Full Day Routine In Mombasa Diani Beach || Maalinteyda 2aad Iyo Suprise Xaajiga ii Sameeyay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 09. 2024

Komentáře • 71

  • @layladheman6534
    @layladheman6534 Před 29 dny +11

    Mnsha allah nasra qof nasiib badan horumar fiican nolosha ka gaadhay wllo ilaahay haku barkeeyo hormarkaga waxa tahay qof aan tageero❤❤❤

    • @nasra_abtidoon
      @nasra_abtidoon  Před 29 dny +3

      Amiiin abyo shukran❤

    • @caaisha719
      @caaisha719 Před 29 dny

      Wanku slamay nasra abaayo farxadda haku wacnaato qaali​@@nasra_abtidoon

  • @FatuushYuusuf-rn8vi
    @FatuushYuusuf-rn8vi Před 29 dny +16

    Nasro abyo cumrada allah haku aqbalo anagana no so ducey abyo somali alla inuu nabad noga dhigo so ❤

  • @user-nc8nk9hj9j
    @user-nc8nk9hj9j Před 29 dny +3

    Moya David inuu kuu waco ayay kusii wanaagsanan lahayd. Best couples, masha Allah. Manaal yar suura badan ciyow haloo yimaado.

  • @faadumocabdiraxman4219
    @faadumocabdiraxman4219 Před 29 dny +3

    Masha Allah Nolosha Farxad ku dhameeso Nasrooy Xijaabkana ku dadaal qalbiyeey

  • @naagnool8113
    @naagnool8113 Před 28 dny +4

    Masha'Allah hassan is the best husband in the world wanaga ninkaga adiga hab dhaqankaaga iyo xuriyada aad ku tamash leyso ba laga arki karaa wa nin ku tagero ku fahmo kuguna ixtiramo rabitanadaada allaha ku dayo abayo anaigana asaga o kale ha i siiyo aameen🤲🤲

    • @PhathiHassanhaashi
      @PhathiHassanhaashi Před 28 dny

      Qof waxa uu heysto marnabana alle haka baryin waayo cidina magaran karto durufa ku xeyran ee alleha kusiyo mid aad agtisa boqorad katahy oo dunido dhan darta ula dagalami karo

    • @naagnool8113
      @naagnool8113 Před 28 dny

      ​@@PhathiHassanhaashi jah boqorad aameen🤲

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před 29 dny +15

    Team narso one like 👍

  • @fply3303
    @fply3303 Před 29 dny +5

    Mash allah hor ta mar labad waxan ku odhan laha sidii hore ku soo noqo

  • @farahaprilahmett9680
    @farahaprilahmett9680 Před 29 dny +2

    Masha Allah alle ha idinka dhigo kuwii farxadku dhamaysta noloshooda adun akhirana janada wada galla

  • @FaadumoMohamedFarah-bh8bu

    Nasroy asc adi io duma wn idin salamay wxd kamid thy hblaha aaan tagero cimrada allh ha ka aqvlo abyooy illahy darti iga soducee baytka allh in wx an jeclahy oo aan macsi lahyn isahlo imadana baytaka allh
    Please

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 Před 28 dny +1

    Maasha Allah Allahuma Barek xbbti Isku cimri dhameesta adinkoo isku faraxsan ❤❤❤❤

  • @user-kz1nl4zb6g
    @user-kz1nl4zb6g Před 29 dny +3

    Masha allh alle ha idin barakeeyo hbbti❤

  • @Rahmo-r3g
    @Rahmo-r3g Před 29 dny +2

    ما شاء الله تبارك الله

  • @IsmailIdil-g9e
    @IsmailIdil-g9e Před 25 dny

    Abayo quruxley nasro i love qali long live whit happynes ❤

  • @sadiaahmed6583
    @sadiaahmed6583 Před 29 dny +1

    Mansha Allah tabarakallah qali dumar ilxun kuma argto mcnto ❤❤❤❤🎉

  • @CaliSaladCali-q3p
    @CaliSaladCali-q3p Před 28 dny +1

    Mashallah uqtii alaha niskubarakeyo cadowgina caktahos👎🤌❤❤❤❤❤❤🌌❤❤❤

  • @user-mr5mx8sb8b
    @user-mr5mx8sb8b Před 28 dny +1

    Mashaa allah dumaashi macalinka romatic ayad kadhiktey

  • @Rahmasharif305
    @Rahmasharif305 Před 29 dny +2

    Asc setahy nasra wakusalami
    Rer Mombasa nahy argtidada nugusharaf intaad lawanin
    Qer wacan.

