JIGJIGA STREET FOOD 10$ MAXAY KU JARAYSA JIGJIGA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024

Komentáře • 18

  • @amincaraalechannel
    @amincaraalechannel Před 2 měsíci +1

    Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato
    mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼

  • @hassanabdulahi2593
    @hassanabdulahi2593 Před 2 měsíci +2

    Fiiri dhalinyarada soomaaliyeed waa wada wallaalo, mid Hargeisa ka yimid, mid Xamar ka yimid iyo mid Jigjiga ka yimid waa wada sxbo.
    Sidaas ku wado

  • @alimdualeh
    @alimdualeh Před 3 měsíci +1

    Shaahi meherada meherada shubistiisa iyo youtuber kee lacag wacan

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan Před 2 měsíci

      CZcams iska soo xidh makhaayadii oo channel furo😂

  • @user-qr4fh7xb9j
    @user-qr4fh7xb9j Před 2 měsíci

    Masha allah

  • @roobleqays9638
    @roobleqays9638 Před 3 měsíci +1

    Cadceed yaa cadceed ninka qudhee hablii Kaga oohiyey❤

  • @siciidmahamed-jd3uc
    @siciidmahamed-jd3uc Před 3 měsíci +1

    meheradaha somaalida maxaad u tagi waydeeen ileen magaalo somaaliyeed baad joogtaane

  • @Dalmarvlogs
    @Dalmarvlogs Před 2 měsíci +1

    💥

  • @caalinAbyan
    @caalinAbyan Před 2 měsíci

    10 $ mise 1000 bir ?
    Waan ku salamay libaax

  • @abduljama7555
    @abduljama7555 Před 2 měsíci

    SHUNBURO SIIYA KANEECADA HAKA BUUFIYO
    MAGAALADA

  • @Mohamed_saed0
    @Mohamed_saed0 Před 3 měsíci

    Awoowgaa muxuu yidhi eeshiyaanka ayaa ugu fiican😅👌

  • @abdimohamed8334
    @abdimohamed8334 Před 2 měsíci

    Mansha Allah

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 Před 2 měsíci

    😂😂😂😂😢 magaaaladiiba amxaara qabsatay😮

  • @horseedmedia5456
    @horseedmedia5456 Před 2 měsíci

    Waxba walba maad nagu hor cunaysaan😂😂😂😂

  • @RahmaHussien-sz1yo
    @RahmaHussien-sz1yo Před 3 měsíci

    Anu meheradaa udanbaysa kahelay wll xagay kutaalaa magaalada kuma arag

  • @istarhabeen
    @istarhabeen Před 2 měsíci

    Doqonimadan mexey tahay? Gumeesigi baad isku cadeeysen bee!!! War naga taga, meelaha xabashta ureyso soo duubeysiin, ee meelaha soomaalida oo dhulka iska leh soo duuba.

  • @BashirAadan
    @BashirAadan Před 2 měsíci

    ʷᵃˡᵃˡ ᶜᵃᵈ ᶜᵉᵉᵈ ʰᵒʳᵉ ᵘˢᵒᶜᵒ ᶻˣᵖ ᵠˡⁱ