FAARAX MACALIN OO KA DIGAY IN FOOSIYO LAGA REEBO LOOLLANKA GUDDOOMIYAHA MIDOWGA AFRIKA.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 05. 2024
  • FAARAX MACALIN OO UGU DIGAY IN FOOSIYO LAGA REEBO LOOLLANKA AGUDDOOMIYAHA MIDOWGA AFRIKA
    ©copyrighted material Used.
    ©copyright strike may apply to both Facebook, Tiktok and CZcams
    Kusoo dhawoow Abdijaliil Show.
    wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
    ~A freelance Somali Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
    Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
    Who I am:
    ~Former Producer at BBC News
    ~STN TV Head of Programs.
    ~Horn Cable TV cameraman
    BACKGROUND:
    ~Mult-Skilled Journalist
    ~Video Editor
    ~Photographer+Videographer
    ~Storyteller
    ~Camera Operator
    WHAT I DO:
    🌍 Event video and photography
    📰 News and Documentaries:
    🎬 Entertainment:
    🎙️ Interviews:
    📺 Subscribe and Join the Community:
    By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
    🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
    Stay connected beyond CZcams!
    ~abdijalilosman@gmail.com
    +447368981541
    #subscribe
    #share
    #like
    #comments

Komentáře • 128

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 Před měsícem +10

    Waa Wax Aad & Aad Looga Naxo Waligeey In My Entire life Ma Arkin Madaxweyne Ku Sheeg Nin Ka Ah Wadan Oo Wax Alle & Waxii U Soo Baxa Wadankiisa Ama Shaqsi Soomaliyeed Oo Cilmi & Aqoon ba Leh Ay Xilka U Tartamaan Madaxweyne Ku Sheegii Asaga Wadankiisii Hor Istaagaayo Oo Postion ka Uu Ka Gato Wadamo Shisheeye Oo Uu Gabdhahii Soomaliyeed Ku Yiraahdo Ha Tartamina Wadan Hebel Ayaan Uga Tanaasuleeynaayaa?? Qab & Han Yaraa Ilaahay Ummada Soomaliyeed Hakaa Qabto Xasan Dhiiqow Hunguriga Beel Oo Waligaa Ha Calfan Xoolaha Xaaranta ah Aad Magaca Somalia 🇸🇴 Ku Qaadatadid Guul Ayaan U Rajeynayaa Aqoonyahanad Fowsiya !! Qof Hadii Uu Lugaha Ku Haysto Waa Madaxweyne Ku Sheegii Ku Ahaa Adiga Madaxweyne?? Kursigaana Fowsiya U Tartamerysa Oo Somalia 🇸🇴 Lahayddna Waxa Uu Xasan Dhiiqo Deal Kula Jiraa Between Djibouti 🇩🇯 & Kenya 🇰🇪 Hadba Kii Ay Lacagtiisu Badato Kaga Badalan Kursiga Somalia 🇸🇴 Lahayd Ee Ay U Tartameeysay Aqoon Yahanad Fowsiya!! Waa Markii 2 Aad U Saas U Hor Istaagay Gabar Soomaliyeed Kursi Magaca Soomaliyeed Kor U Qaadi Lahaa Oo aan Aduunka Wax Ka Noqon Lahyn Ayuu Madaxweynihii Ku Matalayey Adiga & Wadankaas ba Hor istaago Oo Jagadii Ama Postion Kii Uu Ka Gatay Oo Gabar Ku Hartay Is Reeb reebkii Oo U Dhalatay Wadanka La Yiraahdo Tanzania 🇹🇿 Ayuu Xasan Dhiiqo Lacag & Dhul Wadankaas Ah Kaga Badashay Postion Kii Ama Kursigii Somalia 🇸🇴 Oo Ay Ku Soo Bixi Lahayd Gabadhaas Soomaliyeed!! Marka Xasan Dhiiqo Dhaqan Xumadiisa Waa Wax aan Ceebtiisa Ahayne Ay Caadadiisa Tahay!! Idin ka Allah Hanagu Soo Noqon Oo Dhinac Allah Noo Kaa Dhaafsho/ Ameen 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @mohamoudmusse6144
    @mohamoudmusse6144 Před měsícem +8

    FARAH MOALIM. HE IS REALLY A. PURE. SOMALI ......

  • @ahmedmursalasharr5060
    @ahmedmursalasharr5060 Před měsícem +6

    InSha'Allaah Fowziya wey guuleysan dontaaa.

