RUWAYAD::NAGTEYDA UKUN AYE I DHASHAYE QOSOLKI ADUNKA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • team tuuma officiall

Komentáře • 752

  • @LiiCaatoOfficiall
    @LiiCaatoOfficiall  Před 4 lety +517

    WAXAA ILA SO DHAWEYSAN TEAM TUUMA OFFICIALL GYZ DHAMANTIN WAN IDIN JECLAHYE 🙏❤️czcams.com/video/BTu4qH7AX9I/video.html

  • @aaminoaragsan1676
    @aaminoaragsan1676 Před 4 lety +366

    QALADAADKA NOO SOO DAA SXP LII CATO INTA RABTA LIKE HA SAARTO

  • @yahye_hunter
    @yahye_hunter Před 4 lety +210

    Hhh ma nooshahay waraa😂

  • @zii___baazid529
    @zii___baazid529 Před 4 lety +237

    ILAAHAY KA FARXI HADA QORALKAN NLIKE ISARTO SAA ANI IGA FARXISAY
    .TEAM LII CAATO

  • @abdilahick9075
    @abdilahick9075 Před 4 lety +68

    Hadad tahy tagero number one from liicaato hit alike 😎

  • @fatuusaed1873
    @fatuusaed1873 Před 4 lety +40

    Wlhi ruwayadu way iga qoslisay waliba inta dabe ayaa qosol ahayd inta ila aragtay inta danbe like dhac ku sii waan idin salamay soomaliyeey🖐🖐🖐🖐

  • @abdalledahapi4357
    @abdalledahapi4357 Před 4 lety +65

    ILAHAY RAMADAN KA CAFIMAD HAKUGU GADHSIYO EE ISOO BOQDA FAMILY LII CAATO OFFICIAL

  • @salmanak4661
    @salmanak4661 Před 4 lety +78

    Qofkii ugu horeeyay ee daawaday muqaalka waxaan Rabaa Inaan gaaro 1000 like

  • @ifraah_Mohammed
    @ifraah_Mohammed Před 4 lety +55

    Comntiga qofka ugu horeyo waa ani like sar hda jeceshy Hooyo io aabe❤❤❤❤💉🙏

  • @asmaaadam2020
    @asmaaadam2020 Před 4 lety +33

    Sadiqyare ,nasri, shamso Cadey😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @cizzaqurux1136
    @cizzaqurux1136 Před 4 lety +14

    Eee ciyaal ha iska dhigin ee waaad i aragtay ee like iisaar my brother my sister ❤️💙💙💙

  • @abdullahinorhussein5595
    @abdullahinorhussein5595 Před 4 lety +26

    First one like dhac kusìi🙋‍♂️

  • @abdiboodhle1
    @abdiboodhle1 Před 4 lety +24

    illaHaY RaMaDaaN Nabad qab kuGu GaadHsii walal Dar alle 𝗦𝗨𝗕𝗦𝗖𝗥𝗜𝗕𝗘 isar isoo Boqo MaHaDsaniD

  • @abdallabinabdalla4858
    @abdallabinabdalla4858 Před 4 lety +11

    M.a bro lii caato keep going your vlogs and short films

  • @bushromire7236
    @bushromire7236 Před 4 lety +8

    Lii cato niiin an tageero wn ku gu fanaa bro keep going

  • @cabdijaliilsaciid1438
    @cabdijaliilsaciid1438 Před 4 lety +8

    Lii caato my brther geep going
    Nolasha kuma ciiosho pror

  • @jamaaltoshaafaa5274
    @jamaaltoshaafaa5274 Před 4 lety +9

    inta lii caato jecel like iisaara ❤

  • @ambiyaahmed3213
    @ambiyaahmed3213 Před 4 lety +12

    Lii Caato Official keep going pro aan taagero 💯

  • @asiadequeen8546
    @asiadequeen8546 Před 4 lety +21

    Lii caato wlhi mxu dhahy wiilkaka maalin wlba cuqdad ayuu igaliyey ca io cu ayerso darbika kamaqla 🤣 mar wlba mrka firsado waa qosla wlhi is the best Actr

