Asxaabigii gacmaha la jaray,noloshiisii macaanayd ka doortay islaamka|muscab binu cumayr

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • Asxaabigii gacmaha la jaray,noloshiishii macaanayd ka doortay islaamka|muscab binu cumaur
    qiso
    #ogaal_cusub

Komentáře • 196

  • @samirsaid6505
    @samirsaid6505 Před 2 lety +46

    اللهم اجعلنا مع النبيين والصديقين والشهداء والصالحين وحسن أولئك رفيقا

  • @abdirahman8954
    @abdirahman8954 Před 2 lety +43

    M.A
    Ogaal Cusub🥰
    Wll Soobadi Qisooyinka Saxaabada
    Annagana Waa Noo Faaido Adigana Sido kle♥️🥰

  • @yaya_______boss
    @yaya_______boss Před 2 lety +8

    مــــا شـــــــــــــــــــــاءاللــــــــــــــه.❤

  • @salmaanhaadi3110
    @salmaanhaadi3110 Před 2 lety +7

    Masha allah

  • @khadarjiofficiall1812
    @khadarjiofficiall1812 Před 2 lety +5

    Mazha Allah 😍

  • @capdalacomapany2532
    @capdalacomapany2532 Před 2 lety +9

    صلو على سيدنا ونبينا وشفيعنا محمد صلى الله عليه وسلم* صلى الله عليه وسلم* صلى الله عليه وسلم* صلى الله عليه وسلم * صلى الله عليه وسلم * صلى الله عليه وسلم) 💟💟

  • @ifraaxxalsanguutaalei2585

    masha allah wllkey cod dahab noo soo badi qisooyinkaan oo kale allaha ku barakeeyee

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 Před 2 lety +29

    Asc walka kheerka jecel muraadkiina Allaha Idin saqiro Amiin yrp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin

  • @ahmedmuktar8850
    @ahmedmuktar8850 Před 2 lety +53

    😭😭😭😭😭😭😭 wllhi Ilaaheyga nafteda gacantiisa ku jirto ayaan ku dhaartey diintaan rag u soo dagaalamey oo loo silciyey anagana jidkooda waan kaleexaney oo wan ku ciyaarney ilaahow janadaada sabab la'aan na geey walaalkey qali noo soo badi qisooyinka asxaabada wallhi wan la ooyey qisadaan 😭😭😭

  • @hibaqabdihuseen8517
    @hibaqabdihuseen8517 Před 2 lety +6

    Masha allah ❤❤❤

  • @salaxudiin3979
    @salaxudiin3979 Před 2 lety +15

    Masha Allah wll codsi ilaahay ayaan kugu dhaariyey qisooyinka Asxaabta rasuulka scs noo soo badi.

  • @samirsaid6505
    @samirsaid6505 Před 2 lety +6

    اللهم آمين يارب العالمين

  • @abdirizakhaldoor1262
    @abdirizakhaldoor1262 Před 2 lety +5

    Mashalah😍

  • @jamaalahmed6213
    @jamaalahmed6213 Před 2 lety +6

    Allahu Akbar m.a 🥰🥰

  • @abdifataah4458
    @abdifataah4458 Před 2 lety +4

    عليكم السلام ورحمة الله وبركاته
    صلى الله عليه وسلم ✊👍
    اللهم امين يارب العالمين
    جزاك الله خيرا جزء 🙂

  • @jamachazanabdi3624
    @jamachazanabdi3624 Před 2 lety +4

    Mazha allah wllo noo soo badi qisooyinkan kuwa faa'iido badan inoo leh

  • @qadarc1
    @qadarc1 Před 2 lety +13

    Walaal ha iyasin🥺 walaalka Ayaan ahay fursad isii isoobooqo Juhdi iyo waqti ayaan soo GALIYAY si AAN caawimaad kaga helo🙏😢🇸🇴 Mahadsanid🙏😭🥺🥺

    • @munomanka940
      @munomanka940 Před rokem

      Wll wan ku so boqdey lkn waxa wanagsan o Adun iyo aqiro ku anfacayo e waxas ad so dhigeysid iska da

  • @user-qq4rq5wy5n
    @user-qq4rq5wy5n Před 2 lety +23

    Golden voice..
    كثّر الله في المسلمين امثالك أخي العزيز.
    Waan jeclaan lahaa inaad soo badiso
    قصص الصحابه والصالحين.

