KUSOO DHAWAADA JAAMACADEYDA Gelışım University || Welcome to My University 🎓

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024

Komentáře • 369

  • @dailycontent3955
    @dailycontent3955 Před 2 lety +38

    Nasro wllshei mudo 2sano kugu xiranahay dhanka wax karinta wax badan kaa baratay heer waxaa gaaray haday marti ii imaanayso ani inaa kariyo cuntada anoo wiil eh m.a oo muuqaladaad dib ugu laabto halkaas ka fiirsado wllshei mahadsanid ilaah dartiis kuu jeclahay hormar wacn wllshei respect 🙏 ♥✅ wllhi one love ❤ 🥰
    Mida kale wllshei codsi muuqaladii cunakarinta kaaga baranay dib noogo soo celi halkaa update kanoqo wllshei 🥰

  • @amaladan5579
    @amaladan5579 Před 2 lety +18

    Masha Allah ilahey ha kuu fududeeyo aqoontaada you achieve so much for short time and your role model to so many young mathers and girls

  • @user-vu7zl3ts5v
    @user-vu7zl3ts5v Před 2 lety +5

    ماشاءالله تبارك الرحمن الله الله يسعدك ويحفظك وخليك اهلك أحله شيف

  • @aminaismail5849
    @aminaismail5849 Před 2 lety +15

    Masha Allah may Allah grant you more success , we are proud of you.

  • @xilkas_tips
    @xilkas_tips Před 2 lety +9

    ما شاءالله داوم علي مصير خطى نجاحك وان شاءالله ربنا يقويك ويسهل لك علي اتمام نجاحك keep going sister

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser7 Před 2 lety +1

    Goood wll 👍🏽🤩

  • @saidisse4075
    @saidisse4075 Před 2 lety +28

    Mash allh nasro Abtidoon runtii waxaad dooraty faculty kugu fiican madama dhanka Cunto Karinta ku fiican tahy
    guul iyo gobonnimo

  • @19-20-w7h
    @19-20-w7h Před 2 lety +1

    ماشاء الله بالتوفيق الله والنجاح ي نصرَة أبتِدُون💋🌹

  • @user-bm5zf7bf3u
    @user-bm5zf7bf3u Před 2 lety +51

    ماشاء الله الجامعة جميل،مبروك ألف مبروك،الله يبارك فيك،💕💗💓أختي نصره،

  • @UsameIbrahim-vx3nt
    @UsameIbrahim-vx3nt Před 5 měsíci +1

    Congratulations abayo nasra 1 million coming soon

  • @saeedkhodajoo2351
    @saeedkhodajoo2351 Před rokem +1

    Good job 👍🏻🌹🌹🌹

  • @farhiacuisinekushin
    @farhiacuisinekushin Před 2 lety +5

    Masha Allah Nasro salan sare sister 👉❤️❤️❤️

  • @user-tq9rl2ex7w
    @user-tq9rl2ex7w Před 2 lety +12

    Masha allh ad ayey uqurxantahay waxan ku anfaco ilahey haka shakhiro lkn xabibti nasro asturka kudadal malmahan wad fududeysatay

  • @nasramohamed7403
    @nasramohamed7403 Před 2 lety +5

    Masha Allah Allaha kuufududeeyo madooyinka aadbaratid abaayo nasro 🥰🥰🥰💖💖👍👍👍👍🥰🥰🥰

  • @samuunamohamed5204
    @samuunamohamed5204 Před 2 lety +7

    Masha allah qurux waye jamacada wlshy mcn allaha kuu fududeyo keep going 😘❤

  • @mohamedabdullahi3187
    @mohamedabdullahi3187 Před 2 lety +5

    Wax umaddeena qamaqnaa ayaad baraneysaa mahadsanid.
    Mustaqbalka in aad wax weyn ka qaban doonta ayaan rajeynayaa mowduucaan , aadna wax barto dalka ardeyda jecel aan nasiibka u helin in aay aadaan wadamada kale .

