Madooneysaa Ducadii Nabi Khadir Ku Duceestay Hoo Iga Hoo Waa Mustajaabo In Shaa Allaah

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 02. 2021
  • #Ducadii #Nabi#Khadir#

Komentáře • 121

  • @abdurahmanaweis7466
    @abdurahmanaweis7466 Před 3 lety +20

    Asalaamu alaykum. Ducada waatan:-
    بسم الله ماشاء الله لا يسوق الخير الا الله.
    بسم الله ماشاء الله لا يصرف السوء الا الله.
    بسم الله ماشاء الله، ما كان من نعمة فمن الله.
    بسم الله ما شاء الله، ولاحول ولا قوة الا بالله العلي العظيم.

  • @maariyachannel5300
    @maariyachannel5300 Před 3 lety +15

    بسم الله ماشاء الله لا يسوق الخير إلا الله، بسم الله ماشاء الله لا يصرف السوء إلا الله، بسم الله ماشاء الله ما كان من نعمة فمن الله، بسم الله ماشاء ولا حول ولا قوة إلا بالله،. يقال ثلاث مرات

  • @fadumosiyar321
    @fadumosiyar321 Před 3 lety

    Aamin yaarabi allaahuma aamin allow noo aqbal ducadaas sh siidokale alle haku siiyo

  • @SheekhRiimiChannel
    @SheekhRiimiChannel  Před 3 lety +12

    Fadlan liketa ku soo di iya sidii roobka mahadsanidiin

    • @cabdisalaamfaysal9264
      @cabdisalaamfaysal9264 Před 3 lety

      Soo bookhda janalkayga

    • @user-cq1dx4xj8h
      @user-cq1dx4xj8h Před 3 lety

      Asc sheq allaha ku xafido riyadan I fasir waxan ku riyoday gacanteyda o an mal ka miraayo xanuna iguma heyn hal gacan ayan laba mel ka tujinayey plz allaha ku dhowro

    • @ifkasabriye7723
      @ifkasabriye7723 Před 3 lety

      Sheekh Magaceeyga waa ifraax Sabriye waxaan ku riyoode anno cunug heeysto aabihis I lajoogo mana leeqabo gabadh baan ahay jazaakallah

  • @sacdiyaabdi8173
    @sacdiyaabdi8173 Před 3 lety +8

    Bismilahi mnsha allahu layasuqul khayra ilalah
    Bismilahi mnsha allahu laysrifu sua ilalah
    Bismilahi mnsha allahu makan minicmaten
    Famina llah.
    Bismilahi mnsha allahu wala xowla wala quwata ilabilah, wata ducada axbabi

  • @samatardheere557
    @samatardheere557 Před 3 lety

    Khadir Nabi muu ahayn ee dib ugu noqo

  • @rowdaabdullah2448
    @rowdaabdullah2448 Před 3 lety +4

    Asc sheikh Alle kheyr haku siiye I soo ducee duco badan ban Ka codsanaya in Alle dinta igu hadeeyo

  • @marwasafasafa7860
    @marwasafasafa7860 Před 2 lety

    Maasha allaah shiiq kheer allaha kaasiiyo

  • @cookingwithhamiido9452
    @cookingwithhamiido9452 Před 3 lety +3

    Masha Allah sheikh jazakalahu khr

  • @hoyomcn9769
    @hoyomcn9769 Před 2 lety

    BISMILLAH MANSHA ALLAHU LA'YASUQUUL KHEIRA ILA'LAAH
    BISMILLAH MANSHA ALLAH LA'YASRUFU SUHA ILLA'LAA
    BISMILLAH MANSHA ALLAH MAKANA MIN NICMAATI FA MINA'LAAH
    BISMILLAH MANSHA ALLAH LA XAWLAA WALA QUWATA ILA BILAAH.........
    ALLAHUMA AMIN YAA ALLAH

