HABOON NUURA | HADAAD I QADARIN LAHAYD | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • Ereyada Abwaan xamse fagadhe
    Laxanka Khaalid Kaamil
    Music Haatuf Yare
    DIrected and Edited By Monium
    Copyright@Hawraar Music

Komentáře • 856

  • @shaafinho1539
    @shaafinho1539 Před 2 lety +381

    Aniga Oo an Hubin Ayaan Xaqiiqsaday In Laxanka Leeyahay Khaalid Kaamil 🥇 Haboon Codkii Mucjisadda 🔥

    • @shaamapdinaazir4884
      @shaamapdinaazir4884 Před 2 lety +9

      SHaaFinHo waa Ku Taageeraa

    • @ayanyusuf9521
      @ayanyusuf9521 Před 2 lety +9

      Wlhi anuu iydoo tiktok talaan lahaa laxankan khalid kaamil baa leh

    • @Omarpodcast_
      @Omarpodcast_ Před 2 lety +7

      Khalid kamilki kuqadey kuma dhigo 😂😂😂

    • @yassinabdinoor1795
      @yassinabdinoor1795 Před 2 lety +5

      Shaafinho legendka legenyada ku taageeraa ee hora usoco sxp horumar wacan🥰✌️🔥💯🎉

    • @maxamedcumar9391
      @maxamedcumar9391 Před 2 lety +2

      Allaylehe legend sare haboon nuura ayaa dhaafisay dhinackasta✅

  • @mubarakabdiyousuf2820
    @mubarakabdiyousuf2820 Před 2 lety +290

    Aaway dadkii nabiga jeclaa ku saliya scw

  • @adoullijamaa6273
    @adoullijamaa6273 Před 2 lety +100

    am from brazil 🇧🇷and l like somali music🇸🇴
    ❤️ waar khawaadkina cune like isaara somaliyey😂

  • @suleimanabdi7206
    @suleimanabdi7206 Před 2 lety +13

    War waxu cod maca 💕 balse Qur'anka kumaca m.a❤️🔴

  • @abdiwaasckhadar494
    @abdiwaasckhadar494 Před 2 lety +60

    wewe🔥🔥 heesta heesaha abwaan culus oo midho culus abwaan abdirahaman maxamed baruud abwan booyo salaaaman

  • @farxadugacantadaayeykujirt1680

    weewe dhashii boqortoyada Adel Empire welee dadkii fanka iskalaha inaad tahay codkaga ayay kamuqata huno horay uso haboon teena 👌❤❤

  • @moohaanofficial
    @moohaanofficial Před 2 lety +191

    Heesta views keeda waxaa ku dhagan magac cusub baaa ubixiseen heesta waxa la rabay ina ku qortan Heestii || Hadaad iqadarin lahyd || By Haboon Nuura || One hour 50k baa dawan lahyd ?

    • @mohasiciidliiga7306
      @mohasiciidliiga7306 Před 2 lety +7

      Wa runta wlh somalida cover ka kore ayay fiiriyaan cover kaas hadu mgc shidan yahy way ku soo yaacaayaan🤘🤘

    • @abbaazlaaami2323
      @abbaazlaaami2323 Před 2 lety +6

      Ninka heesta Kufsaday miyaa Kan kkkk Hoosta SUUQ beey yeelatay imika 🤣🤣🤣 taliya Wan kuwataaa 🖐️🖐️

    • @qurboofficial787
      @qurboofficial787 Před 2 lety

      Zhp Moohaan sawta heestii hoostii bedeleeen😅😅😅😅

    • @abdifitahabdillahi9635
      @abdifitahabdillahi9635 Před 2 lety

      Ama Hoostan kuu hurilahaa😁

    • @faraskamohaa8183
      @faraskamohaa8183 Před 2 lety +1

      ✊🤣

  • @mandekwarfa4817
    @mandekwarfa4817 Před 2 lety +46

    I allready know that this girl she's so talented ...waxay fananinta Gabdhaha kuu dhaftay codkan sidaan uumacan🥺🥺❤❤

