37 Su aalood oo wada Nikaax ah || Sh Maxamed Cabdi Umal

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 02. 2024
  • ✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
    fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia
  • Hudba

Komentáře • 60

  • @ismaaciilxasangaabow9459
    @ismaaciilxasangaabow9459 Před 4 měsíci +10

    Jazakalaahu qeyr

  • @CumarcabdiXanafi-yx8rp
    @CumarcabdiXanafi-yx8rp Před 5 měsíci +12

    ALLAH XIFDIYO SHEKH UMUL RUNTII WAAA CALIM UMADAN ALLAH UGU DEEQAY

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i Před 5 měsíci +16

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️

    • @lulymusse8977
      @lulymusse8977 Před 5 měsíci +1

      Scw scw scw

    • @abdikarimismail442
      @abdikarimismail442 Před 5 měsíci

      Scw scw scw

    • @abdiqaniqalaf8852
      @abdiqaniqalaf8852 Před 5 měsíci

      Scw😍scw ❤ scw ❤ scw❤ scw ❤ scw❤ scw❤

    • @khadraabdulahi586
      @khadraabdulahi586 Před 4 měsíci

      Scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @user-yh3hw4ro5h
      @user-yh3hw4ro5h Před měsícem

      383333334333333333333333333333833333333333333333333333333333333383333333333333333333334333333333333333333333333333333833333333333333383333333333333333333333333333843333383338333333393333333333383333333333333333333333333333333933i339333333333333333333343333333333333333333283333i3333333333833333333333333833838333333333333833333333333333333333333333333333o33333333338333333333333493333333333333333333333333333333333333333433333333339333933833333933333i33333933393333333333333833333333339333333333833333333333333333393933383383333333933333333933933333393333393339333338333333333338383333333333333333333333833333333333333333333333333333333333333338333333333333333833383383333933833333333333338338333333333333333o33333333333333333338333333333333333333333333333333333333334333333oee3333333383333833383333333333333333333333833383333333833333333333333333333333933338333383333338333333393339333333e3333333333333339339339333333339333833393333333333333333333333333333393333933333333333333333393333339333333333333333333333333333333333333333o333333333333333333333333333333333333333333333333333333333333393333333333333338333333833333333333333333333333333333333333383333333333333i333333333333333i3333333i3333333333333933393339333333333333393333333333333393333333333332333333333333333333833393e3o3333939333338333333333933333333333333333333333333383433339333323o383333333333338333333383333333333339383333333o338333393333333333333333333i3333333333333o333333339333383333333333333333333333333333333i33333933333332333333333333333383333333333833332333333333333333333333333333333333333333393333333333333333333333933333333333333333333333333833333o338333333333339333333333333333333333333333333333333333333338333333333333333333338333333333333333333333383333333333333333333393333333333333333333383338333333333i33333333333333333333333333333333333334333333333333333333339333333338333333333o333333333333339333333333333383338333333333333333833393338333333333333333933333333333333333333333233833333333338339339333333333o333333333339333333933333​@@abdikarimismail442

  • @AnisaAhmedMohammad-pt7bf
    @AnisaAhmedMohammad-pt7bf Před 4 měsíci +1

    Masha allaah allaah ku xafido

  • @haaboali1198
    @haaboali1198 Před 5 měsíci +5

    Asc. Sh. Umaal Allaha haa idin baraakey culumaada aduun iyo akhiro ameen ameen Allahu.

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Před 5 měsíci +14

    Inaa lillah wa Inaa ileyhu raajicuun. Allahayoow nabad iyo Nasteexo ummadda Somaliyeed iyo ummadda islaamka dhamaantood.

  • @user-pf6kq4tm4p
    @user-pf6kq4tm4p Před 4 měsíci +2

    Mashaa Allah ❤ Allah hanoxafidha sheikquna

  • @CumarcabdiXanafi-yx8rp
    @CumarcabdiXanafi-yx8rp Před 3 měsíci

    Subxanallah nin jinbaa qaboaa😢

  • @user-pj2ht1sf8t
    @user-pj2ht1sf8t Před 5 měsíci +3

    Sheekh umalw mxay tahay kuwaan dhahaya falastiin dhulkaan iskama lahn ee yahuud baaa iska leh mxay ahaayeen

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 Před 3 měsíci

      Dhulka Falastiin ayaa iska leh 1948 ayaa Hahuudda Yurub Ingiriisku ka soo raray oo Falastiin soo dejiyey xasuuqii Hitler ka dib

