War deg dega ciidanka DDS oo dagaal culus cagta kumariyay milateriga Itobiya" Cadaytu

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 06. 2024
  • Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

Komentáře • 207

  • @khalidjiheeye3809
    @khalidjiheeye3809 Před 2 dny +14

    From hargeisa guul somali galbeed alle cadowga ha idiin jabiyo

  • @user-yb6yq5cl4b
    @user-yb6yq5cl4b Před 2 dny +22

    Form moqadisho guuul cidamada somalida guul hadii nalo bahdo shacabka moqadisho diyar banahay waqti kasto guuul somalida❤

    • @user-gf6mu3fr3v
      @user-gf6mu3fr3v Před 2 dny +3

      Mahadsanid reer muqdisho waxan ni leyahay dowlada federalka soomaaliyed garab istaga midnimada soomaaliyed adkeya.Guul iyoleyse gobanimo soomaali wey.Kasocoto/From:Soomaali galbed;dir dhaba iyoleyse sitti.🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @CaliyassinCaliyassin-dp6sg

    ciidaanka Qaran somaligalbed Guuuuuuuuuul ❤sitti diri dhaba somaligalbed 👍 ♥️

  • @Mahamed-rg2rk
    @Mahamed-rg2rk Před 2 dny +16

    Yes ree ogaadeniya guul

    • @AyanleNur-rq5jg
      @AyanleNur-rq5jg Před 2 dny

      Magaca Ogaden iska dhaaf sxb waa qabil ok qabyalada joogi waa fahan

    • @mohaabdi4011
      @mohaabdi4011 Před dnem

      Dhulku waa ogadenia dadkuna waa Ogaden ciil u dhimo

  • @CabdiRahiimXasan-pu7qc
    @CabdiRahiimXasan-pu7qc Před 2 dny +13

    GUUL CIDAMADENA LIYU POLICKA❤❤💪💪

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 Před 2 dny +10

    Guul DDS 💪💪💪

  • @user-fm8ej5yb4f
    @user-fm8ej5yb4f Před 2 dny +2

    Ciidanka deegaan iyo shacabka soomaaliyeed guuleeyasata geeshkayagoow guuleeyasata guul guul guul 💪💪💪💪💪💪🔥🔥🔥🌹❤️

  • @caashacabdi9016
    @caashacabdi9016 Před 2 dny +5

    guudahaanba soomaali galbeed guulaysta

  • @caashacabdi9016
    @caashacabdi9016 Před 2 dny +6

    asc jaamac halyay adiga iyo sxbdaba wad mahadsn tihiin guulaysta insha allh

  • @nadiifokiin2662
    @nadiifokiin2662 Před 2 dny +6

    Allow cadoowga soomaali uga hiili

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 Před 2 dny +3

    From ceerigaabo habaryoonis, waxaanu u rajaynaynaa walaalaheen somali galbeed guul guul guul

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 Před 2 dny +3

    Ma sha allah guul shacabka iyo dawladda deegaanka Soomaalida guud ahaan gaar ahaan ciidanka deegaanka Soomaalida guulaysta idamka alle goor kasta iyo goob kasta from GK ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-lm9es8xp9x
    @user-lm9es8xp9x Před 2 dny +1

    Masha allah guul gull Somaligalbed gull gull Reer sitti Somaligalbed Luyu bolic From djbuti ❤️❤️❤️💪💪💪💪💪💪💪❤️❤️❤️❤️

  • @AbdiSheik-rl8sj
    @AbdiSheik-rl8sj Před 2 dny +5

    Xasan sheekh ha Ka faaiideysto maanta waa maalintii uu sheegi jiray c c shakuur

    • @user-fr8kw7vy9m
      @user-fr8kw7vy9m Před 2 dny

      kkkkkkkk keeka faa iidaaysanaya ma mooeyaankan xabaalaha qodanaya

    • @AhmedMohamed-uf9bx
      @AhmedMohamed-uf9bx Před 2 dny +1

      @@user-fr8kw7vy9m waa sida eey ku latahay adiga inaga amiirul-mu,miniin buu nooyahay

  • @ayanadam4102
    @ayanadam4102 Před 2 dny +4

    Inshaa allaah guuul guuul

  • @IsmailGuirreh
    @IsmailGuirreh Před 2 dny +3

    Guul Guul ayaan u ragaynayna shacabka iyo ciidankeena difaacaya ciidooda gayshkeeno guushu waa garabkiina.