  • @mahadarab9093
    @mahadarab9093 Před rokem +12

    Heesaha haboon nuura taa u jeclahay I love song 😉

  • @Weriyeaxmed
    @Weriyeaxmed Před 2 lety +13

    Heestan waxa cajiibka ka dhigay waa afar qodob, Sawd, Erayo, Laxan la yaab ah & music ashqaraar ah.
    Bogaan kugu qori lahaa 😇🥰

  • @hodanjaamac7780
    @hodanjaamac7780 Před 2 lety +11

    Hadad iqadarin lahahyd qalpiga qiimayn lahyd farxada iiqudhi lahyd😪😭💔💔emotional💔💔💔💔

  • @mahamudka4583
    @mahamudka4583 Před 2 lety +55

    Laxanka khaalid kaamil waa another level, wuxuu ina xasuusinaya laxamadii cudoona ee maxamed BK. Haboon hore u soco huuno. ❤️
    Fg: dhibtaada wada qaybsan lahayn
    Ilmaan/oohin isu qubi lahay.

  • @SomTVDiasporas
    @SomTVDiasporas Před rokem +7

    Mashaallaah ! EEBBE ! wuxuu igu deeqay cod cajiib ah oo qurxoon ee waxaan ka codsanaynaa in aay ku qaado ALLAAH-BARIGA iyo NABBI-AMAANKA iyo QASIIDOOYINKA iyo SITAADKA Inshaallaah !

  • @ahmedabdalla7571
    @ahmedabdalla7571 Před 2 lety +11

    Hadii Aad Qiran laheyd 🥺
    Qalbiga igu heyn Laheyd😥
    Farxadda ii Quuri laheyd 🤔
    Bogaan kugu qori Lahaa😪
    Intaas Aad ii soo jiidatay heestan
    Esh caLaa ereyo io laxan

  • @Asmaahmed19
    @Asmaahmed19 Před 2 lety +16

    Khaalid kamil Best somali melody and haboonta sanadka🔥

  • @ashamuse3092
    @ashamuse3092 Před 2 lety +5

    Jacaylku wuxu kuqurxbadan yahye in laba qof iskumar kudhaco ❤️‍🩹😢 Dhibtaa wada qaybsan lahy
    Ilmaan isku qubi lahyn. 😢😢😢😭 hees hal qofa kuso xasuusta haben iqaday malinka dhagysto iso xasuuso 😢C

  • @Eessamoha
    @Eessamoha Před 6 měsíci +1

    Heestan waxa ku xasuusta abwaankii sameeye oo aan meel wada jogi jiran ❤❤❤

  • @MohaaAbdi
    @MohaaAbdi Před 2 lety +8

    Codkeeda hit weeyi WOW. Hormar kuu rajenaya queen of fanka Somaliyed 😍❤️.

  • @Mustaqbal-Tv
    @Mustaqbal-Tv Před 2 lety +3

    Hadad i qadarin lahyd
    Xubiga qimayn lahyd
    Jacayl ila qaban lahyd
    Hoostan ku huri lahaa.🤩

  • @coldsun5495
    @coldsun5495 Před 2 lety +11

    1:02 love that camera shake. Well done . Goes with the beat.

  • @jamiilweheliye
    @jamiilweheliye Před 2 lety +13

    Another level weeye codka manshalah tabarakalah Golden Voice weye gabadh mustaqbal ficn ayay ledahay 👑❤️💯

  • @dhegoweynesomalipubg7292
    @dhegoweynesomalipubg7292 Před 2 lety +2

    Haboon nuura 🌹🌹
    waxay badalaysaa hiba nuura 👌👌👌👌

  • @dahabi8507
    @dahabi8507 Před 2 lety

    Heestan waa la soo xaday, Xamse Fagadhe ayaa leh erayada heestan, raallina kuma aha sida ay heestani ku baxday.
    Haboon Nuura mustaqbalkaagii fanka madaw badan baad galisay.

