qiso dhaba ||waxan bilaby malintii 1000 ISTIQFAR waxa isbadashey nolosheydi o dhan
Vložit
- čas přidán 28. 10. 2023
- qiso dhaba ||waxan bilaby malintii 1000 ISTIQFAR waxa isbadashey nolosheydi o dhan @afnaaneddabsan
faidada istiqfarta, qiso istiqfarta, waxan ka hely istiqfarta, istiqfarta siday noloshydi u badashey,
#fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe
#qisooyinka
#qiso
#comment
#share
#like
mnsha aalh waa qiso qurxoon alle.ayaa.mahadleh ana isooduceeeya qpfki.arka.qoralkaygan waxan ahay xamilo bishi todobad hada galaysa waxaan jiifa dhaqtarka waxalaydhehay ilmaha inu dhashan kabaqaynaa allekama dhigo aamin isoodheha pls
duceeso xbbt ilahy haku adkeeyo uso duceya abayo
Rabi haku caafiyo wllo qaali
illaahey haku caafiyo abyo
Ilhy Haku cafiyo plz saliga nabiga badi inshlh wax wlpi alle pa ok kaga dhigyo❤
Amin walal
اللهم صلي علي محمد وعلي ال محمد كما صليت علي إبراهيم وعلي ال ابراهيم انك حميد مجيد
Alle Haku xafido
M.s pyo allH kushrfo ❤
Masha allaah tabarakallaah Abaayo ❤❤❤❤❤❤❤❤
Salalahu calayhi wasalam Alle ha ku cafiyo wll
Waa qiso qurux badan masha allaah tabarakallaah abaayo allaaha ku cafiyo ❤ amiin yarabi scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
wllheeyga isoduceeya insha allah Murad ayan layahaye
Alle hakucaafiyo qali
Masha Allah wa Alhamdulilah wanagsane wa ilahay subxanahu watacala shoukran uqtii filah barakalahu fikum ❤
Masha allah abyo horay usoco allaha naga wada aqbalo acmaasha wanagsan
Mnshallah Allah yabarik wll.
Masha allah hambalyo 10kun aad gaadhay insha allah 100 waad gaadhi mardhaw noo soo badi qisaska diinga ah insha allah
thanks xbbt in.allh
Mashallaah
Alle walaalaheen filistiin haw gargaaro
Jazaa allahu khayran jazaa
M.a anagah allaha wafajiyo istawfaarta
Man sha allh
❤❤❤masha allah abayo ❤❤❤
Wllalaheyga qaaliga ah iso duceya murad ayn leyhy ino illahay ifududeyo
in.allh alle hakuuso dhaweeyo
Asc wllshay Allah ha.inoo kaa xifdiyo ..xaqiiqdii waan istiğfarta isbal badan ayaan dariimay..❤alx .adigana aad ayaad umahadsan tahay.❤❤
Allahuma amiin Ya Rahman shoukran barakalahu fikum ❤
Masha allha abayo afnan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Abyo Allah kucafiyo ❤❤hambalyo 10k insha Allah inkabadan kurajenaa❤❤❤ scw scw ❤❤
Shugran qli illhy haku barakeyo wllshay ❤❤❤❤❤❤❤❤
Sallahu calayhi wasalim❤❤❤❤❤❤❤❤
Allha ku cfyo abyo ❤❤❤❤❤
Maasha allaah waa qiso ku dayasho mudan laakiin hmcn salaatu leylka marka la dukanaayo waxaa ugu yar 3ragco 2mar ah iyo1ragco oo widri ah
Mashaa Allah Walasheyn Allah haku xifdhiyo haray usoco Insha Allah
Alle haku caafiyo
mashaAllah tabarakallah shukran abayo
Masha Allah wlalal qali ❤
Shukran aboy
Alhamdulilah uqtii filah ❤
Masha allha wlshey ❤
Mashllh ❤
Sallahu calayhi wasalam
❤ جزاك الله خيرا حبيبتي
Maasha Allah❤❤❤🎉🎉🎉
Scw
اللهم صل وسلم علی سیدنا ومولانا محمد❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw scw abyo allah kucafiyo hambalyo 10kun❤❤❤
amin xbbt thanks
M.n❤
Sallalahu caleyhi wasalam❤❤❤
صل الله علیه وسلم❤❤
الهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد صلى عليه وسلم
Abayo❤
10k🎉 hamplyo xbbti
oh thanks xbbt ada iga hor ogady
asc abayo ❤️
❤❤❤❤❤🎉
❤❤❤❤❤
Asc
Mash alah abaayo thanks ilaheey ha ku caafiyo abaayo
amin xbbt thanks
الهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد الهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Congrats 🎉for the 10k abyo mcn❤
Msha allaah wll anugu waxan kamurugooday dadkaa reer falastiin edhibtu kuso soco
qof iman le ba thy aby wax lagamurugodo way thy
Walashey Asc saliga nabiga ibrahimiyada iso sheeg
waa atashahudul akhiir wll
❤❤❤❤❤❤❤
Wcs
Walaashey afnaan allah kucaafiyo oo haku xafido
Kaalinta aad ku aadantahy allah kugu xoojiyo
Wxn kuuhaayaa qisooyin xagee kuugusoo hagaajiyaa
thanks wlkey alaha ku sharfo waxan kuso dira link my instgram
intgram.com/afnaan_eddabsan
hapkan iguso dir
Naag sidaaso kale ah hada lamaba helaba mid hadad wax so waydo aan aaminsanayba qadarka rabi aya isku so hadhay
Wlll waxan raba in an kula so xidhidho ee halken kala so xidhidhi kara bls iso jawab wll ado raliya
Masha Allah❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
Anigo ah maclinmahamud alle kucafiso walal sare
❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ale hakuu fudeeyo
Sorry sister Allah hakuafiyo ❤
❤
Àbayo xage kalo soo xariira
intan aby
intgram.com/afnaan_eddabsan
Numbrktha mahaina eeee mxa kasodahena wallaley
16kun iimara ❤
Abaayo wan ku waynay maalinksta janalkaga wan so boqan jiray noso badi qisaska ilaahay haku barakeeyo❤
in.ah xbbt thanks
Scwscwscw❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