  • @anisaalem8598
    @anisaalem8598 Před 2 lety

    Jazakallah kheer brother Amiin

  • @khadraqaaliqun4862
    @khadraqaaliqun4862 Před 3 lety +2

    In Qur anka xifdigisa& tafsirkisa Allah uu iisaqiro ama Allah uu ii fudeydiyo iisodo ceya walalaha qerka jecel

  • @maymunali8408
    @maymunali8408 Před 3 lety +2

    Mashallah thank you ❤️❤️❤️❤️

  • @sahrac4678
    @sahrac4678 Před 3 lety +2

    Maansha allaah sheekh keep going

  • @eveibrahim6673
    @eveibrahim6673 Před 3 lety +2

    Mashaa Allah sheikh

  • @maryamaabdikadir7029
    @maryamaabdikadir7029 Před 3 lety

    Jazakallah qeyr

  • @shamsoali4540
    @shamsoali4540 Před 3 lety +1

    Aamiin aamiin aamiin yaa rabbi

  • @sagalsaidali148
    @sagalsaidali148 Před 3 lety +1

    Jizaakalahu qeyran mclin hsekh riimi

  • @eveibrahim6673
    @eveibrahim6673 Před 3 lety +11

    يا من يجيب المضطر إذا دعاء و يكشف السوء، يا ودود يا ودود ياذا العرش المجيد يا فعالًا لما تريد. أسألك بعزك الذي لا يرام و بملكك الذي لا يضام، و بنور وجهك الذي ملأ أركان العرشك أن تصل و تسلم و تبارك على نبينا و حبيبنامحمد و على آله وصحبه وسلم تسليماً كثيراً و تنور قلوبنا بالإيمان وطاعة، وتزين عقولنا بالحكمة، و تفافي أبداننا بالصحة و العافية، وتشملنا بعفوكو رحمتك ولطفك . اللهم يسر أمورنا، و فرج همومنا و كربنا، و أستر عيوبنا، و أصلح احوالنا، و بارك لنا في أرزاقنا، و أغفر لنا و لوالدينا و لأحبتنا، و توفنا و أنت راض مع الأبرار يا أرحم الراحمين يا أكرم الأكرمين و يا مجيب الدعاء و يا عظيم يا الله. اللهم آمين اللهم آمين اللهم آمين 🌺🌹🤲🏾

  • @fartungabeeyre4895
    @fartungabeeyre4895 Před 3 lety

    Jazakallahu kheyran sheekh

  • @AhmedAli-mg8is
    @AhmedAli-mg8is Před 3 lety +1

    Aaamiin

  • @Leyla.abdirahman114
    @Leyla.abdirahman114 Před 3 lety

    Jazakallaah kheyr sh riimi

  • @abdifatah7538
    @abdifatah7538 Před 3 lety

    Masha allh sheekhow ILAHEY kheeyr Aduun akhiroba Alaha kusiyo een waxaan rajeeyneyaaa inuuu ducada ILAHEY naga aqbalo

  • @yaasmiinmaxamed1309
    @yaasmiinmaxamed1309 Před 3 lety

    Maasha Allah sheeq Allah kubarakeyo adun iyo aaqiro

  • @Alxamdulillaahi
    @Alxamdulillaahi Před 3 lety

    Jazakallaah sheeq

  • @kaahomahamuud4801
    @kaahomahamuud4801 Před 3 lety +1

    Maasha alaha alaha kuxafido

  • @umuayman3728
    @umuayman3728 Před 3 lety +3

    حديث: ((من قالهن ثلاث مرات صباحًا ومساءً أمَّنه الله من الغرق والحرق: بسم الله, ما شاء الله, لا يسوق الخير إلا الله, بسم الله, ما شاء الله, لا يصرف السوء إلا الله, بسم الله, ما شاء الله, ما كان من نعمة فمن الله, بسم الله, ما شاء الله, ولا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم)).
    الدرجة: موضوع
    Xadiiskaan waa mowduuc
    Mowduuc micnihisu waa mid la been abuurtay
    Markaa iyado laga digayo mahee si kale in loo wariyo ma habona say culimada xadisku shegaan