  • @user-vl5iz1tp4i
    @user-vl5iz1tp4i Před 5 měsíci

    Masha Allah ❤❤❤❤❤

  • @user-ql2mf7er4j
    @user-ql2mf7er4j Před 5 měsíci

    Masha allh

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i Před 5 měsíci +2

    Sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️

  • @Omoulikar-ts7km
    @Omoulikar-ts7km Před 5 měsíci +1

    Watsp maha

  • @Halal013lolol
    @Halal013lolol Před 5 měsíci

    Asc sh umal ayn rabay suaalo inaan weydiyo halkeen kala xiriira

  • @lulymusse8977
    @lulymusse8977 Před 5 měsíci

    Cw scw scw

  • @user-ql2mf7er4j
    @user-ql2mf7er4j Před 5 měsíci

    Wcs

  • @Omoulikar-ts7km
    @Omoulikar-ts7km Před 5 měsíci

    Asc

  • @khalifbulle4194
    @khalifbulle4194 Před 5 měsíci

    Hi

  • @user-rf2ir3yv1l
    @user-rf2ir3yv1l Před 5 měsíci

    Allah nagu anfoco

  • @abdikarinisnail5240
    @abdikarinisnail5240 Před 5 měsíci +2

    Babdhaha alaabtooda ayaa intaa laga sheekaynayaa oo laga ganacsanayaa, waxa aduun nukliyeer iyo dayaxa laga shaqaynaayo.

    • @fadumohassan6511
      @fadumohassan6511 Před 5 měsíci +2

      😂😂😂 diinta iin laa sharaxo waa ficaan tahay oo umada jahaliga uga jiro lkn dumarka bahalkooda waa dhemaan😂

    • @hodanmahamud7359
      @hodanmahamud7359 Před 5 měsíci +2

      adigu miyaadan ahayn nin maad nukliyeer noo raadisid

    • @majid2968
      @majid2968 Před 2 měsíci

      Akhiro nukliyer lays waydiin maayo diintanan baa lays waydiinay maku dhamanteen mise waad ka tagteen kuwa nukliyrka sameeyey waa kuwa ale agtiisa ugu jaahilsan oojahanamo ka dheregtay
      Maxa faaiudo ah

  • @samiiramohamed7496
    @samiiramohamed7496 Před 5 měsíci +1

    😂😂😂😂😂😂

    • @abdiqaniqalaf8852
      @abdiqaniqalaf8852 Před 5 měsíci

      Sababab walaal mawaxlaguqoslo miyaayaal meesh subxaanalaah

  • @fardowsamahi6969
    @fardowsamahi6969 Před 4 měsíci

    Assalam calaykum fadiilatu sheikh, wahan ahay gabadh wadan kale ku kortay oo sharci wadan aanku koray iyo dadki aan lakoray oon qoranahay ayaa ibihiyey , lakiin se abahay wuu dhintay markaas walaal keeyna wuu ogaa wuuna ogalaa madaam oo wadan kale uu joogo?
    Jazakallahu kheeyran jaza

  • @Omoulikar-ts7km
    @Omoulikar-ts7km Před 5 měsíci

    Asc watsap maledihin

  • @cabdiraxmancarfan2002
    @cabdiraxmancarfan2002 Před 5 měsíci

    - الشرط في عدم زواج غيرها عند العقد الزوجي بينهما مسألة خلافية بين الفقهاء ومنها أ- عدم جوازها عند الأئمة الثلاثة غير الحنابلة فإنهم جوزوا ذلك بأدلة .
    - أخذ الزوج مالا من زوجة تريد الرجوع إلى زوجها الأول بدون علم الثاني ذلك ، يجوز ذلك .
    - لا يجوز إكراه المرأة على رجل في الشرع .
    - تزويج الرجل الولي على امرأة لها بنفسها يجوز ، وجعل الولاية لآخر تجوز عند الشافعية .

  • @najmacabdi7771
    @najmacabdi7771 Před 3 měsíci

    ❤❤

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi7915 Před 5 měsíci

    Shiikh cabdi umul waa taa taajir waaye

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 Před 3 měsíci

      Masha Allah dheh. Allah cilmiga, maalka iyo reerahaba haw barakeeyo. Maxaa ku jaban hadduu taajir yahay ma inuu tuugsado ayaa rabtay

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 Před 5 měsíci

    Alow adan ka magan galnay

  • @Really2025
    @Really2025 Před 4 měsíci

    Can anyone tell me what people are laughing? Sheekha iyo anaguba Uma baahnin QOSOL.

