SIYAASI SAAXIIB LA AH SOOMAALIDA OO LU XUSHAY MUSHARAX MADAXWEYNE KU XIGEEN

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024

Komentáře • 32

  • @abdijabaribrahim8558
    @abdijabaribrahim8558 Před měsícem +2

    Waad mahad santihiin VOA Somali News

  • @user-us6ed7nd2s
    @user-us6ed7nd2s Před 17 dny

    Mahad saniid zxb guleeyso Insh Allah ❤❤

  • @mussaali3842
    @mussaali3842 Před měsícem +3

    VOA banaan baxyada ka socda Britain ma aha banaan baxyo looga soo horjeedo soo galootiga ee waa mid Muslim nacayb ah, Islamaphopia.

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 Před měsícem +2

    👋 Weriye Sahra Ciidle Nuur.

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj Před měsícem +4

    taram qof xafimad qaba ma doranaya wayo wa cunsuri cadan ah

  • @saabkeysaabkey5494
    @saabkeysaabkey5494 Před měsícem

    Eed ii edda in mahasintih VOA Somaaliya.

  • @LavolavoMasafdiif
    @LavolavoMasafdiif Před měsícem

    Kuwa ayaga digaal rabin anaga Naysku keen ekeysiiyo Waaye dunida kale 😮 iska fiiri Raadraac.😮😮😮

  • @user-mh2pk9cn3j
    @user-mh2pk9cn3j Před měsícem

    Scw.scw.scw.❤❤❤

  • @NimcoAided
    @NimcoAided Před měsícem

    Oo markaa waa walaalo e ma is garaayaan

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 Před měsícem +1

    👋 Weriye Shirwac.

  • @mahamedmuse5718
    @mahamedmuse5718 Před měsícem +1

    Ilayn waxaad tihiin TV reer galbeed maad israaiil ka hadashaan

    • @amalidiris9641
      @amalidiris9641 Před měsícem

      wa munafiqin afkena ku hadla o dintodi sistay shilimo..markastana ku hadla maraynka iyo yuhudu inay qaladlahayn.bal eg markay turkiga ka hadlaya duliyinta siday u hadlayan cururta reer falastin lalaynayo halmar iyago runka sheegaya mar arkaysid somalina wa inan block gudafadan

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 Před měsícem

    👋 Weriye Max,d Bashir C/raxmaan.

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 Před měsícem

    👋 Weriye Sahra Cabdi Ahmed.

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c Před měsícem

    Qofki maslaxadu inogu jirto illahay ha inogu dhibo hoganka

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 Před měsícem

    👋 Weriye Sandheere.

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 Před měsícem

    👋 Weriye C/Xaafid

  • @LavolavoMasafdiif
    @LavolavoMasafdiif Před měsícem

    😂😂😂 shiiq xasiina maxaa helay Yaa buriyay waaba laburiyay 😮walaahi kuwa wararka ama wax walbo Run umaleeyo waa dad gaadan. Wararka qaar iyo waxyaabaha qaar ma ahan inaa iska Aaminto ama u Aragto sax😮

  • @amalidiris9641
    @amalidiris9641 Před měsícem

    VOA sHAQALAHA KA SHAQEYA A AFKENA SOMALIGA KU HADALAYA WA DABA DHILIF GALA USHAQAYNAYA BAL EG AFKODA XUN SHILIN BAY KU IBSADEN DINTODI MARKASTA WARAR DINACA Yuhuda u janjeedha unbay ku hadlaya duli ila duli ilahay agtisana maraykanka iyo shilimadad ka qaten idin anfici mayan..waligen Yuhud iyo kaba heda amana

  • @OBOOSS
    @OBOOSS Před měsícem +1

    Taram aad buu uxisabramay

    • @Abdi-uy2jj
      @Abdi-uy2jj Před měsícem

      hhhhhhhhhh wa cadowga masakiimta

  • @mohamedibrahim7653
    @mohamedibrahim7653 Před měsícem +2

    Waxaan ka codsanayaa somalida ku nool maraykanka inay u codeeyaan camila iyo tim fadlan sidoo kale umadaha kalana u sheega oo ku dadaala inaad codkiina iyo dhaqaalaba la garab istaagtaan

  • @UuseyYaanyo
    @UuseyYaanyo Před měsícem

    Shirwac een een badnaa ufff that sounds weird

  • @AbdullahiDakane-p9l
    @AbdullahiDakane-p9l Před měsícem

    Een een een kadaa

  • @HusseinMohamed-b6c
    @HusseinMohamed-b6c Před měsícem

    Su,aasheydu waa magaca sheikh hasina .sheikha ma magac caadi ah baa
    mise?

  • @LavolavoMasafdiif
    @LavolavoMasafdiif Před měsícem

    Waxwalboo marka iska hubiso qalad ama waxan dhici karin noqda haku ceebowin waxwalba dhicikara😮

  • @alisayidmohamed2513
    @alisayidmohamed2513 Před měsícem

    sidee loo ilaaliyo wax isu ahaanshaha dadka ee hooyada caanaha naaska bixisa iyo caruurta la siiyo iyo kuwa ay hooyadu dhashay

  • @user-xw8dl8xe7i
    @user-xw8dl8xe7i Před měsícem

    Ok siyaasiga saxiibka la ah nika somaliga ah ayaan wataa aniga cawa wayo anaga nika nayaqaan ayaan naqaana hadii an nahay somali waa saas

  • @user-cw8sr8vd2o
    @user-cw8sr8vd2o Před měsícem

    Tim Walz waa muwadin dalka mareykanka usoo shaqeeyay mar macalin soo noqday marna Askari dalka mareykanka difaaca iyo dadka American ka kama Harris waa hogaamiye iyo shaqsi wanaagsan waa in aaynu codkeena siina xisbiga Democrat ama dimuquraadiga taas waxa ku jirta midnimada iyo amniga America iyo midnimada iyo saxiibtinimada gashaan buurta nato iyo European union ama midowga yurub waaynu guleysaneyna

  • @LavolavoMasafdiif
    @LavolavoMasafdiif Před měsícem

    Weeraro Argagaxiso iyo deeganada islamka ku badanyihiin waa ulajeedo waa inaa fahantaa 😮 dhibkasto islamka Ayeey jecelyihin inay ku lexiyan ama qeeb ka ahadan waana kiristanka walaahi fiiri filimada shiinaha e Digaalada wadamada kiristanka e afrika ka dhaco iyo documentaryada Afrikaanka ama dunida kalee dhibka meshaas ka hadlaayo laga diyaariyo islamka ayeey isku ekeeysiinayaan si loogu maleeyo inay islam yihiin.😮 waxbaa dhacaayo o kiristanka iyo kuwa kale o badan wadaan 😮 ciyaarta waxa fahmk kara kuwa iska hubinta dib ugu noqda Raad Raac😮😮😮. Digaalada ama dhibatooyinka aay rabin ama aay rabaan in islamka qeeb ka ahaadaan waxay isku ekeysiyaan islamka .😮 cadeen ayeey waxwalbo sheegayo leeyihiin Ma ahan iska hadal.😮😮😮

  • @CaaQilHamse
    @CaaQilHamse Před měsícem

    Kamaala haaris warkeedu wuushaqayna yaa waayo shacabay wadataa