  • @xaliimoxuseen525
    @xaliimoxuseen525 Před 3 lety +1

    Asc sheeg alh ku xfido sida noga faideyso alah kaga rali noo🤲 waxa ku riyoday anigo guri aan ka guurnay aanku soo labanay 💯maxay noqoneysa shekh alah ku sharge🤲

  • @munamohammed3715
    @munamohammed3715 Před 3 lety

    Wcs masha Allah sheikh shukran jzakallaaha kheyr

  • @ismahaan2374
    @ismahaan2374 Před 3 lety +1

    Shukran

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 Před 3 lety

    Qeer alaha ku siiyo wan aqrisan doona insha alaha.

  • @sacdiyaabdi8173
    @sacdiyaabdi8173 Před 3 lety +1

    Mnsha allah

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 Před 3 lety

    AMEEN YAA RABBI ❤️

  • @mahednajiibshmahamud7853

    Masha allah

  • @ismahaan2374
    @ismahaan2374 Před 3 lety +1

    Masha Allah

    • @ismahaan2374
      @ismahaan2374 Před 3 lety

      Ogeesii ogeesii waxaan niga raali gilinaa Sheekh riimi inoo qadka Ka haleesan yahay Insha Allah markii qadka u fiicnaado ayu so gali donaa

  • @maryamaibrahim5420
    @maryamaibrahim5420 Před 3 lety

    Jisakumullah khayra sh

  • @aadanwarsme1140
    @aadanwarsme1140 Před 3 lety

    Ustaad allaha kuxifdiyo

  • @deeqahasan5478
    @deeqahasan5478 Před 3 lety

    Aaaaamiiin adigana sidoo kale

  • @nimcocabdi1660
    @nimcocabdi1660 Před 3 lety

    mashaa allah

  • @munamohammed3715
    @munamohammed3715 Před 3 lety

    Aamiin ya rabi

  • @ramlasuleiman5143
    @ramlasuleiman5143 Před 3 lety +1

    Asc sheekh riimi Allah haku xafido
    Adiga iyo ehelkagaba
    Sheekh waxan kuriyoday
    aniga iyo hooyaday oo
    Wada socona habeen madow
    Ayaa waxa nosoobaxay dayax Wayn
    O dhamastiran dhuulki oo dhami wuu iftiimay qudhaanjada dhulka maraysa xitaa wa la.arkayay waxan
    Ku dhahay hoyaday hooyo
    Waa nasri ilaahay
    Sheekh walayqaba mudo 9 sano ah
    Wax ubadana madhalin sheekh
    Iga sajawaab Allah haku barakeyo

  • @farduusyusuf9596
    @farduusyusuf9596 Před 3 lety

    Mnsha allaah

  • @rayarayi5283
    @rayarayi5283 Před 3 lety

    Sheikh riyadan ii fasir khyr Allah haku siiyo
    Waxan riyo ku arkay naag i dulmiday oo i eegi kari wayday oo timo madow oo dhaadheer leh

  • @hodanmohamedahmed6068
    @hodanmohamedahmed6068 Před 3 lety

    Asc sheekh Allaha ku barakeeyo

  • @mrcalifarax4426
    @mrcalifarax4426 Před 3 lety

    Amiin

  • @zhukrijama7989
    @zhukrijama7989 Před 3 lety

    Aamiin

  • @khadraqaaliqun4862
    @khadraqaaliqun4862 Před 3 lety

    Asc wr wb shekh jizakallahu qeer Allah kaa Amal mariyo

  • @mohamedahmedabdullahi5954

    Ilaahay ha una xariisto marxuumka (samar iyo iimaan dushiina ha ahaat ))
    قال الله تعالى:وهو أصدق القائلين ((كل نفس ذائقة الموت ))
    وقال الرسول صلى الله عليه وسلم: يقول ((إن لله ما أخذ وله ما أعطى))

