Madaxweyne MUUSE oo Hada Ciidanka Qaranka ee Bariga Somaliland Waajibaad Adag Faray.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024

Komentáře • 80

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 Před 24 dny +15

    Guul Ciidanka Qaranka Jamhuriyada Barakaysan Ee Somaliland 💚🤍❤️

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv Před 24 dny +10

    Masha alllah guuul ciiidamada qaranka somaliland noooooolaaada ooo guulaysta waligiiin aaamiin aaamiiin aamiiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Před 24 dny +8

    Ubaxle 24 TV wariye qaaliya Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ ciidanka qaranka Somaliland 💚🤍❤️

  • @faizaosman6214
    @faizaosman6214 Před 24 dny +8

    Guul iyo gobanimo soomalilaand guul ciidamada qaranka geesiyada wadanka illahay ha idin xafido ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Gobsame
    @Gobsame Před 24 dny +6

    Ilaahay ha barakeeyo ciidan ka qaranka Somaliland guul Somaliland ❤❤❤❤❤

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 Před 24 dny +5

    Maasha allah
    Guul iyo Gobanimo Somaliland , guuleysta guule haydin garab galo 👍👍

  • @choukrialihassan2861
    @choukrialihassan2861 Před 24 dny +7

    Ma Shaa Allah!!! Takbir AllahuAkbar❤❤

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Před 24 dny +6

    Guul Qaranka Somaliland

  • @alxmdulilah7023
    @alxmdulilah7023 Před 24 dny +5

    Guul guul guul Somaliland Forever Insha Allah Ya Rabbi 🙏🏾🙏🏾🙏🏾❤️

  • @SaynabNuur-zu4ib
    @SaynabNuur-zu4ib Před 24 dny +6

    Alaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před 24 dny +3

    GUULE GUULE CIIDANKA QARANKA JAMHURYDA SOMALILAND ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 Před 24 dny +6

    Guul ciidanka qarank iyo madaxwanah jamuriyad Somaliland guul iyo gobanimo inshaa Allah ❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @amiirkhalid4888
    @amiirkhalid4888 Před 24 dny +5

    Maansha allaah viva madaxweynaheena geesiga ah ee jamhuuriyada barakaysan ee Somaliland guul iyo gobanimo waligaa jiroo joog nin adag waan ku wataa dhamaan reer Somaliland rabbi haku xafdo cadawgeenu ha jabo.. Somaliland ha guulaysato hays raacdo miidnimo iyo walaalnimo waa inaynu Qarankeena difacanaa inagoo isku duban ducaqabooyin maanta maajirto maalin aynu ka wanaagsanahay ciidankeeena Qaranka halaga barbar dagaalamo maal iyo nafna doqon iyo fulayba waa soo dhiradee hala cadaabo waa in dabka la saraa waa quraa dawlada iyo Qarrankasharafta badan ee Somaliland .. one ☝️ love ❤️ SOMALILAND 💯👌

  • @hodanibrahim1059
    @hodanibrahim1059 Před 24 dny +4

    Manshallah Manshallah waalahi waan farxaay Manshallah guuleysta ciidanka quran Manshallah guul somaliland guul Ubaxle media ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Před 24 dny +3

    Allahayow no tiirise na takulee guul qaranka Somaliland & ciidankeena❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ from saylac

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 24 dny +2

    Guuuuuuuuul somaliland viiva viiva somaliland lsrae

  • @AsiaGele
    @AsiaGele Před 24 dny +5

    Soomland allow dhowr❤❤

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub Před 24 dny +6

    Geesi qaran ❤❤❤

  • @abdiezza9594
    @abdiezza9594 Před 24 dny +7

    Guul & Gobanimo C. Q. JSL. GUUL M.WEYNAHA JSL
    HAMBALYO HAMBALYO DHAMAAN.

  • @user-pp3tb1bd6k
    @user-pp3tb1bd6k Před 24 dny +4

    guul guul guul guul guul guul guul somaliland somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Ahmedwali-ji2sf
    @Ahmedwali-ji2sf Před 24 dny +5

    Guul Somaliland Army

  • @abdulwahidmohamud9408
    @abdulwahidmohamud9408 Před 24 dny +4

    Guulaysta idinka Alle❤

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 24 dny +2

    Guuuuuuuuuul somaliland viiva somaliland

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 24 dny +2

    Geeeeesi yaash reer somaliland guuuuuuul somaliland

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 24 dny +2

    Masha allah guuuuuuul somaliland geeeeesi yaash

  • @Qarandhise
    @Qarandhise Před 24 dny +7

    Kol hadii cududaya ku cil baxayo. Waa farin adag oo cad

  • @user-kw9di6lk9t
    @user-kw9di6lk9t Před 24 dny +2

    Waanu guulaysanay ciidanka qaranka somaalilaan dhamaantii waanu idin salaamaynaa 🎉❤❤guuuuuuul 🎉🎉somaalilaan

