Video není dostupné.
Omlouváme se.

Deg Deg Turkiga Oo Burburisay Heshiiska S/Land & Itoobiyo, Q/Midoobe Oo Lacag Siisay P/Land

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 18. 08. 2024
  • Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
    #WARKA #DEGDEG #WARARKA
    GARAAD TV
    Garaadtv Wararka Caalamka
    Garaadtv Wararka Somalia.
    Garaadtv Warar Deg Deg
    Garaadtv Xogta Caalamka
    Garaadtv Dowladda Somalia.
    .
    GARAAD TV
    Garaad Somalia.
    Garaad Somali News
    Garaad Itoobiya.
    Telefishinka Garaad.
    Warka Caalamka.
    Warar Deg Deg ah.
    Garaad tv today
    Garaad tv manta
    Garaad tv wararka maanta
    Garaad tv youtube
    wararka caalamka 2021
    Wararka Caalamka 2013
    Garaad tv Turkey
    Wararka Shalay Garaad
    Garaad Somaliland
    Garaad tv Puntland.
    wararkii ugu danbeeyey
    news today wararkii maanta
    Garaad wararka bariga dhexe
    Garaad madaxweynaha
    Garaad Muqdisho
    Wararka Soomaaliya
    Garaad Nairobi, Kenya
    Garaad Arrimaha Soomaalida

Komentáře • 46

  • @CumarCalinur
    @CumarCalinur Před měsícem +4

    guul guul soomaliya

  • @onkar27
    @onkar27 Před 8 dny +1

    War somaliyo ana waso .....

  • @RahmaYuzuf-q1x
    @RahmaYuzuf-q1x Před měsícem

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 Před měsícem +5

    HOOYADIIN MA TURKI BAA QABA.....

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 Před měsícem +5

    War waxba yaa nala dhexdhexaadinin war maxaan ka hadalnaa. Ma badda iyo dhulka aan aniga leeyahay. War waan dagaallameeynaa iska daa badda uu soo hunguriyeeynayo ilaa hawaase waan qabsaneeynaa wana xoreeysaneeynaa. Nagama xoog badna hadda shacabka ayaa jawaabaya. 💪💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @MohamedSaleban-b8j
    @MohamedSaleban-b8j Před 16 dny

    😮

  • @MohamedSaleban-b8j
    @MohamedSaleban-b8j Před 16 dny

    😮benazle benaale dhalay😊

  • @MohamedSaleban-b8j
    @MohamedSaleban-b8j Před 16 dny

    😮benazle benaale dhalay

  • @huseinguudle5328
    @huseinguudle5328 Před měsícem

    taas waxey horseedeysa in puntland la shaqeyn dowllada dhexe

  • @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
    @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf Před měsícem

    Hooyadaabey kaadhaleen muuse meeshaadleedahey sii ethiopia

  • @user-lk1hz4cs2k
    @user-lk1hz4cs2k Před měsícem

    Dalka burɓur umma baahña hadiise aad burburisaan waxaan filayaa dal burburay awaaqib xumadiisa waa taqaanin somaalida waxey dhah daa nabada dadka (wax ma garatada ah waa uga dartee tan kale lug ayaa u laaban ee ilaaheey guwa lug ta u laabantahay Qaranka ha ka qabto cadawga dalka waa laluush qaata yaasha ilaahoow dhuunta laluushka lagu cunayo laf dhuunta uga taaag dalka burbur kuwa hadda iyo ayaa ugu filan tuugsi ayaan loo naqanine wR hala joooooooooooooooooooooooooooogo!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

  • @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
    @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf Před měsícem +1

    Faqash waa tiihooyadaa wastey ee kaa dhashey wicilkaad tahey wase

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 Před měsícem

    TURKIGA WAA WADAN DANTIISA ILAASHADA MAXAA DAN UGU JIRTA ZOO MALIA FASHILAN ETHIOPIA 3 BILION DOOLARS BUU GASHADAY

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 Před měsícem

    TURKIGA LA XOOG WAYNAAA

  • @user-ow3fz5hh7p
    @user-ow3fz5hh7p Před měsícem

    Xasan sheikh wa in Ka hortaga ciidakas wa in 40 kun ciidanka lughhaye ciidan Turki ah bada Ku warejiyo

  • @RahmaYuzuf-q1x
    @RahmaYuzuf-q1x Před měsícem

    7:17 7:18

  • @khalidcumar3342
    @khalidcumar3342 Před měsícem +4

    Waa xiligii Aadan Madoowe laga turi laha gudoonka barlamaanka.