  • @AdenMohamed-dx3fx
    @AdenMohamed-dx3fx Před 2 dny +1

    Asc jamac galad iyo guuleedwanni salaamay allaahu akbar guuleysta

  • @user-hg7sx8bv7w
    @user-hg7sx8bv7w Před 2 dny +3

    Cadawaga somalida hajabo insha allaahu

  • @GalabXagaCaweys
    @GalabXagaCaweys Před 2 dny +3

    Waa jihaad waana xaq in la dhito diyaar ayaan u dhahay

  • @abdithesmasher2854
    @abdithesmasher2854 Před 2 dny +3

    Allaahuma mansur Soomaali State
    Wa ahsim abii washayadinahu

  • @burcokibir894
    @burcokibir894 Před 2 dny +1

    From Burco , Gx , HY wlahi dhiiga ayaan u shubi ciidanka Somali galbeed .

  • @sacdiyaabdulla9478
    @sacdiyaabdulla9478 Před 2 dny +3

    Guul insha allah 🙏

  • @DerarDerar-nu5ir
    @DerarDerar-nu5ir Před 2 dny +3

    Masha alaah guulaysta wllyal anaguna garabkina taganahy

  • @wavyali5768
    @wavyali5768 Před 2 dny +5

    Aamin aamin aamin

  • @user-yd1ob9tq7h
    @user-yd1ob9tq7h Před 2 dny +2

    Meleteriga Ethiopia iyo cawanta ey lugaha ku wadato ha ogadan ragan wa ONLF laiskuma gabanayo ader Gul cidanka somalida from garissa

  • @user-bt5rv5wr4f
    @user-bt5rv5wr4f Před dnem

    Machallah i supporte i from Djibouti Jano

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Před dnem

    Insha allah waad guulaysanaysaan ,somali galbeed guul ,itopiana way jabi iyo canfarba ,ala ha jebiyee

  • @user-lh6il2rz5o
    @user-lh6il2rz5o Před 2 dny +3

    Inaadeer igasoo jawaab qoraalkaa

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah Před 2 dny +1

    DDS+ horay u socda ha soo jeesanina❤

  • @ifrahabchir4223
    @ifrahabchir4223 Před 2 dny

    Inshaallah ❤somaligalbed wey guuley sanayan 🤲🤲🤲

  • @hakashakin3306
    @hakashakin3306 Před 2 dny

    Xabashida allaha jabiyo, ummadeenana allaha mideeyo.

  • @AliWarsame-rl9pj
    @AliWarsame-rl9pj Před 2 dny

    Insha allah guul guul waad gaadhene horaw socda taridh iyaad ka tagaysìñ

  • @saabirhaji6056
    @saabirhaji6056 Před 2 dny +3

    Guul baan lee nahay raga xabada cadawga ku ridaayo

  • @snw9257
    @snw9257 Před 2 dny

    Allahuma Amiin Amiin Illahay ha hoojiyo kufaarta iyo isbahaysigodaba guuuuul iyo gobanimo reer DDS 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🙌🎉❤

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 Před 2 dny

    Illaahoow Itoobiya baabi’i Aamiin yaa Allaah

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 Před 2 dny +4

    ONLF SOO NOQDA BILLAA CALEEKUM ISKA FOGEEYA CIIDANKA ETHIOPIA KU KOR DHAANTEEYA.

    • @jamalportal73
      @jamalportal73 Před 2 dny

      ONLF nasiib daro Aby Ahmed bay hoos fadhiyaan.

