4 Su'aal oo cajiib ah.. | Ninkayga Sariirta ma u diidi karaa haduusan... | Sh Dr. Maxamuud Shibli

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 07. 2023
  • @KULAN MEDIA | Subscribe | Share | Like | Follow
    THANKS FOR WATCHING
    / kulanmedia

Komentáře • 92

  • @maryanaden9374
    @maryanaden9374 Před rokem +6

    Jaaakalaahu khayr sheekh laakiin ileen wadaad waa nin arinta ha ka dhigine raga soomaaliyeed qaladkoodii wuu bataye wax u sheega sheekh kasta gabadhaha yuu ku fur bixine

  • @dawand6946
    @dawand6946 Před rokem +4

    Mashaa allaah ilxumi ku ma Egto shekh

  • @Football-fans327
    @Football-fans327 Před rokem +3

    Illahay iguma keeno hadeey dhacdo in caruurteyda hooyadood kala tagno hooyada lee u deen lahaa waayo hooyo macaan keeda waaxaa garan karo qof hooyo laan lasoo koriyay

  • @ibrahimjanagale835
    @ibrahimjanagale835 Před rokem +7

    ❤❤❤❤❤maansha alaah❤

  • @rahmayoussoufabdillahi2355

    Mashlh ❤ sheekh alh haa kaa jai siyo

  • @AsmaBashir-ws3rx
    @AsmaBashir-ws3rx Před rokem +2

    Jazakalaah kher

  • @MunaDheman-ft3pn
    @MunaDheman-ft3pn Před 11 měsíci +1

    Mashaallah mashaallah

  • @user-qs2uy1om1p
    @user-qs2uy1om1p Před 11 měsíci +1

    جزاك الله خيرا

  • @xilkasbilaajoofficial1872
    @xilkasbilaajoofficial1872 Před 9 měsíci +1

    Maasha allah

  • @user-kl2ri2mc8y
    @user-kl2ri2mc8y Před rokem +3

    MashaaIIah❤❤❤❤

  • @user-nj4kc3mq8h
    @user-nj4kc3mq8h Před 11 měsíci +1

    Masha allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 Před rokem +6

    Hadii waalidka kala tago odayga ogaado hooyada ayuufurey.laakiin caruurta mafurin nafaqadoodana.odayga bay madaxkadaarantahay.w.b.tawfiiq.

  • @seid837
    @seid837 Před rokem +2

    Masha allah

  • @user-uc4jf4yt4c
    @user-uc4jf4yt4c Před 10 měsíci +1

    Masha,alhwarun

  • @aweysmaxamed-ki6ye
    @aweysmaxamed-ki6ye Před rokem +3

    Mashallah.shiiq.jisaka.lahu.kher

  • @AbdulqaadirDheere
    @AbdulqaadirDheere Před rokem +2

    ماشاء الله

  • @user-kf4cc7vg2d
    @user-kf4cc7vg2d Před 10 měsíci +1

    allaahu akaabar

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před rokem +2

    tulan tanaa tiri hadiiba yaa soo sheetey.subxaanalah afaarointerno yaa jiree ,pricvy iyo arimo qaas ah oo familibaajiraa .saabiriineeeeey saxaneey samawadeeey. Saasaan usoosocdey mise cidbaa isla yulaney aan tahorimaadey familyyyyy

  • @mahamoudsagal1719
    @mahamoudsagal1719 Před rokem +2

    ماشاءالله تبارك الله

  • @user-nj4kc3mq8h
    @user-nj4kc3mq8h Před 11 měsíci

    ❤❤❤❤

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi7915 Před 5 měsíci

    Shiikh maxamuud shibili wuxuu na Ka halaa lacag Dan 108 billion us dollars California group of schools

  • @rashidahmed8794
    @rashidahmed8794 Před 11 měsíci

    Marbaa dad somaliyeed dalka somalia ku noolaan jireen ayaa iman doonta.

  • @macalinmaxamed1040
    @macalinmaxamed1040 Před rokem

    M.a

  • @gesdiir982
    @gesdiir982 Před rokem

    Ges diir

  • @kaafisaabdi1669
    @kaafisaabdi1669 Před rokem +9

    RAGA DIIDTA U SHEEGA, DUMAR UUN HAKA HADLINE. RAGA DALQAD SABABTA LOOGU DHIIBAY MAXEY TAHAY? WAA INUU QOYSKAA ISKU HAYO OO UU BUR BUR U DIIDAAAA.