  • @to2557
    @to2557 Před 2 lety +12

    Qisada nabi yuusuf nooku xiji .... Golden voice

  • @awoqali4151
    @awoqali4151 Před 2 lety +9

    Nooso Badi wll qisooyinka asxabta wan jeclahey mahdsanid

  • @mohamaduuchannel8574
    @mohamaduuchannel8574 Před 2 lety +12

    m.a wll aqisooyinka Noocaan ah inoo soo badi ilahey idinkii🥰🥰

  • @suhaylaimaan1798
    @suhaylaimaan1798 Před 2 lety +4

    Jazakalaahu khayar wll soo badi qisooyinka Asxapadii rasuulka slalahu calayhi wasalam

  • @mubarakxasan9136
    @mubarakxasan9136 Před 2 lety +8

    Ogaal cusub for ever the most intresting somali youtube channel💯💯

  • @khadarazale1542
    @khadarazale1542 Před 2 lety +7

    Scw ilaahay khayrka hana waafajiyo aamin aamin

  • @Zaara.genyo.
    @Zaara.genyo. Před 2 lety +9

    Macha allh golden voice 👌👑keep gwn wllo

  • @samirsaid6505
    @samirsaid6505 Před 2 lety +11

    مِّنَ الْمُؤْمِنِينَ رِجَالٌ صَدَقُوا مَا عَاهَدُوا اللَّهَ عَلَيْهِ ۖ فَمِنْهُم مَّن قَضَىٰ نَحْبَهُ وَمِنْهُم مَّن يَنتَظِرُ ۖ وَمَا بَدَّلُوا تَبْدِيلًا

  • @ayaanlemohamed5480
    @ayaanlemohamed5480 Před 2 lety +6

    رضي الله عنه

  • @samirsaid6505
    @samirsaid6505 Před 2 lety +5

    رضوان الله عليهم

  • @updiaziz1478
    @updiaziz1478 Před 2 lety +4

    Qisooyinka saxaabiyada noo soo badiye legend 🤴

  • @nagiipjamal5997
    @nagiipjamal5997 Před 2 lety +5

    Keep going wll ku mahadsahantahay soo gudbida

  • @carafaadhindi8359
    @carafaadhindi8359 Před 2 lety +11

    wlhi waan jeclahay in aad mar walba aad noga so tabiso
    ragii islaamka wax u so taray
    mid hore iyo mid danbeba
    intaad gaal midhan horomarkiisa aad no sotabinaysaan
    ragii awoodi islaamka wax ku so kordhiyay
    sida saladintii dawladii cusmaniyiinta

  • @SICIIDGAALERI
    @SICIIDGAALERI Před 2 lety +7

    CODKA NINKAAN WAA MUCJISO✔

  • @abdirahmanicoab5850
    @abdirahmanicoab5850 Před 2 lety +4

    Masha Allah 👏❤️ thanks wll gold voice Allehakudhowro wll saas noogu sobadi qisooyinka asxaabta iyagaa noogu filan kudayasho ❤️

  • @khadarjiofficiall1812
    @khadarjiofficiall1812 Před 2 lety +10

    GOLDEN VOICE Mazha Allah zhp

  • @laylitaabdilahi2224
    @laylitaabdilahi2224 Před 2 lety +2

    Manchallah jaska allah khare wll noso badi qisaska asxabta thanks bro

  • @nazrazead
    @nazrazead Před 2 lety +5

    Keep going wlloh Allah keep you

  • @ZAKARIE44
    @ZAKARIE44 Před 2 lety +6

    Legend ogaal cusub🥰✅

  • @theftous-
    @theftous- Před 2 lety +5

    Golden voice

  • @arkamahassan3035
    @arkamahassan3035 Před 2 lety +3

    Wllhi waa qiso aad u mcn bro coz codkaaga iyo qiso qiiro leh ayaa kulmay xaqiiqdii
    Waankuu mahad celinayaa 100%

  • @abdiabdirahman8845
    @abdiabdirahman8845 Před 2 lety +3

    Noosoo badi qisaska noocaan ah ee saxaabada kheir allah kusiiye

  • @ibuyaska5912
    @ibuyaska5912 Před 2 lety +2

    Mashallah Qiso Aad uqiimo badan Allahau naxariisdo Muscap binu cumayr geesika islaamka😔😔

