VIDEO BUU IGA DUUBAY ANIGA OO GALMO SAMAYNAYA QISO XANUUN BADAN OO KU DHACDAY WIIL SOOMAALIYEED

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • Soo dhowaada saaxiibadayda, Hanad waa wiil Soomaaliyeed oo ku nool magaalada Minneapolis. Hanad wuxuu nala wadaagay qiso aad uxanuu badan oo ku dhacday iyo xaalado adag oo uu kala kulmay Xabsiga maraykanka. Please share the video like and comment mahadsanidiin walaalahay

Komentáře • 59

  • @Iamsahal143
    @Iamsahal143  Před 6 měsíci +5

    Waan idin salaamay saaxiibadayda, ku soo dhowaada muuqaal cusub

    • @Ramdelfalcao2024
      @Ramdelfalcao2024 Před 6 měsíci

      Bro cade iskadhig waxan baxara kugaliysa Sweden aya kaimaday hadihin madama sharci radineysid

    • @user-th7zj8yk1q
      @user-th7zj8yk1q Před 6 měsíci

      Keep going abwaan

    • @Iamsahal143
      @Iamsahal143  Před 6 měsíci

      Sxb anigu sharci baan waddanka ku soo galay si sharci ahna waan ku joogaa ma ahi dadka tahriibka ku soo galay ee yaanay kaa hoos bixin 😂😂😂😂😂😊

    • @amiirafamilyyoutube7494
      @amiirafamilyyoutube7494 Před 6 měsíci +2

      Wallall video ka saar adiga o ilaalinaya sumcada wllallaga takale meellaha qaar inaad qariso codkiisa ayayaya aheed waxa laga yaba inananuba fahansaneen social media dhibkiisa 😮😮😮😮😮

    • @Ilyas-b7m
      @Ilyas-b7m Před 6 měsíci +1

      @Ramdelfalcao2024 adiga maxaa shekadaa ku galiyay , danahaaga qabso nin kaan waa kaa dadaal badan yahay waana nin dad ka wax fiican u soo gudbiya ee ka dhamaaw

  • @Ilyas-b7m
    @Ilyas-b7m Před 6 měsíci +2

    🇬🇧 very informative and also impressive, I live in United Kingdom ( UK ) I had never been to United States of America this is really great vedios thanks so mush you are such a good man🤔 14:04

  • @user-kd6yj6xj2c
    @user-kd6yj6xj2c Před 6 měsíci +1

    Masha Allah waa duni hormarty oo qabyaalad cabudin 😢 allaw somali soo hadee😢

  • @user-kd6yj6xj2c
    @user-kd6yj6xj2c Před 6 měsíci +1

    Allah hakuu asturo wll mustaqbal ficana hakusiyo cibadada ku dadaal

  • @khassimhussein89
    @khassimhussein89 Před 2 měsíci +1

    Asc ninki ku dhahayay gaal so urayio baa ila shaqeynayay ninkas shaqo ma rabo

  • @MohamedMokluo
    @MohamedMokluo Před 6 měsíci +1

    It's my first day to your channel and I have subscribed you.keep going brother 🎉🎉🎉

  • @user-yi3xj2dq5c
    @user-yi3xj2dq5c Před 6 měsíci +1

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉 Machallah pro parafqa inosodir wllo Djiboutie wa qulayil

  • @fatumaal3435
    @fatumaal3435 Před 6 měsíci +1

    Gabadha ma cadaan baa mise somali tdkle ceebtiisa wuu sii sheegayaa muu qarsado subxanallah

  • @yahyoos
    @yahyoos Před 6 měsíci +1

    Adiga iyo gabar wada xaajoonayu aya video laidinka duubay excellent 😂

  • @Qooyskena
    @Qooyskena Před 6 měsíci +1

    Subxana allah macsi aaa allah an ka magan galnay 😳😳😳😳😳😳

  • @fadumaissa1011
    @fadumaissa1011 Před 6 měsíci +2

    Waa qiso aad uxanuun badan runtii aad baan uga naxay wallaahi

  • @fadumaissa1011
    @fadumaissa1011 Před 6 měsíci +1

    Mahadsanid Abwaan Sahal Qardhood

  • @lulhagi4510
    @lulhagi4510 Před 6 měsíci +1

    Masha barafa u Baden la mara

  • @khaldirhassan4581
    @khaldirhassan4581 Před 6 měsíci +1

    Midna ogaada haduu wax kasoo gala ehel 😊iyo qarabo somaliyeed unbuu wax oo ga tari

