Dood dhex martay daaci mukhtar iyo sheekh dheegow in aad qof islaam ah ku sheegtid gaal

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024

Komentáře • 94

  • @nasramohamed781
    @nasramohamed781 Před 2 lety +5

    ibliis madax adayg ayuu allah uga go,ay dheegaw khatarbuu ku jiraa, allayacisak sheekh mukhtaar

  • @fadumaomar9092
    @fadumaomar9092 Před 2 lety +3

    ربي استر شباب المسلمين في كل مكان. واعز الاسلام والمسلمين.

  • @ismacilcde2375
    @ismacilcde2375 Před rokem

    Kaas waa gaal waana ugu talagay in uu fal xun sameyo

  • @muadbile1219
    @muadbile1219 Před rokem

    Daaci mukhtar ruun band sheegaysa ❤❤❤

  • @fadumaomar9092
    @fadumaomar9092 Před 2 lety +2

    اللهم احفظ المسلمين في كل مكان.

  • @cabdiraximcaliseed6283
    @cabdiraximcaliseed6283 Před 2 lety +4

    Ninkaan siduu u yaaqaano iyo sida uu dadka ugu nabayo waxaan u maleenayaa inuu xiriir ka dhaxeeyo asaga iyo masuuniyiinta

  • @zamzamapthi7371
    @zamzamapthi7371 Před 2 lety +1

    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك

  • @alqaacade8686
    @alqaacade8686 Před 2 lety +2

    ما شا الله تبارك

  • @rahmiitaahmed3937
    @rahmiitaahmed3937 Před 2 lety +7

    Diinta mansooniyadu waa diin uu hadafkeedu yahay in ay helaan, dawlad hal ah oo dunidoo dhan maamusha oo ku dhisan fasahaad galaaysiin dadka lagah leexinayo wadada saxdaa, waxayna ka faaiideystaan rabitaanka qofka oo ah in ay caan ka dhigaan sidoo kaleh lacag aan tiro lahayna siiyaan, waxana lala galaa contract of even ah

    • @AbdiaziizIQ
      @AbdiaziizIQ Před 2 lety

      There is still no evidence of its existence so do not believe it

    • @saidhussein2679
      @saidhussein2679 Před 2 lety

      Marhore ayeey aduunka qab sadeen laakiin dadka ayaa wali la marsiin la yahay lakiin doowlad kasta gacantaa ayeey ku dhigeen,,,,fiiri doolarka mareeykanka isha ku taal ,,aduunka maanta doolarka ayaa xukuma iyagaa sameeyay doolaka,,,

  • @rahimaali5762
    @rahimaali5762 Před 2 lety +6

    Dadka qalbiyadooda Allah ayaa daalacanaya Yan la Iska odhan waa gaal qof ee dadka Allah ayaa Iska leh

  • @mumtanayare8715
    @mumtanayare8715 Před 2 lety +1

    Masha allah sheekh muqtaar allah haku xafido

  • @aaminadahir3100
    @aaminadahir3100 Před 2 lety +1

    Mansha allaah daci mukhtar xafida hulaah

  • @zakimoha7431
    @zakimoha7431 Před 2 lety

    Sharma boy waa gaal

  • @adnaanalsharaapi6506
    @adnaanalsharaapi6506 Před 2 lety +2

    Shiikh mukhtaar jazakalaah 🙏🏻 dalbiyaaaro ex burco wllkey horre usoco🙏🏻👋

    • @ayanissack9742
      @ayanissack9742 Před rokem

      Shukran sheikh dacaa Mukhtaar jazakallah qeyr wlalkey horre usoco manshallah nimco daaci 🎑

  • @blueblue5427
    @blueblue5427 Před 2 lety +7

    Shiekh mukhtar wa very smart masha Allah

  • @ubahmuxidiin386
    @ubahmuxidiin386 Před 2 lety

    mash Allah shiqa muqataara

  • @shamkehade5972
    @shamkehade5972 Před 2 lety +2

    MASHALLAH MUQTAR MEEL BAD SARTAY

  • @salmo4389
    @salmo4389 Před 2 lety

    M.a horay uso shekh mukhtar waa wataa shekh

  • @defensegeneral9893
    @defensegeneral9893 Před 2 lety

    sheikhaan yar ilaahay ha barakeeyo

  • @hakim6395
    @hakim6395 Před 2 lety +1

    Qofkaan dhahaaya nin heesa ama naag heesta maasuuniya ayee u shaqeeyaan waxba ka qaldan xaqiiqdi
    Waa jiraan kuwa u shaqeeya masuuniyada hase yeeshe cadeen ayee u baahan tahay ee in lagu dagdago ma aha. Mida kalana qofka fadreesan ee dhahaaya muslim baan ahay dee waa lawaaniya xumaanta uu ku jirana waa loo sheega