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 Před dnem

      @@jamalportal73ma hoos fadhiya er Somali ayey Ka dagalami wayen

  • @OmarIsmaelAden
    @OmarIsmaelAden Před 2 dny +1

    Harimade Anahaban Vive somali oo dhan✌️♥️

  • @saabirhaji6056
    @saabirhaji6056 Před 2 dny +2

    Wax Ethiopia la yiraado ma jirto maanta ayeey idinkugu soo dhawdahay

  • @OmarCigeeDarar
    @OmarCigeeDarar Před 2 dny +3

    Ciidaanka qaran somali gull gull walll gesyalla

  • @abdihakimmohamed3196
    @abdihakimmohamed3196 Před 20 hodinami

    Guul iyo Gobanimo ciidanka degaanka somalida cadowgiina cagta hoosteeda insha Allah

  • @makoosmanfatouma6932
    @makoosmanfatouma6932 Před 2 dny

    🎉❤❤❤❤❤ Mash Alhal qurhauux de

  • @farahkeinan3289
    @farahkeinan3289 Před 2 dny +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-hm9sl2gk5p
    @user-hm9sl2gk5p Před 2 dny

    اللهم عليك بالظالمين

  • @nuucmanabdifatah7394
    @nuucmanabdifatah7394 Před 2 dny

    Allahu akbar 💕

  • @sulaymandjama2651
    @sulaymandjama2651 Před dnem

    Guuleed & Nuur waa dhalinyaro qaaliya soomalinimaduna run ka tahy waxaan leenahy guulaysta Hadaan ciise nahyna abaalba inii haynaa

  • @hassanafyare3802
    @hassanafyare3802 Před 2 dny

    Mashaallah guul guuuul guul iyo gomanimo ❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaxamedAhmett
    @MaxamedAhmett Před 2 dny

    Soomaaligalbeed xiligii ey guumeysiga madow kaxaroobi laheyd baa lajooga allahuakbar🇸🇴

  • @abdiiabduosman4746
    @abdiiabduosman4746 Před 2 dny +1

    Guul...

  • @user-vq7ir2vu2v
    @user-vq7ir2vu2v Před 2 dny

    Guule ilahow xaqudirirka soomaalida dhulkoda labobayo.
    Allow jebi canfar io cawanked insha allah..

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 Před dnem

    Waa gun waa run itoobiyaan duli iney xoolo iyo shul soomaali cunaan uun raba

  • @safarle9284
    @safarle9284 Před 2 dny

    Ilaahi idinkiis waa shahiidayaal, Liyuu police waa geesiyaal Allaha dhowro.

  • @saidhalkama3373
    @saidhalkama3373 Před 2 dny +2

    GULL SOMALI WEYN
    GULL DDS

  • @Dulqusley
    @Dulqusley Před 2 dny

    Guul Somalia 🇸🇴

  • @MuxumedCali-xi8cl
    @MuxumedCali-xi8cl Před 2 dny

    Guul guul guul guuleesta waajihaad waanaxaq midkiina dhinto waajino gale midkiina noolne waa murtaax guul guul guul garabkiina Allahabad galo wallaalayaal

  • @kadrahadji9734
    @kadrahadji9734 Před dnem +1

    Somaali wa geesiyaal aan cidb ku gardaraan wa rag gacan tooda halka ay toogato danbas noqoto somal.galbeed Ciisse iyo Ogadeen geesinimada way kudhasheen.horow socda guul

  • @ahmeddahir6224
    @ahmeddahir6224 Před dnem

    Guul Somalia ❤❤❤❤

  • @ahmedjama7670
    @ahmedjama7670 Před 2 dny

    Allahu akbar

  • @user-dk7hk3ph1b
    @user-dk7hk3ph1b Před 2 dny

    وعليكم.السلام

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 Před 2 dny +8

    Guul ciidan ka liyuu geesi yada lagu gam o guul guul ❤❤❤❤

  • @sabamoumin6259
    @sabamoumin6259 Před 2 dny

    Soomaali gabeedguul inshaa allah itoobito hajabto

  • @abshirhussein7987
    @abshirhussein7987 Před 2 dny

    Man sha Allah good job Ilah ha u fududeyo ilaah ha u şahla I’m really happy to hear that