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Před 2 lety +1

    heestii heesaha Haboon Nuura inan sannadka Fanka haysata

  • @Cabdicasiis.Maxamed
    @Cabdicasiis.Maxamed Před 2 lety +32

    I'm addicted to her voice. Young and talented 🥰

  • @ismaip1
    @ismaip1 Před 2 lety +95

    Her voice phenomenon, pure talent wlhi
    Haboon nura Allah bless u Queen sister 🙏
    Lkn Heestan hostan ku huri laha ay ubadelen somali maryoooley 😂❤🙏

    • @abdiartantupe9779
      @abdiartantupe9779 Před 2 lety +2

      Hʜʜʜ

    • @realdreams9723
      @realdreams9723 Před 2 lety +2

      Waa qudhaan kuu huri lahaa (qudha micnaheedu waa nafta) qadaadweynta af soomaaliga saxda ah ayaa ku adag oo ma fahmayaan 🤣

    • @Janno1
      @Janno1 Před 2 lety +1

      @@realdreams9723 balaayo ku qadaad yaratee waxaa badilay heesta saxiibkeed mohaa oo garowe isla jogeen,prank be eheed ee dadkii whatupp ayaa faafiyey😆

    • @shukriinaabdirahmanafjar9646
      @shukriinaabdirahmanafjar9646 Před 2 lety +1

      @@Janno1 hhhhhhhh

  • @MariyaMukhtaar-oh9lf
    @MariyaMukhtaar-oh9lf Před 9 měsíci +20

    Scw scw scw scw scw❤❤

  • @ainanshenour2883
    @ainanshenour2883 Před 2 lety +1

    Khaalid kaamil mooyee qof kale laxanakiisa Hakuu heesin shrfeey. WAH WAH

  • @badriismailboodsane1613
    @badriismailboodsane1613 Před 2 lety +4

    Gabdhihi somalida godkoodi ayey biyo ugu soo galeen🤣🤣🤣🤣Kalsoni.cod.daganan.iyo waliba style Habon Nura❤👏👆🥰

  • @Rakio618
    @Rakio618 Před 2 lety +7

    Taariikh baan qori lahayn
    Qarniyo kadib lagu hirtoo
    Sida laylo io qays
    Qaamuuskan gali lahayn 🥰✌️✨

  • @maxameddaacad9675
    @maxameddaacad9675 Před 2 lety +17

    Cod 100/100
    laxanka 100/100
    music 100/100
    erayada 100/100
    Hawrar medie 100/100
    Gacmo dahab❤️❤️

  • @zakiabdirashid7650
    @zakiabdirashid7650 Před 2 lety +4

    Hadaad ogtahay in heestaan 1M+ gaari doonto like ta ha ila dhaafin walaal

  • @teamarimaheena9981
    @teamarimaheena9981 Před 2 lety +2

    1M INSHA ALAAH MARKAY GAADHO ISOO MAR🌷💞

  • @amarehhoch3963
    @amarehhoch3963 Před 2 lety +29

    What a lovely voice 😍 Haboon your voice is really awesome. I love your voice and the way you smile and dance. Since last week I quietly grasp your name and your songs. Let me allow to say you're my favourite vocalist. 😍 loves and support from Djibouti 🇩🇯

  • @hamaadaabdallayakub9373
    @hamaadaabdallayakub9373 Před 2 lety +12

    Pure talented Haboon Nura dadkii Fanka nooleyay 🔥❤️

  • @oskacadey4936
    @oskacadey4936 Před 2 lety +16

    Ilike your song very much

  • @ssm3933
    @ssm3933 Před 2 lety +9

    Haboon Nora cadi mah Masha allah code , style , qurx , dagnan, Kalsoon , talent keep going sis 👸 ❤️ camer man si Qurux baden u dubay

  • @SHIINE-YARE
    @SHIINE-YARE Před 2 lety +11

    BEST SONG 🎵 ❤ MISS HABOON 👑🌹KEEP GOING 🎼💐🇸🇴

  • @Abdisalan22
    @Abdisalan22 Před 2 lety +2

    Haboon nuura inanta rehina naga baraajaysay Codkaagu Waa dahab. Mashallah qurux iyo cod

  • @bashiirnur
    @bashiirnur Před 2 lety +1

    Gabadhan chance ma siin heesahedii hore aan ku dhageysto becuase waxa iga hor imaday malinkasta fanaintan cusub ee indaba socda lkn heestan wixii ka danbeyo liska talent-tigeyga ayey qoftan ku birtay wow 👌