  • @warfaaden6369
    @warfaaden6369 Před měsícem

    Riyo TV kkkkkkkkk

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 Před měsícem

    ETHIOPIA OO LA WAREEGTAY BAY BAKOOL IYO GEDO DAWLADA WADADA MAKA MUKARAMA CAMARAD MIYAA DAWLAD LAGU NOQDAAA

  • @abdifatah370
    @abdifatah370 Před měsícem

    Badeenu iib ma ahan ee etopianow 77 miya ilowden

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Před měsícem

    Car yaanu ku boobin doorashada war bal hala ogaado. Meeshaas muuse wuxuu ka wado
    Doorashada mar hore ayaanu ogaanay inuu boob diyaar u yahay

  • @zahraabdi8800
    @zahraabdi8800 Před měsícem

    Faqash miyeydun dilaaci socotay somaliland

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh Před měsícem

    Dowladaha Emirates and Ethiopia inay soo galiyan ciidamo ay leeyihiin labaadaas dowladood in lagu boobo doorashada Somaliland.

  • @user-ve7ze1cs2e
    @user-ve7ze1cs2e Před měsícem +1

    Beenti haynoo dambaysee.
    salaada u soo tuko

  • @LJama6119
    @LJama6119 Před měsícem

    Waryaa nacasnimada nagala tag. Turki wadan noo difaaci maayee aaway tuugii madaxweynaha sheeganayey?

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 Před měsícem +1

    Ciidamo ajnabi ah lama keeni karo maamulka somaaliland. Haddaney raalli ka aheyn somalia.

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 Před měsícem

    Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia and British soomaliland government between borders afrika huuuraale

  • @ahmedjama1651
    @ahmedjama1651 Před měsícem

    Benale kadaab

  • @user-ig1um5og9l
    @user-ig1um5og9l Před měsícem

    Weriye waa get inaad isticimaasha kelmadda hogaamiyaha goboladda waqooyi muuse waa hogaamiyaha goboladda waqooyi galbeed arintaa ka first hadaad khariiradda oqoona dadka yaqaan weydii burco,hargeisa mawaqooyibaa mise waa waqooyi galbeed

  • @fiburale5200
    @fiburale5200 Před měsícem +1

    Bilaahan ku dhaartee inaan ruux burburin kara dunida baalka soo gelin turkigaad baddaba siisiyo belo iyo trum keen ama putting ba u yeedh bixisaa ku wadatee dalag halkuu ka baxayaba ku wareeji baantuu beesha caalamka uyeedh
    Berberaa ku sugayse aad baahi beeshide

  • @salebanidiris-he1hg
    @salebanidiris-he1hg Před měsícem

    Somaliland bay leeward idinkaga dhagay turkigu ma badda ayuu Nala Lee yahay

  • @amdualeh5802
    @amdualeh5802 Před měsícem +1

    Beenaale,nin daadqaaday xumbo cuskay,,waxba hadaydaan iska celineyn marba meel haysky qaadina,salaadu ku qabataye.

  • @gelehildid4797
    @gelehildid4797 Před měsícem

    Been low aan hishownin

  • @MohamedIbrahim-yk4cs
    @MohamedIbrahim-yk4cs Před měsícem

    Waa afgambi uu samaynayo Muse biixi. Arintaasina waxay keen doontaa dagaal sokeeye

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Před měsícem +1

    QARAMADA MIDOOBAY IYO PUNTLAND OO HILFAHA IDU QAADAY.

  • @samiyaibrahim3683
    @samiyaibrahim3683 Před měsícem

    beena waas beenawas 😢dhalay😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @jamacadan2200
    @jamacadan2200 Před měsícem

    Abiy ahmed boob iyo dhac cidna waxba nogama qaadeysid waad nataqana waxaan kugu dhigney waad ogtahay ee ka fiirso wadna walatey oo itopia waxaa ka socdo itopia burbuur Keeda imaaradka waxba kuma qabanayan wan qabsaneyna itopia dhamaan wadna arki doonta .

  • @baadhitaanadawararkaabdira8707

    Beenale

  • @AbdullahApshir-gb1wi
    @AbdullahApshir-gb1wi Před měsícem

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @maxamudyaasin9209
    @maxamudyaasin9209 Před měsícem

    Waaryaahe garaad beenaaale

  • @SaleebaanCabdi-z7o
    @SaleebaanCabdi-z7o Před měsícem

    Waar ciilqabaad tahayi

  • @MohamedSaleban-b8j
    @MohamedSaleban-b8j Před 16 dny

    Beenaale benaLe dhalay

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 Před měsícem

    Beenaalay.😂😂😂😂😂

  • @MohamedSaleban-b8j
    @MohamedSaleban-b8j Před 16 dny

    😮benazle benaale dhalay

  • @RahmaYuzuf-q1x
    @RahmaYuzuf-q1x Před měsícem