    • @encrypted983
      @encrypted983 Před rokem

      Sheeikhu wuxuu sheegay xagee kaa maray

    • @cabdulahidubad2018
      @cabdulahidubad2018 Před rokem +1

      Afkii gaalada ayaad ku hadli allah kuduleeya aduun iyo aakhiraba

    • @kaafisaabdi1669
      @kaafisaabdi1669 Před rokem

      @@cabdulahidubad2018 war gaaladan aad ku waalatay maahee, Islamka xaqa uu naagta SIIYAY ayey gaaladii qaateen eey ku dhaqmaan. Ragan naagaha 3 da dalaaqadoid isu raacinaya oo aan ba ogeyn waxey qoys Muslim ah oo bur buray ka dhigan tahay- hala baro Diinta, weli lama arag Mxaadaro ku saabsan raga iyo masuuliya uu ASW saaray. Gaalada qoyskooda wey ku mintidaan si uu San u kala daadan. Wax soo baxo.

    • @anabh5771
      @anabh5771 Před 11 měsíci

      Saxiix

    • @cabaasgamer201
      @cabaasgamer201 Před 10 měsíci

      Adi hada furiin rabto wa lagu fura🥱

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před rokem

    As, Familyyyyyy familiessss saan ma aheyn oiridumaroomarwa ah yareey cadayyareey qiimobadan tii tii lagufarxeeey tii lagaa soooo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo waleeneey systems .sahrascaday yareey. Arin tale

  • @wacane9102
    @wacane9102 Před rokem +1

    Asc sheikh shibli

  • @ahmedali5976
    @ahmedali5976 Před rokem +6

    ماشاءالله. جزاك الله خير ياشيخنا وحبيبنا.

  • @burhanhassan4832
    @burhanhassan4832 Před rokem +3

    Waad ku sug tay sheikh
    Taas na been.aheen runti. Ee calaa calka.intaad iska deysan rag iyo dumaroow please wadaa dada ha dhibine reerkiina dhista oo isku dulqaata bilaa calay kum walaa layaal.

  • @user-lk4sl1cu5z
    @user-lk4sl1cu5z Před 10 měsíci

    10:40

  • @dahirguuleed8813
    @dahirguuleed8813 Před 10 měsíci

    Ninkan caligisa kala wayn diinta marka waxaa uu sheegayaa qof ayaa qiimaynaya qof walba oo wadaad ahi ma caaqilbaa ma daacadbaa maya laakiin xukunka allah ayaa cadalad ah marka uma baahni qof caligii ee diin ayaa loo bahan yahay

  • @xawom3016
    @xawom3016 Před rokem +2

    Kan leh rag wax usheega, walal culumada meelkasta, uma kala harin. Adi uun baa is tiri, laakiin, ogow dunarku waa guriga oo dhan, hadii aanan lahagaajina xalin buu ubaahan yahay, saas baa keentey in culimada dumarka taas uga saxaan. Hadii rag gurigiisa loo hagaajino, guriga duma Lama arkeen. Waad og tahay

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před rokem

    Wawalba lamasheego.ttttttttt wax qaasaa jiro Nafsad familyyyy uqaas ah ama.

  • @user-wr4uq3hy7v
    @user-wr4uq3hy7v Před 6 měsíci

    Lkin sheeq nin jahiil ubaaa furo😊

  • @ZiradMahamedAli
    @ZiradMahamedAli Před rokem

    Mashallah

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 Před rokem +1

    Dumaroow shekhadaha dumarka wixii sariirta kusaabsan kawarysta ,rag muxarama waxba hawaydinina waliba meel jamaca hala asturo hoos hoos

    • @xafsoaadan5076
      @xafsoaadan5076 Před 11 měsíci +1

      ان الله لا يستحي من الحق

  • @NURSE-Hassan
    @NURSE-Hassan Před 11 měsíci +1

    Diintu cabsi iyo culys midn malaha ❤

  • @musenugaal1349
    @musenugaal1349 Před rokem

    Ascww,
    Adeer xaaladdu maaha qadaa iyo fadwo, hooyada in ilmaha lagaqaato sina kuma wanaagsana,hadiise ay ka fursanwaa noqoto ilmuhu aabahood ayay ku abtirsadaane hooyo kuma abtirsadaan. Ilmuhu aabaha ayaa iska leh. Hooyadu waa weel wax lagu shubtay lagana shubtay kolkaa weey cadahay in ilmuhu uu aabihiis masuul buuxa kayahay.