  • @asiye717
    @asiye717 Před 2 lety +2

    0:37 Team safka 3aad 🥰😂 safkas lee jmacada kafarista

  • @thestrongperson519
    @thestrongperson519 Před 2 lety +1

    My role model....jikada😊

  • @asadnuur6986
    @asadnuur6986 Před 2 lety +1

    Hormar wanaagsan abyo meeshaas kasii wad

  • @hodanesse8265
    @hodanesse8265 Před 2 lety

    Mnsha Allah tnkz

  • @quennafiza1281
    @quennafiza1281 Před 2 lety +9

    Alla Nasraay Qaaliyeeey Vidiowgan Inteeban Sugaynay My rolmodem wlshy Gariyeeey🤴😩❤❤❤❤

  • @faaisacraxmaan6567
    @faaisacraxmaan6567 Před 2 lety +6

    Asc abayo mcnto aniga ayaa u bahnaa Somalia ayaana joogaa marka in tee kala xiriiri karaa Allaha ku barakeeyo abaayo

  • @mohamedabdi2664
    @mohamedabdi2664 Před 2 lety +2

    Good luck my sister wish you all the best INSHALLAH

  • @ugbaadadem8553
    @ugbaadadem8553 Před 2 lety

    Horomar qurx badn walal qali guulayso

  • @abdirahimmohamed9443
    @abdirahimmohamed9443 Před 2 lety +10

    good luck nasra we all proud of you 😊

  • @fadumomohamed1991
    @fadumomohamed1991 Před 2 lety

    Man sha allha guuleyso xabiibiti

  • @anisahassan4406
    @anisahassan4406 Před 2 lety +5

    masha Allah Abayo waa meel aad u qurux badan

  • @bashiirmaxamuudoffical2734

    M.a haparyar alaha ku xifdiyo wan ku jecelhy hapo mcn nasra🇹🇷💯🔥♥️👑

  • @qaalinuursalad3147
    @qaalinuursalad3147 Před 2 lety

    Masha allh horay usoco wlshey

  • @mri.d9396
    @mri.d9396 Před 2 lety

    Mashallah my sister and keep up the good work insha'Allah

  • @anisaabdirhman4782
    @anisaabdirhman4782 Před 2 lety +1

    M.a apaayo hormar wacn waxn rajeyna inaa noqoto shifka aduunka ugu cunada macn ee soomli ah apaayo wan ku gu dayda❣️❣️🥰🥰

  • @attakontitan2244
    @attakontitan2244 Před 2 lety +1

    مشالله تبارك الرحمن

  • @aminaabdille6976
    @aminaabdille6976 Před 2 lety +6

    اللهم بارك
    الله يحفظك ويسعدك ويوفقك يارب العالمين 🤍

  • @sadiazuzuchannel7721
    @sadiazuzuchannel7721 Před 2 lety +2

    ماشاءالله تبارك الرحمن الله يحفظكي 🥰🥰🥰

  • @rowdofarxan7647
    @rowdofarxan7647 Před 2 lety +1

    Ilahayow dalkena.Nabadnogadhig.jamacadan.okale iyo kuwakawen.ayan.kafuranenaye

  • @deeqacabdilaahi5713
    @deeqacabdilaahi5713 Před 2 lety

    Masha Allah tabaraka Allah wll nasra

  • @nastehomohamud9591
    @nastehomohamud9591 Před 2 lety +2

    Masha allah, Gabar waxbaratay waa bulsho wax baraty abaayo mcn horay usoco dadaal oo kasii badii insha allah.