  • @zeytunhajideer1968
    @zeytunhajideer1968 Před 3 lety +8

    بسم لله ما شاء الله لا يسوق الخير الا الله
    بسم الله ما شاء الله لا يصرف السوء الا الله
    بسم الله ما شاء الله ما كان من نعمة فمن الله
    بسم الله ما شاء الله ولا حول ولا قوة الا بالله

  • @axmedyuusuf6731
    @axmedyuusuf6731 Před 3 lety

    السلام عليكم
    Sh waad mahad santahay ee waxaan rabaa innan kula soo xidhiidho ee lambar kaaga hoos ku reeb inshaa allaah

  • @yoonisshirdoon8076
    @yoonisshirdoon8076 Před 3 lety

    Asc sheekh illaahay hakeyr hakusiiyo sheekhow waxaankuriyooday aniga iyo gabar walaashey ah iyo gabar aydhashay waxaan saarneyn diyaarad, diyaaradana waxaawaday labo duuliye sheekhow diyaaradii marwaxada waxaakudhagay bacweyn, anigii iyo walaashey iyo labadiiduuliye midkood waan soodhacnay anigii waan badbaaday waxaana kusoobeegmay geedo waawyn oo aan aqaano ninkii duuliyaha ahaana waan waayay gabadhiiwalaashey ahaydna isbitaal baalageeyay weyna dhimatay diyaaradiina waxaa kabadbaaday gabadhii aan abtiga uahaa iyo halduuliye iyo aniga oo dhulka imaaday sheekhow iifasir riyadaas waan ubaahanahee ilaahay kheyr hakusiiyo

  • @abdikafihashi9820
    @abdikafihashi9820 Před 3 lety +2

    Asc shiikh riimi, waxaan jeclaan lahaa riyadaan inaad isku deydo fikirkeeda i.a adoo mahadsan.
    Waxaan arkaa badanaa anoo duulaya geedaha korkooda, waxna ka cararaya oo naxsan, waxa i ceyrsanayana ma arko badanaa. In badan ayey igu soo laabatey riyadaan, fadlan shiiq wax iiga sheeg. I.a

  • @istarlinfaarahmohamed8422

    Asc sheq waxaan jiro wax badan oo aan halkan aanan kasheegi karin marka Tell kaga ayaan ubaahnaa

  • @ifkasabriye7723
    @ifkasabriye7723 Před 3 lety

    Sheekh Magaceeyga waa ifraax Sabriye waxaan ku riyoode anno cunug heeysto aabihis I lajoogo mana leeqabo gabadh baan ahay jazaakallah

  • @xayadquruxey3743
    @xayadquruxey3743 Před 3 lety +1

    Asc sheikh wan kuxiranahay barnamijyadada iso duceya adi iyo asxabtata cajis an darema iyo xaun culeska xaga hurdadda waye hurdada igu yar guurkana cules ba iga saran iso duce ale inu iso fudediyo
    ksheikh saka waxn kuriyoday bisad ikor marasa waiba dhinac iga maraso bisada midabkeda ma madben ha cabsan ba laidahy marky bisada ikor marasay

  • @faadumoxasancade186
    @faadumoxasancade186 Před 3 lety

    Asc sheekhoow waxaanku riyoodaa diiq qoorta kago an iyo mas madaxiisa iyo rah ama rake iyo gacanteyda midig oo masaamiis farabadan lagu kawiyay maxaa lagu fasirikaraa

  • @cabdulrahman4575
    @cabdulrahman4575 Před 3 lety

    Asc sheikh Allah hakuxafido ee Riyaada aragtida lo,gisida mxaay kaa turjinta iyo Riyaada aniga oo gurigena hortisa ku weso qathanayo barakallahu fik

