜ ғᴀʀxᴏ sᴏᴍᴀʟɪᴀ 🇸🇴 ɢᴜᴜʟ 👑🥰