  • @aminaahmed1538
    @aminaahmed1538 Před 29 dny +6

    Nasrooy safarki cimrada laso dhaqso vedioyada baa sugi la ahay information na naga so Sii xbbt love u❤

    • @nasra_abtidoon
      @nasra_abtidoon  Před 29 dny

      Kaas muuqal duubis xooga kuma saarin abyo

    • @aminaahmed1538
      @aminaahmed1538 Před 29 dny

      @@nasra_abtidoon ok abyo shukrn cumra maqbuul insha Allah

    • @fahmocabdul6205
      @fahmocabdul6205 Před 29 dny

      Abyo masha allh allah hakuu aqbalo hda ka hor intaa Nairobi joogty baa maalin aan tiktok kaa daawanayey ku iri abyo sanadguurada ku xigta sanadka dambe soo cimraysta hada markaa arky inaa adeen waa ku farxy wlhi sanadka dambe aad bn kulahaa lkn qorshahaaga bay ku jirtyba❤​@@nasra_abtidoon

  • @falxadcisman6768
    @falxadcisman6768 Před 28 dny +1

    Masha allh farxd igu damashada abyo mcnto

  • @HafsaAbdirahman-ho6oy
    @HafsaAbdirahman-ho6oy Před 29 dny +3

    Nasrayyyy❤❤

  • @IfraaxKhadar-v4r
    @IfraaxKhadar-v4r Před 28 dny +1

    Mashaallah ❤❤❤❤

  • @caaisha719
    @caaisha719 Před 29 dny +1

    Masha allaah ❤❤❤ abaayo farxad ku waar qaaali

  • @user-tl6ts3fi5b
    @user-tl6ts3fi5b Před 29 dny +1

    Masha allaah nasra cadeey❤❤❤🎉🎉🎉🎉 allaah niixadido❤

  • @user-yr3ld9bh5s
    @user-yr3ld9bh5s Před 20 dny

    masha Allah ❤❤❤❤❤❤

  • @ifraaxayaanle736
    @ifraaxayaanle736 Před 11 dny

    Mashaa allaah 🎉❤❤❤

  • @KeynaanMohamud-qy8tp
    @KeynaanMohamud-qy8tp Před 29 dny +2

    Wcs huuno farxadu hawaarto❤❤

  • @ladanmuhumed1367
    @ladanmuhumed1367 Před 29 dny +1

    Manshllh sis Fasaxaaga ku raaxayso enjoy it 😊😊🎉🎉nice vlog 🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊

  • @zahradahir2811
    @zahradahir2811 Před 29 dny +1

    Mashallah tabarkallah

  • @AzizAli-jc7re
    @AzizAli-jc7re Před 29 dny +1

    ماشاءالله❤😊❤

  • @user-kf4np5he1k
    @user-kf4np5he1k Před 29 dny +2

    Waaw jawidagan❤

  • @user-ue7mz3yr1j
    @user-ue7mz3yr1j Před 28 dny

    Masha allh abaayo illhy ha ku barakeeyo adiga iyo family kaga Masha allh ❤❤❤❤

  • @queenfarxadaofficial7010
    @queenfarxadaofficial7010 Před 29 dny +2

    Nasro abayo Inaa icaawisaa rabaa plz abyo

  • @roodacilmi624
    @roodacilmi624 Před 29 dny +1

    Nasra qurux wanjeclahay fidyohgaga inolow farxad

  • @fatimaali4343
    @fatimaali4343 Před 29 dny +1

    Maa Shaa Allah

  • @ShukriAbdi-kl1wy
    @ShukriAbdi-kl1wy Před 29 dny +1

    Masha Allah 🎉🎉🎉❤❤❤Aabyo

  • @qadroxussen9414
    @qadroxussen9414 Před 29 dny

    Masha Allah ilahey hainbarakeyo❤❤

  • @user-qr8hu6ic1p
    @user-qr8hu6ic1p Před 29 dny +1

    Masha Allah abayo macaan ❤❤🎉🎉

  • @sucdisiman2925
    @sucdisiman2925 Před 28 dny

    Masha allha

  • @fardowsaabdullahi1382
    @fardowsaabdullahi1382 Před 29 dny

    ماشاءالله تبارك الله، اللهم بارك❤

  • @bashirdagane4842
    @bashirdagane4842 Před 29 dny +2

    What is the name of this hotel 🏨

  • @MaryanAli-gs4uj
    @MaryanAli-gs4uj Před 29 dny +1

    Happy Anniversary xbbti sanado badan farxad iyo cfimad ku qata 😍
    Lkn Maalinta Snapchat ka ka dawanaye maba dhawene Maxa inta u hesatay muqalka Nasra qrxey😂😊