  • @mohamedosmaanmohamed3396
    @mohamedosmaanmohamed3396 Před 6 měsíci +1

    Maan sha allah lkn editka ma taqaanid miya background sound ka saar muuqalka

  • @khaldirhassan4581
    @khaldirhassan4581 Před 6 měsíci +1

    War America waa meel lagu jabay winter's masaasuu barafku u yeela war meesha ka carara ilahaybaa rizaqa bixiya

  • @abdullahibotan
    @abdullahibotan Před 6 měsíci +1

    Bro plz soo samee qaabkee daganaansho lagu heli kara usa

  • @Imraan12
    @Imraan12 Před 6 měsíci +2

    19 sano kahor markaan imid sidaas ayaan baska uraaci jiray waad kabixi inshallah

  • @FaisaDhahir
    @FaisaDhahir Před 6 měsíci +1

    Bro keep your head up ❤❤❤

  • @farhiyaabshir4841
    @farhiyaabshir4841 Před 6 měsíci +2

    Qofkii Illahay casiyo sana udanaysa masjidka intaad gashid Illahayow ii dani dhaaf hana kasheekayn macsida adgashay hdii Illahay kuu qariyey ha so bandhigin iska daa dib davana ha u samayn itaad sino galaysan mad iska gursataan?

  • @FaisaDhahir
    @FaisaDhahir Před 6 měsíci +1

    New fan

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 Před 6 měsíci +1

    Vlog yada qurxoon. Keep going

  • @AbdikaniAbtidoon-we9xt
    @AbdikaniAbtidoon-we9xt Před 5 dny +1

    Bro indiana imow

  • @user-th7zj8yk1q
    @user-th7zj8yk1q Před 6 měsíci +1

    Abwanka somaliyed

  • @user-wx6in9ik1m
    @user-wx6in9ik1m Před 6 měsíci +1

    war wan garanaya yarkan waa ganay reer Amarillo Texas ban wada deganayn war ganay wanka xumay ninka rag ogaadeena ayaa waxas o dhib ah mariyey subxaanala

  • @peraha
    @peraha Před 6 měsíci +1

    Saxib ma her Djibouti pas tahaye

  • @yahye2001
    @yahye2001 Před 6 měsíci +1

    Salaan sare ninkaan ma Abwaan Sahal qardhood baa?

    • @Iamsahal143
      @Iamsahal143  Před 6 měsíci

      Salaan lamid ah walaal, Haa waa Aniga Abwaan Sahal Qardhood

  • @lii7560
    @lii7560 Před 6 měsíci +1

    PHONE KAAGA. BAAD. KA OGAAN. KARTAA MEEL WALBE GOOGLE DHEHE KU QOOR MESHAAD RABTO BUS INTA JEER UU TAAGO INTA DAQIIQO LOSCODO IYO WAXAAS OO DHAN AMA GARIIGA KU TAGEEYSO UMA BAHNIID IN. AAD DAD WAX WAYEDIISO PHONE 📱 KA LASHEEKESO

  • @yasmaofficial
    @yasmaofficial Před 6 měsíci +1

    😂😂😂ogow sahalow qaldaas hadii lajbo xataa dadka ma cawiyaan jeebkagaga waaye layiri maha sida yurub

    • @Iamsahal143
      @Iamsahal143  Před 6 měsíci

      Haa America 🇺🇸 caafimaadku waa lacag badan

  • @yasmaofficial
    @yasmaofficial Před 6 měsíci +1

    😢😢😢😢😢😢noo ilaahow ugargaar dhliyrda qurbha ku rafaadsn sorry wlhi

    • @Iamsahal143
      @Iamsahal143  Před 6 měsíci

      Aamiin wallaahi aad beey qisadiisu iitaabatay I am really sorry 😢

  • @hodanabdi6395
    @hodanabdi6395 Před 6 měsíci +2

    Tu est la mene visage de mon ex😂😂😂😂

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 Před 6 měsíci

    Intaad baraf aragtay yaraa ma intaa ayaad baraf ku tilmaani

    • @Iamsahal143
      @Iamsahal143  Před 6 měsíci

      Videos kayga dib uraac oo soo daawo Sweden kuwa aan sanooyin badan barafka ku dhex duubay markaas kadib idheh intaad baraf aragtay yaraydaa. Soomaalidu qof aanay waxba noloshiisa kala socon beey comment ka bixiyaan hhhhh