  • @samiramohamed8987
    @samiramohamed8987 Před 3 lety

    Sheekh riimi baryahan waa lagu waayay.waxaan kuurajaynaa inaad caafimaadqabto

  • @umuabdalachannel7527
    @umuabdalachannel7527 Před 3 lety

    Shekh waan ku riiyood 4maas o miid yxaas yhaa 3 kobro o soohjume maxanoqonesa riiyood faalan isowac

  • @theampteam3908
    @theampteam3908 Před 3 lety

    Asc sheikh markasta riyo aya igusolalabata ano gowsaheyga bolol iskasarayo markasta fadlan isojawab

  • @beerdilaacshe7516
    @beerdilaacshe7516 Před 3 lety +1

    asc shikh waxan kuriyoday gabar walashey ah oo biyo kudhexjirton oo qawan nin lahadlayso ana waxan iri salad aya tukanaaya waxa niyada iga jirtay inan isdahiriyo oo tukado marka iso fasir

  • @nasriinqaasim4707
    @nasriinqaasim4707 Před 3 lety

    Asc shekh waxaad iifasishaa riyada bisad laygu soo turayo oo wllky yar idul hayo an madaxa ka qarsaday

  • @noorajama5992
    @noorajama5992 Před 3 lety

    Asc sheikh please, soo qor ducaad

  • @officialeciy
    @officialeciy Před 3 lety

    Walal telkads noso qoor

  • @gsgsusussgsyys8774
    @gsgsusussgsyys8774 Před 3 lety

    Asc sheeqow aniga waxaan ku riyootay aniga waxaan ahay garuub oo dhashay 1wiil oo ladhaho maxamed riyada waxaan ku arkay nin kii efuray oo Mar 2 wiil udhalay oo edhahaayo kan riyada ugu dhalay ubixi kan yar ubixi maxamed kan weena cabdale ubixi asiga walaashiis oo e dhaheeso Magaca cabdale wuu dabeecad xun yahay asiga walaashiis waa islaan ween oo caruur soo dhashay hadana riyada dhexdeeda oo aniga 2wiil asiga oo dhalay oo naaskeeda siineyso oo caano ka qubanaayo naaskeeda qufka naaska siinaayo 2wiil oo aniga udhalay waxaa naaskeeda siineyso waa asiga walaashiis jwb

  • @zakariyepurhan7088
    @zakariyepurhan7088 Před 3 lety

    Asc shiikh riimi waxan ahy Hooyo waxan kuriyoday wiilkeg o madaxa musmaar kaga jiro ifasir shiikh alaha kudhowre

  • @akrmacade859
    @akrmacade859 Před 3 lety +1

    Asc sheeik wanku salaamaay
    xaaskeega waxee ku riyootay ayado canugeda yar laga qaadanaayo o riyada dhexdeda legu dhahayo canugaaga maxa uga tagatay aya ku riyoda lama jeer e sheekhow maxa lagu fasirikara
    Ina iso jwbtid aya rajana insha lah

  • @h2O5992
    @h2O5992 Před 3 lety

    Smeen

  • @istarlinfaarahmohamed8422

    3 marba

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 Před 3 lety +1

    Asc sheekh waxaan rabaa inaan ku isoowaco baan rabey telfonkaaga wuu xiranyahey

  • @saciidcali8645
    @saciidcali8645 Před 3 lety

    Shiiq waxaan ku riyoday anigoo kacbada ku dukanayo waliba safka hore ayan ku jury waliba xasusnayay ineey salda badan ka qeyr badan thy mida ad kavbada ku dukatidid fasirkeda muxu noqon karaa

  • @aminaahmed5450
    @aminaahmed5450 Před 3 lety

    Asc sheekh waxaan ku riyoday anoo meel joga nin qorisita igu soocararay waanu igu dhuftay .
    Isla habenkaa hadana laba ninayaa i eryaday qoryo wata waan carary wuxu yiri qarka sare kaga dhufo waanse ka badbaaday sheekh iso fasir khayr alle haku siyee