  • @calisacad1609
    @calisacad1609 Před 2 lety +4

    Anoo dhegaysan baan dareemay in khaalid kaamiL laxanku yahay 🙌

  • @ahmettcosta4731
    @ahmettcosta4731 Před 2 lety +5

    heer waxaan gaaray markan heesaha qaar maqlo ogaado inu laxanki khaalid kaamil meesha ku jiro😙

  • @mahadcabdi6521
    @mahadcabdi6521 Před 2 lety +4

    Heestan ❤️sida uu mcn waxa laxanka qaliga saray 💐khaalid wan iska oga heesah noca uu qaliga ha inu isagu sarayo sababto ah hees kast oo is dagan loo qadayo laxankisa ay saram

  • @cabdiraxmanbooyo
    @cabdiraxmanbooyo Před 2 lety +13

    the best somali music production hawraar media 🎶🎥😍❤️‍🔥

  • @khuumproduction
    @khuumproduction Před 2 lety

    waa layaabay heestan . duni kale ayay ka hadlaysaa . erayada iyo muuqaalka musica waa heer caalami

  • @ogaal2525
    @ogaal2525 Před 2 lety +1

    Laxanka Khalid Kamil way ku soo baxday sidaa ku sii wad
    Cod 100%
    Laxanka Khalid 200%
    Camera 150%
    Music 200%

  • @nimcoxirsi9351
    @nimcoxirsi9351 Před 2 lety +3

    Keep going zis haboon nuura🙏😁

  • @FALEMBO10
    @FALEMBO10 Před 2 lety +4

    Wlshy haboon boqoradayada from boorama🥰🥰💎👑👑

  • @zakarieclrizakoffical1304

    Camera man profisitinal monium 😎😍

  • @khalifisse9402
    @khalifisse9402 Před 2 lety +4

    Heestan hakuu qaraxdo inshallah sida heestii kale kahoreysay

  • @overtothisside504
    @overtothisside504 Před 2 lety +26

    She's amazing! has voice is intoxicating I can't stop listening to her music 😍🤩

  • @Kharyeuk
    @Kharyeuk Před 2 lety +14

    Her voice Phenomenon ❤️✌️🔥

  • @dekshaafici2159
    @dekshaafici2159 Před 2 lety +2

    Moniom is the best videographer🔥🔥

  • @Abokor_ahmeth_
    @Abokor_ahmeth_ Před 2 lety +1

    Another leveL haboon nura

  • @hanadmediaproduction5936
    @hanadmediaproduction5936 Před 2 lety +46

    Hadad ii Qadarin Lahayd
    Xubiga Qiimayn Lahayd
    Jacyl ila Qaban Lahayd
    Qudhan Ku Huri Lahaa
    Dhibtan Wada Qeeybsan
    Lahayn Ilm'o iskuQubi
    Laheyn Waxban Wada
    Qonsan Lahayn Qorshan
    Wada Yeelan Laheeyn
    Tarikhdan Qori Lahayn
    Qarniyo Ka Dhig inaga
    Horto Sidi Layla iyo
    Qays Qamuuskan
    Gali Lahayn

  • @sumayaaadan3894
    @sumayaaadan3894 Před 2 lety +1

    Marba hduu khaalid kaamil laxanka saaray waa hees iyo bar codkeeda🔥

  • @jimcaalefidhin3446
    @jimcaalefidhin3446 Před 2 lety +8

    What a voice
    This girl is so talanted keep up sister 💝👸🏻

  • @nouramin_
    @nouramin_ Před 2 lety

    Cod ereyo laxan music degan iyo wali waxa kaliya ee iga gadan waa muqalka waxkale waye keep going Monium

  • @user-qq3do7ct2t
    @user-qq3do7ct2t Před 2 lety

    Wabaaa 😪 waana waashay habooney 🥀

  • @zuhairkader1
    @zuhairkader1 Před 2 lety +8

    Masterpeice Mohiyadein Monium 🔥

  • @khaaledxigmawi2299
    @khaaledxigmawi2299 Před 2 lety +2

    Sowtu samroon haboon nuura🤗🤗😁

  • @fihiimakhadarmaxamed6810

    Laxanka khaalid kaamil🥰

  • @user-zg1eq6dw9o
    @user-zg1eq6dw9o Před 2 lety +4

    I'm from south korea I love Somali music

  • @anuushwacays4883
    @anuushwacays4883 Před 2 lety +3

    Heesta camera maanka Dubay wuxu inaga barejeyey diamond iyo davido😅🔥👌

  • @OnpointSoccerhighlights
    @OnpointSoccerhighlights Před 2 lety +4

    I don't usually comment but come on she's too addictive bro🥲 and I started picturing my own world with the lyrics..........