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 Před měsícem +3

    Gesiga soomaaliweyin farax macalin guuuuuuuuuul iyo gobanimooooooooooooooooo insha Allah ❤❤❤

  • @alleubaahnehassan1865
    @alleubaahnehassan1865 Před měsícem +3

    FAARAX MACALIN RUNTIIS WAAYE SOMALIYA ILAAHAY QABTAA INSHA ALLAH SOMALIYA ILAAHAY AYAA LA JIRO LAKIIN INTA XASAN SHIIKH UU JOOGO. ISHEEDU MA FIICNO BALSE ILAAHAY WAX KA WEYN MA JIRO (XASAN SHIIKH ILAAHAY HANAGA QABTO WAX KA KHEYR BADAN ILAAHAY HANOOGU BEDELO.

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 Před měsícem +8

    Xaqiiqo weeye kooxaha argagaxisada waxa abuuray sirdoonka reer galbeedka 😊

  • @user-gh5de1qg5g
    @user-gh5de1qg5g Před měsícem +5

    Farah legend

    • @khadralulmohamed5254
      @khadralulmohamed5254 Před měsícem +1

      😏✌️maxaa legend ah ma in hablaha la cunsuriyeeyo adna ma ugaadeen baad tahwy mise mj iyagaa xin badan oo isaaq waxba uquurinee

  • @user-no1es3jp3s
    @user-no1es3jp3s Před měsícem +3

    Aamiin.aamiin.aamiin.❤❤❤❤❤❤❤

  • @adenismacil6351
    @adenismacil6351 Před měsícem +3

    Faarax macalin waa run sheeg farax reer galbeed wuxuu ku sheegay waa run waayo argagixiso oo dhan iyaga baa fangareeya

  • @user-no1es3jp3s
    @user-no1es3jp3s Před měsícem +11

    Foosiya.aabaheed.waa.halgamayaashii.soomaaliya.waana.macalinkii.waqooyi.oo.dhan.wax.baray

    • @user-kx4us5cb4k
      @user-kx4us5cb4k Před měsícem +1

      Aaabaheed wuxuu ka mid ahaa dadka ka qayb qaatay xornimada Somaliland . Wuxuu lahaa heesta Somaliye tooso torso isku tiirsada

    • @avv.yasinahmedosman1875
      @avv.yasinahmedosman1875 Před měsícem

      Masha Allaah

  • @ahmedmursalasharr5060
    @ahmedmursalasharr5060 Před měsícem +3

    Odaygan XasanShiikh Allaah ha ka wareejiyo kana qabto hogaanka dalkeena Somaliyed, inta kalena adinkaa ku dari dona.

    • @khadralulmohamed5254
      @khadralulmohamed5254 Před měsícem

      Xasan shiiq cidiisa ayuu joogaa asagaa ku xukumaa Guul xasan shiiq💦🦾

  • @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si

    Guul Guul incha allah
    Hope allot of Courage Foosiya Yuusuf Xaaji Aaden qabiile,
    👍

  • @ahmadseaman3487
    @ahmadseaman3487 Před měsícem +1

    thanks so much

  • @rujaal
    @rujaal Před měsícem

    Faarax macalin waa ka duwan yahay madaxda Soomaaliyeed, horay usoco waligaa Mudane allaha ku xifdiyo

  • @theonlyman1405
    @theonlyman1405 Před měsícem +1

    Mama fosiya alle Aya oo maqan lkn dowlad Ga bar tagan ma haysato wlhi ✅✅ ✅✅👍✅

  • @yaxyexusen6208
    @yaxyexusen6208 Před měsícem +2

    xilbanad fowsiya xaaji adan waa uqalanta xilkaa lkn xasan shiikh ma ogala arinta waaa caada qaate aad uxun damiir laa wa ah fowsiya I will support you anyway

  • @bardacad
    @bardacad Před měsícem

    FOOWSIYO❤❤WAA ASTAANTA UMADA SOOMALIYEED WAA ASTAANTA CALANKA WAA ASTAANTA QIIMAHA IYO SHARAFTA GABDHAHA SOOMAALIYEED
    GUULAYSO INSHAALAAAH KURSI KAAS KA WAYN BAY ISTAAHISHA
    WAA QOFTA KALIYA EE KA GAABSATA QURUNKA IYO QABIILKA NA DILOODAY

  • @mohamedyusuf9809
    @mohamedyusuf9809 Před měsícem +1

    Arintii marwo guurguurte ayaa dano u gaar ah kaga iibsaday Tanzania tan fowsiyo dhul ayuu Kenya kaga bedelan raba way ku cadatay guurguurte cadawada gabdhaha iyo arnta fowsiyo khatar ayay ku jirta alle haka qabto umada Somaliyed guurguurte xabbad sokeye haku dhacdo ilahey idinkiis

  • @Ot_Ot20123
    @Ot_Ot20123 Před měsícem +7

    Xil. Farah Macalim waa nin mowqif aan is bad badalin leh oo Soomalinimo taagan marwalba ayaan ku baranay. Kuwa aflagaadeeynaya waa kuwo xanuunsanaya. Inagu agteena ixtiraam wayn ayaanu u haynaa Xildhubaanka marwalba halkaa kaga haay oo runta ka sheeg arimaha wadankeena waana kaaga mahadcelineeynaa.