  • @abdllahabdllah3037
    @abdllahabdllah3037 Před 3 lety

    Ducooyinka oo qoraal ah noo soo gudbi
    Ducooyinka ayagoo afcarabi ah

  • @cayuushjama7712
    @cayuushjama7712 Před 3 lety

    Asc sheikh mudo laga joogo 4sano ayaa waxan ku riyooday anoo guursanayo familka aroos hore loogu shegay ma uusan eheyn aniga kaliya ayaa ninka niyada ka og lkn qalbiga waxan iska leeyahay ninka muxu rerka ugu imaan wayey
    Waxaana joogna goobtii uu arooska ka dhacaayey
    ninkii aanku riyooday ayaan hada xiriir wadaag nahay
    Riyo labaad
    Sido kale gabar aan hal meel wax kawada baraneynay aya wexey ku riyootay ayadoo laso weerarayo meesha aan wax ka baraneynay lkn aniga aanka maqanahay meesha
    Gabadhana wexey bad baadineysaa gabadh yar oo aan dhalay lkn aniga waligey maguursan waxna ma dhalin

  • @zuzufarta7906
    @zuzufarta7906 Před 3 lety

    Sheikh qeer Allah ku siye waxan raba whastapp nabarka sheikh

  • @istarlinfaarahmohamed8422

    Asc sheq waxan ku riyoodey 3 Mar bil iyo 20 bari gudahood anigoo uu iqabo madax waynaha soomaliyeed farmaajo oo iwanaajinaayo iibaarinima falaayo 3 da marna lkn markii oogu danbeysey aniga aan diidanahay asaga asna uu leeyahay waydaashey.. sheq waxaan Ahay hoyo xaas ah

  • @ayanomar6955
    @ayanomar6955 Před 3 lety

    Asc

  • @saidmuse9976
    @saidmuse9976 Před 3 lety

    Shiikhow Allaan kugu dhaarshee hadaad qorlkan argto Riyadeyda isoo fasir
    Waxaan ku riyaadaa markasta Io waliba hbn kasta xitaa mar mar maalintii markaan hurdo Anigoo Kalmo Kusameynaaya wlshyda iga weyn Xitaa riyaadas mar marka qaar waxaa iga imaada shahwo taa oo aan dareemo Maxay thy shekhow Riyaadas fasirkeeda mana ahi shaqsi xumaan badne ah wlhi plhi balse Tiro io cadad maleh intaan arky riyadaaas plz isoo jwb??

    • @liibana22
      @liibana22 Před 3 lety

      Rali noqo shekha mahi lkn Wlal Quranka akhriso dhagaysigisa badi wa shaydanka iskaga kadhigaya walasha.

  • @fatushmohamed7094
    @fatushmohamed7094 Před 3 lety

    Asc shiehk, inten kala so xariira fadlan add 0 ayan kugu bahanahay

  • @fartunwarsam9487
    @fartunwarsam9487 Před 3 lety

    asc wadmhdsan rabi haka dhigo ablkaga janada fardowso adunka cafimad iyo cimri dher iyo cibado suban shekh waxn kuxirnahay jnalkaga waxn ahy hooyo soomaliyed xanunsan mudo 11sano ah wll lanbrkga waisoqaban wayey wtiapka magrankaro waxa kudhacay shekh waxn dwawady fidyow ad natiri istijabiya qofki uhayo xanunda ruxiga ah wan sameyey shekh sadtri waxn arkay riyo an kayabay waxn ahay shekh hooyo odagi kadhintay mudo 11sno ah kahor waxa riyo iguyimid xajigi kadib waxn jifsanay sarirtaydi kadi ango iskufraxsn wax nosgalay qof dumar ah famliga xajiga ah mrakas wan garanyey lkn hada wan hilmamy markay nosogshay xajigi wakcay wana xanqay gurina wakbaxay shekh kadib waxn usobaxay bananka guri waxn kuarkay mas waxuna raby inu iqanino lkn wan dilay mdaxa kudhufaty shekh kadib waxn qabaty suqa waxn simray rer an derisnahy iyago qaylinya mas wayin guriga ugalay kadib waxn qadanay aniga iyo dumro xafada degna mindiyo maski ban ladhacnay wa uboday waxuna igudhuftay calosha markas waxy ilatahy aniga inan ur leyahay kadib waxa iga so kusmay gumarka wax ad modo qof farta tagaya shkh wanga baxsady maski asago dhawac igarali noqo qoraylkyaga dher marka shkhe isheg maxa talo fadlan waxn darema xanun qarka danbe ah gurkina waxaba ididan mudadas markasta wan damca hadna shaki iyo waxba ibedalaya gancsi xata wan bilabay waigaistagy wan kacarary lnbrky wakas shekh hadad waqti ihesho 0907613724 aniga kagaga waisoqaban wayey soomliya joga dhanka butlan