  • @alxmdulilah7023
    @alxmdulilah7023 Před 24 dny +2

    Masha Allah Guul Guul Guul Geesi Muse Bihi ❤💪🏾💪🏾💪🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾❤️❤️❤️💚💚💚💚

  • @aminahyusuf4959
    @aminahyusuf4959 Před 24 dny +3

    مشاءالله تبارك الرحمن...ربي يحفظكم ويسعدكم جميعا يارب العالمين
    اللهم انصر واحفظ بلادنا وعليك أعدائنا يارب العالمين
    اللهم امين يارب العالمين 🎉🎉🎉🤲🤲🤲💪💪💪❤❤❤

  • @aminahyusuf4959
    @aminahyusuf4959 Před 24 dny +4

    Guuleyo Ubaxle 24 TV
    Geesi qaran

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t Před 24 dny +4

    Xaajigayga ayaa kujira Ciidankaas Soo dhaweeyey .madaxwaynaha waxaan leeyahy wll ilaahay haidin Nabad Geliyo dhamaantiin Maan arag mudo 5 Biloda ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @deeqagopey1580
      @deeqagopey1580 Před 24 dny

      M.a Alle ha ku tus0 isag0 nabad qali ciidankena oo dhan alle ha ino barkey0❤

    • @user-pl7du6nc8t
      @user-pl7du6nc8t Před 24 dny

      @@deeqagopey1580 Aamiin wll dhamaantood alle hanabad Geliyo

  • @samalehmohamed8529
    @samalehmohamed8529 Před 24 dny +4

    Maashallh qarakeena soomalilaan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guulqaran ❤❤❤❤❤❤❤❤maashallh ❤❤❤❤❤❤❤

  • @shadiaw8890
    @shadiaw8890 Před 24 dny +2

    Masha Allah Guul Guul Somaliland ❤❤

  • @SaynabNuur-zu4ib
    @SaynabNuur-zu4ib Před 24 dny +3

    Masha allaaah tabaarakalaah somaliland guuuul Somaliland hanoolaato cadowgu hajabo

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu Před 24 dny +2

    Guul geesiyada ciidamada qaranka ee u taagan sharafta iyo xoriyada iyo guulaha Somaliland

  • @SaynabNuur-zu4ib
    @SaynabNuur-zu4ib Před 24 dny +4

    Anoo islaana inaan qori qaataan rabaa

  • @ismahanabdi5646
    @ismahanabdi5646 Před 24 dny +2

    Guul Guul cidanka somaliland ❤️❤️🤍🤍💚💚

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před 24 dny +2

    INSHA ALLAHA YAA RAABULCAALMIN ALLAHU AKBAAR ILLAHOW CADOWGA NAAGA REEB QADADWEYN IYO FAAQSHA IYO HUWAANTE GUULE INSHA ALLAHU❤❤❤❤❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @SaynabNuur-zu4ib
    @SaynabNuur-zu4ib Před 24 dny +4

    Ana ducaan kudifaacayaa 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @mo3classic760
    @mo3classic760 Před 24 dny +3

    ما شاء ايها البطل القومي حفظك الله ورعاك أينما كنت وإن شاء الله ستعود دورة الثانيه بالانتخابات المنتظر

  • @ismahanabdi5646
    @ismahanabdi5646 Před 24 dny +1

    Masha allaah illahaay hano dhowro somaliland ❤❤

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r Před 24 dny +3

    Bal eeg wasiirada hareera jooga mdxwnaha baruurta calashooda saaran. Muuse eeg siduu jidhkiisu u dhisan yahay, isagu waa nin sport sameeya, wuuna ordaa aroortii masaafo dheer.

  • @queency7943
    @queency7943 Před 24 dny +2

    Masha Allah illahay cadawgiina jabi ❤❤❤❤❤❤

  • @ayaanismail4951
    @ayaanismail4951 Před 23 dny

    Mashalalha mashalalha qaranka qaranka guuuuul Somaliland guuuuul muse Bixii cabdi 🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡♥️

  • @user-yc2db4hc9w
    @user-yc2db4hc9w Před 24 dny

    Madax wayne heena Muse Bixi geesi Allah ha daayo Guul somaliland ❤❤❤❤❤❤

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 Před 24 dny

    Guulayso inshallah idamka ilaahay somaliland guul inshallah 💚💚💚💚❤️❤️❤️

  • @Rashiida-136
    @Rashiida-136 Před 24 dny

    Insha allah somaliland guuuuuuuuuuuul iyo ciidanka qaranka

  • @user-cu1gz6nm5d
    @user-cu1gz6nm5d Před 24 dny +1

    Guul ciinadka qaranka❤❤❤❤

  • @UbahMohamed-t4g
    @UbahMohamed-t4g Před 24 dny +1

    💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚masha allah 🤍❤️🫶🏻🫶🏻🫶🏻🫶🏻🫶🏻🫶🏻🫶🏻🫶🏻guuuuuul somaliland guuuuuul guuuuuul somalilan