    • @khadralulmohamed5254
      @khadralulmohamed5254 Před měsícem

      Oday asaasaqay baa oday asaasaqay unacamleeya i

    • @Ot_Ot20123
      @Ot_Ot20123 Před měsícem

      Iga walee baanan odey asaasaqay aanan u ahayn bal waxaa laga yaabaa inaan wax badan kaa yarahay lkn caabuq iyo cuqdad ayaanan igu sida adigoo kale. Faarax Macalim wax aanu wanaag ahayn kama maqalno waana nin xaqa ku adima oo cidwaliba runta u sheega.
      Inta xanuunsameeysa Allaha caafiyo ayaanu idin leenahay.
      Kana xoroow qabyaalad, reer iyo daalim oo lataageero taa ayaanu Soomaali ahaan iyo dad muslimiina ahaan labadaba wax ku noqon karnaa.

  • @SamiirMohamed-ef6pt
    @SamiirMohamed-ef6pt Před měsícem +1

    Sxb abdijaliil kwrn hada ku edit gareeyo video yashada, aniga neh aan ka faido, waxaan ahay professional video editing waxaan rajenaa Ina iga aqbali doontid

  • @musaali-dk8cq
    @musaali-dk8cq Před měsícem +1

    Wallaahi Foosiya ayaa kaaga xun Odinga, waxba ma ogid.

  • @qassimyusuf9694
    @qassimyusuf9694 Před měsícem +1

    fawsiyo waxay kufashilantay markay ahayd wasiirka airmaha dibada dhaqanfiican malahay

  • @user-no1es3jp3s
    @user-no1es3jp3s Před měsícem +1

    Guui.iyo.gobanimo.foosiya.x.aadan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤.ilaahay.ha.uhiiliyo.foosiya❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dhemanduceysan3255
    @dhemanduceysan3255 Před měsícem +4

    ASC HALDOR HALYEY WADANI SOMALIYED MDNE CAAQIL FAARAX MACALIN DAWAARA XAFIDAHULAH CIMRI DHEER OO CAAFIMAD LEH INSHA ALLAAH FOWSIYO WAA GABADH QAALI AH QIIMO BADAN ALLAHA GUULEEYO❤❤❤❤❤

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 Před měsícem

      Aaamiin Allaha Siiyo Intaba caafimad Cimri dheer Cibaado badan intaba Xildhiban Farah Macalin dawaara hasiiyo

    • @yusufhassan589
      @yusufhassan589 Před měsícem

      Subxaanallaah

  • @Mohammedabdi1127
    @Mohammedabdi1127 Před měsícem

    Guul ayaan u rejaynaya Madame Fosia

  • @RamlaMuse-ng9gk
    @RamlaMuse-ng9gk Před měsícem +1

    Meheshimwa Farah u ae leadr

  • @hassamjaabiri9307
    @hassamjaabiri9307 Před měsícem

    Buugtii ugu Dheer ee buur eylo dhulkaa ladhisay macdan darteed mareeykanka qaatay iyadoo shabaab haysto magaaladaas

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg Před měsícem

    Haa isku tolina jawaan & xariir.
    Waayo, waxaan idiin sheegayaa hadalka qaarkii waa run, laakiin. Qadiyada somaalida ayaa inyar ka dhiman tahay. Musharaxa Soomaaliya 1 waa FOWSIYO X. ADEN, Waxaana ku dhiirri geliyey Dowladda uu hoggaaminaayo Xasan sh waana ku mahadsan-yahay.