    • @fartunwarsam9487
      @fartunwarsam9487 Před 3 lety

      waxn hilamay shekh waxn kalo arkay ceryamo dhulka dhan qabsaty kadib isubedshay waxmadow osoconya

  • @cabdisalaamfaysal9264
    @cabdisalaamfaysal9264 Před 3 lety

    Sabscripta iisaara

  • @umuayman3728
    @umuayman3728 Před 3 lety

    Kalimaadka ducada waa kalmado wanaagsan. Wax dhibana kuma jiro sideey culimada shegaan
    Lakin in waqti iyo tiro go'an in loo yeelo daliil bay u baahan tahay
    Qofka muslimkaa ilaahay wuu baryi karaa ducadu waa cibaado waliba cibaadooyinka tan ugu fican weeye
    Lakin marka dhahayso duco heblayo intaso goor hala akhriyo xiligaasna hala akhriyo dalilkeda ayaa laga rabaa
    Rasuulka صلى الله عليه وسلم
    Wuxuu yiri
    قَالَ رَسُولَ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ (مَنْ كَذَبَ عَلَىَّ مُتَعَمِّدًا فَلْيَتَبَوَّأْ مَقْعَدَهُ مِنَ النَّارِ) رَوَاهُ مُسْلِمٌ وَالْبُخَارِىُّ.
    Oo macnahedu tahay
    ((qofkii igu been abuurta isago si kasa u sameynaya booskisa naart haka diyaarsado))
    Hala iska hubiyo xadisyada intan lasii gudbin si qof walba naftisa goodigaas uga badbaadiyo
    Si fudud baa hada lagu hela xadisska saxnimadisa waa naloo sahlay kaliya waxa nalaka rabaa inan iska hubino inteynan dirin

  • @maariyachannel5300
    @maariyachannel5300 Před 3 lety +1

    Asc shiikhow waxaa ku riyoode anigoo quraanka xifdiye oo waliba sh c/rashiid cali suufi allah ha xifdiyee uu iga dhagesanaayo oo 30 juz qur'aanka hal mar ku dul aqriye shiikh ii soo fasir riyadaas

  • @caashomohamed4046
    @caashomohamed4046 Před 3 lety

    nbou

  • @saidlaahabdala103
    @saidlaahabdala103 Před 3 lety

    Maxay tahay muslimiintu ugu ducaystaan, Ducadii nebi Muuse uu ku ducaystay.
    Maadama uu isagu
    Carab la'aa.
    Kolka nin ama gabadh aan Carab la'aayn ay ugu ducaayraan?

  • @degelkhayr
    @degelkhayr Před 3 lety

    Sh Riimi manoolyahy mase Corona qabsaday intaan kuxirnaa intaas oo kale marna mamaqnayne

  • @haashimxasan2945
    @haashimxasan2945 Před 3 lety

    masha Allah

  • @mrcalifarax4426
    @mrcalifarax4426 Před 3 lety

    Amiin

  • @theampteam3908
    @theampteam3908 Před 3 lety

    Asc