  • @hibao9569
    @hibao9569 Před 2 lety

    Munaafiqiinti muslimiinta kuganbanaayen waye kani ilaahow na amaanso

  • @Moha374m
    @Moha374m Před 2 lety

    M.a daaci mukhtar illah hanoo daayo

  • @kaahomahamuud4801
    @kaahomahamuud4801 Před 2 lety

    Maasha alaha sheq muqatar alaha kuxafid

  • @ayaanahmed8737
    @ayaanahmed8737 Před 2 lety +2

    Subxnallah war dhalinyaroooy ya idin diray umadaaan aad xugmineysaaan
    War diiinta culima idinkaaga aqoon badan baa jirto war umada diinta Dadka ha nacsiiina

    • @idirisxaashi8965
      @idirisxaashi8965 Před 2 lety

      Adeer diinta qofkasta masuuliyad ayaa ka saaran .baro

  • @ugaasomire8297
    @ugaasomire8297 Před 2 lety

    waa shekh mukhtar iyo shekh shaydaa

  • @tanishman1503
    @tanishman1503 Před 2 lety +2

    Walhi sh. Dhegow qiiquu is ku qarinaya

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 Před 2 lety

    Maashaa allaah shiikh mukhtaar

  • @Galeyr
    @Galeyr Před 2 lety +2

    Wiillaan yer ka ah ee sh.muqtaar waa uu kaa saxan yahay wax aadan cadeen aadan u haysan qof lagu ma gaalaysiin

  • @alibiyaaso6516
    @alibiyaaso6516 Před rokem

    Tas

  • @saacidofficial4863
    @saacidofficial4863 Před 2 lety +2

    You tube miya tahay

  • @zakimoha7431
    @zakimoha7431 Před 2 lety

    Almuganniyaatu kufrunn

  • @fawsiyohundur3075
    @fawsiyohundur3075 Před 2 lety

    War umada ka leexda waad HABAARAN tahiin.

  • @kaydkaaqoonta.3637
    @kaydkaaqoonta.3637 Před 2 lety

    يظهر منهما أن كلاهما لم يلتزم بشروط المناظرة

  • @biggames6116
    @biggames6116 Před 2 lety +1

    Walaahi qabkisa shaydan I Egba wa Maxay masuniyadu sheekh khudbad kaga hadlayba waligii ma maqal kan xogtan isaga mesh’s ka keenay hala ogaado

  • @blueblue5427
    @blueblue5427 Před 2 lety +2

    Shiekh deekhow ma sheikh baa? Subxanallah Subxanallah Subxanallah

    • @nimconura5149
      @nimconura5149 Před 2 lety

      Allah aclammm lkns kofiyadu uu xiranyahaow maxaa kuqoran Aniga si ban u arkaa bal idhinkuna ila firiyaa

    • @blueblue5427
      @blueblue5427 Před 2 lety

      @@nimconura5149 Walahi wan arki la’ahay balse wajigisa Nur kama muuqdo

  • @saacidofficial4863
    @saacidofficial4863 Před 2 lety +2

    Kkkk

  • @blueblue5427
    @blueblue5427 Před 2 lety +1

    Subxanallah war ninka ma walanyahay kulaha shaytan baan lashaqeeyan balse wa Muslim kulaha.

  • @ustadhsadikibrahimhassan7654

    I also have read about it.Dheegoow keep talking about them to the finest

  • @yaasircumar6558
    @yaasircumar6558 Před 2 lety +1

    War nin kani mas alatu al asmaa wal Axkaam soo daraashee dheh
    sheikh mukhtaar alaa yaxfadak ninkani ma hayo wax aqoon ah

  • @maxameddarwiish1633
    @maxameddarwiish1633 Před 2 lety +1

    Waruntii hesuhu wa camalu shaydaan

  • @hibao9569
    @hibao9569 Před 2 lety

    Soo barta aaka wadaa dhalanyartii ayuu u iftiiminayan waxa sheydaaMada Bisinka asaga waxuu nabaray waxa xun dhalanyarada inuu baadiyeeya uu rabaah Bisinka

  • @abdiqani18
    @abdiqani18 Před rokem

    diin ka baro muqtaaroo

  • @ustadhsadikibrahimhassan7654

    Few are the people who understand

  • @AbdiaziizIQ
    @AbdiaziizIQ Před 2 lety

    Wahaabiyo umada nabad geliya

  • @fadumaomar9092
    @fadumaomar9092 Před 2 lety +1

    مختار انت شاب شجاعه .ما شاء الله تبارك.