  • @mohamedc.rahmanahmedc.rahm3529

    Wallahi waan ku tageraaa zp liicato keep going brother

  • @liibaanliikey6702
    @liibaanliikey6702 Před 4 lety

    Keep going pro ruwaayadahaaga uxiisay noosoo badi pro

  • @mubaarakmk142
    @mubaarakmk142 Před 4 lety +1

    Hooyo waa dhimanaa kan naagtaas maaa kufasahday

  • @luuzaqurux9951
    @luuzaqurux9951 Před 4 lety +19

    Kal iyo laab uqoslay wlhi 😂😂
    Keep going king liii cato❤💋🥀

    • @Cabdixakiinchannnel
      @Cabdixakiinchannnel Před 4 lety

      Abaayo horumar baan tiigsanayaa subscribe iisaar ilaahay haku sharfo subscribe iisaar abaayo

    • @asmoosman781
      @asmoosman781 Před 4 lety

      Licato rawada kufican yahye kkkkk

  • @faysalduqow7447
    @faysalduqow7447 Před 4 lety +2

    😂😂😂😂 uqdad nafsi qabaa kulaha🤣🤣🤣 li caato keep going bro mcn 🙏❤🙏

  • @sundusnuuni4010
    @sundusnuuni4010 Před 4 lety +4

    M.a geeb going my bro

  • @ahmednawafloveahmednawaafl6934

    Liicaatow wllhi magacaaga markan arkey aasogaly bro dar ale kuu jeclhy waani ku salamey wiil qaran ,💯💯🇸🇴🇸🇴❣️❣️❣️🙏🙏👈

  • @abdirizaktarabi6436
    @abdirizaktarabi6436 Před 4 lety

    Kape Liban you came us new team

  • @salmamohamed1770
    @salmamohamed1770 Před 4 lety

    Masha Allh Lii caato waad ika qoslisy wllhi adiga iyo tiem kaga hormar wacan nirajeena muniir iku salan🖐🙏🙏😍

  • @najmahussein3758
    @najmahussein3758 Před 4 lety +4

    Wll qalbi fiican wllky liiban adan Ali keep going hno full respect ✊

  • @abdirizackmohamed3028
    @abdirizackmohamed3028 Před 4 lety +9

    Waad kumahansanthy waqtigaga qaliga ah sida aad noga hurty mar2 mhdsn sxb

  • @zuxufiabdiqanimideeye4183

    😂😂😂😂wlhi wax wacana kumaqned part2 anzugayna m.allh qisolka igadhamadaY😅

  • @Bb-zm4pj
    @Bb-zm4pj Před 4 lety +29

    Waa short film Qosol Badan😂😂
    .
    .
    .

    • @najaaxbintudiya3016
      @najaaxbintudiya3016 Před 4 lety

      Meel kasta waa u horeysa ilhow uusan ilmahygu ku ekaan walac ahe

    • @Najmo602
      @Najmo602 Před 4 lety

      @@najaaxbintudiya3016 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

    • @Cabdixakiinchannnel
      @Cabdixakiinchannnel Před 4 lety

      @@najaaxbintudiya3016 ilaahay haku sharfo subscribe iisaar abaayo

    • @samra2290
      @samra2290 Před 4 lety

      Najaax Bintu diya xbbti garyaqaan caan ah bu ku noqonaya 😂😂😂

    • @najaaxbintudiya3016
      @najaaxbintudiya3016 Před 4 lety

      @cabdixakiin haye wlle wan ku saaraya

  • @somowofficial2498
    @somowofficial2498 Před 4 lety +8

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته يا اخي

  • @mylesrichards8448
    @mylesrichards8448 Před 4 lety

    Ani Murug san oo sarirta jifo an wax is dhahy lii cato iska dawo kedep wlhi qosol kii iga dhamdy brother hory u soco

