Ganacsatada Muqdisho oo ka biya diiday Caanshuur wasaaradda Maaliyadda ku soo rogtay.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 09. 2024
  • ISKA JIR XAQUUQDA VIDEO-GAN WAXAY U DHOWRAN TAHAY SHABELLE TV. HA ISKU QAADAN
    Si aad mar walba noola socoto fadlan subscribe, share, like and comment.
    / @shabelletv5037

Komentáře • 10

  • @yaxyemaxamed3268
    @yaxyemaxamed3268 Před 26 dny

    Scan Ka waxeey u diidaan qaraxyada ayeey rabaan ineey soodajiyaan waa niila fahmay wuu mahadsan yahay wasiirka maadaama uu kadiiday kulahaa canshuur ma ahan waxaan kacabaneeyno ee waa baaritaanka xad dhaafka ah

  • @salmaanabdulahi2967
    @salmaanabdulahi2967 Před 26 dny

    Maxay uga cabanwayeen mida khawarijtu qasab uga qaado kadibna lagu xasuuqo shacabka

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 Před 26 dny

    canshuur dowlad hadey canshuur qaadin maxay dowlad ku shaqeynaysa mushaarad maxaa lagu bixinaya?

  • @fabulous-dy7kq
    @fabulous-dy7kq Před 26 dny

    😅😅😅😅😅😅somali 2024 no government 😅😅😅😅😅somaliland guuuuuuuul ethiopia guuuuuuuul

  • @user-vl6ke2og5p
    @user-vl6ke2og5p Před 26 dny +1

    Tuugayahay canshuurta iska bixiya 34sano bilaa canshuur ayaad dhuuqeysiin dhiiga dadka. Bur dhacay baasto dhacday daawo dhacday. Ayaad daaraha dhaadheer kadhisateen qaaimiin wada caloola waaweyn

    • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
      @abdurrahmanHarbi-cy8hy Před 26 dny +2

      Waa isbaaro maha canshuur

    • @abdirahimfarah2753
      @abdirahimfarah2753 Před 26 dny

      Ogoow canshuurta wax bixin doono waa shacabka ee Ganacsadaha ma bixin doono

    • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
      @abdurrahmanHarbi-cy8hy Před 26 dny +1

      @@abdirahimfarah2753 ha wa ogay lkn bal kawaran hadii casuurta shacabka dad qaas lasiiyo dadkana waxba loqaban

    • @abdirahimfarah2753
      @abdirahimfarah2753 Před 26 dny

      @@abdurrahmanHarbi-cy8hy canshuur walbo oo la soo rogo hadii dowlada toos u qaadan laheed wey fcn laheed lkn shirlad ayay la qeebsato wax walbo teeda kale mida hadda la soo kordhiyay waxa ay dalka u horseedeysaa Economic crisis maadama dadka ay isku dayi doonaan in ay cash wax ku kala gataan taaso qiima u yeeli doonto dollarka midna ku sii darso dollarka annaga mal ihin qof walbo lacagta ayuu kala baxaa account ga