    • @suleqo5
      @suleqo5 Před rokem +2

      😢😢😢😢😢 wa necbahy ereyadan aad so qorty

    • @munamohamed1678
      @munamohamed1678 Před rokem +1

      Cilmi caqli iyo xikmad midna malihid faaruq ayathy😮

    • @Football-fans327
      @Football-fans327 Před rokem +2

      Muse kudarso ineey dumar kudhashay

    • @hassanomar294
      @hassanomar294 Před 11 měsíci

      Wcs lkn dumarku ma oga caruurta in aboohood loogu abtiriyo uu sagu kamasuulyahay iyo xaaskaba, iyo in ilmihiisa loodaayo, lkn hadaa waxaad arkaysaa ilmo laysku haysto uun

    • @MA-uz3qe
      @MA-uz3qe Před 11 měsíci

      Arrinkan Hooyada u sheeg

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před rokem

    As, tanaa yartaanaa tii lagaa.miyaaa waleeeeeneyyy gabadha khatraaaay qarantaan caddy yareydaanfaraxsaneeyfaceeda karooneey fariidad bahyareey bahbahyareey bahbahbah bahyareey sooooo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo walee wacadala iyoiyo gabadha khatraaaay haweendumaar waan uwataa.yarta lagufarho I naanayso badana waa leeyahay.yartaan haa ihihihihihihihii ihihihihihihihii .

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq5819 Před rokem +12

    Waxaa layidhi hablaha awood dooda waa afkooda ifurta ay isla markiiba lasooboodayaan taa ayaa usabab ah sidaa awgeedna raga waxaan kula talin lahaa gabadha markay ifur tirahdo inuusan kudayan oo uusan horay kafurine waa inuu katagaa oo intay kasoo caro jabeyso meelahaa kale iska soo yara joogaa iyada ayaa intay soowacdo oran doonta war maxaa reerkaaga kuudiiday oo aad u iman la dahay tiiba ma'aha maanta oodhan war ifurta kuhaysay horaa looyiri hablaha waa ciyaal cag weyn. micnaha way koreen mooyaane ciyaalka ayay lamid yihiin. midakale sirta aan raga usheegaya ayaa waxay tahay xaaskaaga markay qeylo iyo dagaal usoo xeyd xeydato labada dhaban inta laga shumiyo ayaa sariirta lageeyaa dagaalkiina farxad ayuu isubadalayaa😂😂😂 ee taa yaanan lamogaan ina ragow sexy can solve the problem

    • @hassanomar294
      @hassanomar294 Před 11 měsíci

      Sxb mahadsnaid waa talo fiican, taas markaan helo waan kudhaqmi, waan sii gudbin arinkan

    • @nd7wl
      @nd7wl Před 2 měsíci

      😂 Astqfrlh ala maxaad wax baratey

  • @NimcimSiaad
    @NimcimSiaad Před měsícem

    ❤❤❤❤❤😂

  • @AncientPharaoh
    @AncientPharaoh Před rokem

    Naago aan ogoleyn oo aanan rabin in la qabo iyo in lala guursado Alle ayaa rag u banneeyey ineey xaasas ilaa 4 ah guursan karaan haddii Ay shuruuddii ka soo bixi karaan.

    • @abdifatahali4864
      @abdifatahali4864 Před rokem +2

      Only responsible man should marry up to 4 wives as long as he is just and fair.

    • @AncientPharaoh
      @AncientPharaoh Před rokem

      @rayanacraftideas6919
      Faadumo Rasuul haka been sheegin wajigaa gubaye. Naagaha maanta Waxay rabaan arooska ee guur ka ma rabaan. Waxey rabaan in hal mar igu sawir ay gasho. Waxay rabaan in bikrada laga jabiyo guurka si ay garoob u noqoto oo magaalooyin dhan laga biiqo. Hadhoowna dhahdo guur baan soo maray. Naagaha maanta Waxay u badan yihiin kuwo soo dilay uur jiifkii calooshooda uurka ku jiray oo xaaraan ku galay oo hadii uu dhasho la dhihi lahaa waa wacal. Khaatiliin beey u bateen. Naagaha maanta mid aan ilo iska soo dilin waa yar tahay. Naagaha maanta waxa ay nimanka qaar u guursadaan boos celis.

    • @AncientPharaoh
      @AncientPharaoh Před rokem

      @@abdifatahali4864
      Aren’t you really simping here being captain obvious. Lay on the ground for these women so they can walk all over you.

    • @hassanabdourazak2375
      @hassanabdourazak2375 Před rokem

      ​@rayanacraftideas6919Nabiga scw ciid u qasbay tarikhdaa laguma haayo, kj darso wa inaantisa. Ayaad quran ah aya talo, kuna so degtay. Faduma Allah ha ka rali ahado wa xaski cali, cali aye ku xirneyd inu gursado iyo inkale.
      Gabadh ogool laguma haayo tarikhdaa, eebe aya dareemka siyay, inay reerka wadan karto eeyadoo lala qabo gabadh kale eebe aya awood u siiyay .
      Akhir eebe aya jiideyay waxkasta ina u hogaansano weeyin

    • @zeinabomarmohamed8741
      @zeinabomarmohamed8741 Před rokem +1

      Shuruud ma taqaanaan ee midna waa dul fadhiisataan midna waa dayacdaan horta xaqa iska duwa