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před 24 dny +2

    SOMALILAND CEESI IYO SHARAF KUU NOOLDA CADOW IDIINMA CEELO GUULYSO MADAXWEYNE🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @KhadarKadar-xc8df
    @KhadarKadar-xc8df Před 24 dny

    Mnsh allah hambalyo madaxweyne boqashada ciidanka qaranka ❤❤❤❤❤❤❤❤guulsomaliland
    Taliyaha ciidanku sirdoonka militarization noockasta udhis waamuhiimada ciidanka

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 Před 24 dny +1

    Masha allaah

  • @salmahussein5007
    @salmahussein5007 Před 24 dny

    اللهم أحفط بلدنا

  • @user-pv2ww7ln6m
    @user-pv2ww7ln6m Před 24 dny

    Guul Somaliland mid ah

  • @UbahMohamed-t4g
    @UbahMohamed-t4g Před 24 dny +1

    🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚💚❤️💚🤍❤️🫶🏻🫶🏻🫶🏻🫶🏻masha allah guuuuuu🫶🏻🫶🏻❤️guuuuuul somalilan guuuuuul somalilan

  • @LaylaMaxamud-y6m
    @LaylaMaxamud-y6m Před 24 dny

    Guul jamhuriyada somaliland dhaman ciidan iyo qaranba

  • @nimcocabdilaahi7692
    @nimcocabdilaahi7692 Před 24 dny +2

    Soomaalilandnoolaw

  • @aminafgh2127
    @aminafgh2127 Před 24 dny +2

    ciidamadaw xoogiina guryo ku dhista dhir dhoobo dhagax iyo biyoba waad haysataane xoogiina cila ha ku dhamaynine intaad fadhidaan dhis dhagixiina guryo dhaxan ta qoraxda iyo roobka aad ka gashaan nimanyahaw xoogiina ka faa iidaysta

  • @munaroobleh5426
    @munaroobleh5426 Před 24 dny +3

    ❤❤❤❤❤

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před 24 dny

    Maasha Alaah Geesiga horta ah ❤❤❤❤❤

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Před 24 dny

    MAANSHALAAH MADAXWEYNE LIBAAX LIBAAX DHALAY OO GEESI AH WAXAA HUBAAL AH IN UU DAGAAL YAHAY LAMA HURAAN WAXAA KALE OO HUBAAL AH IN MADAXWEYNE MUUSE IYO HUWAN SI FIICAN ISU BARAN DOONAN DAGAALA MAANTA AYUU KOW YAHAY WIXII HORE CIYAAR

  • @brbynulolilumu
    @brbynulolilumu Před 24 dny +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SiyaadMaxamed-bv3wc
    @SiyaadMaxamed-bv3wc Před 24 dny

    geesi geysi dhalay ilahaw jabi cadowga somalind

  • @OneLoveOneLife84
    @OneLoveOneLife84 Před 24 dny +1

    💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾

  • @user-by2ll9bz6f
    @user-by2ll9bz6f Před 24 dny

    Aawey jamahiir dig debci tigtonow hala soqabto mujriminta SNM jamahiir iyo huwan ma ismaqlana hada ha la soqabto ?

  • @Huruuse-o5c
    @Huruuse-o5c Před 24 dny

    Hambo Harti!

    • @asiyahmed-cs3ft
      @asiyahmed-cs3ft Před 24 dny

      Way ku soo socdaa ,diyaar ahow ,harti iyo sixirkii aad soo maleegteen ,😂

  • @MahamedMohamud-ek5si
    @MahamedMohamud-ek5si Před 24 dny

    Muse fulay ayad tahay orad otag lasacanood

    • @HamzeMed-py6up
      @HamzeMed-py6up Před 24 dny

      Kkkk waad ogtahay inu muse fulay aheen oo uu guesi garaan yahaye

    • @ahmedgaileh
      @ahmedgaileh Před 24 dny

      MUJAHID MADAXWEYNE MUSA BIXI WAA GEESI GEESI DHALAY OO TAARIIKHDA GALAY.
      XAASIDKU HA INDHA BEELO IDAM ALLAH.

    • @alxmdulilah7023
      @alxmdulilah7023 Před 24 dny

      Muse Bihi Abdi Waa geesi good 💪🏾💪🏾💪🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾

    • @asiyahmed-cs3ft
      @asiyahmed-cs3ft Před 24 dny

      Somali oo dhan ayuu ay oohin baday ,xasidnimada iska daa waa dadkii siyaad bare xididad u saaray

  • @mo3classic760
    @mo3classic760 Před 24 dny

    ما شاء ايها البطل القومي حفظك الله ورعاك أينما كنت وإن شاء الله ستعود دورة الثانيه بالانتخابات المنتظر