  • @maxamedkaamil2160
    @maxamedkaamil2160 Před 2 lety +2

    Ma sha allaH allow naga Dhig kowo U shahiida Diinta🤲🏻😥

  • @abdiaziizmohamed5116
    @abdiaziizmohamed5116 Před 2 lety +1

    Golden Voice

  • @Abdirizak_Hakim
    @Abdirizak_Hakim Před 2 lety +3

    Mahadsanid ustaad aad ayey xiiso uLedahy markad kashekeneyso tariikhda asxaabta

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial28 Před 2 lety +2

    M.a Ustaad Runtii Waa Qiso Cajiib Ah Waad Ku Mahadsantahay Sida Aad Inoogu Soo Gudbineyso Qisooyinka

  • @Fandhaal1
    @Fandhaal1 Před 2 lety +3

    The one only Ogaal cusub
    Insh allah waxan Rajaynayaa inaad gaadho 500K ♥️

  • @adoontiialle3162
    @adoontiialle3162 Před 2 lety +2

    Mnsha allh walaal noo soo badi qisooyinka saxabada🥰

  • @marianruun1157
    @marianruun1157 Před 2 lety +2

    Masha allah Golden voice ❤❣❤❤

  • @Zhangzhi123
    @Zhangzhi123 Před 2 lety +2

    Tariikh aad u macan oo aan la ilmeeyey 🥺😢

  • @somaliboy3054
    @somaliboy3054 Před 2 lety +4

    ogaal cusub 🔥

  • @abdifatahdahir9996
    @abdifatahdahir9996 Před 2 lety +3

    Zhp qisada khalid binu walid ka soo shekee 😍😍😍😋😘

  • @ahmedcarab8870
    @ahmedcarab8870 Před 2 lety +2

    Allahu Akbar❤

  • @armaan2828
    @armaan2828 Před 2 lety +2

    آآمين يا الله

  • @nasiiblibaan9710
    @nasiiblibaan9710 Před 2 lety +2

    Manshallah brother nofaidey ilahay hakuwfaideye

  • @abdalaali6591
    @abdalaali6591 Před 2 lety +4

    Raxmatullahi calayhi 🤲
    Waa dadkii diinta faafideeda uweynaa.

  • @leema8004
    @leema8004 Před 2 lety +2

    Aameen yaa Allah nala kulmi 🤲🤲😭

  • @mohamedali6893
    @mohamedali6893 Před 2 lety +3

    Saaxiib anigu waxaan kamid ahay dadka sida wayn kuugu xidhan kuuna jecel ilaahay dartii , barnaamijyadaadana xiiseeya. Mudo badanna kugu xidhan sidaa darted waxa aan ka codsanaya in aad maaliba asaxaabi qisadiisa noo so qadato. Salaan gobeed✋

  • @hananabdi2902
    @hananabdi2902 Před 2 lety

    Walal Masha allah qisoyinka asxabta wa muhiim inosi badi lkin sual yar baan was saxibigi gacmaha Laga jaray asaga oo calanka islamka haayo so jacfar ibnu abiidaalib ma aheyn

  • @zabrinaking1142
    @zabrinaking1142 Před 2 lety +2

    Mansha allah Tabarikallah thanks wllo 🥺🥺🥺

  • @maskaawimedia886
    @maskaawimedia886 Před 2 lety +2

    M.a Golden voice🥰Noozoo badi Muqaladan oo kale oo dinteena ku saabsan.

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 Před 2 lety +2

    Keep going bro ogaal cusup 🤗 💪 💯

  • @mahadhusein8556
    @mahadhusein8556 Před 2 lety +2

    Bro qisooyinka saxaabada inoo soo badi waa mid aan waxbada ka faaidi doono adna ajar ayaad ka helaysaa mahadsanid bro

  • @msg252thefutureoflight4
    @msg252thefutureoflight4 Před 2 lety +1

    Aamiin inshallah ustaad

  • @filsanfil2606
    @filsanfil2606 Před 2 lety +3

    Golden voice 💝

  • @kinggemar7548
    @kinggemar7548 Před 2 lety +2

    Sxp noo soo badi qisooyinka asxaapta

  • @qadaranijunior1174
    @qadaranijunior1174 Před 2 lety +1

    Nosoo Badi Walal Qisooyinka🙏

  • @laylatul3qadri856
    @laylatul3qadri856 Před rokem

    Alxmdu lillah mahad o dhan waxay u sugnatay alle ilaahayow islamnimo aan ku dhimano aamiin