  • @gare12
    @gare12 Před 2 dny

    GUULEEYSTA SOOMAALIYEEY

  • @hodanaskar2089
    @hodanaskar2089 Před 2 dny

    Manshalah

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 Před 2 dny +2

    Welkom 🤗 Guuleed & Jaamac karkari

  • @a.j2428
    @a.j2428 Před 2 dny

    somalida degan somali galbeed guud ahaan iyo somalida degan somalida xorta ah, waa inay taageeran ciidamada liyuuga iyo shacabka sitti

  • @ubax3018
    @ubax3018 Před dnem

    Guu ciidanka DDS
    Wlhiy waan idiin duceeyaa
    Saacad waliba dagaalkiinu waa xaq jihaad kudifaaceysaan dhulkiin iyo birmageydada

  • @OmarMohamedDahir
    @OmarMohamedDahir Před 2 dny +2

    Zxpayal cidanka waxay sameyen uun hashegine wixii laga dilayna sheega

  • @MohacaliCbdi
    @MohacaliCbdi Před 2 dny +1

    Waa inoo dagaal itiobiya

  • @user-pz2kj3fq5h
    @user-pz2kj3fq5h Před 2 dny

    Guul incha Allah ❤❤❤❤

  • @ismailfarah3596
    @ismailfarah3596 Před 2 dny

    GUULEYSTA SOOMAALIYEY CADAWGIINA CANFAR IYO XABASHI DHEGTA DHIIGA U DARAN. INSHA ALLAAH WAAD GUULEYSANAYAAN EE ISKU DUUBNI MUUJIYA DHULKIINA DIFAACDA CADAW AAN ITOOBIYA IYO ABIY AXMED MA JIRAAN EE TUSIYA CUDUDIINA TIGREY IYO XABASHI MIYAA IDINKA FCN.

  • @user-zj6ik6ul1k
    @user-zj6ik6ul1k Před 2 dny

    Guul iyo gobanimo❤

  • @user-fm5hp2rb9u
    @user-fm5hp2rb9u Před 2 dny

    Gull gull gull somaligabed❤❤❤❤❤ishalh

  • @j.jilani4535
    @j.jilani4535 Před 2 dny

    Waa Cunduufo halka riigu ku yaalo.

  • @user-fc3du7zj5n
    @user-fc3du7zj5n Před 2 dny

    Itobiya manta dakameyt ayey ledahay haladamasha tiro

  • @mohedaxmedadariadari4866

    Jaamac jecliyaa kkkkkk 1500 oo maanta iyo 1500 weerarkii candhuufo lagu dilay ,dhammaan waa ciidamadii D/dhexe ee Itoobiya.

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 Před 2 dny

    Asc Jama galad

  • @AbdiSheik-rl8sj
    @AbdiSheik-rl8sj Před 2 dny +2

    Goojacadihii 2aad

  • @hodanaskar2089
    @hodanaskar2089 Před 2 dny

    Dulmi wayn baywadaan ciidamada kuwa soo duulay

  • @AbdulahiAbdi-ns8eg
    @AbdulahiAbdi-ns8eg Před 2 dny

    Guuul DDS iyo Ge.Gafaaydhe

  • @user-xc5vn1do9z
    @user-xc5vn1do9z Před 2 dny

    Shaqsigii Damiir Somalinimo iyo dadnimo kujirto Hayka xaadiriyo Cundhufo.
    Bisiq Sarmaan

  • @user-zj6ik6ul1k
    @user-zj6ik6ul1k Před 2 dny

    Soomaali way israaci xili dhaw❤

  • @OmarIsmaelAden
    @OmarIsmaelAden Před 2 dny

    Vive jamac et sont equipe hura ,✌️💪

  • @xasancabdulqadir1075
    @xasancabdulqadir1075 Před 2 dny +1

    G.hiiran asc dhmn walaalaheen d.degaanka haleys garabsado dhmn walaalayaal cadowga aan iskadulqaadno oo baacsano dhmn dhalinyarada somaliyeed meel walba ey joogaan wlhi diyaar bey idinyihiin fariimahiina wainomuhiim walalayaal guuleysta

