Komentáře •

  • @Ahmed5166
    @Ahmed5166 Před měsícem

    Bis marbuu Hargeysa ugh dheraa waa Hargaysadii hore oo kaa dawanaya Canada

  • @asmaxasan7803
    @asmaxasan7803 Před měsícem +1

    mansha allah shaqafiican baa haysaa

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 Před měsícem

    Maansha Allah tabarakallah ❤❤

  • @nuuxcabdi6475
    @nuuxcabdi6475 Před měsícem

    shaqa fiican ayd haysa❤❤❤

  • @fdama
    @fdama Před měsícem

    Bilicda ha la hagaajiyo magaalada.

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Před měsícem +2

    Hindi Bis layidhaa ayaa lahaa. Markii Somali 🇸🇴 Talyaani ku soo Biireen Qarankii Somaliland ee 26 Jun 1960 ee Waliba Somaliland la khiyaameeyay ayay Hindidii dalku ka Guureen Somaliland

    • @hargeisavlogs
      @hargeisavlogs Před měsícem

      Mahadsanid, xog fiican baad nala wadaagtay.

  • @Abdirahman-fk2gb
    @Abdirahman-fk2gb Před měsícem

    Long time

  • @sayidibrahinibrahin2609
    @sayidibrahinibrahin2609 Před měsícem

    Telephone 📞 kii igu horaysay 2005 50 dooler ayaa layga siiyay ayaan Ka iibsaday darasalam waxaa uu ahaa tooshle kii labaad waxaanka iibsaday 2008 waa laygasiiyay 95dooller waa xasuus gaara 😂😂❤❤