SIDAAN UGAL QOFKII ISKU DAYA INUU KU DHIBO IYO NOLOSHAADA BAABIYO

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024

Komentáře • 85

  • @aminamohamed9239
    @aminamohamed9239 Před rokem +9

    Abaayoy walaashaa is cafiya Hana islu dhaga hadlina cadawgaa idinku farxaya kala roonaada.

  • @AminaCuisine692
    @AminaCuisine692 Před rokem +8

    Wallahi waan inkuwarernaay. Who is right abd who is wrong between the two of u

    • @mustaqbalabdiweli
      @mustaqbalabdiweli Před rokem +1

      Canab waa gabar udaashey reer kooda laakiin waa toxic family

  • @marftoons5249
    @marftoons5249 Před rokem +2

    Asc, waa runtaa walaal qofkii hadal kugu dhiba aamus ayaa lagu dhibaa, thanks

  • @هنادي-12
    @هنادي-12 Před rokem +5

    Silent is the best answer ❤

  • @luuljaamac2023
    @luuljaamac2023 Před rokem +8

    Asc walaalay Canab waxaan kaa kodsan
    Inaadan adiga iyo walaashaa Social Media isu marin dhagahadal, eed iyo cay
    Please waxaan kugu tirinayaa caqli iyo xigmad ee Hodan ha u jawaabin koley inaad mar walba u jawaabtii waa kaga fcnhy dambi iyo karaama darri ayaa idiinku jirta hadana waa walaashaa shaydaanka Allaha idinka qabto Aamiin

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  Před rokem +7

      Walal wad mahadsantahay wax dhibo ma jiran walashay waa walashay mana kala goayno

    • @ayaanabdulkadir5363
      @ayaanabdulkadir5363 Před rokem

      Ma is dhamaan walahi hada waa dhago hadal free ani 2 walaal oo aan isku aabe nahay baa ii jooga oo iga yar yar xadaa haday igu xad gudubdo walashay anaa ka roonado midiyaha dad ka wuu walaa waa sidii dabcasar yiri ee labo qof oo waa wayn oo umada dusaya ceebahooda iyo caydooda aqas alahu mana jayna ceeb ilhoow astur

  • @Fahmo2030
    @Fahmo2030 Před rokem +2

    Mama somali walshaa ha dulmin Rabii ka baq please hadi adan dulmin Rabii ba ku arka hadi yada ku dulminaysana Rabii haka baqdo

  • @xikmo5784
    @xikmo5784 Před rokem +1

    walashaa weey kaasaxantahy ee iska daa wixi jira Alaah baaog

  • @zuuzaanomarabdi8632
    @zuuzaanomarabdi8632 Před rokem +2

    Maama soomaali waligeed bay nadhiira galin jirtee dhaga hadal yaanloo fahmin dhanka wanaagsan kafiiriya mamadaan waa qofka kaliya noloshayda wax kabadalay

  • @saidsahal6625
    @saidsahal6625 Před 9 měsíci

    Asc Maashaa Allah Maashaa Allah mama soomaali waan ku jecelnahay horay u soco GUULAYSO inshaa Allah soomaaliya HANOOLAATO 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖🇸🇴💖🇸🇴🇸🇴💖🇸🇴💖🇸🇴🇸🇴💖🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💖🇸🇴💖🇸🇴💖🇸🇴💖🇸🇴💖🇸🇴

  • @Michael-gf3gy
    @Michael-gf3gy Před rokem +1

    Mamo thanks love you so much 🤩💖💖💖

  • @ummuisra6271
    @ummuisra6271 Před rokem

    Wllh wanutaa maam soomali dacad nimada wax kafican malahan xasid nimada wax fican ma aha hor mar wacan

  • @maanka4477
    @maanka4477 Před rokem +1

    Walasha ka yar media isku soo fadhiisateen sumcad maashee leedihiin

  • @zuuzaanomarabdi8632
    @zuuzaanomarabdi8632 Před rokem +1

    Habo dad ehela malihidin miyaa walaashaa idin dhex gala sidii maama malyuun inay dharka tuurataan kabaqayaa

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa3057 Před rokem +2

    ماشاءالله تبارك الرحمن
    Mama Soomaali Allah kuxifdiyo
    Waa sax xaqiiqa inaad kumashquush umada horumar luguma gaaro xaasidna maba liibaano kuwii muslinku kanabad galo Allah SWT hanga dhigo Aamiin Aamiin yaarbi 🙏🙏

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  Před rokem

      Aamin

    • @saynababdullahi4764
      @saynababdullahi4764 Před rokem

      @@mamasoomaali Horta canabeey talada intaadan cidkale siin gurigiina kabilow anigu dadka runtaan usheegaa wax aan ili arag dhago Maqal ayaad soo bandhigteen walaashaa iyo ninkeeda iyo caruurteeda inaad kadhexbaxdo oo wanaag uun ku dhexgasho isku day socialmedia inaad isku dhaga hadshaan ma wanaagsana

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 Před rokem

    Walaahi runta aad ka hadashay walaasheey canab magaca hooyadeey macan ilaahay ha u naxariisto aad wadataa cisi iyo sharaf ku nooloow adiga iyo family kaaga 🤲🫶🏻🫶🏻🫶🏻🫶🏻❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  Před rokem

      Mahad sanid habo 💯💯💙💙❤️❤️💗💗💗❤️

  • @ruqiyoese1193
    @ruqiyoese1193 Před rokem +1

    Canabeey walaashaa dhib badan baa ka muuqata

  • @zamzamabdi5279
    @zamzamabdi5279 Před rokem +1

    If you are good dont talk about your sister.do you like your children to keep a part.remenber your mum.