  • @nasserpokie
    @nasserpokie Před 2 dny

    Ustaad Jaamac Gallad Saxafi sare/Dhaqan yaqaan Kan yar ee ku wareysanyaa waa ciidankan ku sheegay weli ma aflaxin yarkani

  • @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn

    Liyuu police sharaf kudhinta waad guuleysaneysaan inshallah awalba dadkiina ayaa la idinku xasuuqi jiray oo aad isku dhiman jirteen ee iminka kiinii dhinta waa shihiid kiinii noolaadana sharaf iyo karaamo ayuu kunoolaanayaa ee na abaal gashada hadii aanu nahay shacabkiina duco iyo dagaalba waanu idinla garab taaganahaye guuleysta inshallah fardo awliyo fuula nacabka fulaygaa oo faylasha kajara firxadkana fogeeyoo fursadaha kafaaiida inshallah💯🇬🇶🇬🇲☂️👍

  • @elmi-bt2jg
    @elmi-bt2jg Před 2 dny +9

    Guul iyo gobonimo liyuga iyo shaabika somali Galbeed sitti

  • @ismacilabdi1278
    @ismacilabdi1278 Před 2 dny

    Haa waa sidaa
    Waa in aynu dhimanan
    Oo waxa iska celenaa
    Tuugta wale itoobiya waxa taqaana kaliya xabada iyo Ina la iska celiyo onlf way iska celiyeen lakiin inaga ayaa uloognay

  • @lifeasyouwouldwantto9465

    Guul ciidenkeeyoow.

  • @DerarDerar-nu5ir
    @DerarDerar-nu5ir Před 2 dny

    Wani salamay labadina wariye

  • @GalabXagaCaweys
    @GalabXagaCaweys Před 2 dny

    Bari ilaa bad galbeed ilaa iyo xuduudeyna, cadeytu ilaa iyo Hawaas wan joogna
    Nabad dhugu aqoonsada waad dideyn waan iskiin bareyna

  • @calidaclood5205
    @calidaclood5205 Před 2 dny

    GUUL GUUL GUUL
    SOOMAALIYA HAGUULEYSATO.
    GARABKIINA ILAAHAAY, HAGALO.

  • @fatihhassan5020
    @fatihhassan5020 Před 2 dny

    Guul

  • @xasankhadar5145
    @xasankhadar5145 Před dnem

    OO KAALAY HADII LIYUUGA SOOMAALIDA IYO SHACABKA CIISE MILATERIGA ITOOBIYA CAGTA MARINAYAAN MAXAY SOMALIDOO HAYSATA IN KA BADAN 3000 OO TIKNIKO AH MAXAYNU U QABSAN WEYNEY YAA

  • @rock_diamond9475
    @rock_diamond9475 Před dnem

    Wadada tareeenka ha la jaro

  • @Hibo-z9p
    @Hibo-z9p Před 2 dny

    Jamaica,glad,hanbaly,hanbalyo,esi

  • @IimaanMaareeye
    @IimaanMaareeye Před 2 dny

    Guuuuuuuuuuuuul.dds.liyubolis

  • @abdijabarismail2278
    @abdijabarismail2278 Před 2 dny

    Gull gobanimo somaliye

  • @AsadAbdi-pm1wt
    @AsadAbdi-pm1wt Před 16 hodinami

    Maanta xornimo inogu dhowdahay kudurduriyaa
    Calankan u ooynaayey 😢😢😢😢
    Maanta maalin Ethiopia iga tabaryartahay malahan
    Caloosha dhagaxa iigu xira

  • @hodanaskar2089
    @hodanaskar2089 Před 2 dny

    Aamiin

  • @jamalaxmed7412
    @jamalaxmed7412 Před 2 dny

    anaga na Kuwa gudaha somalida xorta ah ku jira ayaan leendoona qof kasta ooo somali ah dagaal ha u diyaar garoobo