  • @user-tv1fd7cb4n
    @user-tv1fd7cb4n Před 24 dny

    Kani waa basas haku qaldamina
    Somali guul

  • @Gonfa509
    @Gonfa509 Před 6 dny

    Waa ib la tsgero

  • @zeynaabdullahi3789
    @zeynaabdullahi3789 Před měsícem

    Fowsiya macalim Guul

  • @abdirizakismail9952
    @abdirizakismail9952 Před 10 dny

    FOOSIYA GUUL

  • @mohamedabdi7033
    @mohamedabdi7033 Před měsícem

    Hadi laraca chronologiga events ka hadalka wa biyakamadibcan

  • @nuuradiinmohamuud3364
    @nuuradiinmohamuud3364 Před 27 dny

    Farah moalim daar waa nin runta iyo xaqiiqada kahadla aanan baqinba aad baan ugu hambalyeeynayaa

  • @user-kx4us5cb4k
    @user-kx4us5cb4k Před měsícem

    Way ka war haysa in G21 yidhaahdeen Hargeysa waxay noqonysa xabaalo Idoor

  • @naylo-qaad8947
    @naylo-qaad8947 Před měsícem

    Madaxwaynihii hore ee dalkii sharciyadiisu burbudhay ee Soomaaliya xassan shiikh maahan madaxwayne sharciya maamul gobaleedada kaleetana waxaan ugu baaqaynaa sidii puntland ay kal hore ay samaysay si aynu dalkeenii iyo dawladiisii u hagaa jino doorashana loo dareero

  • @brbynulolilumu
    @brbynulolilumu Před měsícem

    WAXAA WADA QASAAYO ADOO KALE KENYAA KU BAHDISHEE SOMALIA MAXAA U QABANKARTAA INAAD ISKU DIRTID MAAHANE

  • @axmedaxmed5455
    @axmedaxmed5455 Před měsícem

    Xasan wuu kareebay fosiya hada

  • @user-tt2rm8nw7g
    @user-tt2rm8nw7g Před měsícem

    Waa run rer galbed ayaa aburay arsenal

  • @user-ow3fz5hh7p
    @user-ow3fz5hh7p Před 26 dny

    Faraxow ina keeyanti tahay ii sheegtay hadii fowsiya hala reebo tiri Kenya la rabta soo mahan haweenka Somaliyed cadceeda qarin um quurtit

  • @user-mo1gr6wy7h
    @user-mo1gr6wy7h Před měsícem

    Waxba,ha,qarinin,xasan,sheikh,wadani,maahan,wuxuu,waano,qaadanayo,waa,xaabso,lacag,bas,fowsiyo,hadduu,soo,saari,waayo,halaga,qabto,wadanka,sidaas,ayaan,leeyahay,maxaa,yeelay,horumar,lama,rabo

  • @khaalidcabdinaasir5984
    @khaalidcabdinaasir5984 Před měsícem

    Raila ayaa ku guulaysanaya hadal la'aan.

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před měsícem

    YAAHU YAAHU YAAHU SOMALILAND BAA LAA IIDIN DAABO DHIIGYE FOOZYA WAA NAAG ISAAQA OO REER SOMALILAND WAXAD DIIDANTYE BEEYE LAA JEECSHYE REERKDA

    • @mahamedcudhi7497
      @mahamedcudhi7497 Před 10 dny

      inaad wax fahanto ayaa fiican, 3 todobaad kadib waxuu farax sheegay maanta oo taariikhdu tahay 20/6/ soo ma dhicin in xasan sheekh dhay iskaga hadh tartanka

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před měsícem

    ODDYGS KANYANKE HAADI UU YEEMDO IYO FOOSYIA LAABDU BAA WAXAYE GONE STAG SOMALILAND GUULE

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 Před měsícem

    Xasan khiish baa dhul kubelanaya foosiya sidii Marwo oo kale marabo xasan magac soomaliyeed dhul buu ku waashay oo iimankii ka racay belaaya ku heshay

  • @RamlaMuse-ng9gk
    @RamlaMuse-ng9gk Před měsícem

    Yh

  • @user-tk3np3qe9d
    @user-tk3np3qe9d Před měsícem

    Siyaasinta somaalida Kenya Adan bare du,ale ..yusuuf xasan ...cid an ahaayn warkogu iguma soocdo

  • @doog880
    @doog880 Před měsícem

    Hassan gurguurte somalinimadu dhab kama aha isaga iyo kuwa la mida la hadhey wadanka