  • @sharmaarkeabdimohammed5246

    Wawwwww wll Liicato Keep Going Marwalpa

  • @ayaanlove9821
    @ayaanlove9821 Před 4 lety

    Lii thks waan u xiisnay Riwayadahagi inoo soo badi riwaayadaha

  • @hafsabinthassan4233
    @hafsabinthassan4233 Před 4 lety +3

    Keep going my brother lii Cato

  • @fartuunmaxamedxasan7362
    @fartuunmaxamedxasan7362 Před 4 lety +6

    Hdoo go a qarsh ma haayo 😁😁😁❤️

  • @amka7amka759
    @amka7amka759 Před 4 lety

    Bbbb best riwaayad waaye sxb keep going

  • @asiaaragsan9089
    @asiaaragsan9089 Před 4 lety +3

    Hhhhhh waad iga waynthy ku qosly the legend Mr.liibaan aadan ali noolow wllky

  • @korlacag
    @korlacag Před 4 lety +8

    Liicato sumi ku amin znhy💥👌💥👌❤❤

  • @amjidmediapro8744
    @amjidmediapro8744 Před 4 lety +8

    LEGEND KEEP GOING

  • @Kalid__
    @Kalid__ Před 4 lety +8

    Hadaan cadaan waayo wan furayaa 😅🤣😂
    Funny wlhi

  • @mariayusufjamac3929
    @mariayusufjamac3929 Před 4 lety +6

    🤣🤣🤣🤣🤣Saan u qoslaayay wlhi waan daalay ukun bay ii dhashay kulahaa
    Hooyo hadda hadaan ku laabto 30 ukun bay ii dhalee🤣🤣🤣🤣🤣🤣
    Liicaato Horumar wacan ina Abti👍👍❤❤❤

  • @nimcoabkow7661
    @nimcoabkow7661 Před 4 lety

    Qosolka naga dhamesay keep going

  • @ikraamhappy2411
    @ikraamhappy2411 Před 4 lety +6

    Kkkkk ar lii manoshahy nagte 3ukun ayee idhashe aaaaaa😭😭😭😭

  • @fatamafatama5797
    @fatamafatama5797 Před 4 lety +6

    ACS masha alah❤♥️⚘♥️❤❤❤❤⚘⚘❤⚘🇸🇴

    • @Cabdixakiinchannnel
      @Cabdixakiinchannnel Před 4 lety

      Abaayo horumar baan tiigsanayaa subscribe iisaar ilaahay haku sharfo subscribe iisaar abaayo

  • @horusocodmedia2377
    @horusocodmedia2377 Před 4 lety

    keep going pro

  • @iqramohamed6726
    @iqramohamed6726 Před 4 lety

    liii walaahi waa qosley bro keep it up.

  • @fowsiyocaddaan7305
    @fowsiyocaddaan7305 Před 4 lety

    Walhi bilaahi wxba ii ma harin keep going

  • @ajmedzizke8069
    @ajmedzizke8069 Před 4 lety +17

    Liicaato nin qaawan isk k tgera wllhi😂😁😁😁😃😃😂🤣

  • @qalidhoofmuxudiin6756
    @qalidhoofmuxudiin6756 Před 4 lety +6

    masha alah kkkkkkk inwacadimaahan

  • @turkicade4867
    @turkicade4867 Před 4 lety

    Woow wax kale wlhi horey u soco my brother

  • @najmadiriyesirad5824
    @najmadiriyesirad5824 Před 4 lety

    Liicaato gabdhdaha gacanta lagu ma salaamo aboowe take care waano lee waaye oky

  • @mahasibrahim4730
    @mahasibrahim4730 Před 4 lety +1

    Macha_allah ruwayadi qalakasan liiaacto waad ka baxsatay xory u Soo

  • @shankaroonyaasiin3917
    @shankaroonyaasiin3917 Před 4 lety +3

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 masha allah lii cato wlhi waiga qosol siise anoo caajis i haayo chanalka so galey qsolka kabixi wye alle kuu xafido