  • @thegreatinfinity1110
    @thegreatinfinity1110 Před rokem

    Waxa sual ah dumarka maxa guryahooda kasosaray diin waliba ee dunida jogta dumarku waa kuwa indhala lagu qabto

  • @user-xc3zm2rp4l
    @user-xc3zm2rp4l Před 11 měsíci

    😅😅😅😅

  • @shamsomohamed2572
    @shamsomohamed2572 Před 10 měsíci

    Nin maa wax fura mise nag

  • @salhadushime2698
    @salhadushime2698 Před rokem

    Wax gaar ah ma jiraan

  • @khatroali5210
    @khatroali5210 Před rokem

    Silka hanididhina ingaaar haidhekudacdhe😂😂😂

  • @MohamedHassan-fg9ic
    @MohamedHassan-fg9ic Před 11 měsíci

    Sheik shall make weydinkar

  • @Ahmedxasan-sw6rr
    @Ahmedxasan-sw6rr Před 11 měsíci

    Rstw

  • @warcadaadey
    @warcadaadey Před 11 měsíci

    Shekh garta mataqanid sida loo xukmiya naagasuuliyad maqadikarto because ayadaa laga masulyahay malinta ey dhalato ilaaeykadhimaneysodada eyjirtaba hajirtee

  • @ahmedcbdicalicali1207

    Dumarka Somali way dhaqan xunyiheen , ifur ifur bay ku dhahaysa warqadayda isee

    • @ahmedcbdicalicali1207
      @ahmedcbdicalicali1207 Před rokem

      @rayanacraftideas6919 ifur ifur markasta wax dhacaan wa dhaqan xun walashy, ifur wa wax Wayne, wayo khilafko wa wax dhaca wa ina la xaliya, maha markaba laso boodid ifur ifur warqadaya isii imika

    • @ahmedcbdicalicali1207
      @ahmedcbdicalicali1207 Před rokem

      @rayanacraftideas6919 maya, ifur wa ifur , ifahan wa ifahan, ifur ban ku ogada ina ly jecelyahay wa dhaqan xun iska dhaf, muranka badan iska dhaf, dalaqo wa wax wayne,

  • @nnpcat625
    @nnpcat625 Před rokem

    wadaadka waa traaraxay masheegin.khilaaf inuu jiro, waxaa jiro qool kale oo.khilaaf ah mas alada caadada .tii.ibn.cumar un boo soo.qabasaday waxaa jiro mid.kale oo.ku oraneesa furiinka ma dhaco hadii caado.ey qabto

    • @cumaryuusuf7836
      @cumaryuusuf7836 Před rokem +4

      Dadka haqaldin furiinka marwalbo wuudhacaaa😅 diinta baro sxp

    • @nnpcat625
      @nnpcat625 Před rokem

      @@cumaryuusuf7836 oo hada maxaad leedahay qool ama khilaaf maba jiro aa?, waxaad tahay dadka markii.ugu horeesay aad mqasho qoolka wadaakani

  • @museegeh5320
    @museegeh5320 Před rokem

    Shiikhow Hadda Dumarkaa Hijrooda.

  • @dahirdayib7558
    @dahirdayib7558 Před rokem +2

    Wahaabi diin mahayee, ee Ahlu diinta wax weydiya.

  • @HassanMohamed-qd5pw
    @HassanMohamed-qd5pw Před 11 měsíci

    Sheikha wahaabi wuxu raba ninka ma i dhaba kara la dhaho waa shaqadooda

  • @YourSense114
    @YourSense114 Před rokem

    CAYAAAAALA SUUUUUQIIIIIN
    JAAAAHILIIIIN
    GADAAAAL KA GAAAR
    GOOB DUMIS
    WAXAAAAN CARABKA KU HANOOONAYN BADOOOWDIIIII BAAADIYAHA EE NEBIGA CSW KA YIDHI WAAAA BILAAAAA XUDUUUUD BAAA KU HADLA WAXAAAA UUU MUSLIM NADIIIF AH KA XISHOOODAAAAD KU XARA KOOTAAAAN
    RAG BAAANA WAXAAA KA DAMBEEEYA

  • @safiadahir5978
    @safiadahir5978 Před rokem

    Suaalaha gabdhaha ahlusuniga oo minhaajka iyo irshaadka yaqaana waydiiya ninkaa waxba mayaqaano nin iyo naag sadexdalqadood iskufuray haysku celinina ilahay ka cabsada

  • @hajiali353
    @hajiali353 Před 11 měsíci +1

    Unfortunately amhara kilal needed help .because of the oppression from it's government..!!

  • @user-xc7vf2oi3h
    @user-xc7vf2oi3h Před 11 měsíci

    M.a

  • @gesdiir982
    @gesdiir982 Před rokem

    Ges diir