  • @Abdulahiomer2255
    @Abdulahiomer2255 Před měsícem

    Hadal buu hayaa

  • @user-nz9dp1cm9e
    @user-nz9dp1cm9e Před měsícem

    Dulmi soomaali ka dhmaan maayo inaceeydiid gacan ku siiyeen in uu cali mahdi xukunka katuuro ayagoo nacayay cida uu ka dhashay oo xamar sheegashdeed si loo waayo cidgooni u sheeganeeysa ilaaheey mahadiis sideey rabeen wax uma dhicin dagaalkaas mudulood waxaa kamaqnaa oo kaliya garre cadawnimada aay noo qabaan iyo soomaali loogu aas aasay mudulood dhulkooda goofafkeedii ayaa soomaali meelkasta ka timid dhul looga siiyay sidoolad soomaaliyeed u weey naato dhulka dadka loo cabiray goofaf mudulood ayee ahaayeen baasalaan waxeey noogu abaal gudeen caydiid u dagaala maan hadda oo wadanka fidiraal layiri ayee inkirayaan lahaanshaha dhuleed eemudulood tii hor dagaalka waxuu ku yimid xukunka anaa kaa leh ilaaheey mahadiis dhul ayee joogta mudulood asagoon asagoo aan hilmaamin waxeey soomaali ugu abaal guday ayaa intooda badan dhahayaan lama kala laha kuus kuwii habar gidir ula jiray in muduloodka sheeganayo dhulka laga baxsho sodeey wax uma dhicin 91 dii todobo madaxweeyne ayaa wadanka soo martay waxeeyna duqamagaalada ka dhigeen gidigood mudulood waxaa soo raaco maxaakiintii waxeey ka dhigeen mudulood 1 xisbuislaam waxeey ka dhigeen mudulood 2 alshabaab waxeey ka dhigeen mudulood xaqa uu u leeyahay xamar sidaas ayuu ku cadyahay waana ku mahad san yihiin sida aay xaqa ugu hiiliyeen ninkii xoog dhul cidgeedaa xoog in uu duqmagaalo ku noqda raba imaanka alaha kalsho madaxdii baarlamaankii islaamiyiintii ilaah ka sukoow waa u mahad celineeynaa saas ayee soomaaliya ku wada jooki kartaa soomaaliya hanoolaato qoraal kaan waa markaati in uu mudulood dhulka leeyahay ilaah ka sugoow waxaa ka codsanayaa ninkasta oo mudulooda in uu qoraalkaan badiyo waa markhaatidiini soomaaliya hanoolaato❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abrahamojegalitarianism6850

    Qaybtii 2aad mahayno jaale

  • @princehigh-flierp8965
    @princehigh-flierp8965 Před měsícem

    ER ER ER MUNAAFAQ MUNAAFAQ DHALAY USGAG USGAG DHALAY

  • @abdihoori4524
    @abdihoori4524 Před měsícem +2

    Farax macalin wa dhamaday xiligi aad marna ina cumar geele hoos jogtay marna malez iyo ithiopia isbarijirta eed adis ababa dhex waregto farax time is up somaliland iyo ithiopia & kenya aya geeska ka talinaya wanad arki iydo nairobi ku shiraya oo farax macalin iyo qaxotiga Idacadaha ka dhuma oo Mubarak dilac ku god gala insha ala coming soon

    • @khadralulmohamed5254
      @khadralulmohamed5254 Před měsícem

      🥛🥛💦💦✅✅✅✅✅✅✅✍🏼✍🏼 buufi cayayaanka isaaq ayay ku waa sheen sharwadayaasha waa daaroodka Farmaajo gaajo baahane alle naguma soo celiyo Lacagtuu aruur saday malyuumaad doolar way dhaaftay isaga Furuq yaasiin na dhaafa oo hara dhe maharayaan

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez Před měsícem

    Baal kaa waran uxu aminsnyahay in dawlad somalieyd loafdubo dawlada kalee

  • @AbuAli-kx6nw
    @AbuAli-kx6nw Před 27 dny

    Alshabaab ayaa dhaama ,maamulada iminka ,kajira soomaaliya qabiil walba inuu calan qaato oo dawlad sheegto ayaan ,mareyna, ma waxaasa nadaam iyo dawlad lagu sheegikaraa

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c Před 25 dny

    Farah kol bakis

  • @jamasalah613
    @jamasalah613 Před 27 dny

    Anagu hadaanu nahay jamhuuriyada Somaliland waxa aan filaynaa lana jirnaa Raila Amola Odinga, halka foosiya ay tahay haweenay ay ku guurayaan Huwanta Cid walba leh Afkaar guracan wadata ay ka tirsan tahay.

  • @moomar4185
    @moomar4185 Před měsícem

    Dadka wax waraysanaya fadlan dadka hadalka ka suga.hadda Sheeko ayuu waday nin soo wacay isagoon dhammayn baad suaal kale keenteen,isna iskamma qaban ee wuu la baxay wixii uu ka hadlaayey

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 Před měsícem

    FAARAX WAA RUNTII.!

