SUNDUS OO INDAHA KA XERAY BAHAL AYAA UKEENAY NAXTIN LA SUUXDAY QOSOLKA ADUUNKA😂

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024

Komentáře • 665

  • @HodanHassan-th9ol
    @HodanHassan-th9ol Před 2 měsíci +358

    Team 27 labada kaliya ee ugu qosol ka badan waa labadan walhi😂😂

  • @user-ei6fd5kx7t
    @user-ei6fd5kx7t Před 2 měsíci +271

    Sundus malintaa dawado xitaa hadaa xanaqsanahy waa qoslaa😂😂😊

    • @naztehachanel9598
      @naztehachanel9598 Před 2 měsíci +1

      Ani xataa😂😂

    • @munocismaan496
      @munocismaan496 Před 2 měsíci +1

      Walhy Kula mid ahy xitaa marmarka qaar hadan soxasuusto qosol😂😂😂

    • @user-ts5yj1yu6x
      @user-ts5yj1yu6x Před 2 měsíci

      Wllhi ani xita hada soo xasuusto wa qosla wjeclahay sundud wllhi❤

    • @malyuunabdi3366
      @malyuunabdi3366 Před 2 měsíci

      ani xitaa 😂😂😂😅

    • @RodaXaamud
      @RodaXaamud Před měsícem

      Uuuuuuuuu😂😂😂😂

  • @Bintulcaqli
    @Bintulcaqli Před 2 měsíci +194

    Dunidaan masoo marin ruux ka qeyr badan nabi Muhammad scw ❤❤❤

    • @user-kq4st6rc1l
      @user-kq4st6rc1l Před 2 měsíci

      Sallahu Calehi wasalam

    • @user-zn5ze1dk9t
      @user-zn5ze1dk9t Před 2 měsíci +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

    • @user-zn5ze1dk9t
      @user-zn5ze1dk9t Před 2 měsíci

      ❤❤❤❤❤❤

    • @user-zn5ze1dk9t
      @user-zn5ze1dk9t Před 2 měsíci +2

      Koko bule ani lambarkaaga iigu sooqor comantiga walaaleey ani gabar aaehey naftayda ayaa kaahrsha Dj buuti ayaan galaa❤❤❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před 2 měsíci +246

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)👍❤️🕋❤

  • @ubahsiyat
    @ubahsiyat Před 2 měsíci +134

    Wow wlhi waniduceye sundus iyo amiro wlhi wayo lawada kali an kunadiso tihin😢

  • @AbdibasirSalimMohamed-hw3dl
    @AbdibasirSalimMohamed-hw3dl Před 2 měsíci +108

    Ku sali nabigeena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Mohamed scw 🕋😢😊❤️❤️❤️

  • @SalmoSiyaad
    @SalmoSiyaad Před 2 měsíci +19

    Sundus bn dawady mana qosli been wllhi byoh nollosha kumo xumeysoh wllhi wAa fani sundus😂😂

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Před 2 měsíci +74

    Wallaahi sundus waan ka helaa waa xaraabo❤❤❤

  • @rayaanmohamed2072
    @rayaanmohamed2072 Před 2 měsíci +62

    Sunduseey balayo dhib badan 😂😭

  • @MssFaraxsan2898
    @MssFaraxsan2898 Před 2 měsíci +56

    Labadeyda funny boqoradeyda Amiira qurux io Sundus funny ❤❤ Amiiradeyda coming soon Mss 1Milyan ❤❤