  • @enghirziawfarah2106
    @enghirziawfarah2106 Před 2 lety +1

    Mashalh

  • @ayaan850
    @ayaan850 Před 2 lety +4

    Faculty aad baransysid nasraay dalkeena hooyo kama jirto lkn aadbaan ujeclahay anigu inkastoon hada jamacada amoud university ka barto business and public administration wallow aan rabo inaan turki imaado insha allah

  • @yddttryt7436
    @yddttryt7436 Před 2 lety +1

    Mash Allah

  • @faadumomohamedahmed8377
    @faadumomohamedahmed8377 Před 2 lety +1

    Manshallah Allah cilmigaga hakusiyaadiyo.Nasro waxaan moodey inaan kula dhigto.jamacaddeheena inagana saas Allah hainoga yeelo.

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Před 2 lety +2

    Manshallah 😍 nasro qurux alah ku fududeyo ❤👍

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 Před 2 lety +1

    Maansha.allah tabaarka habayar allaha kuu fudeydiyo run ahaan aad ayaa loogu baahanyahay cunto karinta qaasatan wadankeena waa wadan soo koraya waxa aan gaari doonaa in aan ka cunteyno hudheelo insha.allah wadanku qani buu noqondoonaa

  • @aadnodaahiraadno3825
    @aadnodaahiraadno3825 Před 2 lety +1

    Maasha Allaha tabaarakallaaha

  • @Queen-official
    @Queen-official Před 2 lety +2

    Mashallah cadawgaaga unoolow habraha hormarkaaga ka xun dadaalka waa loo dhashaa iyo kartida iyo aqoonta naag aan waligeed waxba soo baran in ay rabto kula tartanto waad daaleysaa hormar wacan xbbti love you😘😘😘😘

    • @deqomohamudahmed2418
      @deqomohamudahmed2418 Před 2 lety

      Cunto Karin miyaa noqotey wax barasho hadana nagaha aad shegosid ayago tagin kasayaan

    • @hodoali5714
      @hodoali5714 Před 2 lety

      @@deqomohamudahmed2418 waxla barto waxyaabahaa ugu adeg ee ugu mudan ayaa ay ku jirtaaa

  • @amaleyamaley4029
    @amaleyamaley4029 Před 2 lety

    Mashaa allh xbbtii allh kuxafido

  • @English--Somali
    @English--Somali Před 2 lety

    Good luck wll [nasiib wacan] waad ku guuleysanaysaa riyadaada i.a.

  • @freeab7685
    @freeab7685 Před 2 lety

    Mansha Allah hambalyo abaayo

  • @mistycloud4455
    @mistycloud4455 Před 2 lety

    Turkey is so developed

  • @othmanfarah1274
    @othmanfarah1274 Před 2 lety +1

    So dhawaaaw F block inagu so booooqo insha allh

  • @malyuunali5131
    @malyuunali5131 Před 2 lety

    Masha allh sharafey

  • @qaaliqurux9297
    @qaaliqurux9297 Před 2 lety +4

    Masha Allah❤️ ❤️❤️❤️❤️😍😍❤️😍😍😍😍👍👍

  • @sehra55
    @sehra55 Před 2 lety +1

    Maasha Allah ❤

  • @saaraawad6504
    @saaraawad6504 Před 2 lety

    Maanshaa Allah walaashay qali Nasra horay u soco allaah ha uu sahlo wax walba oo khayrku kuugu jiro hormar wacan

  • @hodanabbas1333
    @hodanabbas1333 Před 2 lety

    Masha allh tabarakllah keegoing xabbtii❤❤

  • @adoontaalle4225
    @adoontaalle4225 Před 2 lety

    وَعَلَيْكُم السَّلَام وَرَحْمَةُ اَللهِ وَبَرَكاتُهُ‎ ماشاءاللہ

  • @iqromaxamedadam704
    @iqromaxamedadam704 Před 2 lety +8

    Masha Alah Abayo macan ilahy haku fududeyo waxa kuwaydina Jamacad master maledahy malaga diyar sankara hadi ay ledahy Jamacadaha Somalia inta Jamacad xirir la ledahy Abayo warbixin dhamystiran iga so gudbi codsi waaye macanto