  • @user-xj9jx5cg8o
    @user-xj9jx5cg8o Před 25 dny

    Wuxuu lasoo shirtagaa hebelbaan lasoo sheekaystaa

  • @ubahali783
    @ubahali783 Před měsícem

    Hadhowto bay ku odhan doonaan Farax waa daarood oo Isaaq buu neceb yahay. Fawsiyada uu u hadlayaayi waa gabdh Isaaqa, waxa Farax ka hadlinayaana maaha qabiil we waa Soomaalinimo ee saas haloola socdo.

  • @abdikfilabile270
    @abdikfilabile270 Před měsícem

    Farah moalin iyo Hassan wadanka waxa u lexjeclo badan Farah
    Farah uma dharan Qaran Somaliyeed hadana hadalkisa waad aragtan hassana gabadha xooga lacag ah ayuu ku badashay nacalatalaatac nin gajaysan nasab Mahan

  • @aliosman9609
    @aliosman9609 Před měsícem

    Wan aaminsanahay kalmda ALSHABAB melo badana wan ku qoray 10 sano ugu danbaysay waxa si toosa u gacan siiya sirdoonka rer GALBEEDKA

  • @CumarcabdiXanafi-yx8rp
    @CumarcabdiXanafi-yx8rp Před měsícem

    Waa naag waalan gurigeeda hajoogto nimanka maxay la dhex boodaysaa cawradeedana ma asturto

  • @user-bv7yt7oj8g
    @user-bv7yt7oj8g Před měsícem

    WAr carada kadaa madowaysada foolxumo weeyee

  • @ahmedwais1763
    @ahmedwais1763 Před měsícem

    Ruto lugooyo ayuu udoontay’usa

  • @Yussuf-gz8jm
    @Yussuf-gz8jm Před měsícem

    Kiongozi

  • @husseinhassan3202
    @husseinhassan3202 Před měsícem +1

    Mahadsanid faarax maclin

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 Před měsícem

    The inferiors

  • @Yussuf-gz8jm
    @Yussuf-gz8jm Před měsícem

    Kiongozi kali

  • @HamsaAhmed-hv3ph
    @HamsaAhmed-hv3ph Před měsícem

    Waxba somali iskuma ogala . adeer ma' laascanod band ka caydhaysan tahay weli?

  • @yusufahmed5759
    @yusufahmed5759 Před měsícem

    Oday Faarax daacad kama aha arinta Fowziyo wuu siyaaseynayaa laakiin dadka reer kenya waa yaqaaniin odayga waxa bacaadka
    ku dhagan waa dadka
    soomlida kale ah,mamadana waxaan dhihi lahaa cimri ayaad joogtaaye bal qoorta daboolo

  • @alidiriye2181
    @alidiriye2181 Před měsícem +1

    G21 makanaa hogaamiye u ah

  • @runloow2202
    @runloow2202 Před 8 dny

    Waan ku raacsanahay 100% in mareykan & reer galbeed la iskaga fogeeyo 2-ba arrin dartood:
    1- In ay argagixisada caalamka abuuraan, iyo madax magac u yaal ah(Mr. Yes), una adeegsadaan iney danahooda ku fushadaan oo ay dhankooda ka miistaan dhaca & xatooyada dadban ay kheyraadka wadamadaas kuna qaataan si bilaash ah ayagoo cad quureed u tuùraya madax ku sheegga malabsada
    2- Cadaalad darrada qaawan ee bini-aadminimada ka baxsan ee loogu gumaadayo si arxan darro ah reer FALASTIIN 76 SANO, gaar ahaan waxa hadda ka socda GAZA & daanta galbeedba oo USA ku taageereyso Yuhuudda xagjirka ah hubka dilaaga ah iyo diidmada VETO si ay u dabar gooyaan falastiin, dhulkana ka dhaxlaan abid

  • @princehigh-flierp8965
    @princehigh-flierp8965 Před měsícem +1

    Kkkkkkk wuu ka meermeerayaa Foosiya USGAG USGAG DHALAY

  • @yusufhassan589
    @yusufhassan589 Před měsícem

    Kan soomaali ma ahan waa kenyati war badan oo iska hor imaanaayo ayuu leeyahay

    • @june6206
      @june6206 Před měsícem

      Oromo ayad tahay adna keenaya saw qayb tui ku dhashey ma lahayn mooryanta uma warama yo wa ayo soomali dad sheegeysa ma xasan dhiiqo oo iibsadey war hawiye dawlad wax kama ogre boob unbay yaqaanan

  • @alidiriye2181
    @alidiriye2181 Před měsícem +1

    Adigu xor mahatahay maraanoow politician buu iska dhigayaa laba sakaarona makala Goyn karo

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid Před měsícem

    Faataale weeye Faarax dawaare ,sheekada Ruto iyo ninkaan kaladhaxaysa ayuu xasan shiikh soo dhexgalinayaa.

