Abiye oo talaabo Miletiri ku wajahay Tigreega& TPLF oo MW Cusub doortay & Xiisada oo Cirka gashay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

Komentáře • 52

  • @Hamarimaxamed
    @Hamarimaxamed Před 23 dny +6

    Cadawgaa Cadawgiisu waa saaxibkaa ee allow iyaga isu jabi Cadawgaa somaliyeed.

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 Před 22 dny +1

    Guul tikrey

  • @user-tl6ts3fi5b
    @user-tl6ts3fi5b Před 22 dny

    Guul ellaahow isku jewi Ethiopia dhaxdeeda

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e Před 22 dny

    LIKEDS

  • @AbdirisakosmanIndhayare

    Hadaa marba Muslim tahay geerida haga cabsan illahay baa gula jira ❤guul somalia

  • @KhadarAhmed-tz8xs
    @KhadarAhmed-tz8xs Před 22 dny +1

    Wamaya

  • @user-mc4jz8sd4k
    @user-mc4jz8sd4k Před 22 dny

    Ilaahy ha jebiyo ethiopia

  • @ahmedali8509
    @ahmedali8509 Před 23 dny +1

    Faano Waa iney Dowlada U Aqonsata Dowlad Tigre Sido Kale Aby Daanyer Dabada Laga Xiray 2025 Aby iso Wadanka Waka Baxsaday La Dhahayo Ha Sugi Weeynay

  • @DaauudNuur-en5zo
    @DaauudNuur-en5zo Před 22 dny

    Abaayo,abii waa kudaysay

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 Před 22 dny

    Ninkaas waa in meynorati is waxbaa maqan karo ,dabresyoon guul

  • @ShamsoHashiElmi
    @ShamsoHashiElmi Před 22 dny

    Haddii Eriteriya aqoonsantahay Dawladda Tikrega maxaa diidan in Somaaliya aqoonsato

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e Před 22 dny

    LIKE

  • @abdiali3204
    @abdiali3204 Před 22 dny

    abiye axme iyo xasan maxamuud ajogen haguulaste
    afrika afgabi waykadashay jabhad waxba noma tarayso

  • @AbdidaahirmahadbulxanAbdidaahi

    Weriye adiguna kadaa doladaha somaliya.oodheh umada somaliyeed. Itoobiya waxaa kadhalandoona 3.dowlo oowaawey ugaadeenya kamidyahey

  • @CaliCabdalla-lx7pn
    @CaliCabdalla-lx7pn Před 22 dny

    Wadhcaya abi

  • @user-eo9dj6dt9y
    @user-eo9dj6dt9y Před 22 dny

    GUUL SOOMAALIYA HALOO HANBALYEEYO TIGREEGA
    HANA LAYSKU LAAYO KUFAARTA
    IYO YUHUUDA MADOW
    ALLAHA HOOJO YUHUUDIGA DAALIMKA AH EE ABII
    TIGREEGANA ALLAHA HOOJO
    KULIGOOD ALLAHA ISKU HOOJIYO
    SOOMAALI GALBEED HAW DIYAAR GAROWDO SIDII AY DALKEEDA UXORAYSAN LAHAYD
    IYO BATROOLKOODA CEERIIN

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před 22 dny

    ETHIOPIA Waa umad maskax leh ha ku walan adigo SOmalia B IYO T midna ahayn

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e Před 22 dny

    LIVE

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr Před 23 dny

    Soomaalida ilaahaa wata aloow noogargaar, cadawgana qoorta iskugali oo kaladaadi magrigey noomaleegayeen

  • @CabdiqaadirGaab
    @CabdiqaadirGaab Před 22 dny

    Abiy.waa.lalaadaa.wuuna.dhacay.

  • @FarhanfarhFarah
    @FarhanfarhFarah Před 22 dny

    Asc haday sidaa tahay abii uu inadaay waxaan kawadaa uu socday

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 Před 22 dny

    Allaaha itobita isku jabiyo gaalada

  • @husseinabdi5204
    @husseinabdi5204 Před 23 dny +3

    Allah ha isku jabiyo Ameen

  • @Amiin-k9j
    @Amiin-k9j Před 22 dny

    Waamaxay waxan isku noqnoqonaya

  • @cadecalasoowcariif1257

    Asc. Apy kunrgaanmaayo xukunka qaainka

  • @Galaxy-kv8pg
    @Galaxy-kv8pg Před 23 dny

    Xiiniyaha alaha gabto abi iyo promo inta xalasha ah mahe kuwa badan ayan doneyn dhibka Somalia ilaahey ha naga qabto abi wecelka a an xalasha aheyn was inayni tigrega meel kalaso jeesana oo San qabsana kilinka shanaad itopya yanan Regan mar Dave

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e Před 22 dny

    SHARE

  • @CabdullahiHawarwaaa
    @CabdullahiHawarwaaa Před 22 dny

    Dowlada soomaali waa iney aqoontaa tigree iyo amxaaro

  • @HussenAbass
    @HussenAbass Před 22 dny

    Abee will not manage his leadership and anothing

  • @user-eo9dj6dt9y
    @user-eo9dj6dt9y Před 22 dny

    TIGREEGA dagaalkii hote waxa jebiyey ereteiye iminkana garab ayey uyihiin oo gaalkii gaalada ugu munaafaqsanaa ayuu noqday abii
    Allaha hoojiyee
    Waana ninka deriskiisa iyo dalkiisa ka abuuray 10 cadaw

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e Před 22 dny

    SHORTS

  • @Hibo-z9p
    @Hibo-z9p Před 23 dny +1

    Asc-abi-way-udhamatay 5:42

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e Před 22 dny

    LIVES

  • @BashirSharif-b5n
    @BashirSharif-b5n Před 22 dny

    Maya😂😂😂

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s Před 22 dny

      Oromo tahay haa waye she kada oromo wey so damaa ney abyi

  • @user-gf5is9wu1k
    @user-gf5is9wu1k Před 23 dny

    Allah ku bur buriyo oromkan waalan waa ino dagaal

  • @WiloCusman-uv8ix
    @WiloCusman-uv8ix Před 23 dny +1

    Ethiopia isku jaba oo baaba'a xaaranta

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e Před 22 dny

    LEGETA

  • @musababdullahi8817
    @musababdullahi8817 Před 23 dny

    Hsishdaada shiidaad lagaaga bixi

  • @user-dp4tn2xs8l
    @user-dp4tn2xs8l Před 23 dny +1

    ALLOW ISKUJABI ANAGAY NAGU MAQANYIHIIN

  • @GuleedAadan-i3t
    @GuleedAadan-i3t Před 23 dny +1

    Alaha iskujabiyo

  • @fatihhassan5020
    @fatihhassan5020 Před 22 dny

    Allaha isku jabiyo

  • @user-bu9vs1mu8f
    @user-bu9vs1mu8f Před 23 dny

    digniin

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 Před 23 dny +1

    Warya suldaanka tv hooyada was san flwka laguma radiyo kala tag umada beenta waradka was

    • @user-eo9dj6dt9y
      @user-eo9dj6dt9y Před 22 dny +1

      Waryaa ma jaajuusiintii waqooyi baa tahay na dhawr dhowaan cabaad waa kaa yeeri doonaa
      Sidii goojacade

  • @dualeyusuf2579
    @dualeyusuf2579 Před 23 dny

    Itoobiya waa kala tsgtay abi dartii

  • @ahmedbenahmed2061
    @ahmedbenahmed2061 Před 22 dny

    Beenalee

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e Před 22 dny

    LIKEDS