  • @sacdiyoabdi572
    @sacdiyoabdi572 Před rokem +2

    mama soomali Ma.iska.daysid.walashaa waa.hilibkaka

  • @aliyahbeauty6547
    @aliyahbeauty6547 Před rokem +2

    Habo thanks 🤩☺

  • @farhiyaabdullahi2888
    @farhiyaabdullahi2888 Před rokem

    Mamo mahadsanid

  • @basrabasher2278
    @basrabasher2278 Před rokem

    Masku talow ma hodon baa subxanallah dhagahadulku waa xaaran naa ilaahey ka yaab waxan waa aduun waxyar baala jogaya, iska daa Walashaa hadad adigu caafimad qabto haku digan Adiga waxad caadeysatey digashada aadamaha

  • @smartydelebe2147
    @smartydelebe2147 Před rokem

    Wow love your advice habo no time for negative vibes Allah Hafiz 😂

  • @user-cz3dg2kp4n
    @user-cz3dg2kp4n Před 6 dny

    Asc mashaa Allaha

  • @amiiradreamadan797
    @amiiradreamadan797 Před rokem

    Mash Allah mom alaha haku barakeeyo ❤❤ l love so much ❤❤❤❤

  • @kyniyodoubad2001
    @kyniyodoubad2001 Před rokem +1

    Shame on you both of you sister you tube is no justice.

  • @baarliinmuse1891
    @baarliinmuse1891 Před rokem +1

    Maamadaas waxay u egtahay qof dhiban oo dulman ee illahay uga baqa haday wax tabaneyso oo sida aad sheegeyso aad tahay qof fiican lahadal hoos uxaliya dhibaatada koley maseyr ugama jeedo iyada hbn io mln ilMaheda ka hadashaye

  • @ummuisra6271
    @ummuisra6271 Před rokem

    Aamiin Aamiin Aamiin

  • @dheemanlula3837
    @dheemanlula3837 Před rokem

    Walaalay adiga cid aadan caayin malahan Somali mahamed Adigoo weliba qabiilo badan oo somaliyeed jaaifayey hadana walaashaa ayaa kaafakan la.oo aad ninkeeda lahayd ilmaha ayuu kafaraxuneeyey yaahuu subxanallaah illaahay kabaq oo iskadaa Umada illaahay oo ay walaashaa ugu horayso subxanallaah

  • @leylaburale9843
    @leylaburale9843 Před rokem +3

    Subaxana alha naa mada iiisakadayasiida walashaa

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  Před rokem

      Naa wax hubso hub siin o halba la siista

    • @leylaburale9843
      @leylaburale9843 Před rokem

      Dee maxaana kaa aqaanaa huuno iyaado oyaasuuna banaa arakaa o kaacabanasaa

    • @sahraa1716
      @sahraa1716 Před rokem

      👍👍👍

  • @sahramuse837
    @sahramuse837 Před 9 měsíci

    Masha allah ❤🎉

  • @user-lw7up9oz6q
    @user-lw7up9oz6q Před 8 měsíci

    Mashaalaah noolow

  • @-m9198
    @-m9198 Před 4 měsíci

    We love youuu

  • @saynababdullahi4764
    @saynababdullahi4764 Před rokem

    Dadkaan inta badan waxaysan ahayn ayay noosheegaan laakiin marka danbe balaayo ay qarsanayeen ayay soofagayaan bisinka allaah maxaa yaab isdabayaal balmaxaa gabar walaashaa ah ninkeeda iyo caruurteeda aad u kala dhexgalaysaa ninka aad uhanjabaysay soo walaashaa ma dooran yaab

  • @sagalaliaden3921
    @sagalaliaden3921 Před rokem +1

    Allaha kuu siyaadsho masha allah mamo

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 Před rokem

    Acuudibilaah waa ceeb iyo duni aqiru samaan

  • @fartunwasuge8322
    @fartunwasuge8322 Před rokem

    Alxadullilah alxamdullilah habo barakallah fik insha Allah amiin amiin ❤👍🙏👍👍👍😘👌❤️