  • @hafsahassan959
    @hafsahassan959 Před 4 lety +2

    yaa ila arkay Lii caato inuu soo cayilay
    masha Allah wllkey Allah haku xafido

  • @mohamedahmedmoha6987
    @mohamedahmedmoha6987 Před 4 lety

    Licato fanY poi keep going proh

  • @yuusufmohamudali3052
    @yuusufmohamudali3052 Před 4 lety

    Wow liicaato laguwaa baryahan

  • @royalstar6838
    @royalstar6838 Před 4 lety +2

    Hhh😂😂🤣so funny lii Cato bro keep going 👌

  • @asmamahad5025
    @asmamahad5025 Před 4 lety +2

    Wlhi wll lii cato qosol wn daly hore uu soco

  • @yasminsead5971
    @yasminsead5971 Před 4 lety +2

    Kkkkkk qosolka iga dhamadey❤❤❤good bro

  • @nadiaali570
    @nadiaali570 Před 4 lety

    Wllky keep going

  • @hanabello8390
    @hanabello8390 Před 4 lety +3

    Waa short film waalan qatar yaah

  • @siciidmaroodona7891
    @siciidmaroodona7891 Před 4 lety

    Sumaya meyna so socon ilen guri dhaan ayad diyarisaye 👍👍👍😍😍😍keep going bro soo badi riwayadaha .FROM HARGEISA 😀😀😀

  • @shinazkhalif9096
    @shinazkhalif9096 Před 4 lety +13

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂 liicato qosulkad igadameysi walahi

  • @anisashire9044
    @anisashire9044 Před 4 lety +7

    Hhhhh armano shahay liicato qosol iguma harin wlhi hoyadey baaska ridaa iyo ukumaha eyku farax santahay kulaha lii umad maha

  • @faisocali414
    @faisocali414 Před 4 lety

    Maashallh

  • @mohameddagane1969
    @mohameddagane1969 Před 3 lety

    Lii caato walhi markaan xanaaqsanahay
    waan daawada si uu iga qosliyo funny boy

  • @hodancadey3038
    @hodancadey3038 Před 4 lety +1

    msha allah pro liilcaato keep going pro
    adiga iyo team kaaguba

  • @xabibaibrahim9441
    @xabibaibrahim9441 Před 4 lety

    لا اله الا الله waan dhintay manooli

  • @amjidmediapro8744
    @amjidmediapro8744 Před 4 lety +13

    LIICATO LEGEND AYAD THY

  • @ashaabdulkadirahmed9685

    Masha allh edo mcn keep going

  • @yahyenur1112
    @yahyenur1112 Před 4 lety +3

    Keep going lio

  • @zaynabnashaaad9079
    @zaynabnashaaad9079 Před 4 lety +3

    Mash Allah waiga qosliseen waligey ma rkin kkkkkkkhhh😂😂😂😂😂😂💜💜💜💕💕👍👏

  • @salmaancaso774
    @salmaancaso774 Před 4 lety

    Wlhi libanow zhp ilahay haku amaanzade kal iyo laab ayaan u qoslaY

  • @fatmaosman8439
    @fatmaosman8439 Před 4 lety +3

    Mash Allah keep going lii😙😍

  • @salebanhussein4626
    @salebanhussein4626 Před 4 lety +5

    First view ❤❤❤❤

  • @Daryeelmedia
    @Daryeelmedia Před 4 lety +2

    Ku Soo biir channelkeyga Hadad jeceshahay arimaha jaceylka 💖

  • @MohamedIbrahim-qk4yz
    @MohamedIbrahim-qk4yz Před 4 lety +13

    King CK inta reaction kiisa sugeeyso like dac

  • @muxudiinisco5972
    @muxudiinisco5972 Před 4 lety

    Liii cato slmulaah bro

  • @aniis_moha_5585
    @aniis_moha_5585 Před 4 lety

    Wll liicato khaladadka filimkaan aa rabnaa plz behind the scenes
    No so fasax next video plz
    Hooyoy warsaney

