ABWAAN GALLAYDH | GABAY KARBAASH AH | GAMBOOLAYDA YAA GOLAHA KEENAY | SILSILADDA GAYAAN | 2022

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 14. 10. 2021
  • Maansadu Gayaan Bay Ahaydee
    Geed-Gal Iyo Gabadh Laysa Siiyee
    Gabgabtiyo Hadmaa Loo
    Geddiyay Gooddi Iyo Faanka?
    ---
    Wacad Alle - Abwaan Gallaydh
    Kalbad Buu ilkaha Kaga Siibay
    Kuwii Qabiilka & Cantarabaqashka
    Golaha Keenay,
    Waxaad Mooddaa Reerkay Gabadhu Ka Dhalatay
    Inayna Weli Garan Waxay Ka Gabyayaan..
    Ha Wareegto Giraantu ..
    GODOBTI XEERIKI
    ----------------------

Komentáře • 23

  • @rnuura334
    @rnuura334 Před 2 lety +1

    Maansha Allaah Codkiisa Kiliyaa Igagadan Abwaankan Afkaaga Malab Io Caano Laguqabey Maansha Allaah Marlabaad Io Mar Sadexaadba Abwaan Galaydh🇸🇴❤️👋

  • @wavyali5768
    @wavyali5768 Před 2 lety +1

    Mashallah waa gabay dhaxlgal ah illahay somalida ha garnsiiyo aamin

  • @hodanahmeddhore4279
    @hodanahmeddhore4279 Před 2 lety +2

    mashaa allah ishcalaa abwaan laakiin gabdho hadaan nahay waad nagugaftay taasna waa inaad xaal ka bixisaa

    • @a.m.k9976
      @a.m.k9976 Před 2 lety +1

      Ma uusan gafin Abwaanku waa runti Gabayga ragga ayaa lagu ogaa laguna gartaa
      Buraanburkana Dumarka wali ma Aragtay Rag Buraanburkii idinku yimid Ama madiixii
      Gabdhoow gabayga noo daaya xaalku googaaleysi ayuu naga noqonayaa.

  • @maryamkilwe8037
    @maryamkilwe8037 Před 2 lety +1

    Aad ayaan uga helay gabaygaaga soo badi

  • @mahamoudhassannour8850
    @mahamoudhassannour8850 Před 2 lety +2

    Waa abwaan galaydh ninkaan codka siiyay anigi

  • @malyuunali2934
    @malyuunali2934 Před 2 lety +2

    Mansha ALLAH

  • @mohamedwali587
    @mohamedwali587 Před 2 lety

    Man.sha.allh

  • @mahamoudhassannour8850
    @mahamoudhassannour8850 Před 2 lety +2

    Nninkaas ayaa qaatay gabayga gobanimadiisii aniga markaan rayigayga cabiray maanta kahorna maan ka faaloon silsiladani intay socotayba waxay kujirtay dhoobaalaq lkn ninkani meesheedii ayuu geeyay gabayguna ahaan jiray hore usoco sxb abwaan

  • @kyrizuenchantrez6289
    @kyrizuenchantrez6289 Před 2 lety +1

    Masha allaah afkaga Cano laguqabay

  • @idillmohamed9869
    @idillmohamed9869 Před 2 lety

    Masha allh waa sil silad qiimo badan

  • @maryamkilwe8037
    @maryamkilwe8037 Před 2 lety +1

    Mashaa alaha

  • @mumtazabdiqadir1400
    @mumtazabdiqadir1400 Před 2 lety

    The best gabay weeye xogaa karbaash

  • @abdimohamed9252
    @abdimohamed9252 Před 2 lety

    Maashaa Allah

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377 Před 2 lety +1

  • @zainabhassan6943
    @zainabhassan6943 Před 2 lety

    Masha Allah galayr kusoco

  • @warismohamud8888
    @warismohamud8888 Před 2 lety

    Maansha allah

  • @aligesfly1221
    @aligesfly1221 Před 2 lety +1

    Ganbooleeyda cidiitir gabyaa laraabaa abwaankaana sugaayo cidaas

  • @rahmaasad8209
    @rahmaasad8209 Před 2 lety +4

    Gambooleydu sawtii gabaga bilowdey mahaa??? Hadaad gebeyga udiideyso sabab aad usookashey gabey gambooley biloowdey???

  • @ldnkhl7407
    @ldnkhl7407 Před 2 lety

    Wallee walagu kala bixi waayey

  • @user-jv5np5rs4q
    @user-jv5np5rs4q Před 2 lety

    سعد في الظلام

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 Před 2 lety

    Gallaydhow ma gamboolay silsilada gayaan soo galoo ka gabyay, hablaan moodaye..