  • @mayzaomer1272
    @mayzaomer1272 Před 2 lety +2

    Sida lo dubay oo kaliya wx lo dhiga jirin another level ❤️

  • @shayga100
    @shayga100 Před 2 lety +3

    Haboon nuura boqorada cusub ee masraxa iyo fanka 😍

  • @abshirqalinle2823
    @abshirqalinle2823 Před 2 lety +2

    Waaw Waa Cajiib Runtii Heestu ereyo Iyo laxan lagu Daray cod Kaalay iska Arag Ah Hore usoco Haboon

  • @cabsicabsi3111
    @cabsicabsi3111 Před 2 lety +13

    You have sweet voice go forward sister hawraar the best music production in somalia🙈🥰💯🤴

  • @imranal-azhar2920
    @imranal-azhar2920 Před 2 lety +5

    her voice ☺😍it's diamond voice habon nuura

  • @LibaaxkChannel
    @LibaaxkChannel Před 2 lety

    Haboon nuura another level fanaand fanka toosisay

  • @Ayaanceynte
    @Ayaanceynte Před 7 měsíci +1

    Dhibtaan wada Qeybsan laheeyn ilimaan isu Qubi laheen ax Yarkii Reer Dhagax Buur 🥹2024/1/2😭

  • @Rashid01t
    @Rashid01t Před 2 lety

    Top weeye heesta maahayn se gabadha maskiinta inaad inta erayadeeda xadaan aad hadana heshiishka uga baxdaan wax wacan miina samayn.

  • @aamiinapdirashid1624
    @aamiinapdirashid1624 Před 2 lety +5

    Xaladan imikan ku suganahay
    Inta ila dareemayso like isku muuji 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @mohamedoday4767
    @mohamedoday4767 Před 2 lety

    Alla hadaan ku guursan lahaa ciil waa ka bixi lahaa💋from will mareeexan🇱🇺🇱🇺🇱🇺🇱🇺🇱🇺

  • @jabiraxmed4604
    @jabiraxmed4604 Před 2 lety

    Fananibta marba qofbaa lagu moodaa habuun nuura 2022 wa noo jishay labada jilitaanka iyo heestaba.

  • @rdwaanyareoffcal2538
    @rdwaanyareoffcal2538 Před 2 lety +7

    Keep going haboon nuura mother of voice 🥰

  • @volcanicchannel1311
    @volcanicchannel1311 Před 2 lety +3

    This song should have been given song of the century love ❤ you habon nurra

  • @sagalsharmake3244
    @sagalsharmake3244 Před 2 lety

    Haboon codkeeda io laxanka khaalid kaamil waa laysugu tala galay wlhi 🤍🥶

  • @nimcomaxmud1342
    @nimcomaxmud1342 Před rokem

    Jah heestaan sidareen leh ayey itaabaty💋

  • @abdiraxmaanibraahim747

    Hore uu soco wllo haboon nuur laxanki khaliid kamiil

  • @laampepoy2361
    @laampepoy2361 Před 2 lety

    hees dhan waan iska ďhaafi lahaa hadii adiga iyo khaalid kaamil aad hees soo wada Qaadan waliba anigaa idiin haya ee ila soo xariira