  • @asturan24
    @asturan24 Před 2 lety

    Masha allah nasradeyda🥰 keep gonig

  • @raxmomaxamed5365
    @raxmomaxamed5365 Před 2 lety

    Masha allh hurmar wacan

  • @agedow
    @agedow Před 2 lety +1

    Lit 🔥

  • @zeinabumu.hamza.1234
    @zeinabumu.hamza.1234 Před 2 lety

    Masha.allaaah tabaraka.llaaah xabibtii keep going

  • @xafsokhalbiwanag1752
    @xafsokhalbiwanag1752 Před 2 lety

    Masha allaah keep going

  • @nimcohodan6501
    @nimcohodan6501 Před 2 lety

    Masha allh guushaaada wa guuushena xbbty riyadada alle haku rumeeyo. Waxan sugmaaba wa ado kaqalinbadalanaya insha allh.

  • @nuurdiinisack8914
    @nuurdiinisack8914 Před 2 lety

    Nice 🥰🥰I hope to came i.a

  • @qalpisaafi1164
    @qalpisaafi1164 Před 2 lety

    Keep going alpi hormar wacan inta iyo inkale oo kabadan kuu rajeynaa shimbirteyda

  • @edystudio6501
    @edystudio6501 Před 2 lety +1

    maheli karnaa 1o qof oo janalkeena soo booqda from Eritrea 🇪🇷🇪🇷❤️🇸🇴🇸🇴🙏

  • @AliBaba-yz3yh
    @AliBaba-yz3yh Před 2 lety +1

    Qurux aqlaaq cunto macaan was isku darsatah mashallah ilaahey haaku dhowro wlaashey

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303 Před 2 lety

    Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah

  • @mariaabdullahialiseef7596

    masha.allaah Allah kuxafido Teacher nasro guleyso inta cimrigaga kadhiman 🥰😍

  • @faxiyoismanmaxamed8775

    Masha allaah

  • @naciima_family
    @naciima_family Před 2 lety

    Maasha allaah

  • @amalabdi1961
    @amalabdi1961 Před 2 lety +1

    Mansha allaa gabadh ku dayasho mudan oo dadaalaysa gabdho halada daalo hooyo inay wax barata waa bulsho waxbaratay khasatan habla somaliya jooga intaa tiktok ka jaa say saan naftiina hora mariya jaas akhiro iyo aduuyo kuma anfacayo anaga yurub waxaa ugu badan waxbartaa waa dumar nasro gabdha ha dhiirigali

  • @nouramayow7887
    @nouramayow7887 Před rokem

    Caafmaadka Qaliinka rabaa maka helaa Queen Nasro

  • @farxiyadaahir811
    @farxiyadaahir811 Před 2 lety +2

    من شاء الله تبارك الله 🥰🥰🥰🥰

  • @maryamaalialihasan8082
    @maryamaalialihasan8082 Před 2 lety +2

    M.a ilaahy haku xafido apyo keep going ❣❣❣

  • @hawakiinchannel453
    @hawakiinchannel453 Před 2 lety

    Masha allah nasra abtidoon hormar wacan xpipiti 😘😘😘😘🥰🥰🥰

  • @umusuunaa
    @umusuunaa Před 2 lety +2

    Waaw Nasrooy Inaa Vedio Soo Dhigeyso Niyadaa Ku Haayay love you Soomaaliyey inta jecel qisooyinka iyo arimaha Bulshada fadlan isoo booqda Umu Suunaa Adiga wall ii muhiim ah please