  • @zainababdi781
    @zainababdi781 Před 4 měsíci +1

    😂😂😂😂 hadaad u bogtay oo uuba ka hawl fiican yahay ninkaaga😂😂😂😂

  • @naciimaxasan448
    @naciimaxasan448 Před 5 měsíci

    Waxa uu qaadanaayo ninku ma wixii uu bixiyey ama Ka baxay oo qarash ah mise wuxuu dalban karaa wixii uu doono oo xoola ah gabadhu haba awoodi waydee haddii ay rabto oo markaasna uu halkaas Ku xanibnaato

  • @soobax7544
    @soobax7544 Před 3 měsíci

    Jinkaas saqajaan ayuu aha kkkk

  • @cabdiraxmancarfan2002
    @cabdiraxmancarfan2002 Před 5 měsíci

    ١- هل يجوز تزويج المرأة نفسها بإذن أبيها عن طريق الوكالة ؟ ج- لا يجوز .
    ٢- يكمن جماع الرجل بالجن ؟ ج- عند كثير من العلماء قالوا بإمكان ذلك ، بقوله تعالى ( لم يطمثهن إنسان ولا جان ) ، الآية . ( وشاركهم في الأموال والأولاد ) ، ولكن الزواج لا يكمن بينهم ، وأولاد لا يكون بينهم، وهل هناك ذنب على هذا الفعل نعم مت يقدر ، ولا ما لا يقدر ، وهل يجب الغسل من ذلك ، في النوم لا يجب الغسل ، وفي الظاهر ما قع الجماع المباشر من الجن المتمثل بالإنسن وإنزال الماء يجب ، الغسل ، وأما مجيء الجن للمرأة مع فعله الجماع عليها وهو غير مرئي عليه في غسله من ذلك خلاف بين العلماء .

    • @user-ugaasonuur
      @user-ugaasonuur Před 4 měsíci

      😅😅😊😅😅😊😊😊😅😅😅😊 people who op😮 please

  • @user-nh8wf2oe8u
    @user-nh8wf2oe8u Před 3 měsíci

    Ninkii idin dageystaa ka daran

  • @abdirazakwaid7271
    @abdirazakwaid7271 Před 5 měsíci

    Jinka iyo insigu awlaad way isku dhalaan .shekhow waxaa kaga filan waxaanaad garaneeyen ma garanayo hadi kala dadku way karuumaysanayaan waxaanad dalil uu hayin ayad ama xadhith

    • @samiraige4360
      @samiraige4360 Před 5 měsíci +3

      Adigu cadayn keen inay isu dhalaan diinta meelna kama jirtee

    • @mustafemaxamed6085
      @mustafemaxamed6085 Před 5 měsíci +1

      Dadka ufaa,idee bal gaal iyo Muslimba lama arage

    • @FaatmaaAlfaa
      @FaatmaaAlfaa Před 4 měsíci

      Wagan caruurta Ahaabaa waxaan arkey cunug la leyahay Asagoo umul ah ayaan jin bedeshtay cuniga Hoogaho ilmaha kleh lama mid ahayn yaaab ayey ilatahay ila iyo jada

    • @asmaanaxariisbdn2105
      @asmaanaxariisbdn2105 Před 4 měsíci

      Adiga daliil ma uhaysaa ilen diinta kaamil waye xadiith io quran ma uhaysa jini io bini aadam iney ilmo isku dhalan

  • @fahima6186
    @fahima6186 Před 5 měsíci +2

    They like talking about private parts❗️wadaada somalida howl kaleba male 😂😂😂

    • @cabdirisaaqcali4296
      @cabdirisaaqcali4296 Před 5 měsíci +3

      Walaal diinteena fiican ayay wadaadadu inaga jaahil bixinayaan waana u baahanahay ilaahay khayr ha siiyo sheekha iyo culimada oo dhan

    • @fahima6186
      @fahima6186 Před 5 měsíci

      @@cabdirisaaqcali4296
      Aad baan ugu xirnahay oo tafsiirka qaranka iyo axaadith taba aan karaacdaa sheekh Umal waana sheekheyga LKN wax aan kadoonaayo ineey dadka ka wacyi geliyaan oo eey xooga saaraan intaas weey kaweeyntahay habo❗️
      1. Siyaasada somalida
      2. Dhiiga daadanaya😭
      3. Dulmiga caadada iyo dhaqanka noo ah😭
      3. Dhalinyarada social media kukharibantay❗️
      Intaas ma ugudbin kartaa habo❓جزاك اللهُ خيراً👍

    • @fahima6186
      @fahima6186 Před 5 měsíci +1

      @@cabdirisaaqcali4296
      Asc Sheekh Umal waa sheekheyga aan wax kabarto tafsiirka quranka weliba LKN waxa aan kadoonaayo inuu dadka ka wacyi geliyo intaas waa kaweyntahay habo! Waa iney xooga saaraan🙏
      1. Siyaasada
      2. Dhalinyarada social media ❗️
      3. Dhiiga daadanaaya😭
      4. Dulmiga caadada iyo dhaqanka noo ah😭
      جزاك الله خيرا ً

    • @Really2025
      @Really2025 Před 4 měsíci +3

      Xaajiyo,Illaahay la baq. Sheekhyada Somaalida wanaag iyo XISHOOD ayaanu ku naqaan. Barro diintaada. No one cares about private parts!!

    • @asmaanaxariisbdn2105
      @asmaanaxariisbdn2105 Před 4 měsíci

      Alle kama xishoodo xaqa mark inan xaqa ka xishona wa jahlinimo