  • @faadumonuur3389
    @faadumonuur3389 Před 10 dny

    m.a

  • @kanadiahoussein7073
    @kanadiahoussein7073 Před 28 dny

    Machallah nolada

  • @nasramchannal
    @nasramchannal Před 29 dny

    Masha allah hn

  • @user-vd3il1kj3o
    @user-vd3il1kj3o Před 29 dny +1

    Nasro Abtidoon horta sthey xld kawran wab lugu waaye maha hyse

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Před 29 dny

    Manshaallah 😍 jawi raaxo iga dheh nasro

  • @sahromahamud
    @sahromahamud Před 28 dny

    Manshaallaah Manshaallaah ❤️❤️❤️❤️✅

  • @ashaabdi2917
    @ashaabdi2917 Před 29 dny

    Mash Allah

  • @user-do7xg4cx1s
    @user-do7xg4cx1s Před 29 dny

    Masha Allah hambalyo abaayo farxad ku noloda inta ad noshihin adiga iyo dumashi anne sanad guradeyda waxe ahed 28/6/2013

  • @LovelyBorderCollie-qk2kn
    @LovelyBorderCollie-qk2kn Před 29 dny +1

    Turkida wa yahuud asxaan malaha yaanana la aadin hadad wanaagoda aragtay arxan daradooda soo arka

  • @user-ll4rh7xd9u
    @user-ll4rh7xd9u Před 27 dny

    Waxwalbod baraha bulshada kuaragtan run umaleya

  • @fardowsaomar1928
    @fardowsaomar1928 Před 28 dny

    Hotelkesa magaciisa please

  • @habonaden2080
    @habonaden2080 Před 28 dny

    salam Ocean Village Club hotel magacisa ?

  • @safaacadey8080
    @safaacadey8080 Před 29 dny

    Abaayo nasra waxaa tahy qof aan qalbi ka jeclhy
    Abaayo ma igu caawi kartaa stanbul university

  • @faaisacali8335
    @faaisacali8335 Před 29 dny

    Naso qalbi dajiso wllhi aniga waa is ka kaa jeclahy uurkaa kaaga duuceeyaa mar walba ilaahey hantaaqo iyo dhib kuma tuso waxaathy qof qalbi wanaag san anigana waxaa ahay aradaydaada oo yuo tube kaada wax badan kafaa iday hadal iga far xiyey oo adiga aa kadmbey say jimco 3 kahor quraan saar qabnay cunto aa culumada u diyaariyey xaajiga wuxuu iyiri nasra abtidoon waa inaa lacag ubilaaw daa hhhhhhh kwrn saa kuu koobi yeeyey uu layaabay markasta anoo ku dawanaaya arkaa wuxuu idhahay bariiska carafta dha dhanka lagama sheekayn karo amaanta xaajigayga adaa kadamveeyey nasro gacan dahab ❤❤❤❤❤❤ faarxad iigu noolaada adiga iyo duma ❤❤❤❤

  • @user-vs7dt6fr4w
    @user-vs7dt6fr4w Před 29 dny

    HOOYO

  • @Samia-b2u
    @Samia-b2u Před 29 dny

    🎉🎉🎉🎉

  • @MaryamaHassan-in6dy
    @MaryamaHassan-in6dy Před 29 dny

    M.a❤waa mudan thy wax bdn waa samir thy in jawigaan o kalle markasta lugula qaato waa fiicn thy jawiga jclka sifiican u jilla maa.daama jamacadi kuu dhamaaty ilmihii kuu Korean ❤m.a nasra nuuraay nasiinada kabax dhalolwga dib u bilow gabar labaad mid 3daxaad mid afaraad iyo wiilalba no dhal alle haku siiye aamiin yaa rabi ❤❤

  • @ShaafiyaIsmaaciilxasan

    Dadkan leh sidii hore ku soo noqo yacni ma ha dalxiisine istanbul ku laabo ka wadaa gabadha iskaga baydha bisinkee ma qarashkaa ka bixiseen

    • @user-ym7xx8ir4z
      @user-ym7xx8ir4z Před 28 dny

      Waa jaluusin wlhi noloshy uquudhi layihin

    • @Nasra_Abdirahin1
      @Nasra_Abdirahin1 Před 26 dny

      Dadkaan waa ka yaabe qof noloshisey la maamulayaan away ilmihii cay war wlhi waan ka yaaby 😂😂

  • @AyaanDemon
    @AyaanDemon Před 29 dny +1

    Masha Allah❤❤❤❤❤

  • @fathiamoussa6125
    @fathiamoussa6125 Před 29 dny

    Mashallah ❤❤❤