  • @laylaibraahim6967
    @laylaibraahim6967 Před 2 lety

    Masha allh hor mar wcn kuu rajynaaa insha allh sis

  • @fadumaumar6368
    @fadumaumar6368 Před 2 lety

    Mashaallaah walaashey qaali allaha kuu barakeeyo Kuna guuleyso inshallaah 🥰🥰❤

  • @naimaabdirahman3728
    @naimaabdirahman3728 Před 2 lety

    Masha Allah wllo

  • @nasroaxmad2903
    @nasroaxmad2903 Před 2 lety

    Masha,allaah wlshey

  • @sacidoxeydar103
    @sacidoxeydar103 Před 2 lety

    M.a
    Keep going queen nasro abtidoon 🥰👑

  • @kuulemedia6239
    @kuulemedia6239 Před 2 lety

    Coming soon wlshei 600k malmihi wacn way so socodan🥰🥰

  • @marymoabdulkadir6804
    @marymoabdulkadir6804 Před 2 lety +1

    Masha abayo abayo horumar wcn guleyso⚘

  • @zuzuqalanjocookingdecorati4886

    Mash.allh ❤❤👌👌👌

  • @aishajama5525
    @aishajama5525 Před 2 lety

    Maasha Allah xbbti keep going 🥰🥰🥰

  • @aminamohammedsalaat142

    Masha Allah TabarakaLLAh abyo nasro Allah ku xafido

  • @wizgurey8012
    @wizgurey8012 Před 2 lety +1

    M.a hamplyo queen🥰🥰🥰🥰

  • @shanishamimbeauty188
    @shanishamimbeauty188 Před 2 lety +2

    Mash allah abayo it’s great 👍 university. Watching from USA 🇺🇸 ❤️

  • @ismahanbintufarah2478
    @ismahanbintufarah2478 Před 2 lety

    Masha Allah abayo nasra

  • @maryammahamuud2819
    @maryammahamuud2819 Před 2 lety +1

    Vaybeh çok guzalmiş nasra abla boyle videolare sakilmayiz biz keyv alyorsus çok sağol abla seni çok seviyörüm

    • @Mss-rose-k
      @Mss-rose-k Před 2 lety +1

      Afka turkida sidee ku baratay abaayo

    • @maryammahamuud2819
      @maryammahamuud2819 Před 2 lety +1

      Abayo markad rabtid luqad inad bartid wa inad goansato marka intarnedkan kabarty

    • @Mss-rose-k
      @Mss-rose-k Před 2 lety +1

      @@maryammahamuud2819 mhdsnd abayo CZcams miyaa ka baratay mise apps waan jeclahay inan barto igu caadi plz

    • @Mss-rose-k
      @Mss-rose-k Před 2 lety +1

      @@maryammahamuud2819 igu caawi sidaa ku baratay abaayo

    • @maryammahamuud2819
      @maryammahamuud2819 Před 2 lety +1

      @@Mss-rose-k abayo inistiharamka iguso darso

  • @mohamedabdi2183
    @mohamedabdi2183 Před 2 lety +1

    Masha allah

  • @xaawosoomaali1800
    @xaawosoomaali1800 Před 2 lety

    MashAllaha myQueen

  • @cabdiraxmaanNajax
    @cabdiraxmaanNajax Před 2 lety

    Mash Allah wllo

  • @aminaibrow5182
    @aminaibrow5182 Před 2 lety +1

    Masha allah 😍

  • @sabrabinti7316
    @sabrabinti7316 Před 2 lety

    Manshalah Nasrintey wa ku salamaya

  • @umuruweydaruun585
    @umuruweydaruun585 Před 2 lety +1

    Masha aalaah waa meel aad uqurux badan oo loodalxiistago

  • @raaxoruuxi3296
    @raaxoruuxi3296 Před 2 lety +1

    maasha'allah allah kuu fududeeyo xppti 💞🥰💐ani io adiga hal mar ayaa wada bilaawnay jmcd xppti wa rajeenaya jmcdada inee thy 3yrs waa wada dhameen doonaa inshaa'allah laga yaabeena inaa 4yrs thy allah noo fududeeyo guul mar wliba inshaa'allah

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 Před 2 lety +2

    So proud of you sister Nasra abtidoon 😍

  • @shukrimaxamuud3877
    @shukrimaxamuud3877 Před 2 lety +1

    Masha Allah