  • @fartunwasuge8322
    @fartunwasuge8322 Před rokem

    Masha Allah habo xifdullah Thanks ❤

  • @saediyoyalahow3352
    @saediyoyalahow3352 Před rokem

    Mashaallah tabarakallah

  • @maymuunmohamed167
    @maymuunmohamed167 Před rokem +2

    Habooy waa ceeb sidaan kudayasho ayaad no aheyd ee xal raadi🙏

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  Před rokem

      Habo mahahadsanid ❤️❤️💯💯💯❤️💙💙💗💗

  • @mandeqsomalia9578
    @mandeqsomalia9578 Před rokem +1

    Wan ku xisay boqorada hawenka❤❤❤❤❤

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  Před rokem

      Thanks habo 💯💯❤️💙💙💗💗

  • @asmacali2506
    @asmacali2506 Před rokem

    MashaaAllh habo

  • @ureyjiaden5949
    @ureyjiaden5949 Před rokem +3

    Dhaga hadal frii

    • @sahraa1716
      @sahraa1716 Před rokem

      😂😂😂

    • @Diamondsalad
      @Diamondsalad Před rokem

      Walaaley walaashaa waxay kugu samaysay waa waxaad rooble iyo xassan sheikh ku haysay cancer baadku habaaraysay adigana waa lagugu habaaray waliba waxaa kugu habaaray kuwii dadkuugu xigay marka waligaa qofna xaqdaro hakuhabaarin.dadka ceebahooday ayaadmu mashquushay.adigana afaarahaagii adiga iyo awlaadaadii iyaa socialmediaha lakeenay marka walaashay iska cafi dadkaad carabkaaga kuladaysay.ogow qofka dadka ceebihiisa ku mashquula illahaybaa ceebtiisa keena.

  • @suusmagaalo1991
    @suusmagaalo1991 Před rokem +1

    🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @halimahassan2201
    @halimahassan2201 Před rokem

    Masha allah mama somali

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 Před rokem

    Canabeey adiyo wlaashaa adigaa fayow oo runta u dhow ee wlaly maad wdankii Qur , aan saar u geysaan... Khatar bey ku sugan tahy runtii.

  • @najmaabukar9018
    @najmaabukar9018 Před rokem

  • @fardawsajama683
    @fardawsajama683 Před rokem +1

    May Allah bless you and your family ameen 🙏 ❤

  • @sahrayusuf9539
    @sahrayusuf9539 Před rokem

    Masha alaah

  • @mustaqbalabdiweli
    @mustaqbalabdiweli Před rokem

    Canab waa qof dadka Dhiirigaliso !!

  • @LonwaboMgweba-io9ql
    @LonwaboMgweba-io9ql Před 5 měsíci

    Love you baby

  • @xaawojaamac3087
    @xaawojaamac3087 Před rokem

    hbo qisoyinki iyo taloyinkagii wn u xiisay wlhy noso laabo❤

  • @samatarfarah217
    @samatarfarah217 Před rokem

    Yes habo mcn aaf daawolan waa dahab

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  Před rokem

      Haa

    • @ayaankamal9633
      @ayaankamal9633 Před rokem

      Mamoy walasha diif iyo rafaad baka muuqda ilaahay dartiis u caawi she need immediate assistance for financial and mental support… habo stop dhagahadal and help your sister

  • @ubahkassim6661
    @ubahkassim6661 Před rokem

    Wlhi wahbadan ayan kafaidi habo mcn ilahay hakudoera Awladana Alaha kuhafido 🥰🥰🥰🥰

  • @ubahcabdul3834
    @ubahcabdul3834 Před rokem

    Xaasid ma aflaxo.

  • @LonwaboMgweba-io9ql
    @LonwaboMgweba-io9ql Před 5 měsíci

    Sorry baby

  • @sadiasheikh1692
    @sadiasheikh1692 Před rokem

    Baryahan dhiiregelintadi waala wasyey

  • @seinabjama4979
    @seinabjama4979 Před rokem

    Maxa ka sharqamayaa video ga ma waxba ka halaysan

    • @fatmasugule9969
      @fatmasugule9969 Před rokem

      Hadalkeeda dhexeyso, iska daa sanqadh dhegeysiga. Faduul badniyaa🤔🤣

  • @sassyfan940
    @sassyfan940 Před rokem

    Munafaqad

  • @layloyuusufcal4278
    @layloyuusufcal4278 Před rokem

    Fananka joji

  • @sahramaydhanan9216
    @sahramaydhanan9216 Před rokem +1

    Eedaday MCN ilaahay ha iikaa daayo waadna dhiirigelisaye

  • @xawaahmedsharmake4431

    Waa sax 💯

  • @sassyfan940
    @sassyfan940 Před rokem

    Munafa

    • @zeynabsaynab6729
      @zeynabsaynab6729 Před rokem

      Col me. Mam. Somali. I give you I dia plz

    • @suhaybytjoker6714
      @suhaybytjoker6714 Před rokem +1

      naaa waxba kaama masayrsanee daa mamada walashaaya oo aad dhubtayn islanyahay umada ilahay oo dhan waa soo cuntay qof adiga kuu gacan galay waa dhib mamada amaan siii wajifagay ka muqata inaaku jezjeeseysid

  • @aliyahbeauty6547
    @aliyahbeauty6547 Před rokem +1

    Habo thanks 🤩