  • @feisalkadiye8728
    @feisalkadiye8728 Před 2 lety

    Dhalinyartan malahan cilmi sida culumada somaliyed ee wawen waxa u fican inay ulalabtan sualahan culumadena wawen

  • @fawsiyohundur3075
    @fawsiyohundur3075 Před 2 lety

    Maasoniyadaan maba taqaan aan yaahuu yaahuu beenaale

  • @sahroafrah7923
    @sahroafrah7923 Před 2 lety

    dheegoow ma waadixin karo hadafka uu rabo inuu dadka lawadaago barashada uu ka hdlaayo waa inaa ogaataa oo fahantaa dhagarta lala doonaayo bulshadeena somaliyeed dheegoow madhahaayo maansooniyad baro ee wuxuu ka wadaa si aad uga digtoonaato waa inaa fahan ka heesataa wxyaabaha lagugu dagi karo
    daaci muqtaar hadag dagin wax uun fahan dheegoow isku day inaa cadeen kartid hadafkaaga

  • @hipokhadar6159
    @hipokhadar6159 Před 2 lety

    Waxad tahay qof asn xishooneyn ee umada ka xishod

  • @abdallaabdirishiid6241

    Wall kan mardanbe halahadlin asagabaa shaydaan ueg

  • @ismaik562
    @ismaik562 Před 2 lety

    Nabiga waxa shegey miyaad kasoo horjeeda

  • @ismaik562
    @ismaik562 Před 2 lety +1

    Sheikh muqtar qofkii hees wada tariiq salad ah miyaad taageersan tahay

  • @abdullahiahmed581
    @abdullahiahmed581 Před 2 lety

    Dheegow maxaa u cararaysaa degdega waa laga fcn yahay

  • @abdallaabdirishiid6241

    Adeer kan Usan kuqaribin waxas mayaqanan dhalinyaradaas wa fasiqiin sidad shegtay asaga waxan bartay kuna shaqaysta rabana in udhalinta baro

  • @apdohakim1650
    @apdohakim1650 Před 2 lety

    War waxan yaan la dhgysan fikrado kle aya guxaya dhegowga ah

  • @zeinabibrahimmohamed4994
    @zeinabibrahimmohamed4994 Před 2 lety +1

    Wax oo kasaay maleh dhegow baqtiga kista oo barti waa tan inuu jinool ccml u hadlo musiiwo kugu dhacdi

  • @thedanishparkourmarstersl3721

    ninkan asag ah waxas u sheegey

  • @user-kv3on3nw5z
    @user-kv3on3nw5z Před 2 lety

    Hadhagaysan dheegoow walaal ninkani wuxuu doonayaa inuu tiisa kugu shubto

  • @farahmohamed2637
    @farahmohamed2637 Před 2 lety

    Warniyow umadaan diinta habartan dadka iskaxukminaya walcoyaadu billah

  • @mohammeddoule8825
    @mohammeddoule8825 Před 2 lety

    عمد اهل العلم ان هذا الكفر حكمه كفر دون كفر إلا إذا قال تارك الصلاة انه لا يؤمن بالصلاة ولا اركانها والا الشريعة الإسلامية عندئذ يحكم عليه بالكفر وهذا بعد انذاره والنصيحة له بكل لطف والشقة عليه. وقال تعالى ( وماارسلناك إلا رحمة للعالمين) والله تعالى اعلم

  • @user-xz2qw3qh8o
    @user-xz2qw3qh8o Před 2 lety

    Kan asbaa shedan u eg

  • @khadroali5247
    @khadroali5247 Před 2 lety

    Adiga matukata calamada salada Kama muqato idiga ishagaji

  • @laylasabaray9441
    @laylasabaray9441 Před 2 lety

    Tuug

    • @abdirashidhashi8049
      @abdirashidhashi8049 Před 2 lety

      aad baan idiin salaamyaa waxaan leeyahay dhalinyarada doodaysa markahore diinta siwacan haw bartaaan

    • @abdirashidhashi8049
      @abdirashidhashi8049 Před 2 lety

      hadaad gaalada ladoodaysid waxaa jira qaab loola doodo oo gaar ah waa in aad kitaab kooda wax kabarataa

  • @Galeyr
    @Galeyr Před 2 lety

    War yaa adiga fikri qawaarij ayaa kugu jiro

  • @ustadhsadikibrahimhassan7654

    Dheegoow is right

  • @ayaanahmed8737
    @ayaanahmed8737 Před 2 lety

    Bookaagta ka aqrin laheed kuu sheeegaaa kulahaa 😡😡🏃🏃🏃

  • @cjmaslah8683
    @cjmaslah8683 Před 2 lety

    Ninkani waa caruur wax maqashay masoniyad iyo Waxan loojogin ayuu kahadlayaa hhhhh yunan wakhtiga idinka dhumin

  • @ayaanahmed8737
    @ayaanahmed8737 Před 2 lety

    Balaayo faham dheh maxan ka baranaa subxnallah 😡😡

  • @omarr2585
    @omarr2585 Před 2 lety

    War qofka 50% musulman waa muinafiq

  • @abdiqani18
    @abdiqani18 Před rokem

    مختار انت جاهل

  • @laylasabaray9441
    @laylasabaray9441 Před 2 lety

    Beenale

  • @wanaagguudbiiye7770
    @wanaagguudbiiye7770 Před 2 lety +2

    wll naso boqo chanalkena diniga ah subscribe nosar alle ajar haka siiyo amn

  • @abdullahiahmed581
    @abdullahiahmed581 Před 2 lety

    Dheegow maxaa u cararaysaa degdega waa laga fcn yahay