  • @hassandarar
    @hassandarar Před měsícem

    Faarah ogaadeen maxaa kagalay arimaha soomaalida haka hadlo ta kenya

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 Před měsícem

    Kaani waa tulli foqool tulli degmaddi lagaso dorteey lagdhere biyo laan baay daadku udimanayan gaajo baxaad baa umaddi haysataah waa dunni qateeh meel dantiisa ahayn buu kujiira waa tulli

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před měsícem

    MAA ADIGA CIID LAA DAGALMA 2024 BAA GAAFUR CUULYS KUU GUMEYSTA

  • @mohamedosman-qz7ln
    @mohamedosman-qz7ln Před měsícem

    Farah maalim waa khaain wadan somaliya neceb waa munaafaq ka shaqeeya burburinta somaliya

  • @user-kx4us5cb4k
    @user-kx4us5cb4k Před měsícem +1

    Fiqi tolkii kama jano tago sida sheekh Umal iyo qaar la mida oo qabyaaladi qaadatay .way ofahay qorshaha G21 ee ah xasuuqa beesha Isaaq iyo la wareegida dhulkooda

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 Před měsícem +2

      Isaaq ayagaa Dadka xasuuqayey Afartan Sono ilaa maantana oo la iska mudankoodi la siiyey ayey Soo taaganyihiin
      Maxaase Ka raaci doono.
      Nacaybka daarood aad u qabto u dhimo.

  • @muna619
    @muna619 Před měsícem

    Cadher wa caggdheer

    • @AbdiHassan-br3gw
      @AbdiHassan-br3gw Před měsícem

      Maxaad ku ogaatay in cagtiisu dheertay miyuu kula seexday😂😂

    • @muna619
      @muna619 Před 18 dny

      @@AbdiHassan-br3gw cay kale miyad mayday

  • @abdiaziizomar1285
    @abdiaziizomar1285 Před měsícem

    Nin abbahii iyo asagbo waligood kuguuleysan madaxweyneha kenya somali wax uma dhimi karo

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_3072 Před měsícem

    Dhidig lagaroon ah, oo barkimo qaniinsan, ayaa hadlaya?
    Waa is deldal, nacdal korkaaga ku ekaataye!

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před měsícem

    FOSIYA YUUSF XAJ ADAN QAABILE WAA DUURYDA ISAAQA MAAHA DAROOD😅😅😅😅😅

  • @mohamedhaybe
    @mohamedhaybe Před měsícem

    Faraxaw wadigan xariifka ku ah siyasada somalida kale walaaqda maxaad taadan aad kadhalatay xildhibaanka ku tahay ee madaxooda kumaanka Kun eedoolarka ku qaadato wax ugu qaban laadahay waxaad la mitahay tii gudaheeda arki wayday ee guda kale ka talisay

  • @khadralulmohamed5254
    @khadralulmohamed5254 Před měsícem

    Yaa huu waa caqligii yaraa ee Sujuwiga ahaaFowsia waa Irir samaale

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 Před měsícem +1

      Hada yaa ka Hor istaagay kursigii foosiya irirsamale Wax jiro Ma Aha hassan guurgurte sow kama Hor istaagin Daarood kuwa ka Cabsada ayaa Irirsamale sheegto

    • @axmedyare2404
      @axmedyare2404 Před měsícem +1

      Urursamaale. Ninbaa. Tiktok keenay maalmana ku xoolo uruursadey Dahir baahane calasow dadka yara Ee runta moodey baad ahayd Film ka Sorry. Tiktokna Madhaafsana Sheekada irirka, Aamin hawiye nimadaada walaal

    • @khadralulmohamed5254
      @khadralulmohamed5254 Před měsícem

      @@axmedyare2404 hhhhhhhhh. Sax weeye. Waa sax unugaa ah urur samaale👓

  • @abasemohamed6827
    @abasemohamed6827 Před měsícem +1

    Waxaan la yaaba kan afka balaafhan ee Dubjirka ah ma hada ayuu soo caan baxaya intaas saxaafada ayuu taagan yahaye

    • @AbdirahmanMo14
      @AbdirahmanMo14 Před měsícem +2

      Ninkan gurigiisa loogu tagaa xataa idacad ma io studio mayago
      Wa nin geesi ah
      Ka aqoon badan
      Fikirkiisana aan labaqin
      Adiga uma joogo Inuu kuraali galiyo iyo anigaba..

