SNM 1984 Qorshe Cusub ayey Dajisay: Mujaahid Cumar Miino Qaybtii 7-aad, Waraysiga Taxanaha ah.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • Telefiishanak Xoriyo TV, Kala soco Warar iyo Barnaamijyo xiiso leh. Ku xidhnoow Xoriyo TV Goor kasta iyo meel kasta.
    Fadlan, #Share# #Like# and #comments

Komentáře • 28

  • @mahamedibrahin6598
    @mahamedibrahin6598 Před rokem +1

    Xoriyo 24 TV, Aad baan idiin salaamayaa adiga iyo mujaahidkaba walaal.

  • @HMS33
    @HMS33 Před rokem +1

    Cumar Bomb Cool for ever our legend 👍👍

  • @abwaanshaacir5730
    @abwaanshaacir5730 Před rokem +1

    Maalintaa Sibidhlay ayaan joogay

  • @mahamedibrahin6598
    @mahamedibrahin6598 Před rokem +1

    Xuseen kharash yare waxaa uga hooseyay saleeban baylood, mujaahid xasan kafaarena wuu nool yahay oo imika hargeisa ayuu joogaa.

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky Před rokem +3

    Ninkani bahasha runtuu ka sheegayaa, reerkiisa uun ma hadal hayo sida Ragga qaar

    • @sahalmohamed3477
      @sahalmohamed3477 Před rokem

      Daalaco ayaan joognay ayuu yidhi oo aniga, Cabdi Caato oo nin Reer Biniin ahaa iyo nin Ciidagale ahaa ayaa xeradii dhammayd nalagaga tegay oo raggii kale oo dhan reerahoodii oo degaanka ahaa ayay ucaano doonteen gu'ga roobka, maxaad halkaas kaaga soo baxaya, dhammaan saddexdayadaas mooyaane Inta kale Habaryoonis ayay ahaayeen weeye micnaheedu, Halganka cidbaa ku suntanayd cidina way afduubtey....!!!!.

  • @mahamedibrahin6598
    @mahamedibrahin6598 Před rokem +1

    Xoriyo 24 TV, waan idin salaamay, waxaan idinku kordhin lahaa haday suurto gal tahay in barnaamijka uu mujaahidka aad ka waraysanaysaa aad soo koobo oo aad soo qaatadataan inta ugu muhiimsan ee xogta uu hayo ah, waad mahadsan tihiin waana soo jeedin walaal.

  • @IfrahMaxamed-ui9nr
    @IfrahMaxamed-ui9nr Před měsícem

    Siciid Waleecaad?

  • @Dulqusley
    @Dulqusley Před 8 měsíci

    Halki Faisal lagu xidhaye maxa dhowran manta wa dhabe yaa maxbus Harti 😂

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel Před 5 měsíci

    Waa maxay SLM?

  • @maxamedxuseen784
    @maxamedxuseen784 Před rokem

    Balidhiig xaga wadada burco ayaanu ka soo galay 300 gaasdhegoole ayay ahaayeen iyo 11 IYO BIID OO DIRAYS LAHAA MAXAMED CUMAR HADRAAWI AYAÀ KU DHINTAY DAGAALKII KAA KU XIGAY EE COODALE IY0 SIBIDHLAY WAXA LA DHINTAY 30 AADAN MADOOBE AH ISOO GARAAC SI AAN KAAGA SIIYO BARI ILAA GALBEED 1983 ILAA 1990

  • @hassan-a-mohamed7202
    @hassan-a-mohamed7202 Před rokem

    Asc wr wb Mujaahid cumar oo ahaa macalin kaygii baabuli aad baan u salaamayaa wariye adoo raaliya SLNTV maxaad uga wareejisay barnaamijka TV ga qaranka ,A,Yaad Usha qaysaa Xoriyo TV na waad ka ii bisay barnaamijka

    • @HAADTV846
      @HAADTV846  Před rokem +2

      Wll Xasan Barnaamijkaasi Telefiishanka Qaranka wuu ka bixi doonna waa soo socdaan iyaga oo dhan mahadsanid

  • @faysalsalebanabdi1223

    Qui

  • @jamaalabdi
    @jamaalabdi Před rokem

    Weligay intaan wareysi SNM ah daawanaayey wakhtiga aan geliyey iskuma qoomamayn kan ka hor waa 7 parts oo aan xabbad nuxur ah laga faa'iidayn waar walaal nuxurka taariikhda u dhaadhac haddii aanad hayn dagaallo aad ka qayb qaadatay oo aad nooga waranto please wakhtiga hanaga qaadin
    7 qaybood oo qayilaad iyo socdaal iyo hunguri ku dhammaaday

    • @sahalmohamed3477
      @sahalmohamed3477 Před rokem

      Ha degdegin waxan oo dhan waa araar, nuxurka wareysigu wuu soo socdaa....!!!.

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 Před rokem

    "Need garasho" eray culus.

  • @maxamedsiciid8390
    @maxamedsiciid8390 Před rokem

    Shekadan dheer soo ururi oo inta muhiimka ah uun soodaa wariye miyanad mujahidin hore waraysan wakhtigiba laba tulo magacodu kuluminaya wuunagu radiyay shekadan sidan waxka badal wariye

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky Před rokem +1

    Black Adens kkkkkk

  • @axmedcaabi3194
    @axmedcaabi3194 Před rokem

    Dhagaxdheer Waxaa Ku Xigta Candhadhexe, Maalintaa Dagaalku halkaa Ka Dhacay Raga Dhintay Waxay Ahaayeen Aaden Madoobe Iyo Laba Nin Oo Midina Reer Yuusuf Yahay Midina Yeesif

  • @xamdiahmed7434
    @xamdiahmed7434 Před rokem

    Bal waxa ay waraysanayaan histeri ma sheegin oo wax kale oo xikmad ah ma laha sida ciyaalka ayuu u sheekaynayaa

    • @abdirisakhoosh2483
      @abdirisakhoosh2483 Před rokem

      Hadii aad adigu bilaa taariikh tahay ha daawanine iska daa faqash yahay

  • @sahalmohamed3477
    @sahalmohamed3477 Před rokem

    Cabdi Caato waa H. Jeclo reer Biniin dhowr jeer ayuu dhaawacmay haddana London ayuu degan yahay.

    • @abdulkarimy5949
      @abdulkarimy5949 Před rokem

      Sxb Holand miyuu ka soo guuray Holand ayaan ku maqlaye

  • @khiderijaam1310
    @khiderijaam1310 Před rokem

    Tuug bay ahaayeen snm taaad sheegaysaa

    • @muhamedguleid4708
      @muhamedguleid4708 Před rokem +1

      Rag rag ah ayey ahaayeen SNM, intii dhimatey Alle ha u naxariisto, inta dhaawacantey Alle ha caafiyo, inta noolna Alle ha dhowro

    • @hindaabdulleabdulle8202
      @hindaabdulleabdulle8202 Před rokem +1

      @@muhamedguleid4708
      Faqashtii in ay SNM daawadaan madaayaan mana aamusikaran Wuxu doqonsanaa