HORUMARKA XAAFADA JIGJIGA YAR HARGEISA 2024

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 06. 2024

Komentáře • 12

  • @user-jf1po3uz6w
    @user-jf1po3uz6w Před 4 dny +1

    arinkaa dowlada gadhsii شكرا لك

  • @user-jf1po3uz6w
    @user-jf1po3uz6w Před 4 dny

    saxib jidaka waa
    marykanka iyo canda
    baburtenuna waa India

  • @user-jf1po3uz6w
    @user-jf1po3uz6w Před 4 dny

    jidaka iyo istrika haleyes wafa jiyo
    hada baburka iyo jidku isma laha ❤

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 Před 3 dny

    Maashaalah

  • @omaryn6
    @omaryn6 Před 7 hodinami

    magalda hurmar baladhn ba kasocda dhanka kalena wxa challange ku ah cimilda

  • @user-jf1po3uz6w
    @user-jf1po3uz6w Před 4 dny

    اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته

  • @user-jf1po3uz6w
    @user-jf1po3uz6w Před 4 dny +1

    walal waxn idinka la socda wadinka Debadisa waxn maqla xilal ka gadidka oo aad u badan baryahan danbe ku dhintay dhlin yaro fara badan lakin waxn aad u yabaa laga ma hadlo sababta walal jidaka gawadhda is malaha oo gadhigu isterinkiisa waa midig jidkuna waa bidix waxa sax ah in gadhiga laga dhigo xaga bidix

    • @hargeisavlogs
      @hargeisavlogs  Před 4 dny +1

      Haa walal way jiraan shilaalkaas badani cid ka hadlaysa ma jirto ilaahay khayr haka dhigo.

  • @Caratgyu13
    @Caratgyu13 Před 4 dny

    Masaajidka khadiija masoo martid 😢

    • @hargeisavlogs
      @hargeisavlogs  Před 3 dny

      Waa xagee masaajidkaasi?

    • @Caratgyu13
      @Caratgyu13 Před 3 dny

      @@hargeisavlogs masaajidkaas wuxuu ku yaala jigjiga yar sikada ina jaanbir skuulka 18may agtiisa