    • @hereaftergolory9114
      @hereaftergolory9114 Před měsícem

      Af xume

  • @guledali8848
    @guledali8848 Před měsícem

    Nadal fil caalamiin farax macalinow cawl yahan laan gaab ah ayaad tahay

  • @ahmedmedwaismed2086
    @ahmedmedwaismed2086 Před měsícem

    Faarax macalin FOZIYA YUUSUF HAJI AADAN wuxuu u arkaa gabadh isaaqa oo somaliland u dhalatay sinaba raali ugama aha inay u tartanto kursigaas.
    Faarax macalin waxba umasheegi karo RAILA O waayo iyaguu hoosjoogaa

  • @caashluul6394
    @caashluul6394 Před měsícem

    Faarax macalin waa kenyaan arimaha somaliana shaqa kuma laha

    • @abdullahimohamedmohamud4322
      @abdullahimohamedmohamud4322 Před měsícem

      Maxa udiiday in uu ka hadlo arimaha Soomaliya , hadii ay Reer Galbeed iyo Ethiopia,Djibouti, Uganda ka shaqeystaan mise wax kale ayaa ka urineysaa

    • @Hassanwest
      @Hassanwest Před měsícem

      Farah macalin waa nin ogaadeen ah 2 gobol ayuu ku leeyahay soomaliya juba hoose juba dhexe adeer farah macalin waa nin reer jubaland

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591

    DAMEER KUKUYUHU WASO IGA DHE.😂😂😂

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 Před měsícem +6

      Akhlaaq xuma ayaa la guugu barbaariyey aqoona waxa Ka baratay Aflagaado

    • @khadralulmohamed5254
      @khadralulmohamed5254 Před měsícem

      @@batulasmail8261 qabtaalad baad lasoo fadhi xuntahay Foosiya waxaa dhihi lahaa u tali xamar ragan daaroodna hangool ku qabo calooshaa tima idin buuxosay

  • @HasanAbdiomar
    @HasanAbdiomar Před měsícem

    Kkkk,Some people why interviewed this fool???

  • @runloow2202
    @runloow2202 Před 8 dny

    TANAASUL JABUUTAAY
    Ma aheyn in xilligan xun oo Somalia ka dhacsan tahay dunida, dagaallo sokeeye iyo burbur awgeed in SOMALIA ay u tanaasusho JABUUTI.
    Somalia waxa ay qeyb weyn ka qaadatay halgankii iyo xornimadii JABUUTI.
    waxa ay dawladnimadeeda halis u gelisay una hurtay JABUUTI kaddib markeey ogaatay in itoobiya ay u diyaar garowday in ay QABSATO Jabuuti xilligii xornimada.
    Somalia si ay u xagal daaciso damaca itoobiya ayeey dagaal ku qaadday itoobiya cashar la yaqaanna u dhigtay saasna ay ku badbaadday JABUUTI
    Nasiib xumo Somalia waxaa isugu tegey wadamada shuuciga ahaa ee Ruushka, Kuuba, Libiya, Yemen & Itoobiya. Halkaana ka bilaabatay burburkii SOMALIA. Illaa iyo haddana aysan cagaheeda ku istaagin.
    Maadaama ay Wadadii soo kabashada ku jirto waxey aheyd JABUUTI ineey u tanaasusho SOMALIA iyadoo u abaal gudeysa wadankii u huray dawladnimadooda ee
    S O M A L I A.
    Ayna iska deyso cadaadiska ay madaxda Somalia ku hayso oo ay garnaqsato una tanaasusho Fowsiya oo 90% ku guuleysan karta jagadaan dumar ahaan, khibrad, aqoon & kartiba u leh shaqadaan, dib u dhisidda SOMALIA-na qeyb mug leh ka qaadan doonta ayadoo mashaariicda ay xaqa u leedahay ku hibeyn doonta. Dabcan Somalia waxa siyaasiyiintoodu isku heystaan waa la'aan mashaariic horumaineed oo isku filnaasho gaarsiin lahaa. Wadadii caddeydna ku ridi lahaa.
    Halka Jabuuti ay lumin karto tartanka, dhaqaale ahaan iyo magac ahaanba.
    SAAS DARTEED ay kaga habboon tahay ineey u abaal guddo SOMALIA, una tanaasusho qofka ugu mudan, 90%-na ku guuleysan kara JAGADAAN FOWSIYA.
    TANAASUL, TANAASUL JABUUTAAY.
    TAARIIHDU WEEY QORMEEYSAA.
    GUUL FOWSIYA