  • @HodanMohmed-jp7yu
    @HodanMohmed-jp7yu Před 2 měsíci +85

    Sundus qosolkay naga dhamsysay💋😂😂

  • @najmocali-ob6ef
    @najmocali-ob6ef Před 2 měsíci +57

    Amiradena coming son 1m😊❤

  • @Kiii629
    @Kiii629 Před 2 měsíci +55

    Jah amira iyo sundus ooo isku imaaday qosol waa laga dhargaa😂😂😂😂

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Před 2 měsíci +13

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤

  • @cabdallaxidig-uf3ds
    @cabdallaxidig-uf3ds Před 2 měsíci +63

    Amiiro qurux. Seee uga shay cwa. Sundus 😂😂😂😂

  • @NajmaomarNuju
    @NajmaomarNuju Před 2 měsíci +32

    Walahi sundus waa jeclahy waaba funny 😂😂❤❤

  • @Ruusa-tq4pu
    @Ruusa-tq4pu Před 2 měsíci +30

    Plz amira nosogali malinkasta sundus plz😂😂😂

  • @NafisoCadey-yq4lo
    @NafisoCadey-yq4lo Před 2 měsíci +20

    Kusaliya nabigana scw❤❤

  • @Gabadhii-murugeysnayd
    @Gabadhii-murugeysnayd Před 2 měsíci +20

    Thanks walashey amiira io sundus anoo murugeysan ayd iga qosliseen😭❤🙏🏼

  • @user-hy7xg1xv2e
    @user-hy7xg1xv2e Před 2 měsíci +7

    Tom and Jerry ,sunmiir idhin jclhy wlh❤boqoradena Amiira 1M coming soon 🎉🎉🎉

  • @muniiraarte4518
    @muniiraarte4518 Před 2 měsíci +38

    Wyyyyy say sundus u cararty qoroto camal😭💔🏃‍♂️😂

  • @user-rj3zk9gj2w
    @user-rj3zk9gj2w Před 2 měsíci +5

    Wlhi labadan markay Isla jogaan saan ujeclhy funny Wye ❤😂😂😂

  • @QueenXanaan24
    @QueenXanaan24 Před 2 měsíci +16

    Tom and jeeri sunmir caawa qosolka igadhameysen 😂😂😂❤

  • @Amiira_gabadheda
    @Amiira_gabadheda Před 2 měsíci +18

    Ala amiiro se yeshay sundus sunmir labada teamka ugu jeclahy😂😂😂😂

    • @SsdDfdk
      @SsdDfdk Před 2 měsíci

      Alamiioseye😂😂😂😂

  • @muniiraarte4518
    @muniiraarte4518 Před 2 měsíci +14

    Amiraaa am frist ❤😂saan ku sugyyyy leee

  • @cabdiqanimaxamed3115
    @cabdiqanimaxamed3115 Před 2 měsíci +30

    Team amiira iyo cayda
    Like❤

  • @CabasMaxamd
    @CabasMaxamd Před 2 měsíci +19

    Ku saliva nabiga scw❤❤❤❤❤❤❤

  • @safamaxamed967
    @safamaxamed967 Před 2 měsíci +6

    Sundus wan jecladay walahi awal wa nici jirey amiiray sundus waa jecladay adigana wan ku jecladay amiiray❤❤❤

  • @user-sq2hz3lv9j
    @user-sq2hz3lv9j Před 2 měsíci +7

    Sundu wlhy wad naaha ixanuujisey qosol awgeed❤😂😂😂😂

  • @aminayusufshire1247
    @aminayusufshire1247 Před 2 měsíci +51

    Lov inta jaceel amiiro quruux❤

  • @user-sd4gm6mq5f
    @user-sd4gm6mq5f Před 2 měsíci +24

    Sundus see yeeshay hee amiiro😅😅😅

  • @Apdi____ax.14928
    @Apdi____ax.14928 Před 2 měsíci +24

    Amiira and ceyda fans ❤❤❤🎉

  • @user-zk6tm6vq1n
    @user-zk6tm6vq1n Před 2 měsíci +14

    Walal Waxaa kaa bariyaa inaad soo boo qato you Tobe gacmaha lugaha alaha kuu barageeyo plz plz plz plz plz ❤❤❤❤