  • @kikkahiye
    @kikkahiye Před 2 lety +61

    What a wonderful voice 🥰

  • @khalidkeynaan
    @khalidkeynaan Před 2 lety

    ABWAAN xamsa waa nin xaqiisa yaqaano kana qarsoomin💥👊

  • @user-ps2tm7oy7r
    @user-ps2tm7oy7r Před 7 měsíci +2

    Oooooo habbon noura est belle ❤❤❤❤❤
    I Love habbon noura ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sacadsadiq7074
    @sacadsadiq7074 Před 2 lety +1

    wlhi xata hestadu haday madhaxtahay codkaga gadaya
    mansha allah wllo

  • @sacadaxmed8779
    @sacadaxmed8779 Před 2 lety +3

    Dunnida ma jirro wax ka qalisan wadda-Jirka nolaled ee lamanaha ee dhexdodad uu yaalo jacayl, aad u qiimo badan
    Jacayl qaatay sannado badan iyo wadda shekaysi qaato mudo shan sanno ah ka dib alla wayne waa inagu guleyaya wadda jirka nolaled aniga iyo quruxda nolashyda qurxisay @Najax ismacil elmi 💋❣️🥰💏
    Dunnida oo bilaa jacayla ahi tolow siday noqon lahayd😥
    Ha jirro ha gulayso wadda jir kastoo ku dhisan Jacayl,dulqaad,isku tanasul iyo is fahamn nolaled ♥️🌹

    • @hilalabdielmi443
      @hilalabdielmi443 Před 2 lety

      Isku waara oo wax idin dhiba Eebe wayne idinma tuso anagana alle hanoo kasoo inan midowno🤲🤲🤲

    • @ayanabdirashid9679
      @ayanabdirashid9679 Před 2 lety +1

      😔 😟 illahay ha isku kiin xafido

    • @queenalisha143
      @queenalisha143 Před 2 lety

      Isku wara abid farxad ku noloda

  • @anisomaxamed9880
    @anisomaxamed9880 Před rokem +1

    Abaayo mcn Love 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🖤 takiyoo mcn

  • @Abdirisackace
    @Abdirisackace Před 2 lety +6

    Her voice is just absolutely another level

  • @Khaalidgamiil
    @Khaalidgamiil Před 2 lety +2

    Monium best 👌 video designer best 👌 director wlhi

  • @xamseriiraash2433
    @xamseriiraash2433 Před rokem

    Inama caadi maaha waa codkii oo malaba quruxdii oo qof iyo mucjisadiiyo mucjisa ah woow

  • @taamirkl67
    @taamirkl67 Před 2 lety +6

    Wow queen of the voice haboon nuura keep up sister

  • @Landers2024
    @Landers2024 Před 2 lety +6

    💚🤍❤️ This lady will be a superstar. Amazing with gangster attitude if you have listen to her. Very confident girl. Her voice is more powerful then the music.

  • @abdullabdulla0544
    @abdullabdulla0544 Před 2 lety +5

    Her voice 😪 am feeling jaceeyl😂❤

  • @somalifanproducts9965
    @somalifanproducts9965 Před 2 lety +1

    Heesta maaha siday coming soon ka ahyd yaa bedelay waa ybe

  • @daacadmedia6514
    @daacadmedia6514 Před 2 lety +5

    What a voice....
    Ilmaan isku qubi lahayn... 💓💓

  • @foziaabdi4521
    @foziaabdi4521 Před 2 lety +8

    The melody of khaliid kamiil is superheat
    Haboon nura her voice really wake me up
    Hostan kuhuri laha AA
    What does it mean

    • @realdreams9723
      @realdreams9723 Před 2 lety

      “ hadaad i qadarin lahayd
      Xubiga qiimeyn lahayd
      Qudhaan (nafta) kuu huri lahaa ”
      Waa kaa lyrics saxda ah ✍️
      Qaar xoolo ah oo fahmayn qudhaan kuu huri lahaa micnaha naftaan kuu huri lahaa ayaa badalay kkkkk ereyada soomaaliga fahmakooda kuwaa ku adag walaal

  • @nabilmoha3383
    @nabilmoha3383 Před 2 lety

    Habboon Mustaqbalkaaga fan uma roona inaad adoo bilow ah hees lasoo xaday qaado waliba adigu aad howsha dhan wadatid.

  • @bilancali3492
    @bilancali3492 Před 2 lety +1

    Tariikh ban qori laheyn
    Qarni kadib kagu qirto
    Sidi qeyls iyo lailo
    Qaamuska gali laheyn ❤️🥰

  • @deeqaabdiqani4355
    @deeqaabdiqani4355 Před 2 lety

    Wa ereyadi abwan fadxi abdi xasan abwan guul ayan kurajaynaya