  • @abdiraxiinwarbaca9254
    @abdiraxiinwarbaca9254 Před 2 lety +2

    Allah akbar

  • @rapperssmoke2209
    @rapperssmoke2209 Před 2 lety +1

    Masha Allah 😍

  • @zuhaipwayeel
    @zuhaipwayeel Před 2 lety +1

    M.nsha allah

  • @ahmedosmanshidane1840
    @ahmedosmanshidane1840 Před 2 lety +1

    Allaah ka aqbalo shahaadada
    Muslimiinta dhmn Allaah u naxariisto

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 Před 2 lety +1

    Mnshalah

  • @marwaanxasan3572
    @marwaanxasan3572 Před 2 lety +1

    Aamiin yaa Allah

  • @user-je8nb6jw2s
    @user-je8nb6jw2s Před 6 měsíci

    Machallah Alhamdililah lhamdililah Allahou Akbar

  • @ayuupcade6954
    @ayuupcade6954 Před 2 lety +2

    Wll waxa ka codsanaya inaad ka so hadasho
    Dagaalki ceynul jaalut ee tataarka io islamka dhex maray mahadsanid🙏❣

  • @camarbinmire348
    @camarbinmire348 Před 2 lety

    Zxp qisoyinka saxabada inoso badii zxp keep going

  • @armaan2828
    @armaan2828 Před 2 lety

    M.a codkii Dahabiga ahaaa Allh ha ku barakeyo sxb

  • @abdikafariwal945
    @abdikafariwal945 Před 2 lety

    Alle Haa ajirsiiyee wll soo badi

  • @faham6920
    @faham6920 Před 2 lety +1

    Mashaallah

  • @mowarsame5513
    @mowarsame5513 Před 2 lety

    Insha allah 500k

  • @siciidoshmaxamed6023
    @siciidoshmaxamed6023 Před 2 lety +1

    mashalaah 🥰🥰💋

  • @um.sumeya1377
    @um.sumeya1377 Před 2 lety +2

    😭😭😭😭😭😭 yaa allah diin dhibka loso maray oo si fudud ku helay aya ku kibreyna allaw no gargaar

  • @Muuse99
    @Muuse99 Před 2 lety +1

    Allahu akbar 😭

  • @faham6920
    @faham6920 Před 2 lety +1

    Allaahu Akbar wlhi😭 waan ooyay.

  • @kamaaludiinka
    @kamaaludiinka Před 2 lety

    Mashallah Mahadsanid walaal

  • @xamseaadam1954
    @xamseaadam1954 Před 2 lety

    Bro ilahy khyr haku siyey Barnaamijyo noocan oo kale so gudbi

  • @cadnaancaalin8372
    @cadnaancaalin8372 Před 2 lety

    Taarikhda saxabada so badi insha allh

  • @abdinoormahamed8320
    @abdinoormahamed8320 Před 2 lety

    Wll nosoo badi qisaskaano kale
    Allah hakaa abaal mariyo

  • @cabaasmoha4464
    @cabaasmoha4464 Před 2 lety

    Mncha aLh❤️

  • @mupeemahameth1709
    @mupeemahameth1709 Před 2 lety

    Soo badi walaaal walahii wan jeclestay 🥺

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 Před 2 lety +2

    Respect 🙏

  • @BellaMOct22
    @BellaMOct22 Před 2 lety

    اللهم امين يارب العالمين

  • @sudaysisaleeban2174
    @sudaysisaleeban2174 Před 2 lety

    Amiin yaa rabi

  • @cabdallayare5961
    @cabdallayare5961 Před 2 lety +2

    Ilaah hku xafido

  • @fatimamohammed8526
    @fatimamohammed8526 Před 2 lety

    Masha allh wllo❤🥰

  • @salmaanhaadi3110
    @salmaanhaadi3110 Před 2 lety +4

    Sxib magacaa Adiga ?
    Xage joogta ?

  • @funnykids5667
    @funnykids5667 Před 2 lety

    Asc wll qali Allah ha ku barakeyee no so badi

  • @72BL
    @72BL Před 2 lety +1

    Aaway mudane music background dhigiii kaasaa codkaaga sii macaanaynayeee zxp

  • @gacalugaas9551
    @gacalugaas9551 Před 2 lety

    Msha allah walaalkey allah ha ku dhowro

  • @haajirx7178
    @haajirx7178 Před 2 lety

    Noo soo badi wll 🙏🙏