  • @zaayagzaa6ag788
    @zaayagzaa6ag788 Před 2 měsíci +13

    Team amira ❤ coming soon 1m

  • @CabdisalaanNuur-wi5if
    @CabdisalaanNuur-wi5if Před 2 měsíci +14

    1 daqiiqo ayuu tala waxanrabey inan noqdo qofka ugu horeya 444 views

  • @QueenofTeam27amiira
    @QueenofTeam27amiira Před 2 měsíci +4

    Amiira 1m coming soon Insha Allah 🥰❤

  • @user-gq8rt5jw8d
    @user-gq8rt5jw8d Před 2 měsíci +10

    waa jeclhy markaa wada jogtaan 🥰🥰🥰

  • @AyaanXuseen-tk1to
    @AyaanXuseen-tk1to Před 2 měsíci +14

    Team Amiiro like 👍

  • @uniiratt6g
    @uniiratt6g Před 2 měsíci +9

    sundus waan kujec lahay adi iyo Amiir and koko

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Před 2 měsíci +3

    Sundus, 🎉Sundus 🎉Sundus 🎉Sundus 🎉Sundus 🎉Sundus 🎉Sundus 🎉 Masha"Allah ❤Masha"Allah ❤❤😂😂😂Keep Going Amiiradeena🍓😘😘😘😘😘😘😘🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @zeynabadam6173
    @zeynabadam6173 Před 2 měsíci +8

    Amiiradeena 1M coming soon🎉❤

  • @Guled_yare904
    @Guled_yare904 Před 2 měsíci +8

    Aawy xishoodki allow walshen soo hadee yaa rabbi 🤲

    • @mahizey22
      @mahizey22 Před 2 měsíci

      Oo maxay sameeysay oo qaldan?

    • @Awomahamed1
      @Awomahamed1 Před 2 měsíci

      Amiiiin sanad kuwan ayaba ugu xishood badan marka lo eego dumarku waxay sameynoyiin😢

  • @user-rt5ux1xd5s
    @user-rt5ux1xd5s Před 2 měsíci +14

    Amiira sundus jugta kadhaf iyo caga juglaynta😂

  • @sshh-le4nv
    @sshh-le4nv Před 2 měsíci +5

    Lawada an jeclahay ❤
    4:00

  • @Firlocaddey111
    @Firlocaddey111 Před 2 měsíci +11

    Team Amiira isn't easy❤

  • @SacdiyaQurux-fe4bv
    @SacdiyaQurux-fe4bv Před 2 měsíci +4

    Amiira 1m coming soon i.a❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Před 2 měsíci +7

    TEAM AMIIRA & SUNDUS ONE LIKE GENTIMENT 👍👍👍👍👍🥧🥧🥧👍👍👍🍰

  • @ZukraAkil
    @ZukraAkil Před 2 měsíci +9

    🎉❤❤❤❤❤❤❤ Qofkii ugu horeyaay Amira io sundus I love you so much xppipatii ❤❤❤❤

  • @hamudisankaara7239
    @hamudisankaara7239 Před 2 měsíci +9

    Sundus funny waayo amiiro kama xishoon

  • @user-ds2ul4lx7m
    @user-ds2ul4lx7m Před 2 měsíci +3

    Alla ma nooli sundus io amiiro caawe qosolkey iga dhameeyen😂😂😂

  • @Udug.carale
    @Udug.carale Před 2 měsíci +3

    Ilinaa iga timid wlhi see fadhiga u fuushe day😂😂😂😂😂😂😂fuded badna cunugta😂😂❤

  • @user-ps9my8xb3p
    @user-ps9my8xb3p Před 2 měsíci +7

    Qanjaruufada gurigena ana leygu necebyahay qanjarufo duqeed maxa no qanjarufata aye leyihin dadka 😂😂😂

