QAADIRO JACAYL Ft NIMCO YAASIIN || HAWAAWI || HABEENKA JACAYLKA HARGEYSA 2024.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024
  • Waxaan idinka codsanayaa inaad subscripe saartaan channelka gambaleelkana furataan si aad ula socotaan wixii cusub.

Komentáře • 21

  • @user-ng7ct8hn7o
    @user-ng7ct8hn7o Před 6 měsíci +5

    Heestan caadi maaha❤jacayl ayaayba igu abuurtay

  • @user-ht6qe3fk5x
    @user-ht6qe3fk5x Před 3 měsíci +3

    Hestah waxa dhagasanh 11.5.2024 haman sabti ah ano waliba bila xariir ah
    Waan so boqon donah hestan markan helo lamankayga inshlh

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu Před 6 měsíci +5

    Waaw qaadiro jacay iyo nimco yaasiin laba fanano qaaliya hees iyo badh❤❤❤❤❤

  • @barnihajiali4896
    @barnihajiali4896 Před 2 měsíci

    Hadaan moodaayo sidan
    Inad iigu heelanayd
    Xishood dumar ba ihaye
    Horaan kugu iman laha 💖💖💖

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 Před 6 měsíci +2

    Jecliyaaa hablaha ammaantooda❤

  • @aymanmusic6721
    @aymanmusic6721 Před 6 měsíci +2

    Dad wawayn ayaa is helay qaadiro jacayl iyo nimco yaasin
    Waa madax wayntii fanka

  • @abdiazizfarahdaud
    @abdiazizfarahdaud Před 6 měsíci +3

    Fantastic song 🎵 👌

  • @mohamedhasan6891
    @mohamedhasan6891 Před 5 měsíci +1

    Fanaanin culus qaadiro iyo. Nimco❤

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv Před 6 měsíci

    Masha alllllah qaadiro jacayl iyo nimco sharaf nooooolaaada❤

  • @abdallamohamed3532
    @abdallamohamed3532 Před 6 měsíci +1

    Erayada iyo laxanka yaa leh sxb xus maadan sheegine

    • @hassanahmedjama321
      @hassanahmedjama321 Před 6 měsíci +2

      Abwaan Daaha ayaa sameeyay wll. Hawaawi baa la dhahaa heesta.

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw Před 3 měsíci +1

    👌
    War muxuu Teri
    Reer xamar waxay dhahaan
    Walax walax kale waaye

  • @khadrahassa321
    @khadrahassa321 Před 3 měsíci

    From TikTok ❤❤❤

  • @farhanhagi4764
    @farhanhagi4764 Před 3 měsíci

    Miraha iyo lahanka yaa iska leh wa lagu farayateytay ❤

  • @khadarmaxamuud1235
    @khadarmaxamuud1235 Před 6 měsíci +1

    Ereyada ya leh iyo laxanka

  • @sacdiyohayan9230
    @sacdiyohayan9230 Před 2 měsíci

    🎊 🎉👌👌👌

  • @abdiazizfarahdaud
    @abdiazizfarahdaud Před 6 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedabdikafiahmed4711
    @mohamedabdikafiahmed4711 Před 4 měsíci

    Alla maxey hees hees dhaaftay tahay. U fuurso laxanka laba jeer markuu leeyahay "ileyska kugu heybin jiray. Markale haddana uu leeyahay muftaaxii hormarkee".