  • @xamdicllaahicllaahi6690

    Naag lbo nafar soo aroose kulhaa ar liicato markn iska arko waa iska qoslaaa hhh hore usoco wall lii caato🙏🙏😍😍

  • @maryanibrahim588
    @maryanibrahim588 Před 4 lety +1

    💯💯💯💯

  • @aichakaran7488
    @aichakaran7488 Před 4 lety +25

    Wiifow islamede fule hde kala goso kwrn😂😂

    • @Cabdixakiinchannnel
      @Cabdixakiinchannnel Před 4 lety

      Abaayo horumar baan tiigsanayaa subscribe iisaar ilaahay haku sharfo subscribe iisaar abaayo

    • @anfacdegan2749
      @anfacdegan2749 Před 4 lety

      @@Cabdixakiinchannnel waan kuu saaray wll waxaan kuu rajeeynaa horomar ka aad rajeeynee inuu illaaahey ku gaarsiiyo

    • @Cabdixakiinchannnel
      @Cabdixakiinchannnel Před 4 lety

      @@anfacdegan2749 mahadsanid walaashey qaali

  • @fardowscabdilaahi8516
    @fardowscabdilaahi8516 Před 4 lety +6

    Liibaankeena bowe horay usoco farxdaada iyo horumarkaga jeclhy from garowe 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤

  • @sagalbest2230
    @sagalbest2230 Před 4 lety

    Lii caato wlhi wll qli saan uqoslaayay dhuuntiiba icadaatay wll allah haku daayo keep goin😂😂😂😂😂😂😂

  • @ayaancollection1409
    @ayaancollection1409 Před 4 lety

    10.15 walahi qosol waasooshaqeyay kulaha full respekt liibaan

  • @saadiamohamed7699
    @saadiamohamed7699 Před 4 lety

    Liicaato waxan waa laqwis waa gaf illaahey yuu kuu qabn waa iga nasiixo aboowe 🙏🙏🙏🙏🙏 ubax hada soo baxaayo aad thy

  • @aduushabdirahman6348
    @aduushabdirahman6348 Před 4 lety

    Naag maukundhasho licate

  • @abdifatahjeylaniali8322

    Ruwaayadaha nooso badi

  • @drraxmarayso9227
    @drraxmarayso9227 Před 4 lety

    Liibaan muniir lasoo jil ruwayadaha

  • @zimanxassan2656
    @zimanxassan2656 Před 4 lety

    Wlllhi ruwayad qosla farxd bey la suxdey wllshey kulhaa

  • @hanimalab7327
    @hanimalab7327 Před 4 lety +26

    Lii caato wax lee kumaqneed so funny 😂

    • @Cabdixakiinchannnel
      @Cabdixakiinchannnel Před 4 lety

      Abaayo horumar baan tiigsanayaa subscribe iisaar ilaahay haku sharfo subscribe iisaar abaayo

  • @shukrisharaf7623
    @shukrisharaf7623 Před 4 lety

    Wlhi wad iga qoslisaay lii caato thanks

  • @asmamaxamuud8489
    @asmamaxamuud8489 Před 4 lety

    Markaa lii caato arko hora ka qosla riwaayadiisa saa ugu farxo ciic caac ayaan ka maqla darbiga😂 alle haku xafido wllky

  • @guledkassimabdi1103
    @guledkassimabdi1103 Před 4 lety

    Libaan adan cali ninka hg ugu cansan marka laga reebo baliil hhh kaftan sxb keep continue waan kutaageeraa lpx

  • @sharmaarkeabdimohammed5246

    Like I saara

  • @salmaomar7950
    @salmaomar7950 Před 4 lety +2

    Balayayahy laba nafarka ah 😅😅
    Istaqfurulla

  • @ibrajoyofficial7196
    @ibrajoyofficial7196 Před 4 lety +1

    Sxp liibaan masha allah ruwaayad aan aad ugu qosley ayey eheed🤣🤣🤣🤣🤣