  • @AsmohassanMohamed
    @AsmohassanMohamed Před 2 měsíci +3

    sundus wallhi iyada team27 shida

  • @Yasmiinabdi-ti5lg
    @Yasmiinabdi-ti5lg Před měsícem +1

    Waa labada ugu fuuleysan iyo ugu funny San ❤❤😂😂💯💯👌👌

  • @CanabOsman-tu6ul
    @CanabOsman-tu6ul Před měsícem +1

    Amira koko kusoo samey part 2 pless apyo❤

  • @HiboCabdinuur-tx8eb
    @HiboCabdinuur-tx8eb Před 2 měsíci +2

    Sundus waa iga gadanyahay orodkaas🏃 ee meqo waye lacagta 😅

  • @mishkaatabdi
    @mishkaatabdi Před 2 měsíci +2

    Si daacad u qoslay😂 sundus iyo Amira funny waye 😂

  • @marizadagan2470
    @marizadagan2470 Před 2 měsíci +2

    Amiira video dood wadaaga noo soo samee tem 27 oo dhan

  • @wiilkasanadka4539
    @wiilkasanadka4539 Před 2 měsíci +2

    Videokan ilin eekinay qosolka aduunka koko ku soo sameeya😂😂😂😂😆

  • @aminaabdi7410
    @aminaabdi7410 Před 2 měsíci +7

    Amiiro abayo macanto waan ku jiclahy❤❤❤

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 Před 2 měsíci +2

    Ala dacad u qosley amiira se yeeshay sundus say u carartay😂😂😭

  • @SandaAhmet
    @SandaAhmet Před 2 měsíci +2

    Aqwaan sundus bes Miya Hpen wlba dawanaa dad kle keen samiyo 😮😅😊

  • @Amirafan1
    @Amirafan1 Před 2 měsíci +4

    Amira see yeeshay sundus 😭😂😂😂

  • @Team27Amiira
    @Team27Amiira Před 2 měsíci +7

    Amira dhibley my queen❤😊

  • @SacdiyaQurux-fe4bv
    @SacdiyaQurux-fe4bv Před 2 měsíci +2

    Amiira qurux io sundus Tom and jeeri qosolka igadhameysen 😂😂❤

  • @user-iw3mf3ob4c
    @user-iw3mf3ob4c Před 2 měsíci +3

    Abayo koko paranki ku sama plz 😂🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @user-we8bd1cw3l
    @user-we8bd1cw3l Před 2 měsíci +1

    Ala sundus meel aany ku jirin in a daawadoba maaha horey usocda gabdhhyga aadban idin tagera dhamantin team27

  • @munocismaan496
    @munocismaan496 Před 2 měsíci +2

    Amiira yaa ku aamini kara sunduz baa kushegty😂😂😂

  • @user-el4wg3cv2j
    @user-el4wg3cv2j Před 2 měsíci +2

    Amiiray cayda ma ka arsataan baranki giiii😭😂😂

  • @Salma-hp9qi
    @Salma-hp9qi Před 2 měsíci +2

    Qosolka intaa isku cilin waaye aakaadi iga fakate😂😅😅

  • @SacduushCabdulaahi
    @SacduushCabdulaahi Před 2 měsíci +1

    Amiiro abayo dabasha isbar gabdhaha facaa haka harin waan jeclahay farxadada dabashu qofka way ufiicantahy

  • @nemcoahmed1082
    @nemcoahmed1082 Před 2 měsíci +2

    Alla beerka kooko ba hadhay iyo saamiya😭😂

  • @MayzunHayaan-xs6or
    @MayzunHayaan-xs6or Před 2 měsíci +3

    Ala qosol u dhiman garay😂😂😂😂😂

  • @Ugasada614
    @Ugasada614 Před 2 měsíci +3

    😂😂 my favorite girls.. Mash’Allah

  • @Xanfreesh
    @Xanfreesh Před 2 měsíci +2

    Waryaada isoo booqda somali maxamed kornooqaada pleaze

  • @laylamuxudiinroble2705
    @laylamuxudiinroble2705 Před 2 měsíci +5

    Amiiradada I missed you 😔 wlhi 😢

  • @hafsamohmett
    @hafsamohmett Před 2 měsíci +8

    Team amiira like ❤

  • @Brown-j8v
    @Brown-j8v Před 2 měsíci +2

    Amiira Qurux abaayo goormee isoo jawabeysa ❤Malaysia usoo socda

  • @heersareofficial8272
    @heersareofficial8272 Před měsícem

    Hahaha Wallahi was taageera sundus waa comediankii oo qof ah. Ban banooni 😂

  • @IkraanMaxamud-th3eq
    @IkraanMaxamud-th3eq Před 2 měsíci +17

    Sunduseey garyo gadarabah waankuwataaah

  • @Hayaat835
    @Hayaat835 Před 2 měsíci +2

    Ani see u carartay iigu taran wlhi 😅😅😅😂😂😂

  • @Cabdishakuursiidcali27
    @Cabdishakuursiidcali27 Před 2 měsíci +5

    One like 👍 team sundus ayaanle marnaba nohoos 😅😅❤😮

  • @nimcocismaan9919
    @nimcocismaan9919 Před 2 měsíci +2

    Ala amiiiraaay waxan naga daaa wllll cabsi cabsi weeye wlhi😭😭😭😅😅🤭

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 Před 2 měsíci +2

    Hhh sundus se u carartay qosolka iga dhameysay

  • @Qu681
    @Qu681 Před 2 měsíci +1

    Labadan ya isku balamiyay 😂😂😂😂😂sundus gesinimadeda kursigi ayeyba ka dulrafatay jah 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @queenfardowzaofficial4444
    @queenfardowzaofficial4444 Před 2 měsíci +3

    Haddii aa tahay hooyo isticmaasho kaniiniga uurka looga HORTAGO halista ka dhalan karta kasoo daawo chnnlka queen fardowza official ❤

  • @nurtaadan-zt3fl
    @nurtaadan-zt3fl Před 2 měsíci +1

    Mashaallah mi qwens keep going aad ban idin jclahy sundus io Amira ❤❤😂

  • @user-sm1iu8pt2j
    @user-sm1iu8pt2j Před 2 měsíci +2

    Jh ku weygii sundus iyo Amiira❤😂🎉

  • @samaronchenal7198
    @samaronchenal7198 Před 2 měsíci +1

    Wlahi hordhacaa intaa argay ayaaba vedioka anoo dhameesan kaligey iska qoslaayay sundus kuqoslaa hhhhhhh😂😂😂😂

  • @YaanAnaya-kw6hp
    @YaanAnaya-kw6hp Před 2 měsíci +2

    😂😂qosol ma igu hadhin sunmiiro

  • @mumtaas420
    @mumtaas420 Před 2 měsíci +3

    Amira iyo sundus wlhi saan ujecelahay❤

  • @Dimple15264
    @Dimple15264 Před 2 měsíci +4

    Team Amiira is muujiya ❤

  • @KhaderXasan-os7zh
    @KhaderXasan-os7zh Před 2 měsíci +1

    M.a runtii qosalan udhimangadhnay thank you my sister guul aya kurajaynaya horay usoco

  • @SundusDahir79
    @SundusDahir79 Před 2 měsíci +1

    Habeenka sundus iyo amiiro daawado ano qosol dartiis la ooya baxa😂😂😂😂😂

  • @nimcoibrahim4910
    @nimcoibrahim4910 Před 2 měsíci +1

    Tan sundus suura badana horta waa iska funny lkn sida fadhiga looga booda iga yaabisay😂😂

  • @rayaanmohamed2072
    @rayaanmohamed2072 Před 2 měsíci +5

    Kuwaygi sunmir 😻💗

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Před 2 měsíci +1

    Waryaa Amiira 😂 🤣🤣🤣Waryaa Amiira🤣🤣🤣👏👏👏👏👏👏 Gabdha Noo Dhaaff No😂 Naga Dhaaf Ha Ka Nixininee🤲👏🤣🤣🤣😘😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @HiboJama-lk8yi
    @HiboJama-lk8yi Před 2 měsíci +1

    Team 27 labadan ugu jecelahay qosolka aduunka waye labadan😅😅😅😅😅

  • @MaryamDahir-vh2xd
    @MaryamDahir-vh2xd Před 2 měsíci +1

    Wlhy saan uqos lay Caawa idhaaf Sundus Uma deena Maha Alaberka😂😂😂

  • @user-rt7so6dg6b
    @user-rt7so6dg6b Před 2 měsíci +2

    Manooli sundus say kursiga iskugu tuurtay mid mahn😂😭